Xarunta Ifiye
Xarunta Ifiye
  • 27
  • 169 980
Somali Novels and literate History “Sheeko-Faneedda Soomaaliyeed iyio Sooyaalka Suugaanta”
Sheeko-faneeddu waa qeyb ka mid ah ilbaxnimada suugaaneed ee bulshooyinka, iyo qaab ka mid ah qaababka ay iskugu gudbiyaan xasuus-wadareedda, si ay u sameeyaan wacyi wadareed xoojinaya wada noolaashahooda. Sheeko-faneedka Soomaalida waxa ay soo martay marxalado kala duwan oo saamyeeyay qaababkeeda kala duwan ee ay u dhigantahay. Kacaankii Ogtoobar waxa uu door ka qaatay dib-u-habeenta sheeko-faneedka Soomaalida, Suugaanta iyo nolosha fanka ayaa aahaa tirir ka mid ah tiirasha jiritaanka umaddnimada Soomaalida ee xilligii kacaanku hawl badan la galiyay galiyay. Marxaladaha kale ee isbadalka taariikheed ee bulshada la soo darsay ayaa iyaguna saameeyay Sheeko-faneedda. Waxaa muhiim ah hadaba, in la is weydiiyo qaababka ay soo martay suugaanta Soomaalidu guud ahaan iyo sheeko-faneeddu gaar ahaan. Waxa kale oo haboon in hoosta laga xariiqo jiritaanka suugaan Soomaaliyeed oo Af Ingiriis ku qoran, sida sheekooyinka Nuuradiin Faaraxoiyo jiil badan oo dhalinyara ah, qaarkoodna ku dhashay qurbaha, sida Nadiifo Maxamad iyo lodkeedka. Sidoo kale Af Carabigana waxa ku qoran suugaan ballaadhan oo Soomaaliyeed, oo ay sheeko-faneeddu ka tahay qayb wayn, waxana hogaaminaya dhalinyaro wax ku baratay ama ku kortay dalal Carbeed, Sida Maxammad Diiriye, Sahra Mursal iyo kuwo kale oo badan, sidaa darteed waxa kale oo is wayndiin mudan saameenta afafka kala duwan ay ku yeelan karan suugaanta Soomaalida?
zhlédnutí: 735

Video

From oral society to civil society “Bulsho odhaaheed illaa bulsho rayid ah”
zhlédnutí 376Před 5 lety
Waxa caan baxay in bulshada Soomaalida lagu tilmaamo in ay tahay bulsho afka maasha, oo ah mid hadalka iyo sheekooyinka oo qudha isugu gudbisa xogta, sidaasna ay oraahdu ku noqotay mid muhiimad weyn u leh qofka Soomaaliga ah. Halkaas ayaa waxa ka abuurmay suugaanta, gabayada iyo maahmaahyada. Hadaba sidee loo hormarin kara dhaqankaas, loogana dhigi karaa mid qoon ku dhisan, qoraalkana irkaa. Si...
Sidee loo qaabayn karaa Bulsho dagaal ka soo kabaneysa? Xil. Faarax Sh. Cabdulqadir - IFIYE
zhlédnutí 3,9KPřed 6 lety
Madasha waxaa si gaar ah loogu lafa guray sida dib loogu qaabayn karo bulshooyinka xilliyada ay dagaallada ka soo kabanayaan, haday noqon lahayd dhan waxbaasho, dhinac dhaqaale iyo dhinac caafimaad intaba.
Sooyaalka Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya - Dr. Saadiq Eenow - IFIYE
zhlédnutí 19KPřed 6 lety
Madasha waxaa si gaar ah loogu lafa guray sameysankii Itoobiyada casriga ah, loolanka Soomaalida iyo Itoobiya, saameynta uu yeelan karo isbeddelka Itoobiya ka curtay iyo sida ugu habboon oo ay tahay in Soomaalidu u wajahdo.
IFIYE: Abaalmarinta Tartan Sheeko 2018
zhlédnutí 3KPřed 6 lety
Bishii Diseembar 2017-kii ayaa xaruntu qabatay tartanka hal-abuurka qorista iyo sheekooyinka oo ay ka qayb-galeen ardayda jaamacadaha iyo dugsiyada sare. Tartanka waxaa iska diiwaangaliyay 700 oo arday, iyadoo abaalmarintii koowaad la siiyay gabar da'yar ah oo ka timid Hargeysa. Kaalinta 2-aad waxaa ku guuleystay C/raxmaan C/laahi Xasan. Kaalinta saddexaadna waxaa ku guuleystay Saddiiq Axmad Ci...
A Somali song about empowerment and self-reliance - Maamo Dahabo Sh.Maxamuud
zhlédnutí 740Před 6 lety
A Somali song about empowerment and self-reliance - Maamo Dahabo Sh.Maxamuud
'My Favourite Author is Suldaan Nayruus' Asma Abdullahi
zhlédnutí 793Před 6 lety
'My Favourite Author is Suldaan Nayruus' Asma Abdullahi
"Somali writers do not have enough support" - Abdirahman Teesir
zhlédnutí 304Před 6 lety
"Somali writers do not have enough support" - Abdirahman Teesir
"One of the biggest challenge facing young Somalis is the lack of reading "- Idris Adan Hassan
zhlédnutí 113Před 6 lety
"One of the biggest challenge facing young Somalis is the lack of reading "- Idris Adan Hassan
"Storytelling has a lot of benefits for our culture" - Abdullahi Irro
zhlédnutí 150Před 6 lety
"Storytelling has a lot of benefits for our culture" - Abdullahi Irro
'If you don't read you'll never have the capability to read' - Hamdi Hussein Abdullahi Shegow
zhlédnutí 265Před 6 lety
'If you don't read you'll never have the capability to read' - Hamdi Hussein Abdullahi Shegow
Maamo Dahabo Sh.Maxamuud: Somalia needs people that will work for it
zhlédnutí 244Před 6 lety
'Don’t stop working and leading, Somalia needs people that will work for it’ ‘Hawl kama dale wali waa hogadii, Soomaaliya waxay rabta dad uu shaqeeya’ -
Warsame Omar: 'Writing is important to preserving culture'
zhlédnutí 272Před 6 lety
'To write is to continue the existence of a culture’ - 'In wax la qoro waa jiritaanka ee ummad yeelanayso' Warsame Omar
Nada Yuusuf Cumar
zhlédnutí 1,1KPřed 6 lety
Nada Yuusuf Cumar
Maktabada Ifiye oo loo sameeyay kobcinta maanka Ifiye Library to help Somalis
zhlédnutí 158Před 6 lety
Maktabada Ifiye oo loo sameeyay kobcinta maanka Ifiye Library to help Somalis
Darasaadka Cilmi baarista Soomaalida Maxamed Xaaji Ingiriis IFIYE
zhlédnutí 51KPřed 6 lety
Darasaadka Cilmi baarista Soomaalida Maxamed Xaaji Ingiriis IFIYE
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
zhlédnutí 86KPřed 6 lety
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
#MuuqaaladaXaafadaha - Amin Macruf
zhlédnutí 90Před 7 lety
#MuuqaaladaXaafadaha - Amin Macruf
#MuuqaaladaXaafadaha - Fardowso Ali
zhlédnutí 116Před 7 lety
#MuuqaaladaXaafadaha - Fardowso Ali
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi 2
zhlédnutí 128Před 7 lety
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi 2
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi
zhlédnutí 161Před 7 lety
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi
#NeighborhoodPortraits - Dr Saadiq Eenow 2
zhlédnutí 242Před 7 lety
#NeighborhoodPortraits - Dr Saadiq Eenow 2
#MuuqaaladaXaafadaha - Dr Saadiq Eenow
zhlédnutí 509Před 7 lety
#MuuqaaladaXaafadaha - Dr Saadiq Eenow
Leylo Shadoor Shirib
zhlédnutí 460Před 7 lety
Leylo Shadoor Shirib
Warbixin Ifiye
zhlédnutí 726Před 7 lety
Warbixin Ifiye

Komentáře

  • @user-yk4hu7pe7f
    @user-yk4hu7pe7f Před 20 dny

    Prof Mohamed Abdi Gandi wuxu ka tagay dhaxal Allah yaRaxma🥺😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 měsíci

    AHUN Prof Gaandi aqoonyahan indheer garad ah ayuu ahaa runtii Alle haw naxariisto

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi Před 2 měsíci

    Kush waan aqaan oo afsoomaali lagu fasiro waan hayyaa laakiin tik ama tig waa luqadee

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 3 měsíci

    Aqoonyahanniinta Soomaaliyeed intoo lagu shaqaysto ayaa haddana si qarsoodi ah loo khaarajiyaa. Waar hooy Soomaaliyeey cadowgiina ogaada oo barta.

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Před 5 měsíci

    Masha Allah waa run Masha Allah

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 6 měsíci

    isaaqa imnka waxaku jira oo ku badan dad garca magcana loo sameeyeyi nala dhiig maha laakiin magcayaga ayeyi sitaan weliba magca garxjis bayi isku qoraan

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 6 měsíci

    anagu hadaanu nahayi isaaq abtirsi saxa baanu leenahyi wixii meeliyi ka yimaadeen garan waayeyi ayaa somaali ku waashyi waar nadhiga anaga nasabada yada bedeli karimisaan ee ha waalinina

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Před měsícem

      Ilaahey haa nicaafiyo dadkii intaa kumaqneedeen ayey gaalo niga dhex shaqeesatay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 6 měsíci

    soomaalida la sheega waa isaaqa oo qudha waxankale isaaqa ku yidhi somaali baa tihiin waxa layidhaahada qaar bidood iyobaajuun iyo magcyo kale oobadan afka dadkii meel wada degaaba waa isku lahjad

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před 8 měsíci

    Halkee bay kasoo Jeedaan Dadka Gabooyuhu?! Sida ku cad taarikhda, dadkii reer Xaam ( Hamatic people ) Oo Ku abtirsada Xaaam /Ham ( Mid ka mid ah Carruurti Nabi Nuux ) Ayaa muddo ku qiyaasan dhammaadkii ••• The pluvial period '''' waxa ay usoo haajiireen Qaaraddan Madow ee Africa, kaga na yimaadeen dhinacaa iyo Ciraaq ( Mesopotamia ) iyaga oo ka soo galay dhanka Masar/ Egypt. Muddo ka bacdi,is qaabeyn iyo hayaanno joogta ah Waxa dhacay oo ay keentay : in ay dadki ( Reer Xaam) usii qaybsamaan 3 Qaybood ( Branches) oo Waaweyn. 1= kuwa Masar ku hadhay, Sida : Ancient Egyptians ( Masaaridii Hore ) 2= Xaamka reer Waqooyi. Kuwo u Qaxay dhinaca kale ee waqooyiga Africa, Sida : Barber's of Cyrenaica, Tripolitania, Tunisia, and Algeria ; the barbers of Morocco ; the Tuareg and Tibu of the Sahara ; the Fulbe of the Western Sudan, and the extinct Guanche of the Canary Islands. 3= Xaamka reer Bari. Kuwo dhinacan iyo Bariga Africa usoo Qaxay ,, Sida : Beja, the Berberines , the Oromo , the Somali , the Afar , the Danaakil , and most Ethiopians. Dhammaantoodna waxa la isku dhahaa Cushitic people. Hakaas marka aynu marayno , dadkii kushitiga ahaa ee usoo hayaamay Bariga Africa waxa ugu soo horreyay Geeskan Africa , khaasatan ,, dhulkan Soomaalidu degto dadkii``ugaadhsatadii '' qaansoleyda ahaa .. Kuwaas oo ah hormuudkii 4-ta waaxood ee ku soomaalinnimo. 1- Reeraha hadda la hayb -sooco ( ugaadhsatadii ) Iyaga ayaa ka talin jiray dhulkan kuna laha boqortooyin waawayn sida ,, boqortooyooyinkii ''Daami ,,, Yixir ,, Boon...., 2- Waxa iyana xigay oo Ka dabo yimi , Niman xoolo raacato ahaa ( Waranleyda ) oo wata xoolahoodii..kuwaas oo deegaameeyay degayna inta u badan dhulka Soomaalida. 3- Waxa iyana jiray , dad tiro yar oo iyagana Asalkoodu kasoo jeedo Carab oo degay xeebaha waqooyiga , dhulka haatan Soomaalidu degto xiliyo k beegan Islaamka hortii iyo ka bacdi ba. Una badnaa ganacsato iyo diin -fidiyaal ( Scholars ) 4- Qolodan afraad oo ah dad ka Isirren qowmiyadda Bantuuga oo aan Shaqo ku lahayn dadka kushitiga ah ee kasoo qaxay Waqooiyga Africa ahna Beeraley degayna webiyada jubba iyo shabeele jiinkooda. Marka la isku daro guud ahaan 4-tan qolo ayuu Samaysmayaa Magaca Soomaali iyo dadka uu matalaa ba. Waxa hadda ba Isweydiiin leh , Maxaa waqti xaadirkan iyo qarniyo badan horteed ba dadkii asalka u laha dhulkan ka dhigay kuwo lahayb -sooco ama la takooro?! Jabkii u horreeyay waxa u geystay. iimaanshihii uu Islaamku soo gaadhay Geeska africa kana soo galay Waqooyiga dhulka Soomaalida. ( Xeebaha ) Waaqtigaas oo ay dadku haysteen diintoodii Facaweynayd ee ay kala mid ahaayeen dhammaan dadka Geeska Africa degan. Waa weyneynta iyo Cabuditaanka ilaaha '''WAAQ' Sida ay aynu wada ogsoonahay , markasta oo ay diin cusubi timaaddo waxa ka gadooda oo garabka ku dhufta madaxda iyo waxgaradka ay leeyihiin dadka ay soo gashay diintaaasi, iyaga oo ka cabsi qaba in uu maamulka iyo taladu gacantooda ka baxaan , isla markaana ay ku firiyaan diintii ay ka dhaxleen awoowayaashood. Waxa kale oo aynu ka war qabnaa in diin kasta ay ugu hor rumeeyaan dadka taagda-darran iyo Addoonta kuwaas oo ay waxyeelo badani kasoo gaadhi jireen BOQORADDA Awoodda sheegtay iyo dabaqadda ku xeeran maamulkaas , iyaga oo naawiliya in isbeddelkan bulsheed ee cusubi uu xaqooda usoo dhicin doono. Dadkii raacatada waranleyda ahaa ( kuwa hadda sheegta LAANDHERANNIMADA ) oo waqtigaas ahaa dad u guumeysan boqortooyooyinkaa kibray ( kuwa hadda lagu suntay ( LAANGAABNIMDA ) Kuna jeerfalay xuquuqdii dadyowgii xukumaayeen waxa dhex maray dagaallo qadhaadh oo lagu jabiyay boqortooyooyinkaas , Sida tii DAAMI ee ay lahaayeen dadka hadda Tumaalka loo yaqaan iyo kuwo kale u badan Sida besha MUSE DHARIYO ee beelaha gabooy ka tirsan kuwaas oo xundhuur u ah xafada daami loo yaqaano hadda. Dadkaas guuleystay iyo Islaamkii Cusbaa ee ay qaateen ba waxa uu qabjebiyay Sharafkii iyo maamuuskii Boqoradaas kibray iyo dadyowgii hoostageeyay ba , xukunkana ka tuuray maamulkoodii iyo diintoodii WAAQ. Taarikhdu waxa ay ina bartay Casrul Jaahiligii ' Cid waloo xoog lahayd, Sida Reer , Maamul , Boqortooyo..oo jabta ba, denbiyona galay : waxa uu xukunkoodu ahaa in la takooro lana qabjebiyo si aysan mar labaad usoo hawaysan xukun iyo maamul damde. Halka kuwa guuleystana ay tiri jireen wax kasta oo wanaag ah oo ay laaheeyeen falkin jireena been abuuryo fara badan oo dil ku ah dadnimadooda iyo sumcadooda , si loo fogeeyo looga na dhigo wax baas oo aan u qalmin in xitaa lala xaalo ama lala xidhido. Waa midka labaad ee, reer walba oo jabay, Nin walba oo dakano qabiil geystay, mid baxsada ah, boqortooyooyiinkii reeraha kale ee jabay ka bacdi iyaga..cid walba oo daanta iyo duruuftu kaliftay ba waxa ay hoos tageen dalladaa ka takooran dadyowga kale, kuna suntanaadeen in aysan Gob ahayn ee aye yihiin Gun Midgo ah . Taariikhdana waxa qora uun ninkii xoog leh.

  • @sakariyemacalincali2141
    @sakariyemacalincali2141 Před 8 měsíci

    Boqol aqoon yahan oo sida; ninkaan wax ubaadha ayaanu ubaahannahay, waayo; ninkaani waa Faysla-suufka halka daqiiqo wuxuu sheegayaa kun macluumo oo kala duwan.

  • @Safethepeople
    @Safethepeople Před 10 měsíci

    Dhalinyarada Soomaaliyeedoow ogaada waxbarashadu ineeytahay wax qaali ah oo inoo fududeenkaraayo inaan caalamka dadkiisa kaladuwan isku fahano. Balse hadii eeynu Carabiga ninka waxku barta iyo kan English ka waxku barta uusan aqoonin afkiisa hooyo iyo taariiqdiisaba sidee ayeeynu uula jaanqaadi karnaa dadkaas kale? Anaga Soomaalideena waxaa nahay dad aan wax qorin hadana heesto dhaqan iyo luuqad iyo dal iyo waliba dad ka duwan caalamka kale sidaa darteeda waxaan heclaan lahaa ardayga Soomaaliyeed inuu sifiican u ogyahay inuu ka taariiq sareeyo dadka kale carab iyo cajabo usagoonan dadkiiso waxba qorin ee uuyahay Arday dadkiisa iyo dalkiisaba laga maahmaaho laga geraaaro laisku sirbeebo hadalada iyo waliba tilmaamaha qaar aad iyo aad u faro badan tasoo kutuseeso ineenu nahay dadaka caalamka uugu xadaarada sareeyo xaga isfahanka iyo waliba xiriika dadkeena iyo kuwa kaleba yaan hooos la isku dhigin fadlan barta waxaa tihiin iyo taariiqdiina marka hore

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 11 měsíci

    What about said samtar who died few years ago

  • @aragtidahorumarkabulshada8060

    M.a Ifiye Waxay Markasta uheelan ayihiin sidii Dalka Uu horumar ugaari lahaa Dadkuna Ufahmi lahaayeen In aan Dowladeenu Dhisno Oo Garab Istaagno

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 Před rokem

    Ninkaan aqoonyahan sare...post phd in anthropology and geology. ILAAHAY ha u naxariisto wiil absame

  • @Rainingrelaxing1
    @Rainingrelaxing1 Před rokem

    Profsorada somalida oo galada wax soo bartay maxee mulxidiin cml ugu hadlaan

  • @FahJiik-uy3cl
    @FahJiik-uy3cl Před rokem

    معلومات جديدة

  • @abdiasisbashir7039
    @abdiasisbashir7039 Před rokem

    Atheist waligeed somaliya manoqon gaandhiyow cawaan iyo atheistina wa kala laba cawaan wa qof aan aqoon xadaaradeed lahayn lkin diin way yeelan karaan atheist lkin wa dhaqan europian ka ka yimi marka dhulkan waa dhulkii waaq waana dhulkii ugu horeeyay oo ilahay lagu caabudo

  • @abdiasisbashir7039
    @abdiasisbashir7039 Před rokem

    Faraaciintii hore oo hada is garan la yuhuuda markaan ciqaabi jiray waan dhaanay sidan one nation one religion one land and one god we will win somalia so love you my country

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Před rokem

    Afka soomaliga ah waa af aad u da’ weyn waliba dakiisii ilaaliyeen wax nafleh oo awoowayaasheen inoo ilaaliyeen diinta iyo afkaas ayuu ahaa ilahay haka abaal mariyee maanta xabashidi uurka ayay ka ooyaysaa waayo afkoodiii waxa ay ka tageen 3000 oo sano ka hor ama 1000 ciise hortii (cs) afkoodu af aad u facweyn oo soomaaliga iyo afafaka kale ee Kooshin(cushitic) ah la bahwadaag ah buu ahaa waxana la odhan jiray Agaw ama Awi waana xabashidii hore inta aanay carabtii masiixiga ahaa ku soo hayaayin ee aanay ka qaadin boqortooyadoodi ka dib markii diinta islaamka ah ay ku fiday dhamaan jasiirada carabta iyo masar inaga waagaas iskadaa in aynu afkeena doorinee waxaynu soomaali yayanay higaadii carabiga ahayd afkeeniina far carabida ayaynu ku woray walo ay ku koobnayd somalida waqooyi iyo galbeed oo waagas hal ahaa. Soomaliyeey dadkii hore ee ay ka soo farcanay iyo awoowasheenii dhaawaba afkan way soo Ilaaliyeen inaguna waxa la inaga rabaa inaynu barano oo taariikhdiisa la aasay dib boodhka uga jafno

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Gumaysigii ma dhammaanin, maanta ayuu ka khatar badanyahay. Maanta wuxu wataa wajiga iqaathada (samafalka), dimuquraadiyad, xuquuqul insaan IWM. Soomaali ha isku tashato.

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172

    Wax makaala ogoo qabil an iskudhaaqan eheen ayu iskukeenaya maacquul maahaan

  • @roblemahmud8086
    @roblemahmud8086 Před rokem

    Allah ha unaxariisto prof iyo muslimitin

  • @SM-lh8be
    @SM-lh8be Před 2 lety

    Sacab bay ugu mujaamaleeyeen uune Waxba nooma sheegin !

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před 2 lety

    Waa maxay isbadal isbedel waa wax kadhasho mushtamaca oo badala kiihore

  • @maxamedcaliyuusuf6152

    Mashallah prof.ingiriis nin aqoon badan oo cilmigu ka burqanaya

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 2 lety

    Qaab-dhismeedka Qabaa'ilka Somaliyeed. 1. Qoys. 2. Reer ama Heer. 3. Jilib. 4. Laf. 5. Qolo. 6. Tol. Tolna waa tolone. Sidaaas ayuu qabiilku udhisan yahay. Prof Gandi AHN.

  • @maxamedcaliyuusuf6152

    mashallah dr waa mahadsanyahay dadka soomaaliyeed waxay ubaahanyihiin in laga maalgeliyo xaga waxbarashada waayo umad aan aan wax baran faa,iido ma keeneyso.

  • @mohamudishak9994
    @mohamudishak9994 Před 2 lety

    Dadka waa ba daaleen taleefan iska qabsadeen, Walle bare inuu yahay waxaa ku dareeme saameyn kuma lahan hadalkiisa ayuu iska sii wataa

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    you forget beejo. tribe. erteria sudan and egyopt ...tuaareq of saheel and n africa

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    hamites maxa loo tir tirey? xaaami iyo saami .. cush waa secondfry

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    i.m lewis waa yahuud polish ah

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    i m lewneski .. waa yahuud FRM POLAND . laaji. KU AHAAY UK.

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 Před 2 lety

    Hadal hadii uu duxleeyahay waka alleh haynagu anfaco

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 2 lety

    44:10 Timebomb weye arintaas, Sayidka iyo tarikhaha kele dhamantood, Somali mid ay qorto iska daaye ta gaaladu qortay ba laysku haysta.

  • @abdulahihussein3095
    @abdulahihussein3095 Před 2 lety

    Shiikh axmed wacdiyow

  • @abdulkadirmohammed8994

    Kan wa ki Somali kalgeyey wa. Tug dhinac u janjera ha.usku dhameynin tatka Somalida gudaha wa 3. Waqoyga kowalada dexe iyo.konfur waxa tiri.tatka konfur Somali ma.aha wa qaldantahay

  • @raafadabdinasir8228
    @raafadabdinasir8228 Před 2 lety

    Hooyo ilaahey haku iiga xifdiyo

  • @MultiMixandmatch
    @MultiMixandmatch Před 3 lety

    Keep UP 👍

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane Před 3 lety

    Shit Videoga mxaa ujarjarteen todoba dhlaa iska kiin dhashaye wax qashina tihin originalkisana wan wayay

  • @prince4057
    @prince4057 Před 3 lety

    1988 jabhad active ah oo aaan SNM ahayn ma jirin, ssdf way baaaba,day, usc iyo spm na 1989 kii baaa la sameeyey oo snm taa ethiopia u gaysay oo ku dhalisay fikirka ah in la rido dictatorkii berigaaa jiray.

  • @prince4057
    @prince4057 Před 3 lety

    ninkani koonfur uun buu ka hadlay . calanka iyo xorriyada reer somaliland baa geeeyey koonfur ,iyagooo gumeysi ku jira , 1943 na united nations waxaa tagay cigaaal iyo cabdullaahi ciise oo uu kaxaystay iyagooo xorriyad doonaya

  • @ismailaweis2145
    @ismailaweis2145 Před 3 lety

    Soomali hal eey kuheshiinkaraan. Waxawaaye in eey tanaazulka badiyaan.

  • @aseemaseem3752
    @aseemaseem3752 Před 3 lety

    ninkaan itoobiya oo shaqeeya

  • @aseemaseem3752
    @aseemaseem3752 Před 3 lety

    itoobiya bay midnimadino moheem u tahay kkkkkk

  • @moafro6524
    @moafro6524 Před 3 lety

    does anyone know the location of the treaties the elders signed by any chance?

  • @almansuurmuzamil1156
    @almansuurmuzamil1156 Před 3 lety

    Asc sxb magalada muqdiaho xaruntan ifiye xge kuyala mahafsanid

  • @tutorial8612
    @tutorial8612 Před 3 lety

    HUUHAA

  • @tutorial8612
    @tutorial8612 Před 3 lety

    DADKII KU QARAABAN JIREY HAWIYE, DIR IYO DAAROOD IYO RAXANWEYN = SIDA SHIIKHAAL IYO SHUUNKEED, DIR IYO DIIFKEED, MAJEERTEEN IYO MADAXMADOOW....WAXAN HADDII AY MAQLAAN WAA QARACMAYAAN, MARKA WAA INAY CAJALKA JARJARAAN ILEEN WAXAA SOO BAXAYSA BEENTOODII

  • @ahmedosmanafrikaner1966

    Carta 4 Beel iyo Bar/ Badh ayaa ka soo baxay kulahaa. Xaxaasuu dadka la hor yimid. Carta ma'ahan goob Cilmi baariis. Carta waxay aheyd goob qorsho siyaasadeed oo ay wateen harhargii maamulgii Siyad Bare sida Cabdiqaasin Salaad oo wasiir ahaa iyo Cali Galeyr oo asagana wasiir baxsaday ahaa. Afarta beelood iyo barka/ Badhka waxaa soo saaray dano siyaasadeed ee ma'ahan reality and run jirta. Adeyga sheekadiisa Saynis iyo cilmi baaris waa ka fogtahay.

  • @farhiyaahmedgass3645
    @farhiyaahmedgass3645 Před 3 lety

    Wax ugaraanayoo majiiro wa doqoon waxbaa aqoon qabilada