Daawo;-Fadeexadii Ku Dhacay Wasir Cadaalada Oo Banaanka La Keenay Iyo Wariye Caan ah Oo Shaaciyey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 282

  • @mohamedosman-jz2sn
    @mohamedosman-jz2sn Před rokem +6

    dowladda wey dheeldheeleysaa ama wey ciyaareysaa hadii qof lagu xeraayo maa lagu soo xero wariyaasha ku heybta ah wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta oo maalin walba dowladda afnagaadeeyo.

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 Před rokem +1

      Wariye dowlad aflagaadeyay majiro OO wasiir ku heyb ah

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 Před rokem +1

    Maasha allah gudoomiye cadaalada ilaalinaya ayaa fadhiya maxkamada ilaahay ha xiftiyo

  • @hodanhussein2771
    @hodanhussein2771 Před rokem +4

    Waligay ma aaminaayo cadaalada Somalia

  • @mahdimohamed6695
    @mahdimohamed6695 Před rokem +11

    Xeer ilaaliyooy xaal qaado somalia sharcigeedo ma saan baa

  • @alikeys776
    @alikeys776 Před rokem +11

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před rokem +7

    Ilaahow Mogdisho Maxkamad Haigu Saarin Wiilka Jornaliste Ah Alaha Mooryaanta Ku Dhagan Wiilka Ayhestaan Kaso Carar Wa Mooryaanne

    • @abdirzakaarkayare
      @abdirzakaarkayare Před rokem +1

      Shabaab miyaa tahay adiga wariyaha waa shabaab

    • @user-iq2xb8hz9c
      @user-iq2xb8hz9c Před rokem

      @@abdirzakaarkayare anaa abgaal ah ada shabab ah waxa xrtay hg hg wax ka shabab badan ma jiraan

  • @qalanjoquruxsan8725
    @qalanjoquruxsan8725 Před rokem +5

    Ceeb badanaa abuu kaate kulahaa subxanallaah naxli iyo meen allow adaa caddaald ku maqan💯

  • @AhmedAli-iz7eb
    @AhmedAli-iz7eb Před rokem +10

    Ilaahayba caadil ah

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před rokem +6

    Xeer ilaaliyaha wuxuu wadaa indhacadays wax cadayn ah, muu keenin

    • @MohamedAhmed-mt6fv
      @MohamedAhmed-mt6fv Před rokem +1

      Hhhh dowladu way ciyaarysa hadl qof lagu qabsd ma ah mid kale kulaha ma dowlad ba ciyaarto nink waa lag gardaran yahy

  • @abdirahmaanilyaas1352
    @abdirahmaanilyaas1352 Před rokem +6

    Xeer ilaata mahey wax cad eunti waxaa ii muuqato in kiisa uu uu yahay mid shaqsiyeesan xaqiida alaa og

  • @leyloabdulle308
    @leyloabdulle308 Před rokem +4

    Asc ilaahey lama kulmiyo asaga iwm, kan xeer illaaliye ma ahan asagoo gaddaayo dhar hodheey ayaa la shaqaaleysiiyey.

  • @orobleh77
    @orobleh77 Před rokem +3

    Qof kasto oo caqli saliim leh oo dhageystey dacwadaan(Jury), waxaa la rumeysankara doodda eedeysanaha. Doodda eedeysanaha ayaa u eg mid macquul.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před rokem +9

    Wallhi kan hadaan ani ahay waaba ceyrin lahaa. Laakiin waxaa bahdil ugu filan gudoomiyaha. MaashaAllaah

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před rokem +20

    I used to hear kangaroo court put this one is really Monkey court😂
    The blue robes are killers!

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan Před rokem +13

    War heedhahaya makuwaan ayaan cadaalad ka sugaynaa? allaw kaligaa baa alle ah .

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 Před rokem +2

    Cadaaladda adinkaa gacmihiina ku aasay ee waxba yaa lacalaan calin. T.kale gudoomiyaha aftahan ma ahan.

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 Před rokem +3

    Wilkan khalad ayaa lagu haysta iyo dulmi cad free free free

  • @sacdiyoharun2737
    @sacdiyoharun2737 Před rokem +3

    Askari furin ku jiro maba jirto lkn wariaha wuxuu ku dhintaa furinta wuxuu runta u so tabiyaa shacabkiisa haduu ku naf wayana cid masuul iska saarto ma jirto hadana xarig iyo caburin iyo handadaaad baa 90ka lagu hayaa bilaa caleeyk naga daya xaniiyo ka tabadka

  • @Geelos252
    @Geelos252 Před rokem +5

    Gaaljecelow wiilkiina maa Hiraab ka dhacsataan?

    • @qalanjoquruxsan8725
      @qalanjoquruxsan8725 Před rokem

      Gaaljecel miyaa dad nasap ah waa gun yacni waxan u leyahay waa dad taak daran oo la tirsan🔫

    • @mohamedibrahim7236
      @mohamedibrahim7236 Před rokem

      @@qalanjoquruxsan8725 gaaljecel iyo biyamaal iyo jiido iyo gare waxjira maaahan

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 Před rokem

      insha'Allah wariyaha WA halyeey

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 Před rokem

      ​@@mohamedibrahim7236wariyahan aqoonta leh ee Ku dhiiraday in UU dowladda la xisaabtamo WA nin gaaljecel ah insha'Allah WA la aaridona tan meel Ku qorantahay

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 Před rokem +4

    "Dowladdu way degdegaysaa wayna cayaaraysaa" ma dembibaa?

  • @together1423
    @together1423 Před rokem +5

    Please give this man his freedom shame on me our justice system the government should be standup for its citizens no to take away their rights i

  • @nasra9564
    @nasra9564 Před rokem +8

    Doowlada waa ciyaareeysaa ma qof baa lagu xiraa

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 Před rokem +1

      Hadii Al shabaab uu u shaqeeynaayo

    • @user-iq2xb8hz9c
      @user-iq2xb8hz9c Před rokem

      @@wmdghdgg1234 niyahoo ana warsangali ah ee iska aamus waxa xirtay hg hg wax ka shabab badan male

    • @user-iq2xb8hz9c
      @user-iq2xb8hz9c Před rokem

      star niyahoo caleed ma tahay

  • @Elmatador782
    @Elmatador782 Před rokem +19

    The journalist makes more sense than the so called government attorney. The government needs to get better guys in the court system.

    • @yuusufsheekhabdisulub4342
      @yuusufsheekhabdisulub4342 Před rokem

      Waxaad tidhiba laguyidhi

    • @kusoco
      @kusoco Před rokem

      I agree!

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 Před rokem +1

      Very true indeed they journalists is well prepared and good in highlighting key points.

    • @zakiyare6429
      @zakiyare6429 Před rokem

      Loyerka muhimadisa wan is uu waydiyo eedesanaha suaalo xaqiiqo ah e.g haa ama maya. The judge is the one to decide but, the governmet attorney is very professional spot ON💯🇸🇴💪🏿

    • @Elmatador782
      @Elmatador782 Před rokem +1

      @@zakiyare6429 😂😂😂 honestly I have seen a lot of lawyers arguing cases in court but that guy has along way to go and am not hating

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Před rokem +12

    Wariye maskina o olagu khasbayo hadal uusan dhihin ayan arka ,somalia waxaka jira dowlad laguma shegi karo!#

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 Před rokem +4

    Weriyahan waa laga qaldan yahay. Lkn cadaalad waa tii Alle

  • @Fifa.champion-abdi
    @Fifa.champion-abdi Před rokem +2

    Alcadaala ilaah umada haka qabto.
    Sharcigu sida uu asiga rabo ayuu u jeediyaa,
    War umada u cadaalad fala ilaaheey ha idiin cadaabo

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Před rokem +3

    Manshallah - garsooraha ayaa ilaaliyay xuquuqdii muwaadinka ilaahay khayr hasiiyo e

  • @abdiyussuf8035
    @abdiyussuf8035 Před rokem +2

    Wiilka weriyaha wax denbi ah magelin doqonkan ka aamusiya fadlan

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Před rokem +3

    wuuuuuuuuuuuu wuuuuuuu wuuuuuuuu abukaate wax ma heysid meesha ka carar wuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 Před rokem +1

    Sidaan muu xeer-ilaaliye ku Yahay
    Waa ma gudbe Istaaqfurlaah SubxaanaLaah.

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Před rokem +2

    dacwada uu wato cabdala iyo abukaataha hadakiisa ismalaha xoriyati qool ayuu kahadlayaa abukaatuhuna xal mahayo maxaa keeney waxuu yir dowladu wey deel deeleysaa wax gale oo uu ku difaaco mahayo abukaate lacagtaad qaadatey waad ku fashilantey iskaceli lacagta

  • @galmudug8205
    @galmudug8205 Před rokem +1

    Allalow Waad ujeeda ee nagasoogaar

  • @warfaa1920
    @warfaa1920 Před rokem +1

    Haa wa laga horiman kara hadi u cabudhinta saxafadae loo adegsado awood dawladeed 🇸🇴

  • @sacdiyoharun2737
    @sacdiyoharun2737 Před rokem +2

    Waa run dowlad isku sheegta qabiilka ku dhisan wey dhel dheleysaa umada iyo dalkana wey ku cayareysaa nacala tola caleeyk sheydaamada dowlad isku sheega ah lkn wxaa wngsn in xoriyadiisa la siiyo dulmanaha hadii kle waa la edayaa wlhi blhi tlhi

    • @liibanhussein1636
      @liibanhussein1636 Před rokem

      Dowlada hdii ay ciyaareso suxufigan xaqiisa menan iaalesen si fcn u fiiri gudoomiyaha dhankiisa iyo siduu ugu so horjeda in lgu tunto xquuqda muwaadinka
      Caloosha ku bugtaa ee Allh ku caafiyo

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 Před rokem +9

    Yaa!!kan xeer illaali (cabdale shideye) ah wuxuu iska dhicin la'yahay weriyaha oo aan weliba u soo kaxeysan abukaate difaaca, ku soco.

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 Před rokem +3

      Waa markaan waxaas arko inaan
      Wadankaas iska ilaawo, wax xuquuq
      Ma jirto, waa ma gudbe reer baadiye ah . Istaaqfurlaah

    • @calixasancuuke3361
      @calixasancuuke3361 Před rokem

      P

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Před rokem +2

    Waa maxkamad dad gaar ah ku shaqaystaan ninka lagu magacabo alcadala ee somalida alqabyala waa nin qabyaladiiste ah oo jecel dadka asiga ka aqoonta badan ee saxafada ka shaqeeya in uu magacooda dhulka la galo waa nin jifuda hoose ee uu yahay waxaan ahayn aminsaneen

  • @axmedmaxmedguudcade2824
    @axmedmaxmedguudcade2824 Před rokem +2

    Subxanalah bal wanjaldan eeega lakiin gudoomiyaha maxakamada ayaa u muuqda nin cadaali ah

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Před rokem +1

    Saxaafada reer galbeedka xataa xormaahan saxaafadwalbana dowladaa kantaroosho bal saxafada reer galbeedka habuubuniyaan argagixisada

  • @kadroable
    @kadroable Před rokem +5

    Kani waxba garan maayo, xeer ilaaliye ku lahaa!!!🤣🤣🤣

  • @abdikarinabdi6582
    @abdikarinabdi6582 Před rokem +2

    Wariye qatar weye wlhi kan xeer ilalaaliye maanhan wlhi

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 Před rokem +1

    Nidaamka muqdisho ee ku dhisan qabiilka iyo nin jeclaysiga waxaa iyo wax ka foolxunba waa laga filan karaa dhiiqo waa dhiiqo

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 Před rokem +7

    Dowlad ma waxaa lagu yahay in shaar dowladeed shaqsi muwaadin ah lagu dhibaateeyo, loogu hanjabo ama lagu xiro ayadoo dan gaar ah laga leeyahay.

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před rokem +3

    Magac dowladeed baa dadka loogu caga juglaynayaa!!!!!!!! Nasiibdaro

  • @qalbinuura5731
    @qalbinuura5731 Před rokem +11

    Alaahu akbar soomaaliya ugargaar

  • @abdiakahmed5057
    @abdiakahmed5057 Před rokem +1

    Warkiisa waa sax lkn. Abukataha wixiisu waa awood. Sheega sho oo kale

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 Před rokem +2

    Kan dharka buluuga ah wataa waa ma gudbe Dugsi dhexe oo soomaali ah kama bixin xitaa.
    Qabiilayste waaye ka leexo wariyaha.

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 Před rokem +4

    Wariyasha Qaar waa in la Xadidaa dhaq Dhaqaaqdooda mana taageersani in lagu Xadgudbo muwaadin Soomaali

  • @bashirmuse
    @bashirmuse Před rokem +2

    Great job journalist Abdallah no case for prosecute to him, it is far apart the defender and the proscuter in poor jurisprudence and the laws
    Qajajacle xeer ilaaliye ah, oo aan aqoon lahayn ..waa Abdallah shideeye graduate lawyer

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 Před rokem +2

    Freedom is not working with Al shabaab in aad shabaab wareeysato oo dacaayad u sameeyso waa qaladw

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 Před rokem +1

    Xeer ilaaliye ma aha ee waa beel ilaaliye.

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Před rokem +7

    Wllhi garsooraha waa qof aad u dagan masana fiira dheer leh gadoomiye waad ku mahadsantahy sida aad u jeceshay sida kooban aad u fahmayso jawaabta kooban gadoomiye mahadsanid.

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Před rokem +5

    War waxan xeer ilaaliye sheeganaya ninka dhalin yarada waxa u ku haysto sharci wlhi wa nasiib daro dowlad xumo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před rokem +1

    Xeer ilaaliyaha handadaad waaye waxiisa,waxba ma hayo

  • @sirc09
    @sirc09 Před rokem +1

    Ma waxaan baa Maxkamad ah , bal fiirsha xitaa uma qalmaan in eey ka shaqeeyaan Cadaalad qaabka eey u egyihiin iyo sida u wax usu,aalayo War Soomaaliyeey waa Gacan Gasheen

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 Před rokem +2

    Blue one waa 0+0=00 xitaa hadalkiisa mafadhiyo war xishoow

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před rokem +3

    Meesha jahli badan ayaa yaal. Daahir calasoow oo prosecutor laga dhigay.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před rokem +7

    Wariyahaaba ka hadal wanaagsan. Kan sheeganaaya abuukaate.xaal qaado. Illaahey baa umaqan Soomaaliya.

  • @VincentMoore-my1fl
    @VincentMoore-my1fl Před rokem

    What kind of Court is this? !!
    Shameful government ! Leave Mr Moumin alone

  • @AmirTrades24
    @AmirTrades24 Před rokem +3

    Kan xeer ilaaliye qaabkiis malahan, ee shaqada ma ina adeer ayaa lagu siiyey? suaalaha ow weydiinaayo wariyaha kuwa investigative ah ma ahan... waa suaalo ilmood.. marka Kani yowsan maxkamada ceebeyn ee mid wax bartay, halagu bedelo..

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Před rokem +3

      Adeer meeshu aqoonmaahee waa ina adeersi

    • @Almasri447
      @Almasri447 Před rokem +1

      Jawap wacaan weyye wlhi, sharciga sidan halaga padalo ilma aderyaal

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Před rokem

      @@Almasri447 taas amey dhaweyn ilaheyse waxlamaahan

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před rokem +13

    Hadiiba kan xeer ilaaliye yahay ilaahay hanoo gargaaro

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Před rokem +2

    Faaiido inuusan lahayn mar horaan dareemay iibaan laawe danahiisa eega waa kan soomaliya 30 sano dhulka lagalay ilaahoow dalkaan ugar gaar amiin

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 Před rokem +1

    Xeer_ilaalinta, waxbarasho iyo tababar waa indib loo geeya, aqoon aa u dhiman weli, oo ah xirfada garsoorka dalka

  • @abdulislam3286
    @abdulislam3286 Před rokem +1

    War ninka kadhiciya midkaaniwaa qof duulan ah lkn aan sharciga iyo qawaniinta waxka aqoone

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před rokem +2

    Shaarka dawlada yaan laguma handadin,suxufiyiinta aan hubka sidan ee camerada keliya wataan

  • @abdiabdi3670
    @abdiabdi3670 Před rokem +4

    This is not a qualified public prosecutor conduct and appearance, this guy should not be in that position, I feel sorry for my people and the justice system in general.

  • @abdulrahimmacle498
    @abdulrahimmacle498 Před rokem +7

    Aan ku xerno ee haye dheh ayaan arkaa ee ma arko sual wax ku ool ah

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Před rokem

    Masha Allah tabarak laandheere garsoore degan

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před rokem +2

    Allah awood leh ,wala xowlah wala quwata ilaa billaahi caliyul cadiim
    Suxufiga maskiin ka ah allah ha ka qabto ,(sheydankan xeer ilaaliyaha ah ee alcadaalo beenta uso dhiibey)

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 Před rokem +1

    Afka somaliyed ta laisku fahmeyn la yahay sababtoo ah afka somaliyed wa in kor looqaado skuulada lagu baro ardeyda curisyo ka qoran loo diro bugag kala Siwan aqriyaan ka hadlayan. Markasa dadka adjungerad isku fahmeyn karaan. Aqoonti afka ayaa maqan runtii

  • @sacdiyoharun2737
    @sacdiyoharun2737 Před rokem +1

    Tan maxkamad maba ahn waayo waaba la handadayaaba wariye cabdle

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před rokem +13

    Subaxaanallaah kan macadow buulahadalayaa mise waa muwaadin soomaaliyeed Subaxaanallaah 😢😢😢😢😢

    • @mirhanahmed8885
      @mirhanahmed8885 Před rokem +1

      Ma alqabyaala muwadin ah,,?? Qaa in waaye cimrigisa Allah haso gabiyee

    • @wagar3785
      @wagar3785 Před rokem

      @@mirhanahmed8885 weceshi kudhashay was kalabax walaalkeey afkaaga u raayo😡😡😡

  • @omarmaxud3211
    @omarmaxud3211 Před rokem +1

    Alqabyaala soo ma ahan alshabaab isgu

  • @abdulqadiradamali9123
    @abdulqadiradamali9123 Před rokem +2

    Xeer ilaanta su'aalihiisu waa muhiim lakin waa qof carab culus oo aan aftahan ahayn

  • @abdirahmaanilyaas1352

    Xeyr ilaalinta waxa ay sid ugab siisay wasiir kuxigeenka war faafitanta al cadaa runti sida ii muuqato inta aan qaanuunka wadciga ka aqaano xeyr ilaalinta ma heyso wax cadeyma ah oo muujinaay in uu cabda muunin taageeray qawaarijta laakiin waxaa ii muuqato in ay jiraan arimo shaqsi kutagri fal awoodeed iyo awood isku sheegasho maxmad sharafta leh waxaan ka cod sanayaa in ay cabda muumon usoo celiso xuriyadiisa hadii aysan jirin wax kale oo cadeyma ah oo xeer ilaalinta ayheyso mahadsiniid wabilaahi tofiiq

  • @mubaaraksaney3642
    @mubaaraksaney3642 Před rokem +1

    Garsooraha daganaan ayaa ka muuqatay iyo isaga oo malaha dareemaya waxa haysta (diiradda saaran) Cabdalla. Lkn Garsoorku waxa uu u baahan yahay KHIBRAD weyn.

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 Před rokem +2

    Mooryaan xeer ilaaye noqday..🤣🤣😂😂🤩🤩..
    Hadal ma yaqaan.
    Cilmi ma lasoo barin..
    Alle kacabsi maleh..
    Kan kii shaqaalaysiiyey kolley qabiil ayuu ku imaadaye halala xisaabtamo..

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 Před rokem +1

    kuwan ma u maleeysaa inay cadaalad u joogaan maxkamad ku sheega wwaa tuugo ka daran tuugga la dacweynaaya ilaahay idin baabi i daawo maleh qabyaalada iyo musuqa kan jaakada calanka qabo waa isku dhaxyaacsanyahay danbi uu sameeyey dartii

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 Před rokem

    Allow Somalia oo maxkamad cadaalad ah leh natus insha Allah

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla8651 Před rokem +1

    Kan xeer ilaaliye ma ahan dhaadhaan is nacay iga dheh maxay inta kala soo raadiyeen

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 Před rokem

    Horaa usheegay shabeele waa khawaarij

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před rokem +1

    Kaas in uu tuug yahay shaki kuma jiro.
    Al Cadaala waa eey aan xishoonin.

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Před rokem +1

    Anigaaba hada leh dowlada umada somaliyed wey kujesjeeseysaa...saxafiyinta afka ayaa laqabtay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před rokem +3

    Pls ninkan uma eka xeer illaliye qaaran mana yaqaan sharciga somalia iyo kan caalamiga ah pls dib halogu celiyo koros xaga sharciga polisa poliska somali hadad rabtaan aad calimiga ah si firii ahayn idinka cawinayaa .pls ninkanweriyaha ah ee somaliga ah SII daaya

  • @abdiwahid80
    @abdiwahid80 Před rokem +2

    Nidaamka Cadaaladda dalka haddi uu sidaan u shaqaynaya ama heerka aqoonta waaxda cadaaladda heerkaan tahay u maleyn maayo in wax hagaagaayaan Case madani ah ayaa sidaan loo qaadayaa Case-yadii la xiriiray dambiyada dagaalna caadi yahiin maxaa hagaagaya ?

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 Před rokem +2

    Al cadaala waa in maxjanad la soo taago maxaa yeeley waa tuug iyo dhagarqabe

  • @CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed

    Xuriyatul qowlka somaliya kama jiro

  • @sacdiyoharun2737
    @sacdiyoharun2737 Před rokem +1

    Wariye cabdala ma tageraayo argagixisada ee hadii runta la shegayo argagixisada masuulaadka sar.sare.ka heyso dowlad isku sheega ha la maxkamadeeyo yuhuudyahay mesha leyskugu keenay

  • @dalalhassan6511
    @dalalhassan6511 Před rokem +1

    😂😂MOORYAAN Maxkamad loo dhiibay CEEB Bay keenaan, Waar wiilkan saxafiga ah siidaaya oo faraha ka qaada TUUG yahay caqliga DAMEERKA ah lihi, DAWLADNIMADII aad ceebayseen

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 Před rokem +6

    Wixii sir ah ee wadanka dhib ukeenayo wariyuhu xor uma aha

  • @galmudug8205
    @galmudug8205 Před rokem +1

    Carab ayaa ku maahmaahday (بان كف ليس فيها ساعد(

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 Před rokem +9

    Freedom of expression is the first point for the rights of the person. It can be the acceptancing opposing and highlighting of any information released.

    • @guleit89
      @guleit89 Před rokem +2

      If your expressions hurts others it’s not freedom of expression

    • @hanadmacaane9394
      @hanadmacaane9394 Před rokem

      Asc.
      Sifiican ayaad noogu'soo gudbiseen barnaamijka 👌⚘️👍.
      Laakiin hadii dowlada laaluush eey sameeyaan, eex, ama lacag eey kaxado ama iskala'soobaxdo bankiga bankiga ama qof baarla'maanka ka'mid ah uu danbi'sameeyo ama ciidan uu danbi'sameeyo qofkaas waxaa lagu'sameyn karaa freedom expression.
      Wariyayaasha qabiilka hadhaafaan oo wadanka sifiican ha'oogu'shaqeeyaan freedom expression ha'sameeyaan.

  • @cabdixasan9883
    @cabdixasan9883 Před rokem +1

    Bal hada wariyahaan waxow u xiran yahay ya ii sheegi karo. Dowlada wa iney isku xishoota waxana kalo iney ummada u keenin maxa yeelay ceebteda aya banaanka uso baxeyso. Wariyahaan wa iney si deg deg ah u si dayaan qalad ayow u xiran yahay.

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Před rokem

    Cadaalada ciyaarta iyo Qabyaalada ka daaya waxaa ina wada sugaysaa maxkadii ilaahay oo qabiilkaaga Usan joojin ayaan wada tagaynaa inta la idin xisaabinin ee is xisaabiya

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 Před rokem +7

    Wow top journalistic defended his right

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před rokem

    WA BENLOW

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 Před rokem +1

    Maaha wax xaq logu leyaha waxa la weydinayo ninkan sax waxaa loo donaya danbi aanu laheen ma reer ayaa lagu ataagin ninkan

  • @sirc09
    @sirc09 Před rokem +2

    Bal eega Meeshaan ma maxkamad baa? xitaa laguma tilmaami karo Goob sharciyeed

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE Před rokem +1

    Kan avokati maaha ee ciyaalka xaafada waaye yaa keenay maxkamada.
    Xeerilaaliyaha waxay ahayd inuu yiraaho dismissed because the lawyer was ciyaalka xaafada. Ciyaal weero aa ku dhaanto nacas

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Před rokem

    Subxanallah maxaa ka qaldan

  • @kamal171
    @kamal171 Před rokem +2

    Waxan wasir kushega waa tuug weyin