fool ka fool 25-10-2012

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 10. 2012
  • www.universaltv.co

Komentáře • 47

  • @saedsudi
    @saedsudi Před 6 lety +13

    WHO IS WATCHING MAY 2018

  • @abrurrahmanbihi3429
    @abrurrahmanbihi3429 Před 2 měsíci +1

    HOW IS WATCHING MAY 2024

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 Před rokem +1

    Man shaa allah prof. Mansuur.

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS

    Waa barnaamij aad u wacan. Maansuur wuu kasoo dhalaaley cilmigii uu soomaali u qaybsanaa. Eray koobaha uu qorey ayaan ka faa'iidey in badan.

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 Před 9 lety

      CABDALA MANSUUR FIKRADIISU WAA MID XOOG BADAN

  • @zakiabdille3518
    @zakiabdille3518 Před 8 lety +3

    Barnaamijkaan Fool ka Fool halkee ku danbeeyay waayahaan tv-ga kama baxo, wuxuu ahaaa barnaamij xiiso leh nuxur fog.

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse5350 Před 6 lety +6

    waxbadan wan ka faaiday mahadsnid adeer

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 10 měsíci

    Professor C/ALLAAHI CUMAR MAXMUUD ALMANSSUUR WAA AFLAW AFLAAWE MAAHA!!!

  • @larsmartinjohanssonjohanss115

    Ninkani afmiishaar ma aha, balse xagga baadhiidda iyo qoraalka ay ku lamaan tahay xeeldheeridu ayuu eebbe ku galaday.
    Dhigaalada u qoray mid ka mid ah oo aan duudub iyo bararaf ku guud maray, waan la ashqaraaray.
    Waxan kula talinaya qofkii raba in aqriyo " Sooyaalka Soomaliya."- Prof. Mansoor, si aad si aad fahantaan arrintaan sheegayo.

  • @miigaaabihiis5633
    @miigaaabihiis5633 Před 8 lety

    taarikhdaan waasax. alisaeed yoolah

  • @becarefull7138
    @becarefull7138 Před 3 lety +1

    Tarikh run ah oo xaqiiqi ah ayu odaygu taabtay 90%

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 10 měsíci

    SOOMAALIDU MID BAY KU YIHIIN MID ....MIDKA KOOWAAD WAA EEBBEH OO MIDKA A EEBBEH AA AY MID KU YIHIIN

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 Před 6 lety +5

    waxaan ka helay erayo badan
    waa inan weneyno dadkeyna uleh aqoonta afka sida dadyowga kale

  • @abdisalaanmohamedomar4938

    true

  • @xamiidaalipp5696
    @xamiidaalipp5696 Před 6 lety

    Walahi waan kuu bahanay fiicanahay the first WhatsApp group is

  • @ibrahimzaylici6975
    @ibrahimzaylici6975 Před 3 lety

    Cabdalla Mansuur
    Waraysiyo badan oo laga qaaday baan dhegeystay, Maaha Nin wax badan og.. wali degaankiisii joogaa.

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 Před 5 lety +2

    Wallahi arin yaab leh
    Aniga waxaan is waydiiyaa markasta.
    maxaa soomalida taaariiq dhaba looga LA' yahay
    200 oosano ka hor macaa lama hayo wallhi sabab taas ayaan rabilahaa ina lay cadeeyo anig

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety +1

      Soomaalidu Taariikh malaha laakiin Dadka Soomaaliyoobay ama 60-69% Dadka maanta Soomaalida lagu sheegaa maaha Soomaali se waa dadkii Afka iyo Dhulka inta ugu badan lahaa oo burburkii boqortooyadoodii noqday Soomaali!!.

  • @larsmartinjohanssonjohanss115

    Ninkan waa xewlsheere afsoomaaliga una dheertahay afaqoolnimo gaamurtay!

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 3 měsíci

    Taariikh xusid mudan

  • @azizdahir2214
    @azizdahir2214 Před 4 lety

    Jazaaka allh prof

    • @rhysemerson742
      @rhysemerson742 Před 2 lety

      You all probably dont give a shit but does anyone know a method to get back into an instagram account??
      I somehow lost the account password. I would appreciate any help you can offer me.

    • @victordiego7791
      @victordiego7791 Před 2 lety

      @Rhys Emerson Instablaster :)

    • @rhysemerson742
      @rhysemerson742 Před 2 lety

      @Victor Diego I really appreciate your reply. I found the site through google and Im trying it out now.
      Takes a while so I will reply here later with my results.

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 Před 7 lety +1

    ilaah baa xaal og lakinn waxaan dhihi lahaa ninkii raba inuu qabiilooyinka wax kaqoro uu lafadhiisto dadka ku xeel dheer dhaqanka sababta oo ah abtirka waa wax abo iyo awow ka soo gaadh ah waana wax xidhiidsan .

  • @fadumoahmedfadumoahmed4762

    Aniga waxan ka faa iida fahanka kulifidna cidni geel wlh waligay maqli jira lkn mafahansanayn kulifidna cidni geel waa adiga maqlijira

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 Před 5 lety

    Fadlan cabdala cumar mansuur manolyahay hadii uu nolyahay fadlan igusalama waa cabQari yaQan tariikhda soomaalida?

  • @abdikalif2468
    @abdikalif2468 Před 8 lety

    wa xaqiiqo waxushegayo sabwankas meha wa laisuhuyimid e halagukalatago

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ 37:42

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 Před 3 lety

    Waar aniga qoraalkii gumaystayaashii wadanka gumaystay ha ii sheegin, abtirsiinada Soomaalida ahaa taariikhda Soomaalida kuu sheegayaa.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    Hamites

  • @xamiidaalipp5696
    @xamiidaalipp5696 Před 6 lety

    I love the bi bi team and with all

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 Před 7 lety

    wax waa ka jiraan inay somalidu is biirsan jireen lakiin qabiil kasta waa ogyahay siday wax yihiin,lakiin cabdalla waxaad moodaa inuu kabadbadinayo.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 10 měsíci

    The Somali Mouth Owners That Are Living In United Kingdom Of North Ireland And Britain=======Miwaathleyaalsha Soomaalida Ee Ku Dhaqan Boqortooyada Midaysmatay Ee Waqooyiga Carri-Ayr Iyo Biritiyeen

  • @abdirahmanmusse66
    @abdirahmanmusse66 Před 3 lety

    Been baa sheegtay

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS

    War inleen barnaamijyada way soo jarjaraan. Intey rabbaan ayey soo daayaan. Daqiiqadda 38:58 Odeygu wuxuu yidhi rugta ay tageen dhulka loo yaqaan Punt oo la aaminsanyahay inuu yahay waqooyiga Soomaaliya, Laascaanood iyo wixii ka xiga Barigaas. Intii Laascaanood way jareen. Weriyaa ka hoos leh Laascaanood xeeb maaha, tiisii inuu jaro ayuu ilaabey.

    • @rahmaisackadan6488
      @rahmaisackadan6488 Před 6 lety

      World wiThOuTBoRDerS Prof. Abdala Mansuur Alle haku barakeeyo Dhaxal fiican baad nasiinaysaa. xog-badan oo aan war u haynin baa kaa dhaxlayaa waxan ahay Qacdii Qaran burburka kadib Barbaartay.. oo haddana Cilmi UNC wax Ku baratay. Mahdin badan UnTv.

    • @salahomar3883
      @salahomar3883 Před 5 lety

      Haa waa la moodaa inay wax jareen

  • @abdikalif2468
    @abdikalif2468 Před 8 lety

    llllllllllllllllll

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před 2 lety +1

    Waxa hubaal ah oo aanu baraha sare aanu la Socon in aynu nahay Ummad inteena badani Af ka ay qori jireen kumanaan sano inaynu nahay se muxuu jaahil ka ogyahay