PROF: CABDALLA MANSUUR GOORMA AYAAN HELNAY XORNIMADA RUNTA AH ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

Komentáře • 20

  • @abdulkadirabdi7373
    @abdulkadirabdi7373 Před rokem

    Maasha allah my teacher of italian language

  • @mufakarkayse
    @mufakarkayse Před rokem

    maasha Allaah

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 Před 7 lety +1

    Waa barnaamish aad u qiimo badan laakiin ma habbooneyn in wiilka iyo gabadha markasta lagu soo celceliyo. Guul Hanoolaato.

  • @laylaibrahim1484
    @laylaibrahim1484 Před 7 lety +1

    mashallah Afkena hooyo hodan waaye prof iyo walalkay Ayaanle Xuseen Allaha idin barakeyo runti dhibka ka hesan jiray waxbarashada marku luqada Talyanika wax ku baranjirey anakay maanta waxay haysataa dhalin yarada SOMALIYED qasatan Dhalintena Dalka wax ku barada waayo waxan wax ku baranaa luqada ingiriiska mideni mar nogu danbeysay maba naqan xitaa Dugsiyada sare laguma dhigo hadii laga dhigana waxaa loo dhigaa sidii luqad anan laheen oo hal mar ayaa la dhigaa wax barashadenina sas ay utayo beshay wan jeclahay inan ilaa Jaamacadda herka ugu sareyo an ku barto luqada Afkayga hooyo ilahay Qarankeni iyo Qimaheni hanoso celsho Inshallah

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 Před 3 lety

    Allaha ku barakeeyo.

  • @user-sf2rq3oz2p
    @user-sf2rq3oz2p Před 7 lety +1

    af somaliga aad bu dhib nuguyahy hadan nahy dadka gudhashy debadaha lakin wan kudadalena in aan baranu insha alaah

  • @idildaahir3300
    @idildaahir3300 Před 7 lety

    Mashalah Walaahay aqoonyahan abdala mansuur waa hibo eebe halaga faa,iido

  • @mashaalaahabdi1084
    @mashaalaahabdi1084 Před 7 lety +2

    Professor maansuur xafidullah.Dhibka aan waayadan dambe ku arkay afka somaliga Waxaa Ka Mida :- Qof maxamed la dhaho Oo magaciisa u badalay (MOHA)Runtii magaca (MOHA) Waxaan u aqaanay inuu yahay magaca soomaaliyeed Oo loo bixiyo gabadha.Waaana khalad in nin uu la baxo Moha.Waxaase ka ba sii daran bahdilaada magaca Mohamed maadaama uu yahay magaca Rasuulkeenii udgoonaa Mohamed SCW.

  • @Lifeofzayed
    @Lifeofzayed Před 7 lety

    Allow wadankeena anagoo nabada noogu celi

  • @ahmedy7065
    @ahmedy7065 Před 7 lety

    ManshaAllah

  • @osmaniaabdulkadir2023
    @osmaniaabdulkadir2023 Před 7 lety +3

    afkeena wa hodan halaga faaidaystaa

    • @osmaniaabdulkadir2023
      @osmaniaabdulkadir2023 Před 7 lety +4

      5luqad ayaan ku hadla lkn afka soomaaliga waxaan kajeclahay majiro

    • @laylaibrahim1484
      @laylaibrahim1484 Před 7 lety

      Osmania abdulkadir mashallah sas aad sharaf ku ledahay wllky

  • @Lifeofzayed
    @Lifeofzayed Před 7 lety +3

    waa balan ina afkeena u adeego

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před 2 lety

    Aqoonay ku nacay Af la qoro waxa la qoray dhowr iyo toban kuh oo sanadood ka hor

  • @Lifeofzayed
    @Lifeofzayed Před 7 lety

    runtii waa video aad ii qiira giliyay

  • @bishaarhassanmoallin428

    Illeen waabaynnu insaanka ka mid ahayn. Cay igama aha, dhiirri-galin bay iga tahay. Halla soo nooleeyyo afka iyo dhaqankeenna suubban.