Fikrad & Buug #37 | Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed | Cabdalla Cumar Mansuur| Somali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Fikrad & Buug #36 | Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed | Cabdalla Cumar Mansuur| Somali
    I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv

Komentáře • 85

  • @HargalTv
    @HargalTv Před 5 lety +9

    Fikrad & buug
    Taariikhda afka
    Iyo
    bulshadda soomaaliyeed
    Xog muhiim ah
    Mahadsanid
    Mubarak Hadi

  • @umuhafza81
    @umuhafza81 Před 5 lety

    Adiga oo kale alle hanoo badiyo somali wey latartami caalamka mardhow in shaa allah

  • @sayidsayid5812
    @sayidsayid5812 Před 5 lety +3

    Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed waa buugga koobaad ee aan kula talin lahaa qof kastee raba inuu wax ka ogaado sooyaalka Soomaalida waxaanan ugu doortay habqoraalkiisa oo sarreeya awgeed iyo xogta ku qoran oo ah mid la isku halleyn karo isagoo uu qoraagu ku xoojinayo qoraalkiisa cilmabaaris afeed, degalbaarisyo, xigashooyin la kediyay iyo weliba mid cimillo.
    Akhris wanaagsan idam Alle.

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 Před 5 lety +1

    alle ha ku barakeeyo ustaadna sharaf iyo wanag ku noolow wax badanna wad na tartaye alle if iyo akhroba wax badan ha ku taro

  • @najma5xuseen684
    @najma5xuseen684 Před 4 lety

    Mahdsanid wll wan jeclahy tariikhda

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před 5 lety +3

    Mahad sanid Jaalle Mubarak Haddii Buugaan DALKEENNA SOOMAALIYA malaga helaya waliba CAASIMADDA #Muqdisho

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 Před 5 lety +2

    Mhdsanid UstaD👏🌺 Runtii Aad ayaN uxiseyNaya Buugga Wxa kujira Arimo BadaN MaskaxdeyDa weydin jirey jwbNa Aan ula'A😊Hargeysa Ayaan jogga WaaN RaaD SaNaya insha'Allah🌺

    • @libandhub6415
      @libandhub6415 Před 5 lety

      walal hadaad hesho waan ubaahanhy adoo mahadsan nalasoosocodsii

  • @nuryusufdiriye7561
    @nuryusufdiriye7561 Před 5 lety +1

    Mahadsanid Faaqidaada Kooban Waan Ku Tala Jiraa Inaan Fasaxan Akhriyo Buugaas insha alah.

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 Před 5 lety +1

    Masha Allaah ustd Allaha kaa abaal mariyo dadaalkaaga

  • @mrmuniirtech4829
    @mrmuniirtech4829 Před 5 lety +3

    Wax akhriska Waan jecelahay&Dadkisana waan jecelahay👨‍💻👩‍💻Oo Aad ka mid tahy zxp #mubaarik Hadi#
    Hore Usoco wll

  • @hagardiid545
    @hagardiid545 Před 5 lety +2

    Yaa ustaad thanks sida aad nogo faideysay buugan

  • @SOOYAALOfficialChannel
    @SOOYAALOfficialChannel Před 5 lety +1

    Mahadsanid Mubarak hadi wll

  • @waayosheeg225
    @waayosheeg225 Před 5 lety +1

    waa buug fiican walahi oo ilaa qaranjabki somalida ka shekaynaya

  • @eblaahmed3948
    @eblaahmed3948 Před 5 lety +1

    Masha Allah ustad Mubarak. allaha Ku xafido

  • @rahmaqaal3967
    @rahmaqaal3967 Před 5 lety +1

    Mahadsanid ustaad Mubarak.

  • @Amina-uh3se
    @Amina-uh3se Před 5 lety

    Jazaka allah khayra Aljazaa book wa radina Inshaa Allah

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 Před 5 lety

    Mahadsanid macalin mubaarak noo soo badi bugaagta dhaqaalaha ka hadlaya

  • @salmanhm5985
    @salmanhm5985 Před 5 lety

    Masha Allah waa buug aad uqiima badan ayna waajib tahay inaan aqrino waan kaaga mahadcelinayaa sida noogu dhiirri-gelisay oo aad noo tustay ilaahay ajar hakaa siiyo shukran jazaakallahu kheyran

  • @abdihalimyusufmohamed8903

    wll masha allaah aad baad u mahadsantahy shekh mustafe yar baad noi noqotay.

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 Před 5 lety

    jasaka allah ustaad aad ba u mahad san tahay xagee ka heli kara mudane waxa joga kampla

  • @husseinikhlas9664
    @husseinikhlas9664 Před 5 lety

    asc dhman, xaqiqdi barnamijkan wa barnamij an u riyaqnay qasatan inta wax aqrisa ayjecelyihin sida darted walalaha ku xiran waxan naftayda iyo tiina usoo jedinaya in ay aqriyan bugagta uu so gudbinaya walaken (guusha waxay ku jirta aqris )ugu danbeyn thanks mobarak hadi

  • @Abdifitah430
    @Abdifitah430 Před 5 lety

    Mahadsanid Ustaad Mubaarak Hadi

  • @mohamedabuukar9996
    @mohamedabuukar9996 Před 4 lety

    Mashaa allh Ustaad🤩
    Xagee ka helaa buugaagtan teacher👍

  • @nadiirakhadar6784
    @nadiirakhadar6784 Před 5 lety

    Mahadsanid Ustaad Mubarik xogtaa muhiimka ah.

  • @muhathr0plh708
    @muhathr0plh708 Před 5 lety

    Mncha Allah wall ad pan kuu tageera ilhy Hku xfido adunyo iyo akhirapa

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 Před 5 lety

    axsanullah wa axsanu illayk akhi

  • @abdulkadirmohamed9493
    @abdulkadirmohamed9493 Před 5 lety

    Mahadsanid Ustad Mubarak Hadi

  • @liibaanhuseinahmed9128

    Mubark aad umahad santahy profesir so wxan kaa codsnaa inaad barnaamishkan siiwada insh allha .
    Mideeda kle wxan kaa codsnaa inaan lia wadaagto gemail kda si an waxkuuula wadaaago jwaap wcn

  • @zamzamdegan2989
    @zamzamdegan2989 Před 5 lety

    Masha Allah mahadsanid ustaad

  • @mukhtaarxilmi9667
    @mukhtaarxilmi9667 Před 5 lety

    masha allah mhdsanid wll mcn

  • @zaahircawaalemedia9714

    Mahdznid Ustaad Mubarak hadi

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 5 lety

    Shukran wll
    Mubark Hadi
    Barnaamijyadi dhiirigelinta noo soo geli adoo raaliya
    Booktana nooso badi

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Před 5 lety

    Waad ku mahadsan tahay ustaad halkaas ka wad oo soo badi buugafata Af somaligaa👉👉👉👉👉

  • @najwaofficial4690
    @najwaofficial4690 Před 5 lety

    mahdsanid waxbdan ban ka faidnay

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 Před 5 lety

    Masha Allah wll

  • @FluffPetsTV
    @FluffPetsTV Před 5 lety +2

    Mahad sanid mudane #MubarakHadi
    Waxbadan ban ka faaidnay 🖐😍

  • @ramaasabdi7748
    @ramaasabdi7748 Před 5 lety

    Thanks ustaad

  • @Mahdi-yl4dw
    @Mahdi-yl4dw Před 5 lety

    Mashalah wll waa kumahad san tahay howsha adag adnoo hayso qayr badan allaha kusiiyo

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Před 5 lety

    Wad mahadsan tahay mclin Mubarak hadi allah ku dhowro

  • @tufaahali9304
    @tufaahali9304 Před 5 lety

    جزاك اللهُ‎

  • @ayanlehussein1600
    @ayanlehussein1600 Před 5 lety

    Waad mahadsan tahay Mubaarak Haadi

  • @mohaashraf682
    @mohaashraf682 Před 5 lety

    Mubaarak buugta xagee laga heli karaa waan ubaahnaaye bowe

  • @omarabdirizakadam8415
    @omarabdirizakadam8415 Před 4 lety

    Asc wllo rabbi garashada haku barakeeyo wllo codsi buuggaas taarikhda iyo afka bulshada soomaliyeed haddi aad garanaysid meel aan ka heli karo fadlan isheeg. Mahadsanid

  • @habaneshaydo6344
    @habaneshaydo6344 Před 4 lety

    Buugagta soomalida noozoo badi mubariG wll Gaclie

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 5 lety

    Mahdsnid ustaad

  • @Akramkeey26
    @Akramkeey26 Před 5 lety

    Thanks brother

  • @libaax_fx3399
    @libaax_fx3399 Před 5 lety

    Mnzha allah ilahay haka abaal mariyo wll

  • @fahiimamaxamed451
    @fahiimamaxamed451 Před 5 lety +2

    Jasaa akllaah khayral jasaay wll #mubaarak hadi
    Runtiiy intaan kanal kaaga lasocday aad noloshyda ubadalay

  • @kifaax41maahi62
    @kifaax41maahi62 Před 5 lety

    Hormar wacan wllky

  • @Drmkeenadiid
    @Drmkeenadiid Před 5 lety +1

    💜💗💜

  • @hassannurhassan7924
    @hassannurhassan7924 Před 5 lety

    Wll halkee ka heli karaa buugaan

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 Před 5 lety

    Asc wr wb walaal waad ku mahadsan tahay sida inogu so gudbisey

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 Před 5 lety

    Ustd buugaag ku saabsan behavioral economics inala wadaag aad bad u mahadsanthy

  • @iqroxildiid1827
    @iqroxildiid1827 Před 5 lety

    Abti buugan xakee ka helaa!

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před 5 lety +1

    Asc muqaalka waa Black and white manta Mubarak

  • @qadiijaali8322
    @qadiijaali8322 Před 5 lety +1

    Insha allah markaan soo aqriyo anaa shegi doono 3 af ookale

    • @hodanmaxamed7111
      @hodanmaxamed7111 Před 4 lety

      Wll qali buga miyaa hysataah
      Wll halkee kahelayaa wll ethiopia ayaa jogaah
      Wll iga cawi

  • @mukhtaarabdi3817
    @mukhtaarabdi3817 Před 5 lety

    thanks ustaad PDF ma lagu heli karaa buuggaan adoo raaliya

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Před 5 lety +2

    Inta maanka gajaysan yahay guuli waa wali Hadi in uun pdf Ama meel kale laga helayo haa laa ila wadaago

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 Před 2 lety

      Waa buug qiima badan. Inti aan buug akhrinayay waa buuggi ugu fiicnaa. Amazon waad ka heli kartaa, Xamarna waad ka heli kartaa.

  • @jibriilmohamed8199
    @jibriilmohamed8199 Před 5 lety

    Mahadsamid mubarak haddi waxan ka codsanayna inad mar walba nogu celceliso sida loo qabatimo wax akhriska mahadsanid

  • @cabdiqaniqaasim4787
    @cabdiqaniqaasim4787 Před 5 lety

    Axsanta walaal qaali ah
    su'aal ayaan jeclaa inaan ku weydiiyo adigoo mahadsan
    su'aashu waxey tahay......aniga markii aan yaraa waxaan lahaa hammi aad uxoog badan runtii markii aan soo weynaaday waxaan ku soo uruuray inaan kafikiro un daruuriyaadka nolosha

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 Před 5 lety

    Akhriska aad baan u jeclahy. Buugta taariikhda ah lkin ma akhriyo badanaa.

  • @Waris668
    @Waris668 Před 5 lety

    👏👏👏

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 Před 5 lety

    Asc ustd hadi waxan ka, codsan laha ado rali ah in aad ISO dirtid buuga tariikhda afka somaliyeed asago ah PDF
    Number keygana Waka wan mahadsantahy ustd Allah ku dayo macalimka

  • @hodanmaxamed7111
    @hodanmaxamed7111 Před 4 lety

    Buga halkee kahelynaa
    Ino tilmamam wll

  • @princessamal5959
    @princessamal5959 Před 5 lety

    wlhi I need this book xage ka heli karaa I caawiya somaliyey👏👏

  • @maxammedraage12
    @maxammedraage12 Před 5 lety

    Inbdn Mahadsanid kaape, Ee Adoo raali ah boogan halkee Laga heli karra?

  • @khaalidgabiley9775
    @khaalidgabiley9775 Před 4 lety

    War Nio Buuga Dirkii Sacmaalada Waa Imisa Bogg Buuggaasi

  • @abdiaziizmohamed8995
    @abdiaziizmohamed8995 Před 5 lety

    Asc
    ustaad mubaarak waad kumahadsantahay sida quruxda badan ee aad noola wadaagtid buugaagta qiimaha badan. ustaad waxa jira buugaag badan oo af carabi ku qoran oo wax badan iinnoo faa'idaynaya haddii sida kuwan loo soo koobi lahaa . waxa ka mid ah buugaagta ay qoreen مالك بن نبي - محم الغزالي - عبد الوهاب الميسيري - إبراهيم سكران - طارق سويدان - iyo aqoonyahanno kale oo badan , bal kuwaana in si gaar ah loo eego miyaanay wacynayn ? mahadsanid.

  • @sahrokhaliif34
    @sahrokhaliif34 Před 5 lety

    Mahad sanid Mubark Hadi

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 Před 5 lety

    Wllo wxanu jecelnahay inad nala share gareyso buugaagta ugu fican ee aanu kadhugan Karno tarikhda somalida dhinackastaba please magacantoda nala share garee adoo raali ah

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před 5 lety

    Asc waad mahadsan tahay mubaarak wall waxaad ii sheegtaan sidaan amazon wax looga iibsado pleaase iga caawiya ciddi ka iibsatayeey mahadsanidiin

    • @Lilly-x4z
      @Lilly-x4z Před 5 lety

      Wl waxn u malynyaa inany ka furnayn somalia wa dawladaha dibada uun koly

  • @jacopabdurahmanali4408

    wr nio xgeh ku maqneyd waaba lagu waayee

  • @umuhafza81
    @umuhafza81 Před 5 lety

    Asc Mubaraak hadi walal talo ayaa muhiim ah ayaan kaarabaa ee numberkaga isoo qor.... shukran. Asc

  • @hodancaday2687
    @hodancaday2687 Před 5 lety

    magacii buuga?Mahaysanid

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 Před 5 lety

    Mhdsnd ustaad

  • @engkuukaay070
    @engkuukaay070 Před 5 lety

    Lkn sxb pdf ma loheli kara

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys Před 5 lety +1

    Waan kaaga mahacelinayaa waatiga aad gelisay

  • @abdinasirmohamedadan516

    mubarak hadi
    walal waxaan kaa codsan lahaa inaad ka hadasho sida ardayda soomaliyeed ee jamacadaha ka rabo MAREEKANKA sida master qaabka ama wadad eey lu imaan karaa madaama passortka somaliga la aqoonsaneen.
    Mahadsanid
    nasirshugri754@gmail.com
    Gmail kaas iiga soo jwb walaal.

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 Před 5 lety

    Sorry waka number Keygi +252906445992
    What's up ka igu so dir wan mahadsantahy ustd Allah ku dayo

  • @Worldfuct1
    @Worldfuct1 Před 5 lety

    PDF cidii Ku haysaay nala wadaag