Wareysi Prof. Maxamed Cabdi Gaandi iyo Cabdikariin CaliKaar 05 02 2014

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Wareysi Prof Maxamed Cabdi Gaandi iyo Cabdikariin CaliKaar 05 02 2014 farsamada

Komentáře • 44

  • @RagiiHorre-bq6ht
    @RagiiHorre-bq6ht Před 4 měsíci +1

    Ilhy hajaneeyo aqoon yahan fikir dheer buu ahaa❤

  • @aliabdullahi1410
    @aliabdullahi1410 Před 10 lety +2

    Masha Allah Somali Channel aad baad u mahadsantihiin inaad nooga faa'iideysaan aqoonyahankan Soomaaliyeed iyo xikmada iyo aqoonta uu xambaarsanyahay aad ayaan uga faa'iidaystay warbixintan uu na siiyay professorku waxaanan Allah ka baryayaa inuu Soomaali xaqa uu Rabi tuso quluubtoodana isu dumo...

  • @jafar530
    @jafar530 Před 10 lety +1

    Non stop aa u dhagestay walaahi.prof gaandi cml aa loo baahanyahay wax laga faa idayo ,thanks somalichanel

  • @abdirahmanwarsame7702
    @abdirahmanwarsame7702 Před 10 lety +1

    Cabdikariim cali aad baan uga u jecelahay waraysigaaga arimo mihiim ahna waad keentaa oo umada wax u iftiiminaya. thank you.

  • @abdirizakmohamud5543
    @abdirizakmohamud5543 Před 10 lety +1

    Wariye Abdikarin Ali Kaar iyo Prof. Moh,ed Gandi aad ayaan ugu raxeysanay wareysiga aad sida professionalism udaadihiseyn. Mahadsanidiin
    Fadlan raadi wareysi aad kuwareysato Gudomiyihii hore e Bank Dhaxe...

  • @knaancadde586
    @knaancadde586 Před 10 lety +2

    profasor gaani waa nin aqoon yahay ah oo ku haboon in laga faaa idaysto
    aqoontiisa thank u somali channel

  • @abdirahmanwarsame9111
    @abdirahmanwarsame9111 Před 10 lety +1

    Prof Mohamed Abdi Gandhi Wa role model walahi hore waligay uma dhagaysan lkn ninkan caadi ma aha Masha Allah

  • @mohamedhassan4590
    @mohamedhassan4590 Před 7 měsíci

    Allaha u naxristo wxu aha wadani dal jcyl ku suntan.

  • @moorsaante1
    @moorsaante1 Před 10 lety

    Great man ، ilaheen cimri dheer ha ku siiyo Mudane Gandi, masha Allah , wadanimada waa loo dhasha

  • @nuurdinabdihafid5617
    @nuurdinabdihafid5617 Před 6 lety

    Maasha Allah wariye caaqil iyo professor arakti dheer leh

  • @DalkaHassan
    @DalkaHassan Před 10 lety

    Waxa kali ah ee an dhihi karo waa masha allah, allah hakuu siyaadiyo cimiri cilmi iyo caafimaad, i wish in kunka proffesorada sheegata ay somali isku dayaan in ay wax u qabtaan, iyo in ninkan oo kale oo badan aan helno anigu reer muqdishu baan ahay wariyahan iyo aqoonyahankan oo kale oo badan in aan u baahanahay ayay ila tahay inkasta oo shaqsiyan aan qabo in sida wariyihu su'aalaha qaar ee aadka loogu baahanyahay u reer Hargaisa iyo reer muqdisho uu waydiiyay uu sido kalena waydiiyo dadka kale sida Cali khaliif markuu waraystay ama gaandi oo ay sii qurxin lahayd haduu waydiin lahaa si toos ah su'aalaha qabiilda cabanaaya ay qabeen markii la dhisayay maamulka iyo in aan dhegna jalaq lo siin ee la yiri in aan idiin talino maahan waxba jiraan.. never mind allah ha idin xifdiyo labadiinaba

  • @elninoo1986
    @elninoo1986 Před 10 lety

    Professor Gandi waa nin cilmi Aqoon Hufnaan
    Degenaan & caqli u saxiiba , waa nin karti Leh
    waa nin Feker dheer' af Gaaban siyaasi ah oo
    wadaninimo Iyo Daacad-nimo u saxiib ah waa
    aabihii Jubbaland, waa Nin Macno badan ugu
    Fadhiyo runTii Umada Somaliyeed, Mana ahan
    sid Prof Ismaciil samatar & Prof Galeyr o kale
    koleey Hawiye Professor La Yaqaano Ma Leh

  • @khadarafrahify
    @khadarafrahify Před 9 lety

    it's called sustaining in a war condition. allah kabiir. prof. Gaandi mahadsanid.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 měsíci +1

    AHUN

  • @razag911
    @razag911 Před 10 lety

    I have enjoyed it thx

  • @humohamed66
    @humohamed66 Před 10 lety

    Mansha alah professor gandi waa aqoonyahan isdajiyay suaalahana si kalsooni ayuu ugajawaabay wariye kaar aadbaan ugu mahadcelinaynaa.

  • @xariifciiro
    @xariifciiro Před 10 lety

    maasha allah pro gaandhi waxaa moodaayey aqoonyahan ee waa wadani walaahi waayo wax laga sheegayaa ee ah daris buu saaxiib la yahay wax dan ah buu wataa waxay muujinaysaaa sida oo bariga oga yahay mida kale taariikhdeena ku salaysane qabiilka in ay tahay wax aan aaminsanahay laakiin gadaal danbe aan lahayne asal waxay muujinaysaa somalida in ay isku dad iyo diin iyo hal dhaqan wadaag ay tahay

  • @wadanisamaroonguul1659

    Mashalla reall professor

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey Před 10 lety +3

    waa prof. lagu qasaaray qabiiliiste ah wax laga faaiidaayo malahan sababtu waa ninkii wadanka ku soo hogaamiye ciidamda kenya hadana jecel in uu dalka kala goo gooyo maxaa laga faaiidaa marka soomli Profasoorada ay leedahay kuli waxaa dhaamo midka aan wax baran oo jecel wadamnkisa oo wadaniga ah laakiin kan camal qasaaro waaye waa dameer malab saaran

  • @inamotodaher1762
    @inamotodaher1762 Před 8 lety

    darawish wa shayga ugu qalisan oo magtabada ugu sarayso oo u daarood u leyahay oo cidkale ay shegan karin

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 Před 7 lety

    professor gaandi wuxu ku jiraa odayasha somaliyeed kuwa ugu caqli badan

  • @haziqabdihakimmohamed3213

    he is audaq my tribe its major ogaden qof walbo wanalaga heela sh umal hon duale leader of majority national assembly of kenya former chief of general military staff in kenya current electoral board chairman of kenya lawyer ahmed issack hassan general aden gabiyow ilma omar jees bule rafle his exelency abdi iley hon hussein abdi halane PHD economist and ahmed madobe jubaland president.

    • @ayuparpe1580
      @ayuparpe1580 Před 6 lety

      ahmed madoowbea wa lga helaa. takar iyo xasaan wa laga helaa . ina abdi ilay wa lga hela

  • @abshirahassan4088
    @abshirahassan4088 Před 7 lety

    waaaw livelonger uncle

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 Před 10 lety

    waraysiga marka laga saaro inta siyaasada iyo qabiilka runtii aad baan uga helay cilmiga uu bartay iyo sida fiicn ee uu somaliya uga hadlay waana ku faraxsanahay waraysigan waana uga mahad celinaa weriyaha iyo tv Somali channel aad baa u mahadsan tihiin

  • @faarisabdi6878
    @faarisabdi6878 Před 10 lety

    Mudane Professor Dadkii kudhintay duqeyntii deegaanada Jilib iyo Geddo oo ay diyaadhadaha iyo ciidamda kenya ugeysteen dadka soomalieed oo shacab iyo xoolodhaqatooyin ah ee deegaanadaa dega kuwaas oo aad adiga keensatay? miyaadan dilkaa adigu ka ahayn masuul oo aadan ahayn gacan kudhiigle?

  • @faarahhussein4226
    @faarahhussein4226 Před 4 lety

    soomaalidu badi waa dad xaqiida dhabta ah aan rabin oo wexeey iskugu sheekeeyaan waxyaabo qayaali ah oo aan jirin waayo wax qabiil ladhaho majiro haduuse jirana soomaalidu dhab ahaan iyo xaqiiq ahaanba waa dad Soomaali-Bantuu ah ama afrikaan ah

  • @fursohussein2421
    @fursohussein2421 Před 10 lety +1

    waa qoon yahay ninkan walhi waxaan aad uga helay qabka u ugal dhiga qabilda carab isku sheegay wax badan baan laha somalieyey inagaday is carabeynta waxan amiinsanahay darood inu ahayn carab waan ka soo jeeed qabil lakin san aminsanahay ayuu amiinsan yahay darood carab maha hada daba gasho tariikhda been abuur la sameyey sheegashada waa gaf cid la sheegto an ahayn koley anigu ma amin sani carab rali ahada

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 Před 10 lety +2

    qof ilaahay wax baray waxaa laga gartaa hadalkiisa cad ee aan leexanayn
    faqashtu ilayn way noo aamuseen k k k k weligay ma dhegaysan ninkan nin ka khabiirsan ka aqoon fog. war samatar iyo cali khaliif oo waqooyi ka yimi walaahay caruur bay noqdeen abti hana soo marin .. xamar hanagu soo dhaafin

    • @abdirahmanwarsame9111
      @abdirahmanwarsame9111 Před 10 lety

      Mohamed Abdillahi walahi wa iga qoslisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,sxb ninkan wuxu bartay Abthropology wuxu aqoon u leeyahy dadka dabeecadooda iyo qaab nololeed kooda , lkn arinta waqooyi aniga waa kala imi , wa jiran kuwa badan oo aqoon badan oo inagu dhex jira , ee beesha dhexe ayaa dadkii ka diday kkkk kaftan,com kkkk

  • @fariida6236
    @fariida6236 Před 9 lety

    Profesor aa ba ey hadu qabyaliistahey shisheeya kalkaal ehba sheegte war nagala dug tah xaraaanta tuugyahow

  • @kingkenzokwansa
    @kingkenzokwansa Před 4 lety

    Wax uu professor yahay aa iska yar wuxuu ka hadlaa qisooyin gumeestaha soo qoray.

  • @mofarah6366
    @mofarah6366 Před 7 lety

    prof.mohamed cabdi gaandi waa aqoonyahan wayn wana nin aragti fog leh cilmi iyo caqli labadaba

  • @yahyeahmed2003
    @yahyeahmed2003 Před 10 lety +1

    hadaladiisa waxaad k arki kartaa aqoonta uu uleeyahay waxa uu ka hadlayo waxaanse la yaabaa pro badan oo ka hadla wax aysan aqoon u lahayn gaandi qofkasta ayaa dhagaysan kara waayo waxa uu ka hadlayo oo aqoon ku fadhiya kamana muuqato waxa la yiraahdo carab dalbayn amaa maa maaa tow tow afkiisuna waa luuqad la wada fahmayo oo asluubaysan nooloow

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 Před 6 lety

    Dadka marka Sheegato yiihiin wax ka dhiib baadaan malahan oo dhaaqaan yiihiin Ninkan Gaandi ah beshisa Darood maba ahaan shegad waaye xatta Xildhibaan waxa Noqda niin Deegaan ah oo Juboyinka Umu dhalaan reer Ethiopia waaye Qalafe lkn Sharci majiro somaliya sababto ah Axmed madoowe xatta reer Ethiopia waaye kismayo Asiga Xoog ku mamusha deganka kismayo dadka iska leh waa Hawiye iriir Samale iyo Dir iriir Samale Ayaa asalka ah Deegaan lkn waxa socda wa Fowdo iyo boob

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 Před 6 lety

    darawish bey ku dhadhaban war me tariqdu ow haysto dar'od socod ku xar laba tariqbow dhaxal u helay mar yawiyahu gus la dhigay iyo mar isaqu gus la dhagay me tariqdu ad ledihin ben bad usa shegten af somaligu ayeynu ku barnay wayo odaygi darod yaman bow kaso anbaday donina wey laso carisay

  • @SuperQardho
    @SuperQardho Před 10 lety

    prof gaandi nooloow xafiduhullaaah

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 Před 6 lety

    tariqdu haysto darod me gus isaq iyo gus hawiyahu ayad tariq u haysatan maxa afweyne iyo abdullahi yusuf lo eryaday xamarna loga sifeyay hadad tihin dad tariq somalia ku leh miska la fula darodba leh marka lalaha kenya iyo ethiopia ayey u cararen waxi shegta dar'od socod ku xar boqortoyo wa irrir samale

  • @inamotodaher1762
    @inamotodaher1762 Před 8 lety

    darawish in u iskadhige iskadaye in u kuriyodo aya xarana