3 KUN oo Sano iyo ka hor Taariikhda Soomaalida (Saciid Shidaad)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 02. 2014
  • Saciid Shidaad ayaa soo bandhigay Taariikh aad u fara badan oo ka hadaleysa jiritaanka Soomaaliya iyo siday isu maamuli jireen isagoo ka hadlayo kulan lagu magacaabay Soomaalinimo laguna tusaaleynayay wax qabadkii AUN R/W hore ee Soomaaliya ee dhawaan ku geeriyooday wadanka mareykanka C/Risaaq X Xuseen..

Komentáře • 89

  • @sajokal20
    @sajokal20 Před 8 lety +11

    Waa runtii ! Baraxow baa la odhan jirey boqorkii hore ee Soomaalidii Buunt , Buunt waxey aheyd meeshay faraaciintu ka tafiirmeen , sidaas darteed bey kolba u soo noqon jireen oo uunsi iyo foox iyo dahaba iyo diinba u soo doonan jireen

    • @faadumaentrepreneusemarwoe3730
      @faadumaentrepreneusemarwoe3730 Před 7 lety

      Sajokal Horseed walaal buug ma jira aan sooyaalka somaliya oo laga barto aniga waxaan ku noolahay Swiss ii sheeg entee laga helaa mahadsanid😘

  • @sakariyeeidle4218
    @sakariyeeidle4218 Před 8 lety +4

    waaa taariikh laqariyay sxb halkaas kasii wad

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 8 lety +3

    taariikh aad u fiican waan ka helay

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046 Před 7 lety +6

    somali ayey taariikhda barta dadkan oo kale adunka lama.helo raga taariikhada ururiyee

  • @ruunsaid9861
    @ruunsaid9861 Před 4 lety

    Mashaallaaaaa xafidahullaaah waxbadan baan faaidny taariikhdu waa lama huraan

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 8 lety +10

    afki masarida hore ku hadli jireen marki la turjimay wax ku jira kalmado badan oo somaliya uu eeg oo isku macno yahin

    • @5aturnia
      @5aturnia Před 5 lety

      ha waregto girantu ruun

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety +2

    ERAYGA SULDAAN WA CARABI EE WAXAAN KULA TALIN LAHAA SOOMAALIDA ISTICMAALA MAGACAAS IN AY ASAL U LAHEYN ' WA INAY LA BAXAAN MAGACYADOODA QIIMAHA LEH .SIDA UGAAS' BOQOR .GARAAD WABAR . MALAAQ. TALADEYDU WA SIDAA

  • @alsaid8785
    @alsaid8785 Před 8 lety

    good

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 3 lety +1

    reerkiisa ayu u raadinaa taariikh
    aysan lahey .

  • @whome4851
    @whome4851 Před 5 lety +4

    Waxaan soo ogaaday in Soomaalia dad ay dagaal kula jiray kulana jira ilaa hada maadaama ay meey muhiim ah kutaalo,

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety +5

    Boqortoyadi ugu balaarneed ee so marta gayiga somaaliga loga hadlo waxay ahayd boqortoyadi Ajuuraan 1300 - 1800. .

  • @Dabayare
    @Dabayare Před 6 lety +1

    Masaatida maanta & kuwii hore iskumidba maaha.

  • @abdiadeen255
    @abdiadeen255 Před 7 lety +4

    kelmeda waaq beri dhawayd ayaalayska daayay oo soomaaligu way adeegsan jirtay dhul badana waa lagumagacaabaa sida caabudwaaq ceel tagaalwaaq la yidhaadaana wuxu kuyaal meel berbera u dhaw

    • @husseencagta2088
      @husseencagta2088 Před 6 lety +1

      Gustaf Karlsson WAAQ waa diinti hore ee KUSHITIGA.waxaana wada caabudi jiray WAAQ soomaalida iyo oromada 1000 sano ka hor.

    • @cabdinaasircalidhuux7897
      @cabdinaasircalidhuux7897 Před 3 lety

      soomaalidii waqtigaa caabudaysay waaq ma ahayn soomaali oo dhan ee waxay ahayd qayb ka mida

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 Před 9 lety +2

    ninkan taariikhyahanka ah ma waxa ay walaalo yihiin cigaal shidaad

  • @sharkordhe
    @sharkordhe Před 8 lety +1

    Waxaan kaliya kula talinaya ninkan hadlaya in u barto qaabka dad wax loogu soo jeediyo. Waxa aniga i muuqda in u marba meel u boodayo. Run ahaantii wuxu igu riday jah wareer. Macluumatka u sheegayo ma xuma laakin marba meel bu u boodayaa. Fadlan aqoonta khtaabada soo baro.

  • @kaabikkaabik4154
    @kaabikkaabik4154 Před 3 lety

    Barnaamijka waaladhacsanahay

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 4 lety

    baraxaw ayaa la odhan jiray

  • @yasir7210
    @yasir7210 Před 4 lety

    Faan badana dadkaan

  • @BoboBulac
    @BoboBulac Před 8 lety

    shibdheh shuun dheer yay

  • @califarax6620
    @califarax6620 Před 9 lety

    The

  • @dahirupro3657
    @dahirupro3657 Před 8 lety +2

    Saldanadii ugu dheerayd ee ajuuraan(1352-1815) wuu kabooday waa somali taariiq xumadeed iyo qabyaalad.

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 Před rokem

    Dawlada awdal kulahaa kkkk
    Somali taariikh lahyne
    Qofnimadiina aaamina

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 Před 3 lety

    Maad akhryin taariikh, haddii aanad leexinayan, read east African history, waxa Ku arki in markii taariikhdu ahayd 300 in dagaal dhexmaray s/land iyo amxaarada, ma akhrida buugii uu qoray Al-yacqubi. WAA GAF CAD IN AAD KA RIDO INDHAHA TAARIIKHDA!!. Ta kale waxa aad sheegtay Hatshepsut waxa ay ka qortay hogaamiye, ma ogtahay xigii ay xukumaysay masar in ay ahayd qarnigii 15aad, Halka uu al-yacquub qoray buugiisa qarnigii 9aad ee uu Ku nuuxnuuxsaday taariikhda saylac. Ta kale marka aad isticmaalayso umudda somaliyeed ma syl baa keentay xoriyada mise xisbiyadii ka jiray s/land? Ta kale buuga la yidhaa east African history waxa uu qorayaa in south somalia ay taariikh aduunka Ku soo biiryay qarnigii 18aad aakhirkiisii,

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 Před 6 lety +3

    Bloody hell!!
    Enough of the past people. LOOK TO THE FUTURE. Yes, yes great!
    I know what historians said Almasoudi and Ibn Batouta and others.Good!
    Where are we NOW?!!!
    That is the question.Just living in the past.
    Where are we now.😞😢

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Před 3 lety

    Cajala juhdi dhalo inloshido loomubeya figtado maamul kusalesan wayo aran niba meel buuhayaa

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety +1

    Boqortooyadii ugu xukunka dheereyd ee qowmiyada afka soomaaliga ku hadlo waxay aheyd Boqortooyadaa Ujuuraan ee katalineysay geeska afrika mudo ka badan 500 oo gu .

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 Před 7 lety

    Walaal dadkaan sii wad soo wad soomaali waa yaman iyo carab maxaa yeelay waligoodba waxay lalahaayeen xiriir waatay kiliyobadra leedahay markay doomaha ka yimaadaan soomaaliya dhulkii reer awoowgay baa laga yimide isu soo bax oo way u dabaal dagi jirtay!!!!

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 5 lety +2

    Reerka samaroon (gadarbursi) iyagaa somali ugu taarikh badan boqortoyada awdalna waxay kasoo jooda boqoradii faraacinta madaw ee reer soodan

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 Před 7 lety

    yaaa ila arkay beenta uu sheegay daqiiqada 18:18 ilaa 18:30 ???? yaa garaad leh oo wax gartay

    • @ahmedyaasiin3957
      @ahmedyaasiin3957 Před 3 lety +1

      I see, waxa uu tidhi waxa uu soo laabtay 1913 wxana uu raaciyey ma joogin talyaani waa been biritay iyo Italian waxay islaayeen 1935 ee ay isbadeel ingiriisna south tagay Italian Ku north

  • @Nuurcabudhiye
    @Nuurcabudhiye Před 8 lety

    kkkkkkkk Alla somalidu dhibadanaa taarikh wax ku ool ah ayuu yiri hadana awdal iyo syl ayu kuso kobay. SYL tarikhdeda wa mid misan leh una bahan in lashego lkin sxb tarikhda somalida looyaqano iyadana kufaanto labadaas midna ma aha. Hadii aad ledahay walayaqana tarikhdasna maadan xusun o waxy u muqata inad inkirayso.

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 Před 11 měsíci

    I believe waxaa la, og yahay aadam csm inuu ahaay soomaliya sub taariikh daciif ah ey gaaladu iyo reer galbeedka kuu sheegeen ayaad ka hadlay saa soo baro carab iyo reer galbeedka qiyaamada ay aduunka ku hayaan markaas ayaad dad layaqaan noqoneysaa

  • @yesno4486
    @yesno4486 Před 8 lety

    Beenaale jaahil san weyn

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 Před 11 měsíci

    Taariikhdu waa been oo ninkaa sheegayo hunaa hunaa taariikhda somaliya dad badana ayaa been ka sheegay carab soomaliya meel kama soo ka gasho muqdisho waa taariikhda somaliya tan ugu weyn carabna madegeney been taas ayaa dadka u sheegaysaa carb iyo Ethiopia somaliya waa kuwa aduunka been soomaliya reer galbeedka mareykanka ingriiska khaliijka kulugood ka sheegay somaliya beenta

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196

    balo kulabeenbadnatay

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 Před 5 lety

    Benaale

  • @afgoyexayaati3131
    @afgoyexayaati3131 Před 7 lety

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkbeeen

  • @omardiin358
    @omardiin358 Před 8 lety

    ninkan waxaan kula talin lahaa. vidio ha iska soo duubin adiga oo aan taariikh baran,adiga oo laba kalmadood uun maqlay waligaa iska ilaali inaad umada hor timaado. beentan dadka aad ku dhuraysaa wax wacan ma aha.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 3 lety

    Daarood wa adoon zinsibar laga so gatay.
    somaali ma,aha ??????

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 Před 3 lety +1

      Ina adeer Mxd nagu caayi 🤔kolay anaga dad ku xigne🇸🇴

  • @amalali9273
    @amalali9273 Před 6 lety +2

    Somaliya waxaa dagnaa kow qabiilka Bantu kadib waxa yimid hawiya oo kayimid arab iyo Hindi isku jiro ahaa saas buu hawiya ku tilmaamay ineey hawiya ahayeen Arab iyo Hindi isku jiro qoraha talyaaniga ahaa sidaas buu buugiisa ku qoray halka buu dagay hawiya somaliya isagoo ka noqday boqor ..kadib waxa doonta xooga weyn ee yurubiyaanka ku aruursan jireen west Africa slave ama dadka madow la adoonsado loo yaqaan baa wuxuu iska soo tuuray darood oo doonta kamid ahaa maxa yeelay wuu jiraday odaygii darood oo kamid ahaa dadkii laga soo watay west Africa marka captain kii cadaanka wuxu usoo tuuray in uu ragii kale jirada uu ku daaran ileen safar dheer baa lagalayaa saa awgeed xeebta somaliya lagu soo tuuray iyagoo u watay Yurub in ay gumeestaan odaygii darood marku arkay boqorkii hawiya oo halka ka talinaayay buu inta orday buu geed fuulay soo dago baa layiri isago cabsanayo kolkuu soo dagtay buu farta mida ugu yar ka taabtay boqorkii hawiya boqorkii hawiya fartii wuu iska jaray kadib sidii uu odaygii darood ugu shaqeenayay hawiyihii halkaa dagnaa baa islaamiyay dhar u xidhay diinta la baray kadib islaan u shaqeen jirtay oo ariga u ilaaliso boqorkii hawiya baa lagu daray odaygii darood oo layiraah doonbiro direed boqorkii hawiya wuu yasaayay darood maxa yeelay waa Bantu kayimid west Africa kasoo aqrista library yaasha buugta qoreeso xitaa hawiya wuxu ku tilmaamay ineey yihiin carab iyo Hindi isku jira waxa qoray nin talyaani ah oo layiraah Napoli tariiqda Somali waa taa nin Italian ah qoray..darood wuxu kusheegay qoraalka talyaaniga in ay dad isku tageen yihiin oo qaatay magaca darood wuxu tilmaamay oo kale in uu guursaday naag xabashi itoobiyaan ah naag zinzibaar ah iyo kuwa kale darood waa urur magaca darood qaatay ka kala yimid west Africa Kenya itoobiyaan .. nin kale oo British ah wuxu qoray in ay hawiya ahayeen Albania iyo Hindi isku jirto... xitaa isaga darood wuxu ku tilmaamay in ay yihiin urur isku tagay ma garanayo waxa loo qarinaayo darood waa urur baa buug weliba ku qoran taga library yaasha aduunka hada wax weliba wa lasoo bandhigay ogaada

    • @hassanwadani5790
      @hassanwadani5790 Před 5 lety +3

      Hawiyaaa hindi iyo carab iska dhashay m.allah daroodna waa urur allahu akbar ar aduunyaa

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 Před 3 lety +1

      Bal Ha Ooyin wllo Wan Ka Naxe 😅Waxay Hinasaha Intaas le,eg

    • @sadiayasiin2671
      @sadiayasiin2671 Před rokem

      Horta ina dhimatah inkale ma ogi qoralkan ano yar ba qortay 5sano ka hor lkn waxaan ku leyahay darood iyo hawiiye bal isku fiiri yaa wax la adoonsado ama african uu eg bal fiiri tan 2aad darood dad isku tagay inu san ahay waxa ku cadenaysa say isku jecel yin idinka galjecel hawiiye maha xawadle hawiiye maha shiikhal hawiiye maha intasba waa sheegatna iyo kabadanba ma idinka hadlaya🤣