MILICSIGA SOOYAALKA: XUKUNKII SIYAAD BARE&JABHADII SNM, DAGAALKA LAASCAANOOD&MIDNIMADA SOOMAALIDA.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 06. 2024
  • MILICSIGA SOOYAALKA: DOWLADII SIYAAD BARE&JABHADII SNM, DAGAALKA LAASCAANOOD&MIDNIMADA SOOMAALIYA.
    FG: WAREYSIGAN IYO XOGTA KU JIRTABA KAMA TURJUMAAYO AbdijaliilShow wuxuuna gaar u tahay La wareystaha iyo Ustaadka Daadahinaaya Barnaamijka.

Komentáře • 81

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Před 24 dny +5

    Hubka badan ee SNM gacanta ku dhigtey sow kii woqooyi lagu burburinayey maaha ma naxariisba meesha loogeyey

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 22 dny

      May hubkaasi waa Kii xabashida lagaga difaacayey .
      Caasha waal , waa diyaaradii maalin kasta Hargaysa weerari jirtay iyo boorame .
      Ma ahayn hub iyo diyaarad Somali lahayd.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 24 dny +8

    LAASCANOOD HUBKII CIIDANKA QARANKA HUBKII UU HAYTEY XOOG UMA ISTICMAALIN DIFAAC BUU KA AHAA GOOJE CADE IYO MARAAGA

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Před 24 dny +1

      Magaaladii feb to agaust nadafic da lala dhacayey ee dadkii degana magalda wax la dilo& wax qaxey laga dhigey oo meydka walac leyey oo warabuhu jaban malin ba qeylinayey dabaded markii dambana dhaawaca & dhimashada cidamada uu waraabsho dhaawac tiriyey miyaa tiri snm difac ku jirtey oo wixi madfac aha ma prank bey ahayen, tan kale ma kula tahay in 600 oo ciidankii snm ee la qabqabtey & hubkodiba, waxba ma dhicin miya xalkagu
      Wa la xisabtami gor ay noqotaba horena somali u tiri" qofka cadgosta caloshisu ku tusey "marka wixi ad damac saneyden ba noqon weydey ee labo idinka u door leh dabka dhigga oo degamkina u tashta oo jabuti ku darsada ama xabashi ku darsada ama adinku isku u istaga, haddii ay idinku jirto kana han jabi weydan xudud ingiris & talyani sameysten aad doneyso adigoo qabiil ah in aad soo celisan waa akhiro saban waxayna tagi xaqiiqda wixi dhacana iidoor ba u sabab ah.

    • @maan732
      @maan732 Před 22 dny +1

      Waxaaa fiiicn in qofka uuu ku hadlo wax run ah
      Somalind iyo Ssc.khaatumo dagaal baa dhex maray wuxu socday 8 biloood waaa cadaaan Somalind waxba ma reeban.waaana laga adkaaday wax kale oo yaala.malahan

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 22 dny +1

      Hadii Muse CID u naxaayo ciyaalkii mudaharaadayey xabad dabada uma qabteen.
      Maydkana ma qaadan kartaan mu yadhaaheen
      Waa tii UU dadka Ku leynayey aan hubaysneyn .masajidka.

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Před 23 dny +3

    SSC iyo khatumada aad Shegaysid xagay Midnimada Ka Keenaysa Raga waawayni waxa ay isugu shekaynayan eega Dad Alow kkkkkkk

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 Před 24 dny +1

    Waa geesi soomaaliyeed wadani dhaba guulayso walaal mahadsanid runta sheega oo aan gaban

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df Před 24 dny +3

    Haddaad waddaan qabyaalad aad ku kala qaybqaybinaysaan Somaliland ilaahay ha idinka abaal mariyo

  • @MurtidhamanteedMurtidhamanteed

    Machaallah

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 Před 24 dny +4

    makuwii malaayiinka qof xasuuqay ee duunyadoodiina burburiyaya dhamaanteed ayaa wali hadlaya aar somalidanaa.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 24 dny +2

    Somaliya Allaha xafiido Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 24 dny +2

    M.A.ADER AND WERIYE CULUS 👍

  • @user-cs3vq7yo9s
    @user-cs3vq7yo9s Před 24 dny +2

    Qabyaalad ku dhimo idamka alle

  • @amalhope42
    @amalhope42 Před 23 dny +1

    Sax waa lagu sax xanaah allah a cadaabo siyaad barre

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df Před 24 dny +4

    Khaatumo iyo ssc oo cabaadaysa weeye odaygani

    • @maan732
      @maan732 Před 22 dny

      Cabaad maahaa taariikh buu,kahadlayaa

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 24 dny +3

    Kan lawaraysanayaa waa gacmihii uu siyaad bare kugumaaday dalka iyo dadka waa in la dacweeyaa intuu qoomamaynlahaa wuxu umada ugaystay ayuu waliba hadlayaa saxaafadiina waxay ku xumaatay xaar walba waxbay waydiinaysaa

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 24 dny +2

    Yaa lagala tashadaa go .itaanka . snm ayaa goyn karta iskuna dari karta somaliya.

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad Před 22 dny +1

    Waa hadhaagii ka sii nolAa jabkiii daroood

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před 24 dny +1

    Fawada kaxu oo Adduunyada ka dhacday ma maqal mid xun ta Dalkii SOOMAALIYEED ku dhacday.

  • @mohamudali2438
    @mohamudali2438 Před 23 dny

    Aqoon yahan Cismaan X.Cumar.Warkiisu waa saxiix! Dadka daciifka ah ee comment ka aan micnaha lahayn soo qoraya ,horta soo barta Cismaan ninka uu yahay iyo taariikhdiisa!

  • @khadardahir.112
    @khadardahir.112 Před 19 dny

    SNM
    SOMALI notional MOVEMENT bay o jabhadbay ahayd kuwa somaliyeed la mida
    Hadan wa somaliland wa dhulkii somaliyed micaheedu
    DHULKA SOMALIBA LEH WAX LALA GO'I KARANA MA JIRO 👍

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 24 dny +3

    Kelmad keliya uun buu ku soo celcelinayaa?
    war ka gudub.
    war dhulbante waxay xissabyihiin waqooyi marwalba.

    • @maan732
      @maan732 Před 22 dny

      Reer waqooyiga Soomaaliya ayaaan nahay but we are not Somalind

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 24 dny +2

    Laba nin oo ilmaadeer ah oo is waraysanaya ayaa waxaa waraysi ka dhigaya.

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 20 dny

      Kkkk
      OO imisaad ISU jiibinayseen huuhaa ?
      Xamil xaqa ninyaw.

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 Před 23 dny +1

    Somalia iyo somaliland ayaa midoobay waxayna ku midoobeen magaca jamuuriyada somalida
    Hadaba haday sidaa tahay oo somalia ka noqotay magacii lagu midoobay aniga maxa i diidaya inan somalilandtaydi ku noqdo
    Cuqdada dadkan ka muuqata waa la arka laakin ilmaha yar ee somalilanderka ah lama doodi karaan
    Somaliland dulmiba laga galay wayna guulaysatay
    Ragani taarikh beena ayay ka sheekaynayaan waana beenalayaal cuqdad dishay
    Laascanood wixi hargeisa laga sameeyay 1988 lagama samayn ee ragg cuqdad haysa ka faa'idstay
    Isaaq si gobinimo ah ayay ula dhaqmeen dhulbahante laakin daarood ayaa dabada ka riixaya kaaso raba inay dawlada somaliland ridan sidii SNM dawladi afwayne u riday
    Insha alla somaliland way guulaysanaysaa waayo xaqbay ku taagan tahay

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 22 dny

      War ninyaw ma Isaaq baad SLand u taqanaa? Ilayn lix qabiil baa degee ?
      Dadkiinaa dhinac ka raaca ninyaw .
      Khiyaaliga intaad iska daysaan . Wa talada ugu wanaagsan.

  • @Ridwaniz
    @Ridwaniz Před 22 dny +1

    Somaliya dawlad ma laha! Hadii lawada noolaan waayay, hala kala noolaado si nabadi kujirto. Khalaas😮

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Před 21 dnem

      Lama sameyn karo , qabiilada lafaha hoose ba is dagalaya

  • @abdirahmandualeh2778
    @abdirahmandualeh2778 Před 24 dny

    Adeer Osman badowi halyey qaran ❤❤❤❤❤

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl Před 24 dny +5

    Qabyaalad iyo qashin weeye Kani mana istaahilo in la waraysto waxaasoo kale

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před 23 dny +1

    OOYAAYE
    IIDDOOR BAA FAQASHTII LIQAY 🤣🤣🤣🤣

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    ADEER SNM AFWEYNE SIDAY U BAACSANAYEEN AYUU NIGERIA FIRXADKII KU GALAY DABEETO SUULIBUU KU DHEX BAKHTIYAY 😂😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 24 dny +6

    SIYAAD BARRE MA AHEYN MADAXWEYNE SOMALIDOORTEY NIN RUUSHKA XUKUNKA SAAREY OO BASAAS U AHAA DAWALADO SHISHEEYE CABDIRASHIIDNA DILKIIS HUBAAL CIIDAMADA FULEYEY SI EADDANKA U BOOBAAN

    • @hawamohamed5502
      @hawamohamed5502 Před 24 dny

      Beenta yaa akhrisan, adeer siyaad barre wuxuu ahaa geesi ceyriyey ruushka ad sheegi iyo mareykanba.wbt

    • @husseinmalinahmed9202
      @husseinmalinahmed9202 Před 24 dny

      Allah yarxam SIYAD SOMALI ISAGA KAMA DAMBAYN..WATA WAY ISCUNTAY

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 22 dny

      Somalida ninba intii isaga u shaqaysa ee Siyaasad ah buu raba inuu kaa dhaadhiciyo.
      Ma caddaalad bay ahayd intii siyaad bare ka horaysay ? Waa tii hor iyo dib u socon wayday qabyaalad awgeede ? OO liido khamrigii talyaanigu ka tagay copy Ku sameeye.
      Intii isticmaarka u shaqaynaysay baa ISU dhii dhiibaysay xumunkee ?
      OO heshiin waydee .

    • @abdicaweli9214
      @abdicaweli9214 Před 16 dny

      Siyad somali isaga kama dambayn😂😂😂😂😂 hal xaraani nirgi xalal ma dhasho dawlada somaliyed bu afgambi kuu qabsadye eey dhashi buu ah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 24 dny +1

    REER WAQOOYIGA SHAMANTOOD JOOGEY BURCO

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Před 24 dny

    Waa runtiis xamar dadka jooga midnimo dhulkeed iyo ummadeed midna ma rabaan waddeedna ma hayaan...

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 24 dny

    Wuxuu lahaa aragtidhee inkaartiisii ayaa inahaysa from awdal

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 24 dny

    Mingiste wadankiisa kumuu dagaalamin hal baastoolad ayuu wadanka ka qaatay markii dambena wuu soo celiyay
    Siyaad bareba wuu ku dagaalamay oo wadankii wuu burburiyay waxbana kamuu tagin. Mingiste muwaadin ayuu ahaa wadankiisa u tudhaaya.

  • @abdiraahidmohamed417
    @abdiraahidmohamed417 Před 23 dny +1

    Sheko faaqash.dhulbahante wa dad xaanunsanye

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 Před 22 dny

    Waxi dhacay somaliland ee dawladi afwayen ka geestye moxo u waendiwayey

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 24 dny +4

    Odeygan dhiig badan oo somaliland ah maxaa ku maqan alleh ayaa ka xisaabin

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb Před 22 dny

      @fahdiabilahi 7692 Haye kuwiinu waa lalama xisaabtamaan dhiiga reer Laascaanood ood daadiseen , mida kale yaa dhiigiina qubey idinkaa duulaan ahaydeene daalimiineey iska hadloow Ina igare qubxiga Nagaland tag. Xayawaankaa ku caqli dhaama walee idinkoo umad kusoo duuley baad u haysataa in dhiig lagaa daadiyey gardaroole GAR isla leh baan arkaa .

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad Před 22 dny

    Waa ragii somaali halkaa dhigay ee darood waa ragiii na xasuuqay

  • @Turjumaanka
    @Turjumaanka Před 24 dny

    Badalkii siyaad bare uu carari lahaa inuu iskugu yeero ayay ahayd mazuuliyiinta dalka
    Badalkii ay jabhadii Ssdf iyo USC ki taagnaan lahaayeen dhaga adeegooda waxay ahayd inay usoo jeediyaan hishiis
    Balse siyaadbare na nooma nixin
    Jabhaduhuna nooma nixin
    Kurtigood danaysTayaal bay noqdeen

  • @AN.somali
    @AN.somali Před 24 dny +2

    Walal barnamijyada nocan ahi aad ayan
    Ujeclahay
    Waxana dhihi karna dhalinyarta muhimad gar ah ayuu uleeyahay
    KHAYR ALLAH KUSIYO
    MAHADSANID

  • @museadam9815
    @museadam9815 Před 24 dny

    Hadduu xukunka kadegi lahaa dowlad heshiis lagu yahay majirteen. Jabhadihii jiray isku hadaf may ahayn. Mid kastaa qorshe u gaara ayay lahayd. Sidaas ayuu qarankii ku bur-buray.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 24 dny

    Macaasimadiisiibaa lagasaaray mise Rajiimbuu ahaa si qaldan ugu habsaday dalka iyo dalka shuruuc wixiijina tuuray buu ahaa wuxu ahaana waxa tusaale inoogufilan raadka xun ee uukatagay waxa uu ahaa wax lagu soo dhaxtuuray dadka iyo dalka

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad Před 22 dny

    Bal cimriga uu naxkiga la jiifo eega

  • @Hamzaleeb
    @Hamzaleeb Před 17 dny

    Somali waa dad walaan wixii halaag dhacay waxba kamay baran

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před 24 dny

    Markaad mucaarid tahay waxaala rabaa in danta dalkaaga iyo dadkaagu kaaga horeeyo waxwalba ninkaad ku tahay mucaarsdkana wax aad uga fiicantahay soo bandhigtaa laakiin jabhadiihii waxay ahaayeen dad shisheeye ku shaqeysanayey si ay ugu gaarasn burburinta soomaaliya snm na qorshahaas ayey wadatsy kala gooynta ah balaan loo dejiyey beyna ahayd soomasliysns waa taas u dhutineysa ilaa iyo maanta maslinta qiyaamsna madaxooda allaha ka shubo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Před 21 dnem

    Oday wayn ayaam moodi jiray, laakiin qabyaaladdii Daaroodism ka ayaa ku soo baxday. Fiqi tolkii kama janno tago!

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 24 dny

    Maxaad ku falaysaan dawlada somaliya waydinkii lahaa waanu jabinay ciidanka qaranka..wallee hal magaalo ayaan maamul gobaleed noqon. Laascaanood ayaad maamul goboleed ku doonaysaan sideed tihiin.

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 Před 23 dny

    😂😂😂Bakasyar ama rumyso am harumysn Markii horenyaga midnimad Samyey Wixiilagu dhigyna walaogaa hadaniyga dawlad dhisty waanu kalgoynay Xuduidki idhigay aduunku ayey kutsganyin hawalana Sol danaag iyo Cayn bootame intuba WaSomaliland dag daglanta wsxaakeeny in D_land yihin hafana xudidki Waa lagadhy. Dawlad Somalia layidhaa majiro rr riyada joniy .

  • @abdinurmohamud9107
    @abdinurmohamud9107 Před 23 dny

    Clever Idoor !

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 24 dny

    Maalinka soomaali isku raacdo in siyaad bare halyay ahaa taalana aan udhisno ayaan dawladnoqon doonaa

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 Před 24 dny +1

      Sidee laysugu racing karaa nin aan cidi dooran oo xoog wadanka ku haysta.

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 Před 22 dny

    Jabhadii hawiye wixii darood la odhon jiray aakhiro ayay u dirtay isaaqna waxay yidhaahdeen inagaa la ina dulmay CID ma dulmimqyno jabhaduna cidna yayna weerarin markaa cajuuskani beenaalaha ah kulahaa darood ayay ka boqoyeen walaahi harti abaal ma le taa ogaada

  • @user-pl6lf4tx2l
    @user-pl6lf4tx2l Před 15 dny

    Still neef 😂 ina siyaad waa la cadabayaaye orod wax u qabo

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 Před 22 dny

    Beenbad iskugu shekaynaysane waxaa Ka horaysay xamarba dowlad dhisatay codna iyadon Kala tashan kadib Somaliland markasaa lagu dhawaaqay lasonoqoshada xaqiiqada yanlaga tagin

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Před 23 dny +1

    Darood is waraysanaya Riyad ku jirtan,
    "Fikirka Somali Wayn" Waxa Laha isaaq, iyagana Kala jaray, iyagunbana Jangoyn karta Midowga Somali Ma Cidba Diidan.
    Cida ugu Somali Jecelna waa isaaq Erayada Somali adeegsato Sida:
    "somaliyeey toosa"
    "Maandeeqyo"
    Waxay ka Yimaden Degano isaaq.
    Mantana Waxa Loo Adeegsanaya
    "Somali diid" kkk Wllhi Waan Yaaba
    Nin Meeli u Caday Beeli Ka Madow, Tolow Ma dowlad somaliyeed Ayaa Jirta?
    Dadka aad waxa ugu Shekaysan Doqon Sana, Way Jirtay Lkn Tan ilaa 1960kii Dowladi Lagu Magaci Jiray "Dowlada somaliyeed" Laba Reer ba isku Magacabay Yaay ku leyhn Tolow waa dowlad somaliyeed ma Darood mise Hawiye kk Hawiye kolay Dantooda way Yaqanan Ee Daroodow is Adkeeya
    SNM Raga Ku Jiray Dhaman waa Ragi Somali Jacaylku u Geeyay Somalia Ee dowladoodi uga Tana sulay,
    Cid Kasto Ay Somalia is Challenge gareeyan anagu best Friends ayaan ka Dhiganayna
    Wllhi Fikirka Midowga waan aminsana Niyadana waan ka Jecla Lkn Nin Dhiig SNM ku Jiran Ahay
    Awoowgay Sarakishi 1977ki Ethiopia Casharka Baru ku jiray lkn 1987ki ayay Dhabarka ka Toogteen kuwii u soo Tababaray Magalada sheekh isaga Oo jooga.

    • @donpatron7216
      @donpatron7216 Před 22 dny

      War waa wareersantahay ninku waa isaaq

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 22 dny

      Anagu SNM ma naqaano , kood buur & lixle , a dhagax m ali DHULBAHANTE may ahayn
      Isaaqnimadaada aamin .

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před 22 dny

      @@ismailyusuf415 Lkn Ragi Fikirka soo Somali wayn laha ayay Ahayen Ragi Kala Kexeeyayna Ilhy waa ka Dhigay
      I don't care Waqooyi waxa Majority ku ah Waa isaaq iyo samaroon iyagana Go'aan Ka Gadhaya Faqash iyo Qadadwayn isaaq Ka Ceshi Mayan Haday Somalida Kale ka Ceshan killers

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 22 dny

      Khiyaaliga 34 ayaad Ku jirtaa . Haddaad caynaba la. Soo dhaafto si fiican ayaad u miyirsanaysaa!!
      Jabhad dooxato ah OO killers ah marna iyagaa is dilay marna deriska ha Ku duulaan .shaqo kale ma yaqaanan.
      SNM waa killers.
      1991 dagaalkii c/tuur
      1994 dagaalkii habraha
      2007 duulaan Kii Laas caanood
      2009 dagaalkii kalshaale
      2023 Laas caanood.
      Dhiigyo cabin illaahay ka furtay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před 22 dny

      @@ismailyusuf415 oo Tayada waad Haysaye Tinana Every Day Waanu Maqalna Somalida Hore u "Maan Rag waa Mudacyo afki" Meel Haday Rag isugu Yimadan waa Qasab in Gacan Laysla Gaadho Xita waanu is Layna Lkn Waxanu isku Laynana Halkaasan Kagaga Tagna
      Lkn Laba Reero idinka oo waxad Arkaysa is Cunsuriyadaynaya Wllhi Mar aan Tagay waan Yabay Siba Kuwan Bari daga oo aniga abahay Dhalay
      SNM dhiigyo Cabya Ma ahayn ee waa Laga dhigay Cid Ay Dagaal Ku qadene Ma Jirto isaaq iyo SNMna Ha ku Kala socnadan Aderoy
      Isaaq waa qabil SNM na Waa Reer Waqooyi
      Peace and love ✌

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 10 dny

    Hooyadiin la kufsay. Somaliland ayaa kuleh

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 24 dny

    Mingiste wadankiisa kumuu dagaalamin hal baastoolad ayuu wadanka ka qaatay markii dambena wuu soo celiyay
    Siyaad bareba wuu ku dagaalamay oo wadankii wuu burburiyay waxbana kamuu tagin. Mingiste muwaadin ayuu ahaa wadankiisa u tudhaaya.

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Před 22 dny

      Ma ziyaad barraa burco kula dagaalamay c/tuur?
      Mise siyaad barraa boosaaso iyo garoowe Ku dagaalamay ?
      Gaalkacayo h g ma ziyaad barraa sodiray?
      4 tii bilood ma ziyaad barraa gaystay?
      Ilaahaw danbigiisa dhaaf general Mohammed ziad Barre