Darasaadka Cilmi baarista Soomaalida Maxamed Xaaji Ingiriis IFIYE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Madal uu Maxamed Xaaji Ingiriis nagula wadaagay darasaadka cilmi baarista Soomaalida oo lagu qabtay Xarunta Ifiye.

Komentáře • 98

  • @Yasin-bq5pn
    @Yasin-bq5pn Před 4 lety +6

    Mohamed Haji Ingiris, a genuine Somali intellectual, indeed.

  • @anwarmaxamed2766
    @anwarmaxamed2766 Před 4 lety +2

    Pro Maxamed igriis...without doubt he's among the existing bacon we have when it's came to Somalian history studies...indeed we are proud on his empowerment of our history..a young energetic Professor...Salute 👏👏

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 Před 4 lety +17

    Masha allah prof.Allaha kuu siyaadiyo aqoontaada 😍💯

    • @alisharif8761
      @alisharif8761 Před 4 lety

      Hhhhh aqoon googale karaadso wey ku jirtaa

    • @ibrahimmohamed-lu2nh
      @ibrahimmohamed-lu2nh Před 3 lety

      @@alisharif8761 adi ka raadso no soo sheeg walaalkaa lama xaqiro nacas

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 Před 4 lety +8

    Prof Mohamed haji ingriis waa nin aqoonyahan ah.
    Hormar wacan

    • @alisharif8761
      @alisharif8761 Před 4 lety

      Aqligiisa xagoo kaa aaday wax walba google karaadso

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 Před 4 lety

      @@alisharif8761 kkkkkk Google sida wax logaradsado mataqan hadadan waxbaran googel maxad kabaran kartaa

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +1

    You r always tilling a history of somalia wbich is a true history of somalia
    Great professor of somali young generation should implement his knowledge

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf6152 Před 2 lety

    Mashallah prof.ingiriis nin aqoon badan oo cilmigu ka burqanaya

  • @faham6920
    @faham6920 Před 4 lety +3

    MashaAllaaah ninkaan xifdis waa ragga somaliya u baahan tahay

  • @Rainingrelaxing1
    @Rainingrelaxing1 Před rokem

    Profsorada somalida oo galada wax soo bartay maxee mulxidiin cml ugu hadlaan

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    i m lewneski .. waa yahuud FRM POLAND . laaji. KU AHAAY UK.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 3 lety +2

    Mohamed, I've visited both Isaq and Darod burial places. It is been established in the last 150 years

  • @dhaqaneroble4395
    @dhaqaneroble4395 Před 6 lety +2

    inanka dadiisu yartahay han Soomaalinimo ku jiro si uu u gaadho hanka una noqdo qof caqliyan iyo cilmiyan xor ah waa in uu dhageystaa doodaha Dr mohamed x ingriisi, waxaan ka aaminsanahay inuu yahay shaqsi cilmigu sameyay ka xor ah wixii nalaharay wayahan dambe, in wax badan laga kororsadane mudan.

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 Před 4 lety +1

    Ninkan dhalinyarada ah waa aqoonyahan cilmigu waa waxa dalka dhisi kara horay usoco

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 3 lety

    Maxamed Cabdille wuxu ahaa maxamed Siyaad Barre oo kale. Qabiili keli-talis ah

  • @dhaqaneroble4395
    @dhaqaneroble4395 Před 6 lety +5

    Dr waxaan ka aaminsanahay shaqsiyaadka asiga iyo shaqsiyaadka la midka ah waa dad mudan in wax badan laga dhageyso, aad baan ugu faraxsanahay in aad Soomaali ka dhalatay.

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 Před 4 lety +2

    Pro : I.M LEWIS waanu aaminsanahay hadaanu nahay beelaha reer sheekh isaxaaq waayo wuxu noo qoray taariikh aan ku faano oo dhab ah oo aduunku ictiraafsanyahay. Masha allah nin waloo reer sheekh isaxaaq sanka kor ha u taago waayo waala ina cabay

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 Před 4 lety

      Hhhhhhh guled xagee laga helayaa sxb laandhere

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 Před 4 lety

      @@xaliimo5422 hargeysa wll halkasan joogaa

  • @dhaqaneroble4395
    @dhaqaneroble4395 Před 6 lety +3

    Dr Mohamed waxaan ka aaminsanahay in uu mudan yahay in wax badan laga dhageysto, asiga iyo inta la midka ah ee cilmigu si dhab ah u saameyay.
    waan ku faraxsanahay in aay Soomaalida ku jiraan shiqsiyaad asiga camal ah xiligan adag.

  • @mahamudabdilahi8182
    @mahamudabdilahi8182 Před 4 lety +1

    Prof mahamed haji ingirisi waxbadanbaad ifisay runtii aqoontu waa qaali xariif fb kuwareeray baa iska soo jaraya waa waalanyahay go to school ayaan leenahay kuwa runtu dhibto

  • @alinor4000
    @alinor4000 Před 4 lety +3

    Abti aqri kitaabka فتوح الحبشة iyo kitaabka al maqriisi uu qoray oo soomaalida kafaalooda

    • @tutorial8612
      @tutorial8612 Před 3 lety

      CARAB TAARIIKHDEEDA WAA MID SHALAY AH..........

    • @Abdirahman_Shire
      @Abdirahman_Shire Před rokem

      Wll xagee ka helaa buugaas futuuxul xabash ado mahadsan pdf malagu helaa

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 11 měsíci

    What about said samtar who died few years ago

  • @sakariyemacalincali2141
    @sakariyemacalincali2141 Před 8 měsíci

    Boqol aqoon yahan oo sida; ninkaan wax ubaadha ayaanu ubaahannahay, waayo; ninkaani waa Faysla-suufka halka daqiiqo wuxuu sheegayaa kun macluumo oo kala duwan.

  • @TheSignature82
    @TheSignature82 Před 3 lety

    Hawiiye turub baraye

  • @بكاه.الزمان
    @بكاه.الزمان Před 4 lety +3

    Si fiican baad wax u waddaa. Dadka soomaalida ah dhibaato ayaa haysata, kii wax keena way mucaaradaan iyagna wax cilmi ah masoo bandhigaan. Kolley isku qabiil ma nihin oo waxaan filayaa inaad reer koonfureed tahay laakiin aragtidaada wax kamida kuguma raacsani.
    Se marwalba waxa aad qabatey baa ka badan waxa lagugu dhaliili karo.

  • @mahadwanaag6116
    @mahadwanaag6116 Před 4 lety +1

    Professorka waa fiicanyahay wuxuu ka hadlayaa. Laakiin markuu ka hadlayo reeraha Soomaaliland ee uu leeyahay Siyaad Baraa hubeeyey oo kuwa kale ayay xasuuqeen, ma wuxuu u khayr maydhayaa kuwii Mangiste soo hubeeyey ee Soomaali dhigay meeshay maanta taalo. Waxaan leeyahay dhinac u xaglintu ma haboona. Don’t be biased.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    you forget beejo. tribe. erteria sudan and egyopt ...tuaareq of saheel and n africa

  • @sahramaxmud3243
    @sahramaxmud3243 Před 6 lety +1

    Adiga xataa hadaba kicin galada ee tariiqta somalida ayaay dhax taalaa waliba miyiga

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 Před 4 lety

    Somalia waxay ubahantahy ninkaan oo badan

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 Před 4 lety +2

    Ninkani waa inuu madax weyne noqdqq

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před 4 lety

    Professor gandi is best anthropologist.,talk to him

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 3 lety

    How about Greece like Pliny.
    Will DNA help finding our ethnicity?

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 2 lety

    44:10 Timebomb weye arintaas, Sayidka iyo tarikhaha kele dhamantood, Somali mid ay qorto iska daaye ta gaaladu qortay ba laysku haysta.

  • @37efklfiri4ir8
    @37efklfiri4ir8 Před 4 lety

    Walaalkaan wax dhahaaya hadii umada wax u qawaneeshid ku hadal af soomaaliya kaliya, ado mahadsanid.

  • @abdulahihussein3095
    @abdulahihussein3095 Před 2 lety

    Shiikh axmed wacdiyow

  • @najmacabdi5943
    @najmacabdi5943 Před 4 lety

    Go ahead

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Před 4 lety +1

    Somalay qofka mutacalinka ha lagu daydo si wax looga faaiidaysto
    Imika ninkaasi haduu dagaal ooge ahaan lahaa waad ku faani lahaydeen. Aqoontu waa iftiin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 4 lety

      ku faaani maayaan nin qabiill baay u arkaan lakiin ninka dagaal sameeya qabii; kaliya uma arkaan waxey u arkaan geesi geesi dhaley qaar badan aban arkey oo cayaa yarkan maansha alalaah tariiikh uuun buu sheegaa dhacdey waxba kuma daro waxban kama dhimo

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety

    Somali origins rootes came from islamic back groun

  • @slmndow
    @slmndow Před 4 lety

    Dr.Mohamed Haji Ingriis waa ku mahadsanyahay seminarkaan ardada uu siinaayo...
    Mohamed Adi Mohamed(Gaandi), prof.Somali geologist and anthropologist ah, aan u maleeynayaa qof uu ka gaabsaday in magaciisa uu public ka sheego....prof Gaandhi, aad iyo aad uu aqoon fiican
    u leeyahay, waana lagu ixtiraamaa caalamka...lkn, hadda waa siyaasi, xumaan iyo fiicnaanna in laga sheego waa jiri kartaa...
    Haduu qof siyaasad u leexdo, eedeeda u diyaar garoow, sidaas ayaan u arkaa prof Gaandi lkn, wadankiisa uu u shaqeeynayaa hadda saan ku maqlay....raali, qoraalkeeyga dheer....

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    i.m lewis waa yahuud polish ah

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Před 3 lety

    Ninkan aqoon baan ku dhan walhi baadhis badan goor dhameystey garan wayey

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety

    Something is better than nathing
    If you r academic researcher of the nation of somalia needs action not words

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 4 lety

    Warday waa Dir

  • @Glydh
    @Glydh Před 4 lety

    Waa habaw wiilkaan waxanse u sheegayaa in uusan degdeg badan fadlan ha ku ciyaarin kuwa yaryar ee hareeraha kaa dugsanaya adeer intaa ayaan ku siinayaa talo w towfiq

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety +2

    DAGAL BAARIS AYA LA YIRAA ARINTA AAD KA HADLEYSIIN.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety

    hamites maxa loo tir tirey? xaaami iyo saami .. cush waa secondfry

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 4 lety +1

    Sayidka waxaa wax u qori jirey Cabdalla Shixiire oo Isaaq ahaa isaguse waxba ma qoreyn, waa tii uu lahaa " Arki meysid Ina Shixiriyow Inamadaadii "

  • @mohamudishak9994
    @mohamudishak9994 Před 2 lety

    Dadka waa ba daaleen taleefan iska qabsadeen,
    Walle bare inuu yahay waxaa ku dareeme saameyn kuma lahan hadalkiisa ayuu iska sii wataa

  • @tutorial8612
    @tutorial8612 Před 3 lety

    HUUHAA

  • @fatxiyamohammed7102
    @fatxiyamohammed7102 Před 4 lety +1

    Kan Hargeisa ayaa lagu soo makhnuudey, noociisana waan ayaan

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Před 4 lety

      naa xishood wax run ayuu kahdlay
      oo cilmi ah ayuu

    • @AARLIBAAX100
      @AARLIBAAX100 Před 4 lety

      Gabar muslimad ah oo sharaf leh sidaa iyo si lamid ah Uma hadashoe maxaa kaa qaldan?

    • @museali8972
      @museali8972 Před 4 lety

      XISHIODKA HAGA TAGIN ILAAHEYNA KA XISHIOD

    • @adama2988
      @adama2988 Před 3 lety

      Habartaan cajuusada ah wey xishood beeshay.. naa dhar xiro waad is qaawisaye..

  • @abdirahmanmusse66
    @abdirahmanmusse66 Před 3 lety

    Warkan aqoonyahan mahan faanka bdn

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 4 lety +1

    Anigu waxaan idinku darsan lahaa soomaalida sawiskiina eega

  • @barrebinmeheri242
    @barrebinmeheri242 Před 4 lety

    WAXba kaamannan fahmin sxb

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před 4 lety +1

    Aqoontu qofka daacadda ah ayay wax u tartaa.

  • @Glydh
    @Glydh Před 4 lety +1

    Afkaaga yuuna cadaab ku geeyn is akhiriso huuhaa you grow up mooryaan Rules take breaks buufiska aad shubeyso waa wax aan sal iyo raad toona lahayn w towfiq

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 Před 4 lety

      1960 sigaarka qofka cabo gaal beey ku leeyihiin

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 Před 4 lety +1

      Take a chill pill and stop hating.

  • @ibrahimabukar6425
    @ibrahimabukar6425 Před 4 lety

    Snm ayada dadka leysey

  • @seekguidanceb4its2late85
    @seekguidanceb4its2late85 Před 4 lety +1

    Gabdheheenna soomaaliyeed armaxeey dad dhaleen!! Madoowgi iyo cadaanki eey garacnimo kudhaleen beey wexeey kuleeyihiin waa soomaali!! War naladhaafa garacyadiinna.

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 Před 4 lety

    Ninkan Caafimaadkiisa hala soo hubiyo waa iga dardaaran intaadan dhageysan marka hore waad ku qanci laakiin gadaalbadka agaran waxuu yahay

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 Před 4 lety +2

      Xiita Nebi muxamed waaxa lagu tilmamey inu yahay sixiirow ama inuba walayahay. Fadhiso oo cilmiga iska dheygeyso

    • @maxamadibraahim5550
      @maxamadibraahim5550 Před 4 lety

      maxuu yahay? Jwb iga sii

  • @abdihaaji1285
    @abdihaaji1285 Před 4 lety +1

    Adiga ba 2 eray kadib ku hadlayo English kadib Somali xagee wax ka ogaaty

  • @alisharif8761
    @alisharif8761 Před 4 lety +1

    War dadow kan ck iyo waxii kale wax madhaamo waa sheydaan tuuk ah
    Bil aad ku baran kartaa waxuu sheegayo

  • @mahamedcabdirisaq8535
    @mahamedcabdirisaq8535 Před 4 lety

    Aqoon buu leeyahay ma oran karo kan waayo qofka aqoonta leh hadlkiisa wuu qiyaasan yahay wuuna xadidanyahay

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 Před 4 lety +1

      Mahamed Cabdirisaq
      Bal adi wax soo diyaari, ha lagu maqlee kkk

  • @zakariaaden6836
    @zakariaaden6836 Před 4 lety

    1957-1955 = 2 years waye intee 3 sanno ku noqden maybe haduu bilaha ku dari lahaa macqul ahan laheed 0:43 videoga lol

    • @yaxyeabdullahi7804
      @yaxyeabdullahi7804 Před 4 lety

      55 sanadkaas kj dar

    • @zakariaaden6836
      @zakariaaden6836 Před 4 lety

      yaxye Abdullahi sxb 7-5=2 Lkn haduu bilaha sheegi lahaa macqul Isku geynta in ay 3 sanno noqon laheed Lkn Somali aa nahay dood iska jecelnahay

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 Před 4 lety +2

    Cilmi waxba kamataqaanid duqo oo suud losogaliyay