SOMALI HISTORICAL REGIONS BY PROF M. H. MUKHTAR - A NATIONAL PERSPECTIVE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • BAIDOANEWS AMAANDHOOREY

Komentáře • 146

  • @worldwide1856743
    @worldwide1856743 Před 4 lety +5

    Do one wiv English subtitles. I a not Somali but I love African history n am in the midst of looking at East Africa. Thanks 👌

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 Před 6 lety +4

    GACAN HADII LOO BAAHANYAHAY.
    FARMAAJO WAX HAKADHOHO.
    Dagaal diyaar baan u ahay
    MARWALBA💖.

  • @luulcisman8783
    @luulcisman8783 Před 6 lety +5

    WOW!!! Good Job, Thank You! Happy Future Soomaaliya!

  • @jeyosman1
    @jeyosman1 Před 7 lety +10

    Intii aan somali Shanka ka dhigi lahey oo aan qabiil gaarah lahey. Maa Somali oo dhan hal laga dhigo

  • @mistycloud4455
    @mistycloud4455 Před 11 měsíci

    Please protect our culture

  • @hashidhorre1736
    @hashidhorre1736 Před 5 lety +1

    Yaa salaam ILAAHEY KHEYR HAKU SIIYO FIKRADO AAD IYO AAD U FIICAN DHALINYARO AHAAN KHAASATAN WAA NAGU WAAJIB INAAN WADDANKEENII KULAABANNO OO QABYAALADDA KAWADA TIDH TIDHNO GOBOLO ISMIDEYS KU DHISNO ANI SHAQSI AHAAN AFARTAA GOBALEED AAN U QEYBINNO ISKAASHATO SOOMAALI DANAHEEDA GUUD QOYS HORU MARIS IXTIRAAM CARRUURTA ISKU CAAWINNO. BALLAN WAXAAN KU QAADI TUULO KASTA IYO MAGAALO U DHAXEYSA RAASKABOONI ILLAA RAASCASEYR WARSHADO WAXKASTA SAMEEYA AANKA SUUBINO MANUFACTURE EVERY RIP_RAP IN OUR WONDERFUL LAnd Bi'idnillah. I coming with manufacturing in ya back yard

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 Před 4 lety +4

    very good. you convinced me.

  • @amranibrahim9322
    @amranibrahim9322 Před 7 lety +7

    live long Mohamed hajj muqtar insha allah

  • @hassanmohamed4103
    @hassanmohamed4103 Před 7 lety +4

    الله يحفظك ويطول عمرك وينورك يا دكتورنا

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před 5 lety +2

    Prof. Mohamed H Mukhtar aqoonyahan si taariikh u fahamsiiyay sida Soomaalida loo khaldaayo qarni ka badan.

  • @m.a5122
    @m.a5122 Před 6 lety +4

    mashallh somaalia haa nolato

  • @SinwarX
    @SinwarX Před 3 lety

    Mashaallah. Modern Somali political borders explained beautifully.

  • @aliabdi2429
    @aliabdi2429 Před 6 lety +3

    Masha allaha

  • @jeyosman1
    @jeyosman1 Před 7 lety

    Banadir
    From Wikipedia, the free encyclopedia

    An "Anna" stamp for Somalia italiana when was called "Benadir", issued in 1903
    Banadir or Benadir (Somali: Banaadir, Persian: بنادر‎‎ Banādir) is a coastal region in Somalia. It covers most of the country's central and southern seaboard opposite the Indian Ocean and up to the Juba River, including the capital Mogadishu.
    From 1885 onwards the Italians made treaties with local sultans on the
    Somalia northern coast, followed by leasing of ports on the southern
    coast (known as Benadir or 'Landing Places') in 1892. Italy assumed
    direct rule after a treaty in 1905.[1] The historical region gives its name to the current administrative region (gobol) of Banaadir, which is smaller and coextensive with Mogadishu.

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 Před 3 lety +3

    Gobolka sanaag maaha gobol daarood. Gobolka galguduudna ma aha gobol daarood. Cid aan soomaali ahayn u sheeg taas. Soomaali way is taqaanaa.

  • @barakabaraka7859
    @barakabaraka7859 Před 6 lety +14

    You say Somaliland "withdraw and rejected Somali": this is misinformation and a person with your credentials should know better. Somaliland has returned to its 26 June status and one of which I welcome. Mr. Professor, Somali is an ethnicity not a political identity.

    • @farganwaraf1386
      @farganwaraf1386 Před 4 lety +2

      @@shakushaku2646 waa runtaa wll u sheeg somalodoodhan ku mideysneed gobonimo soo cesesho lakin dadka qaar waxa ku qafilan magac gumeste baxshay saacadan xorba ma ahaan lahayn ilaahbaa mahadleh, koley odayasha iyo waxgaradka waagaas ayagaa ogaa gobonimada habka loo marayey

    • @farganwaraf1386
      @farganwaraf1386 Před 4 lety +2

      @@barakabaraka7859 somali people were exist and even before what we call world war, we never sleep with out low and order we had culture and powerful authority like kingdoms and sultanates and even we somehow were one of the most civilised people on earth

    • @shakushaku2646
      @shakushaku2646 Před 4 lety +1

      @@farganwaraf1386 most northern somalis from burco or hergeisa have had enough of the british somaliland stuff or this tribal mentality its ridiculous we are all somalis at the end of the day and we have always been part of somalia

    • @farganwaraf1386
      @farganwaraf1386 Před 4 lety +2

      @@shakushaku2646 thats true walh, we always hope good causes for all our bloods and safe returns, home is the best

    • @shakushaku2646
      @shakushaku2646 Před 4 lety

      @@farganwaraf1386 inshallah

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 Před 2 lety

    Taariikh guud ahaan qaldan ayuu akhrinaa,
    Waxaa ka muuqata cuqdad iyo cunfi uu u qabo beel Soomaaliyeed,
    Marka qofkii taariikhda akhrista marin habaabintaan ma aaminaayo,
    Gobolladdii iyo Degmooyinkii dowladdu magacoowday waa record ...

  • @whome4851
    @whome4851 Před 3 lety +2

    Af Soomali waa in wax walba lagu soo wariyo si aay dadka isu fahmaan

  • @xogtacaalamka21
    @xogtacaalamka21 Před 4 lety +3

    Runtii waa nin caqli badan maskax aad ubadan leh

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 9 dny

    Maskaxdada wa maskax qabiil kadhadhamayo.
    Dadka darodka layirahdo ma aha qabiil ee waa qoomiyad

  • @RainGod.
    @RainGod. Před 3 lety

    We must never allow ourselves to be sheep.

  • @caamirlajakis2950
    @caamirlajakis2950 Před 7 lety +2

    Wllhi fikradaada waan kugu taageersanhy 😍😘😉

  • @khalidnur4737
    @khalidnur4737 Před 5 lety +1

    Professor M.H. mukhtar
    Taariikhda aad ka hadashay waad Ku mahadsan tahay, inkastoo aad tiri qaliib uma hadlayo isla markaas qabiil baad dureesay
    Dib u dhageeso your video kadib is cabir waxaad ku hadleedid
    Aqoonyahana waad tahay ?

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad Před 7 měsíci

    Berbera in ay Gobol ahaan jirtay 1991 wixii ka horeeyey
    Adigaan kaa maqlay
    Inta qqn jirray iyo Inta aan Taarikh Akhriyey ,
    1974 baa Togdheer loo magacaabay gobol Taas,na adigaa kaa maqlayaa.
    Waxay Taasi tilmaamaysaa in aanad Aqoonin ba

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad Před 7 měsíci

    Togdheer 1908 Badhasaab kii Togdheer miyaanu Alen Gib ahayn oo daraawishtu Ku dishay burco Agteeda

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy Před 4 lety +3

    good idea pro. thank you

  • @kushish2749
    @kushish2749 Před 6 lety +3

    Somalida taariikh aan Tanya I iyo ingiriis faransis aheyn maba yaqaanaan miyaa

  • @abdiabdi2867
    @abdiabdi2867 Před 6 lety +12

    daarood is not the only clan that lives in sanaag as a matter of fact isaaq is the majority of sanaag

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 Před 5 lety +2

      Beenlow. You are a lier.

    • @Wars7498
      @Wars7498 Před 4 lety

      @@Wonderer224 its erigaavo is the largest city in sanaag and its mostly isaaq. you wish it was not.

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 Před 4 lety +2

      Wars7498
      Hahahaha. You are a real comedian. Erigavo is entirely and historically a Harti city. Isaqs were nomads living outside before the British invaded the Maakhirland and recruited those nomads who were loyal to the Christians. Even before 1990 Isaqs were minority but SNM took over, massacred civilian Hartis and now want to make the town entitely to their own. But that will never work. So continue dreaming.

    • @Wars7498
      @Wars7498 Před 4 lety +2

      ProGamer01 that’s bullshit but so if Mogadishu was founded by Arabs can they claim it now your saying? Current majority in Erigavo and the west part of sanaag is isaaq hence why its understand Somaliland with no dispute. If you think sanaag is only darood your the joke.

    • @maxamedhagar2052
      @maxamedhagar2052 Před 4 lety +1

      You are lier erigavo harti city

  • @aq_ahmed
    @aq_ahmed Před 2 lety

    Prof Mukhtar aad baa u mahadsantahay 4 ta gobol ee aad soo bandhigtay waa talo maan gal ah. Laakin markay timaado siyaasadda iyo magacaabista governors ka 4 ta gobol waa mid wali keeni karta muran. Waxaa taa ka sii daran narka hore sidii loo soo dooran lahaa Madaxweynaha, Raysal Wasaaraha iyo Afhayeenka baarlamaanka. Waa arrin la rabo in si Soomaalinimo ah loo xaliyo

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 3 lety

    How the. Somali studies in jijga 2021 is not televised?

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 5 lety +1

    duni aakhiru samaan

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 6 lety +1

    Aad u mahad santahay sidaad nagu sharaxdey somaliya balse dadka somalidaha aya uu muqaate in ay yihiin dad diciif ah oo midisneyen.

  • @jubbaguest2885
    @jubbaguest2885 Před 3 lety +2

    odagaan tariikh qaldan ayu bixinaya somaliyeey naga ilaaliya jubooyinka keynya aya laga so qaaday kulaha somaliyeey cadow somali ah ayaa so badanaayo

  • @cabdullahishiikhbashar7358

    PROF M. H. MUKHTAR waad ku mahadsantahay xogta aad noo soo uruurisay ee noosoo bandhigtay balse xogtaada waa qabyo waxaana u fahmay 2 arin midood in aad ooga leexleexaneyso 1) in aad tahay qabyaaliste xaqiraya beelaha deha labada gobol ee shabeelaha dhexe iyo gobolka Hiiraan oo aad ku koobtay kaliya Hawiye 2) in aadan aqoon u lahen oo aadna baxthi aadan ku sameyn.

  • @MohamedOmar-bd4pv
    @MohamedOmar-bd4pv Před 3 lety +2

    Sol and Sang are a common place between Darud and Isaaq .. This man is a liar. Most of the regions have become only to Darud how? Southern regions belong to reer hamar like jaarer and other ppl

  • @iidsalah1989
    @iidsalah1989 Před 5 lety +2

    War Galkacyo Darod ba ugu badan

  • @sakimo6675
    @sakimo6675 Před 7 lety +5

    maxa waka sarsaresa somalia no qabiilll

  • @kushish2749
    @kushish2749 Před 6 lety

    Siyaasada cusub EE aduunka ku sookordhey yuhuuda, si ay ubadasho islamka historygeeda. Qasatan arabta, Somalida si qaasa loogu riica African in laga dhaadhiciyo inay bantu yihiin oon ognahay in wadankeena bantu soogolooti kuyihiin

  • @gf5711
    @gf5711 Před 2 lety

    Taariikhdii Beenta ahaa ee talyaaniga.......reer malaw iyo Mozambique Zanzibar laga keenay ayaa taarriikh beena loogu abuurayaa

  • @somalilander7753
    @somalilander7753 Před 6 lety +5

    BAl waxan xaqiirka ah ee somaliland. Miyaanay ahayn. Wadan. Xora hanagu habsaamin.

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 Před 6 lety

    Hadal maa wadeenaa ama.
    Raga nimo.
    Waan og nahay.
    Dhulkeena.
    Waan rabnaa ilaa iyo ilaa.

  • @guledcigaal3452
    @guledcigaal3452 Před 3 lety +1

    26 June = 1 Luulyo period

  • @mohamedmuse08
    @mohamedmuse08 Před 3 lety

    Ninka sheegaya boqortooyooyin koonfurta ka jiray xusina waayay tii BIIMAAL ee MARKA oo 20 sano TALYAANI hurdada u diiday taariikhdiisu ma saxna

  • @MohamedOmar-bd4pv
    @MohamedOmar-bd4pv Před 3 lety +1

    Qalbigiisa xanuunaayaa markuu leeyahay Isaaq

  • @fousiafarah5023
    @fousiafarah5023 Před 5 lety +2

    Magaca somaali wuxuu ka yimid gobolada woqooyiga waxaana bixisay carabtii bisniska lalahayd xeebaha berbera waxaaney ku baxay adhiga u soo maal martida kadibna markey isku diir ekaadeen ayey soo maalì wada nodeen luqadana markii lays raacay ayey South Somalia baratey ee wax aan lagaranan ayey ķu hadlijireen imikana Tv ga ayaa laga bartaa somaliga woqooyiga oo dadkiiba waxay noqdeen wada woqoyi

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 6 lety +1

    Somalidu waa dad leh hal af, dhaqan iyo diin maxaan isku fahami weyen oo mid u noqon weyen.

    • @musbaxmusbax3755
      @musbaxmusbax3755 Před 6 lety +1

      Ubah: Somalida waxay wadaagtaa oo kaliya diinta muslimka. Inta kale wey ku kala duwan yihiin.

    • @sayedfarhan5859
      @sayedfarhan5859 Před 4 lety

      Aqoon malaha quraanka aan baranay xata tafsiirkiisa in yar baa naga yaqaana

    • @sayedfarhan5859
      @sayedfarhan5859 Před 4 lety

      Cabdirizaak taas wa rayigaada somali wa qawmiyad sida oromoda

  • @mmaa8007
    @mmaa8007 Před 3 lety +1

    Hhhhh galgadud ma gobol darood ah odayga asaga ma darood ah wa yabe hhhh

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 Před 5 lety +2

    Kkk Daarood miyaa somaliy oo dhan leh markey 10 gobol eey dagaan aad leedahay somali wareerkaan qabyaaladeed wey ka daashay illaahay tashwiishka ha idinka koriyo

  • @jeyosman1
    @jeyosman1 Před 7 lety +2

    maxaa Ogaadeen loogu maga caawi maadaama dad badan ay degan yahiin?

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 2 lety

      bacaaac ogaden baa dhulka iska leh neefow.

    • @cabdiyareahmed2353
      @cabdiyareahmed2353 Před 2 lety

      @@guledfarah8610 ogaadeen dhulka iskama lahane wuu ugu badanyahay.

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 Před 2 lety

    LOL. Somaliland is never going to join Somalia, this is a ridiculous dream for Somalia

  • @Asmashi866
    @Asmashi866 Před 6 lety +4

    Midbuu qalday waqooyi ma isaaqba taga ileen ssc daroodba leh

    • @fahmomohammed3424
      @fahmomohammed3424 Před 5 lety

      adeer hais daalin Somali waa badow dib noowada fikirkaas waan kugu taageeray

    • @mohamednoor4290
      @mohamednoor4290 Před 4 lety

      u are not honest pro were is THE AJURAN u are not tel the trut

    • @mohamednoor4290
      @mohamednoor4290 Před 4 lety

      khalafa there is were the AJURAN king was and yet u did meshon there name so go back to histor kindly or tel has ur motif

  • @soomaalilandmap5130
    @soomaalilandmap5130 Před 3 lety

    Naacle waar snafu soomaaliya manihin ee Carabta soolida wastaanu nahay

  • @Jabbaz007
    @Jabbaz007 Před 6 lety

    100%

  • @ahmedabdillahi649
    @ahmedabdillahi649 Před 3 lety +1

    Prof adiga oo aan soomali iyo gobaladeeda iyo deegaankeeda aqoon.dhalinyarda wax macquula u sheeg, oo kadaa reer nacaybka
    Ta kale soomaliland iyo soomaliya ayaa la ahaa. Soomaliland welii waa somaliland.koonfurtan burburtay si aqoon leh uga tali,oo kadaa reernimada aan aqonrta ku dhisnnay .Burcaan kaala hadlay

  • @jaliyamaxamedibrahimibrahi6494

    Dad tarikhadaba wax kaaqoonin ay iska hadlayo oo dhexayo Rahanweyn waxey tahay wllee waba yaababa aqoon uu ma lahan waxey Rahanweyn ay tahay
    in ayka dhashen dadka tarikhada
    laga baranayo oo Parfasorada leh
    Adeerkey iyo wllkey liiban waa idin salami

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 Před 7 lety +1

      raxanweyn koox miyaa mise waa qabiil hadey qabiil tahayna bal u abtiri

    • @caamirlajakis2950
      @caamirlajakis2950 Před 7 lety

      Mbinu ali Adbo u aftiri

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 Před 7 lety +1

      Caamir Muqtar raxanweyn waa urur ka dhisan baydhabo magaciisa adna wax ku darso

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 Před 7 lety

      kkkkkkkkkkk

    • @qarandoonyusuf1668
      @qarandoonyusuf1668 Před 3 lety

      ASALAMU CALEYKUM ( Raxan Weyn ) Waa urur isku tagey waxaana isugu tagey UMADA SOOMAALIYEED oo dhan sida xaqiiq ah sidaan maqley.

  • @kushish2749
    @kushish2749 Před 6 lety

    Isticmaalo history dadka uga dhiga ayaan war taariikh maahane waa burburkii Somalia xikigaas

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 Před 6 lety

    sorry profsero dulka somaliland ee so racisay bosaso horta alhamdullulla bosaso waxa daga walahi dad aan af faxmayo oo waa bicidyaha.,warsangeli,alhamdullu in anad ku sodarin reerki majirdo somaliland dadka bosaso dee waa welcom lakin nag ilali majido kkkk midakaledo beyadu kama baxdo galgacyo,garowe,ee beyadu waxay ka baxda boosaso,ila berbera taas aa ku saxo kkk .gabar aan saxibo naxnay waa reer bosaso oo wey ku faraxday in somaliland laqu taro dee wayo bosaso wey horomaraysa ilayn mesha waxa laqa saraya majido

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 Před 6 lety +2

    Somaliland republic waligeed qabiil may ahayn

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 Před 5 lety +1

      Kkkkkkkk. Qof majaajilada ku fiican baa tahay. Isaaqland.

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 Před 5 lety +1

    Soomaalida yaab eey leeyihiin xitaa midka barfasoorka isku sheegaayo qaladka asaga uu sameynaayo ma arko qaladkiisa wuxuu lasoo fariistay waa wax is burinaayo hada mawax buu qaribay mise wax buu qasay ma qaliij buu sheegay waa yaab

  • @cabdullahishiikhbashar7358

    PRof. Ogow wax la yiraahdo Digil oo dega shabelaha dhexe ma'aragno Shabeelaha dhaxe waxaa isla dega qabiilada soo qori doono: Shidlo oo ugu badan, Makane, Gaaljecel EYlo, Abgaal, Moobleyn, Reer Shabelle, Sidoo kale Gobolka Hiiraan Waxaa isla Dega: Makane oo ugu badan, Gaaljecel Xawaadle, reer shabelle,

    • @soomowadan7986
      @soomowadan7986 Před 6 lety

      Thanks

    • @soomowadan7986
      @soomowadan7986 Před 6 lety

      I agree with that idea

    • @musbaxmusbax3755
      @musbaxmusbax3755 Před 6 lety

      Cabduulahi Shiikh Bashar: Wan kugu raacsanahay waana sax sida aad u sharaxday. Labadaan gobol sidaas ayaa loo degen yahay. Lkn runta dad ayey dhibeysaa.

  • @ahmedabdillahi649
    @ahmedabdillahi649 Před 3 lety

    Ninkani gobalada waxba ka yaqaano kacaanku xiligaa waxa uu sameeyay 8 hore iyo sided danbe waa 16 goal ilaa 1986.ayaa lagu daray sool iyo awdal . Waan qabiilna looms samayn gobol walba caadigiusa ayuu ahaa, ninkani isaga ayaa cudur samaynaya layidhaahdo qabiil aqoona wuu sheeganayaa

  • @dichabaramagoshi5148
    @dichabaramagoshi5148 Před 5 lety

    xaradheere waad katagtay

  • @faysalmohamed473
    @faysalmohamed473 Před 5 lety

    ninkan waa rra dhulkii oo dhan yaguu siiyay kuwa ay dagina hawiye qaybna isaaq kuwo daarood dagana waaba qariyay cida dagta

  • @Xasanciidle
    @Xasanciidle Před 5 lety

    war ninkaanu waxa uu sheegayo iyo magaca uu wato isma lahan madax xanuun iyo pro talyani waaye
    kuwa gumeystaha cabsan waaye ee waaxaan ku leeyahay sxb dib wax u baro xataa caruurta somalida ah ee aan waligood iskool tegin ayaa ku dhaama qaabka iyo xataa taariikhda talyaanigu dhulka soomaliyeed wuxuu ugu soo horeeyey xaafuun oo nin saqajaan ah oo boqor sheegta aya ka kireeyey 150000 doolar sanadkiiba ayuu kaga kireeye
    taariikhda soo baro sxb qaabka iyo sida aad wax u fasireysid marnaba xaqiiq maahan hahoooooo

  • @Ibrahim-Mohamud
    @Ibrahim-Mohamud Před 3 lety +1

    No way. Somaliland forever.

    • @dreamdoll8700
      @dreamdoll8700 Před 3 lety

      😂😂😂🥴 saaxiib we all Somali end of the day or forefathers were one nation with no qabill the colonie destroy us

  • @mohamedamenmohamed6697

    Mj iyo isaq maheshinayan waye,,suasha

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 Před 6 lety +2

      Amin Ismail oo issaq iyo majerten maxa isku kenay dul mawadaka ceel ma wadaka maxa isku keney waa sual wala baro dul issaq waxa cel lawadaka waa dulbahante,wrsangeli,oogaden,samaron,ciise ,gaboye ,fiiqishidin.lakin walikey maa maqal hada tulo somaliland ku dhala oo majerten dago ama afad ku dalo somaliland kkk wala somaliland dadka daga waa uu 1960 dadka dagan ee.somailand waxa uu daga qabiladas uun .somaliland nicmaded only waxa wadagaya qabiladas ee noo burcad badeb kkk qaftan

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 Před 6 lety +1

      T dots realest kkk huno ogaden dulka ogadeniya layiraha ama hawd waxa daga issaq dul badan ogaden iyo issaq wey wada dagan.aniga waxan karanaya reraha issaq dul ama ceel lawadaga waa samaron,isse,ogaden,dulbahante,warsangeli,fiigishini.dadkas uun ayan karanaya

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 Před 6 lety +1

      T dots realest kkkk warya am naya tarikhta so baro hawd am dul layira resvet eriya waa dul issaq dulkas oogaden ma dagan lakin xolahodu wey dagan waa marka abarta lakin ogadeniya iyo hawd am resvet eriya isku mid ma ah .ogadeniya waliked waxay ka dirsaney ethopia lakin dulka issaq ee hawad waxa ethopia laku daray 1950 qof walba calamka waa ogyaha hada ethopia aya yirahad ogadeni kama dirsan hawd.lakin hadi aad ku faneysi dad matia oo magaca liyo polis intad sogadady ku leysay dulkoda si aad dul ugu yelati waki arintu noqotay geelshir issaq iyo liyupolis waki oogaden cabadey.issaq dulkis dago kamida ma dagan darood lakin dulka uu issaq ogaden la leyahay waa iimey wardher walwal wanad og tahay in dulkas aah dul issaq dago.issaq hadi uu ogaden uu so jedsado ogo in in umar madaxwene nogon tony oo dulka aad manta nabad ku sexadi in cidamoo amxara ihi iman dana malintas waa malin dow laki aniga hal qof oo issaq marku dilo liyopolis anagun waxan dilna 1000 wiil oo ogaden ah ogo.tago kamida dulka issaq kuma riyon karo darood.horta ma ogtahay siyasad ethopia hada dulka issaq waxa joga ciidamo militeria ee ethopi markas bal is weydi hadi dulkas aad ledahay dee maxa uu cidamadas uu jogan.mida kaledo hada kuli somali oo dhan waxay raban in nin walba gobolkis ee bal malindo ayad ka shegay liyopolice waxa ku dhacay sow ma ogid in oromo iyo amxar madax nogtay historigu sidis ayu ku noqonaya oo ogaden inti ay madaxda somali galbed ama ogaden ka ahayen waxay digen wad ogtahay.waxba hadag dagin malindo ayad arqitonta runta bal malinta.waa malinta liyopolise kala yacayo.miyad xasuusada malinti uu ogadenku ku dumanayey calanka oromad iyo ka amxara sow mey ahay dag dag hada wad dag dageysa ee bal weydi dadka xaqiqta og waxa mesha ka socda

    • @user-rn3zk7tb1t
      @user-rn3zk7tb1t Před 6 lety

      T dots realest your crazy. ,,mad or going to be mad... Let's compete in uplifting the life's of the people&Diir ,Darood or Hawiye tribes\clans living in all regions instead of bullshit mentality of clan clashes...Live and let live leadership is needed

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 Před 6 lety +1

      T dots realest kkk warya anigu waxan ahay qalabka/ama eey aad manta tahay dadki ka digay 2018 ayad gumeysi ku shirta.dulka reseve eriya waa dul issaq ma ah dul darood waliki ma nogon mana nogon dono.waxad tahay qof darood oo wax anu qarey ku riyodey.maskin.darood walikis wan ka sareyney waan kasareynay.issaq iyo darood waxa ka dhaxeya waa darisnimo.laki halka sareynata rabbina waa ogyahay dadkuna wey ogyahi.dulka resev eria ama hawd waa dul issaq .dulka add ula baxday ogaden waxa daga hawiye,dir,jareer,mirif,dirf,ee ma waxad moday dul darood .warya ma ogtahay siyasad ethopia waxay ahay in onlf la so xero geliyo calamka loo tuso in aad ethopian ku qalson tahay. qabacdina qorta laydin sharo.hadda wad ogtahay in shinile,qar uu baxayso,dulka issaq qar uu baxayo .hawiye qar baxay iyo qabil walba ee ninyaho ha dagdakin waxad doneysen wad heleysan ee ha dadgdakin

  • @abdikarimabdiibrahim3962

    "Soomaali" ma wax laga bixi karaa mise waa sinji ama asaliyad Ilaahay sameeyay? wuxu ku leeyahay somaliland waxay ka baxday soomaalinimadii. Yaab. Meeday aqoontii?

  • @barqaborgi7671
    @barqaborgi7671 Před rokem

    👎

  • @mohamedahmedshiine9189

    Aqoontiisu waa bilaa ixtiraam somaliland waa dal gooniya

  • @Nasrudiin893
    @Nasrudiin893 Před 3 lety

    Fake history

  • @mohamednoor4290
    @mohamednoor4290 Před 4 lety

    pro go back to histor becouse u

  • @mohamudmohamed5828
    @mohamudmohamed5828 Před 5 lety

    daarood jubboyinka waxba ugama jirin

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 Před 5 lety

      Haw haw iyo bad baw iyo khuraafaad weligaa iska sheeg. Qabiilna la xanuunsanow. Hadal nacnac ah baad ku hadashay oo been ah.

    • @cadaynbuuxda5520
      @cadaynbuuxda5520 Před 4 lety +2

      Hhhh Mareexan mee Ogaadeen mee Daarood maaha dadkaa