Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 11. 2017
  • Xarunta IFIYE waxa ay idiinla wadaagaysaa muuqaalka madal uu Prof. Maxamed Cabdi Gaadi kaga hadlay aqoonta iyo ogaalka la xiriirta Isirka Soomaalida oo uu raad raac iyo darsid ku hayay muddo ka badan 30 sano.

Komentáře • 141

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 22 dny +2

    AHUN Prof Gaandi aqoonyahan indheer garad ah ayuu ahaa runtii Alle haw naxariisto

  • @jannah6711
    @jannah6711 Před 5 lety +8

    Alxamdudilaah, ha iga haraan carab iyo cadaawada ay soomaalida u qabaan,
    Dadka carabaan galnaa dhahane caqligoodu ha shaqeeyo,
    Afikadii aan inkirnayne waa in aan illaahay ugu towbad keeno,
    Aayaheenane fahanaa, insha allah.

  • @libanabdikadirowadan4932
    @libanabdikadirowadan4932 Před 6 lety +12

    Mashallah wax badan ayaan ka faaiday Pro Gaandi iyo xarunta Ifiye waad mahadsantihiin

  • @abdiasisbashir7039
    @abdiasisbashir7039 Před rokem +1

    Faraaciintii hore oo hada is garan la yuhuuda markaan ciqaabi jiray waan dhaanay sidan one nation one religion one land and one god we will win somalia so love you my country

  • @jannah6711
    @jannah6711 Před 5 lety +6

    Waa wareey, wallaahi waa wax caqliga saliimkaa qaadankaro,

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 Před měsícem

    ABSAME/OGAADEEN ugu imoow taariikh iyo erey-bixin afkii cushitic-ga

  • @roblemahmud8086
    @roblemahmud8086 Před rokem +1

    Allah ha unaxariisto prof iyo muslimitin

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 4 lety +2

    Ilaahay haku barakeeyo Bare-sare

  • @kanadidhassan280
    @kanadidhassan280 Před 6 lety +4

    Mahadsanidiin bahda Ifiye waa madal aan aad ujeclahay siday garaadka dhalinta ukorinayaan muqaalkanina waa mid aan sugayey mhdsnid Proff adna

    • @abdiroble2576
      @abdiroble2576 Před 6 lety

      Jahawareerka ku kordhi kala taga
      Ummada adoo adeegsanaya
      Khubaro ku sheega gaalada

    • @adanjama7617
      @adanjama7617 Před 6 lety +1

      Waxaad moodaa inta badan dadkii comment ga dhiibtay in ay ka hadleen prof. Ka halka ka soojeedo reer ahaan lkn prof ka ka mahadlin shaqsi iyo reer gaar ah lkn wuxuu sheegay somalida in ay xulufaysi iyo iskudeegaan ay iskugu milmeen waana aragti aad ka garan karto dhanka isku midka ah iyo midanka afka xitaa DNA ahaan maaha dad kala duwan dadku marka ay yihiin qoomiyada kala duwan ayey kala soocmi karaan ama kala ama kala qaloon karaan waana sabta keentay. Tusaale abtigaa oo aan ahayn reerka aad adigu tahay hadii aad ku abtirsato waqti badan ka soowaeergu ma jirto wax la idinku kala sooro!

    • @ayuparpe1580
      @ayuparpe1580 Před 6 lety

      abdi roble adiga mise lagugu so siiye .

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac12 Před 4 lety +7

    Why edit and cut the video ? This is supposed to be a lecture.

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Před 4 měsíci

    Masha Allah waa run Masha Allah

  • @Frieghtfriend
    @Frieghtfriend Před 4 lety

    waa la jarjaray video gan

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 6 lety +16

    Hadal lama wadaago'e caanaa la wadaagaa. Saxa afka.
    Af Soomaaliga qudha waa inuu yahay luuqadda lagu maamulo dalka (official language). Maxaa ay tahay in Af carabi ay official language u tahay luuqadda labaad ee dalkeena? Dadkii dhisay arhaanta (pyramids) masar baanu nahay. Waxaa caddeyn ah magac yada ku qoran iyo alaab dhaqameedka ku sawiran. Sida, hangool, haan, dhiil, dab qaad, boqor iyo dhacle, gabar maqasha raacda, cunaabiga, dhoorka timaha madaxa, beeyada/fooxa/luubaanta, iwm. Magacyada, Huruuse, Nacas eri, Nafartiri (Nefartiti), Ramaas siis (Ramses), King Tat (Tat=dadka), Ahmose (aah= belaayo, moose= celiye), iyo malaayiin caddeyn ah. Faraceennii wuxuu soo raacay blue Nile waxayna ku nool yihiin dalal badan. Google u dira waxa aan soo sheegay.

    • @mohamedfarah4216
      @mohamedfarah4216 Před 4 lety +1

      dadka laga cabsiyey marki lagu dahay in ee carabiga illahay so qorey somalidna waxna ma jaqanan...banta halkase ee ka bilabatay

    • @mohamedfarah4216
      @mohamedfarah4216 Před 4 lety +1

      quranka dadka somalida babeyey

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 21 dnem

      Qoomkii firc9on aa tahey😂😂😂

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Před 21 dnem

      @@user-zk8bs1hn2m
      Fircown qawm malaheyn qawmna looma soo dirin. Afka Sooomaaliga ayaad faqiir ka tahay.
      Fir= asal/sinji
      Cooon= weyn.

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 2 lety +1

    Qaab-dhismeedka Qabaa'ilka Somaliyeed.
    1. Qoys.
    2. Reer ama Heer.
    3. Jilib.
    4. Laf.
    5. Qolo.
    6. Tol. Tolna waa tolone.
    Sidaaas ayuu qabiilku udhisan yahay.
    Prof Gandi AHN.

  • @Saalax919
    @Saalax919 Před 4 lety +3

    Video saa looma googoyo dee waa aqoontani waan in aad sidiisa usoo gelisaan hadii kale nagafaaya dee😏

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety +5

    SoomaalinImada waxaa xasuuq badan ku haya CARAB oo soo adeegsadeen niman geeljirayaal ah oo soomaaliyeed oo diin waxba ka aqoon cadawna looga dhigay walalki soomaali ah. Ayna ku yoraahdeen walaalkaa dil janno aya kugu wajibtaye

  • @jannah6711
    @jannah6711 Před 5 lety +4

    Walaahi ninkaan aan ka faa ideysano oo ha la sameeyo iskuukaad dhaqan iyo mideynta 5ta soomaaliyeed.illaahayne wanaaga ha na fahansiiyo.

  • @deuschelondon2115
    @deuschelondon2115 Před 5 lety +5

    Mxd u dhadhaafinaysaa video ga? lkn halken ka helaa original ka video gan?

  • @moafro6524
    @moafro6524 Před 3 lety +2

    does anyone know the location of the treaties the elders signed by any chance?

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 Před 4 lety

    Somaliga sax daa carab ma aha lakiin diinta ayaan ku abtirsanay nagoo kuriixana xabashida iyo soalidii dinta diiday in ay islaamaan

  • @mhmdshuwali446
    @mhmdshuwali446 Před 6 lety +22

    videoga aad baad ugoogoyseen , waxani waa cilmi idinka hadday cuqdad idinku jirto masheegin , balse dadku wey ka faaidaysanayaan ee ma aha inaad sidaaa yeeshaan , waa foolxumo .

  • @abdiasisbashir7039
    @abdiasisbashir7039 Před rokem

    Atheist waligeed somaliya manoqon gaandhiyow cawaan iyo atheistina wa kala laba cawaan wa qof aan aqoon xadaaradeed lahayn lkin diin way yeelan karaan atheist lkin wa dhaqan europian ka ka yimi marka dhulkan waa dhulkii waaq waana dhulkii ugu horeeyay oo ilahay lagu caabudo

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 4 lety +2

    Qoys = canqaw ka hoosaysa. Heer= kubka. Jilib = jilab = jilib + jilib = laf . Laf +laf = Tol

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Gumaysigii ma dhammaanin, maanta ayuu ka khatar badanyahay. Maanta wuxu wataa wajiga iqaathada (samafalka), dimuquraadiyad, xuquuqul insaan IWM.
    Soomaali ha isku tashato.

  • @HadalsameTV
    @HadalsameTV Před 5 lety +1

    Sheekadu waxay ku socotey raadraaca isirka lkn su'aalaha la waydiiyey in badani waa siyaasad tan kale wuxu marka ay analysis cilmi ah yihiin ma aha in la jarjaro, khasab maaha inay sax tahay sida uu Prof Gaandi u sheegayo lkn waxaa khasab ah in la maqlo aragti kasta si loo kala faa'iidaysto oo doodo u abuurmaan.

  • @FahJiik-uy3cl
    @FahJiik-uy3cl Před rokem

    معلومات جديدة

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 Před rokem

    Ninkaan aqoonyahan sare...post phd in anthropology and geology. ILAAHAY ha u naxariisto wiil absame

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Před rokem

    Afka soomaliga ah waa af aad u da’ weyn waliba dakiisii ilaaliyeen wax nafleh oo awoowayaasheen inoo ilaaliyeen diinta iyo afkaas ayuu ahaa ilahay haka abaal mariyee maanta xabashidi uurka ayay ka ooyaysaa waayo afkoodiii waxa ay ka tageen 3000 oo sano ka hor ama 1000 ciise hortii (cs) afkoodu af aad u facweyn oo soomaaliga iyo afafaka kale ee Kooshin(cushitic) ah la bahwadaag ah buu ahaa waxana la odhan jiray Agaw ama Awi waana xabashidii hore inta aanay carabtii masiixiga ahaa ku soo hayaayin ee aanay ka qaadin boqortooyadoodi ka dib markii diinta islaamka ah ay ku fiday dhamaan jasiirada carabta iyo masar inaga waagaas iskadaa in aynu afkeena doorinee waxaynu soomaali yayanay higaadii carabiga ahayd afkeeniina far carabida ayaynu ku woray walo ay ku koobnayd somalida waqooyi iyo galbeed oo waagas hal ahaa. Soomaliyeey dadkii hore ee ay ka soo farcanay iyo awoowasheenii dhaawaba afkan way soo
    Ilaaliyeen inaguna waxa la inaga rabaa inaynu barano oo taariikhdiisa la aasay dib boodhka uga jafno

  • @Jabbaz007
    @Jabbaz007 Před 6 lety

    Qeybta diineed ee cushitic-ka oo ad ka hadleyse wa huba in ey khalad tahey, sobabta wa in sheekadaas tahey fikirka kristiyaniga iyo ahayn fikirka diinteena islaamiyeed.
    Muslimiinta waxey aaminsan yihiin in bani-adam ka jireen kumooyin sanado ama ka badan. Wax dhow oo la abtirsan karo ma ahan hadi an runta sheegano.

  • @al-xaqiiqamedia9377
    @al-xaqiiqamedia9377 Před 6 lety

    suaasha ugu dambaysa ma dhamaystirna jawaabteeda maxaa u goyseen

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 Před 2 lety

    Hadal hadii uu duxleeyahay waka alleh haynagu anfaco

  • @jannah6711
    @jannah6711 Před 5 lety +3

    Ma aqaano su aashaas ceeb ma aha gaani waa runtiisa,

  • @samatarismail9286
    @samatarismail9286 Před 4 lety +1

    Somaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚽⚾

  • @hm5603
    @hm5603 Před 5 lety

    Xeer maadhay? Sootaan ilahy amarkiisi aan doidnay gaaladiina an dabada u dhaqnay. Maxa hada nagaraacay? Kantaydi maragtay aya kadhacday.

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Před 6 lety +5

    Wlhi ninkaan wax yaabo badan ayuu iftiimiyey markaan af gurigeena fiirisid aad dareemeysid ineey yihiin dad kab kab ah inkastoo la ii sheegay aniga xitaa inaan samaaale ka soo farcamay

  • @tutorial8612
    @tutorial8612 Před 3 lety

    DADKII KU QARAABAN JIREY HAWIYE, DIR IYO DAAROOD IYO RAXANWEYN = SIDA SHIIKHAAL IYO SHUUNKEED, DIR IYO DIIFKEED, MAJEERTEEN IYO MADAXMADOOW....WAXAN HADDII AY MAQLAAN WAA QARACMAYAAN, MARKA WAA INAY CAJALKA JARJARAAN ILEEN WAXAA SOO BAXAYSA BEENTOODII

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi Před měsícem

    Kush waan aqaan oo afsoomaali lagu fasiro waan hayyaa laakiin tik ama tig waa luqadee

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 4 lety

    Anigu laandheere ayaan ahay

  • @jannah6711
    @jannah6711 Před 5 lety +4

    Kkkkkkkkk ninkaan caadi ma aha ee ha lagooga faaideysto dhaqanka iyo hidaha soomaaliyeed. In aan ogaano.

  • @hersimoallin6546
    @hersimoallin6546 Před 3 lety

    Gaandi isir buu ka hadlayaa laakiin waa dadka ugu horeeya isir dabajarka Soomaalida. Ilaahay asagoo kale umadda ha ka qabto waa nin qabyaaladdu dilatay.

  • @hassanmc6476
    @hassanmc6476 Před 4 lety

    Ninkaan barnaamij gumeysi iyo caqliyad gumaysi baad moodaa inuu faafinaayo.
    Wax dadku aaminsanyihiin ama run ha noqdo ama waxaan sax ahayn buu isagu baa bi,inaayaa bilaa xujo.

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 Před 4 lety

      Sabab indr ? Bal yara faah faahi si aan u fahmo ujeedkaaga

  • @codkaumadajareerweyne5210

    Videoga waad gooyeen waliba marka uu leeyahay Dhulka Jareer baa loogu yimid oo waliba Oromada ay riixday kadibna dadkii kale ay Oromadii riixaan waryaada waxaan cilmi dadka si saxan baa fiican in aad usii deysan oo loo fahmo cuqdad baa idinku jirtaaa walee

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 4 měsíci

    anagu hadaanu nahayi isaaq abtirsi saxa baanu leenahyi wixii meeliyi ka yimaadeen garan waayeyi ayaa somaali ku waashyi waar nadhiga anaga nasabada yada bedeli karimisaan ee ha waalinina

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Před 3 dny

      Ilaahey haa nicaafiyo dadkii intaa kumaqneedeen ayey gaalo niga dhex shaqeesatay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 4 měsíci

    isaaqa imnka waxaku jira oo ku badan dad garca magcana loo sameeyeyi nala dhiig maha laakiin magcayaga ayeyi sitaan weliba magca garxjis bayi isku qoraan

  • @sadiyoshiikhmohamed7567

    Afka Somaliga qadiimi maahan waxaa yelay dawlada badan ayaa Kahadli lahaaa

    • @HassanMohamed-ov6oy
      @HassanMohamed-ov6oy Před 6 lety +2

      Sadiyo Shiikh Mohamed
      Hahaha sidaa mahan abaayo yuhuudabo kooda ayaga lee kuhadlo bes

  • @yonisdugsiye3629
    @yonisdugsiye3629 Před 5 lety +2

    qabaa'ilka daga koonfurta ethiopia ayan qaybo ka mid ah barty sida siidaamo waxay isku isir yihiin dagoodi iyo madigan qabiilka konso iyagana markad dhahdo ma isirkiina wax iiga sheega waxay dhahan dir ayan nahay

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 2 měsíci +1

    Aqoonyahanniinta Soomaaliyeed intoo lagu shaqaysto ayaa haddana si qarsoodi ah loo khaarajiyaa. Waar hooy Soomaaliyeey cadowgiina ogaada oo barta.

  • @agoodman3310
    @agoodman3310 Před 5 lety

    durran waays.may africaan baynu nahay, 100%,afkeennna.. hidahenna ,marti soor ,, carab , ciyaal. weynaadey reer isir xun

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 4 měsíci

    soomaalida la sheega waa isaaqa oo qudha waxankale isaaqa ku yidhi somaali baa tihiin waxa layidhaahada qaar bidood iyobaajuun iyo magcyo kale oobadan afka dadkii meel wada degaaba waa isku lahjad

  • @cabdoowcabdoow8327
    @cabdoowcabdoow8327 Před 5 lety

    Hada kahor aa nin aan saxiibo nahay gabar soo boobay markasaan dhahnay gabadha waalidkeed oo magalada jooga see wali la, aan laguudu meheriyay, markaasuu yiri cabdoow sheekhaad u tagto eey ku xiiran tahay. My point is your origin depends on your source of information.

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 Před 3 lety

    Cajiib waa aqoon iikorodhay waa suurtagal soomaalida waa isku dhaqan laakiin waa kalanooc yaabnaye qoomiyado caalamka kayimi weeye

  • @hiilshacabmediainc3977
    @hiilshacabmediainc3977 Před 4 lety +1

    Soomaalida waxaa haysta wax loo yaqaan identity crisis

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172

    Wax makaala ogoo qabil an iskudhaaqan eheen ayu iskukeenaya maacquul maahaan

  • @zainababdilaah4030
    @zainababdilaah4030 Před 6 lety

    L

  • @aminbanooda1
    @aminbanooda1 Před 6 lety

    ma ogatahay 352 jeer ayaan ka tiriyey gandi nin culus

    • @hassanmire1452
      @hassanmire1452 Před 6 lety

      Amin Hassan, anigu madashan uu ka hadlayo oo keliya ayaan 1,000,000 goor ka xaqiijiyey in Prof. Mohamed A. Mohamed uu yahay nin leh aqoon iyo waddaniyad fiican oo waafi ah. Thanks a lot Prof. Gandi.

  • @calicali5029
    @calicali5029 Před 6 lety +2

    Prof gaandi asaga xataa ma aha ogaden Waa xaqiiq Waa la qarameeyey Waa la hubaa

  • @user-ze4nk5yo6e
    @user-ze4nk5yo6e Před 5 lety +4

    الحمد الله على نعمة الإسلام وسنة
    الحمدالله علي مملكة بني الدارود
    الحمد الله علي صحابي الجليل #عقيل بن ابي طالب رضي الله عنه
    نحنا بني الدارود درية عقيل بن أبي طالب رضي الله عنه
    اصلنا وفصلنا العرب ونفتخر

    • @daacidaaciga917
      @daacidaaciga917 Před 5 lety

      من يوافقك على هذه الامنية !؟
      ارى ان هذه الامور لا تفيد ولا تنفع .

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 Před 4 lety

      hhhhhhhhhh
      caqli xumadada ma waxa na ledahy waxn nahy carab.
      carab halke iska shabhdan isheeg
      misa xooga carab ku noqoty😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmedabdilnasir
    @Ahmedabdilnasir Před 2 lety

    Shit Videoga mxaa ujarjarteen todoba dhlaa iska kiin dhashaye wax qashina tihin originalkisana wan wayay

  • @jannah6711
    @jannah6711 Před 5 lety +3

    Nooloow runta ayaad ka hadashay.

  • @ahmednur2906
    @ahmednur2906 Před 5 lety +1

    Odayaasha xiligaas joogay iyo kuwa hada joogaba was tuugo

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 Před 5 lety

    Somalida waxaa ka hadley nabi maxamed naxariis iyo nabd galyo gorkiisa ha ahaato...... islam waxaan qadaney xili hore.... xiligaan qadaney shiico wax la dhahaayo ma jirin.....

  • @ismailaweis2145
    @ismailaweis2145 Před 3 lety

    Soomali hal eey kuheshiinkaraan. Waxawaaye in eey tanaazulka badiyaan.

  • @sahramaxmud3243
    @sahramaxmud3243 Před 6 lety +1

    Gani waxa waad soo aruurisay lakiin 2 kuma raacsani soomali dhulka way watimid iyo qabiiladu dhalashu kuma imaan anagu mel kama imaan samaalena waan udhashay wixiiyimid tariiqdooda wan hanaa dad katagay oo qabiilo kala way jiraan waxaa layiraa way tolobeen wana log yahay

    • @luqmanha7732
      @luqmanha7732 Před 6 lety

      Sahra Maxmud samaale yaa kasii tahay waayahay????

    • @sahramaxmud3243
      @sahramaxmud3243 Před 6 lety

      luqman HA hiil qiil halkaa markay joogto somali waxaa lgu hishiiyay in diinta lagu abtirsado iyaga oo katuulaya nacabka qalada xabishiyeed midna ogow carabta aad shegaso inagaa ka fac wan oo dhalnay ree abti ayaan unahay ee lasco

    • @cat_106
      @cat_106 Před 5 lety

      @@sahramaxmud3243 xagee ku aragtay in lagu heshiiyey in lagu abtirsado diin? Qabiilku mar walba waxa uu ahaa isbahaysi ma aheyn dhalad. Si fiican u dhageyso prof. Daraaasaha uu ku sheegayo.

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 Před měsícem

    waa sidaas.... waa dadkii xeebaha ka yimid ee la keenay, loona keenay in lagula dagaalamo reer cushitic, weeye, waxa waxaas xun ee dhaqan xumada ah ee maanta taagan keenay. sida ku cad markhaatiyada cadcad, afka iyo dhaqanka waa cushitic (oromo, afar, absame/ogaden, xawaadle, mareexaan, abgaal, sacad/habar-gidir waa inta asalka ah)...... waxa xeebaha dega afkii iyo dhaqankii bay qaateen, si ay u burburiyaan dadkii ay u yimaadeen. iyagaana isticmaarka la shaqeynayey

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 Před 6 lety +4

    Gandi laftigisa Bahgeri waa Maxamud Hiraab Hawiye iriir ah lakin Ogaden Ayeey Sheegtan oo Dhaaqaan Ayeey ku yihiin lkn dhaalaasho kuma Ahaan

    • @TheTruther101
      @TheTruther101 Před 6 lety +1

      bahgeri iyo maxamuud hiraab xageey iska galaan adaa sheegato ah ee ninkan waa ogaden ee sidaa ula soco ogaden absame weeye wbt

    • @ayuparpe1580
      @ayuparpe1580 Před 6 lety

      hahaha. hiraabka aab la isku haysta wax jiro miyaa mise wa isbahaysi. wa so dhawayna wixi kuso biraya.

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 Před 6 lety

      Ibrahim Barre kkkkkkkkkkkkk

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 Před 6 lety +1

      Hiraab KU yeh 😂😂😂 abti gacaliye ninkani Waa Nin #Darood ismacilo #absame ah oo #ogaden ah

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 Před 4 lety +1

    Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun adeer waa tix gelinayaa aqoontaada illaa iyo xad laakiin islaanimo ayaa ka horaysa soomaalinimo waxaa taas ku tusaysa waxaa sheqeyn waaysay faraacino romanimo farisnimo qureyshnimo nazinimo maxaa yeelay kuligeed qabiil iyo awoowe nimo ayay xooga saareen hadana qabiiladaas oo dhan wax yar ayaa kasoo haray Islaanimona illaa qiyaamaha ayay taagnaan doontaa. Illaahay xaqa haku tuso. Waan kuu soo duceynaynaa. Adeer.

    • @baabka8094
      @baabka8094 Před 4 lety

      Somalinimo aya kahoreysey islanimada

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 Před 4 lety

    Waxaan halkan uga jawaabaya mohamed afey say astqfurullah ninkan waa aqoonyahan ee iskamasooqoran

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 Před 5 lety

    Saax

  • @abdulkadirmohammed8994

    Kan wa ki Somali kalgeyey wa. Tug dhinac u janjera ha.usku dhameynin tatka Somalida gudaha wa 3. Waqoyga kowalada dexe iyo.konfur waxa tiri.tatka konfur Somali ma.aha wa qaldantahay

  • @ayaanleleyto3340
    @ayaanleleyto3340 Před 5 lety +1

    Ilaahada wax nafle maad sheegine hasii waalin dadka

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 Před 6 lety +2

    Afka carabiga wuxuu dagaal KU hayaa Afka soomaaliga oo ah AF jiritaan dheer keh.

    • @user-qp4ps9dj6v
      @user-qp4ps9dj6v Před 4 lety

      Beenaalee
      Af carbiga afka ka dhig
      Waa afka quraankeee

    • @ridwanali6919
      @ridwanali6919 Před 11 měsíci

      ​@@user-qp4ps9dj6vquranka futada gisj9

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 21 dnem

      ​@@ridwanali6919gaalyahow quraanka wax ha ja sheegin😮😡😡😡😡

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 21 dnem

      ​@@ridwanali6919gaalyahow quraanka wax ha ja sheegin😮😡😡😡😡

  • @ahmedsouleyman3664
    @ahmedsouleyman3664 Před 3 lety

    Miyaad hubtaa ma ogtahay adigoo phd ah inaad saxan tahay?

  • @aseemaseem3752
    @aseemaseem3752 Před 3 lety

    ninkaan itoobiya oo shaqeeya

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 Před 4 lety

    Somali waa 8 ee sogalasheeg dir iyo hawiye 2 mataamo ah waa ilma irir samaale

  • @aseemaseem3752
    @aseemaseem3752 Před 3 lety

    itoobiya bay midnimadino moheem u tahay kkkkkk

  • @agoodman3310
    @agoodman3310 Před 5 lety

    KANI XOOLO CAADI WEEYE,. waxan kaga yaabay ,somalidu jaziirada carabtay ka timi,,hada wax ku leeyahay, SOMALI AF HODAN . BAADH WAX KA DHIGAY HODAN , WA DA'A 100000000000000000000 JIR,.sidee jaziirada careebeed iga imi afkeygii ba ku sheegaya,,, da'daasi

  • @osmansaman7010
    @osmansaman7010 Před 6 lety

    NIN KAAN ASAAGABA U EG HINDUUGA INDIA

    • @muntazcw2874
      @muntazcw2874 Před 6 lety

      osman saman kkkk wlhy anaa is iri dhigiisa somali uma eka

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 Před 6 lety

      Nedel nedel dhalay baadtahay ina gumeede hindu Waa diin ee MA waxad rabtay inaad dadka sheegto 😂😡 hindi dheh naagyohow naagu dhalay

    • @muntazcw2874
      @muntazcw2874 Před 6 lety +1

      Daariq Ahmed war hinduu waxaa diin loga dhigay waa dintii dadka hindiga hindu waxaa la oran jiray wadamo manta magacyo kale wata tan kale maxaad la caytantay haduu dhahay hinuu buu u eg yahay war jahil baa tahaye umada ka fariiso

  • @mahamedafey9144
    @mahamedafey9144 Před 6 lety

    ninkan wuxuu soqorqortey waa been waxba kamajiraan

    • @khadroahmed7873
      @khadroahmed7873 Před 5 lety

      Wax badan uu ogyahay ma rabo inuu sheego

    • @baabka8094
      @baabka8094 Před 4 lety

      Idinku sheega dee markaas ama iska amusa