TAARIIKHDA SOOMAALIYA DR. SAADIQ EENOW 5/6

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • MUXAADARO TAARIIKHDA SOOMAALIYA DR. SAADIQ EENOW

Komentáře • 24

  • @wardheerfiiq4537
    @wardheerfiiq4537 Před 5 lety +3

    Felicitation Dr Sadiq,c'est un grand frere , un homme loyal ,un pure somalien,intellectuel , je le connais , on etait ensemble a Vennitsa,là où il a fait la medecine.

  • @happyprofessional2100

    Guul iyo gobanimo sheq tumal waa ehelu jabno waayo shaqadoda aya lagu magay subxan allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💋😍💕💙💜👑💯🤍💗🥰🦁🤔🤲♥️👌

  • @HomeCooke
    @HomeCooke Před 9 lety +2

    MashaAllah DR Saadaq Enoow ilahey cilmigaga oo kale ha i siiyo aad ayana kuula socdaa casharadada ilahey ha ku xafido amiin

  • @maryamadirie6983
    @maryamadirie6983 Před 4 lety +1

    Mashaa Allah tabaaraka Allah adeer

  • @imraan669
    @imraan669 Před 11 lety +4

    Bro ninkan ceenayo eenow qabiil necbesi ayaa ku jira balse saadiq aabihiis Eenow waxuu ahaa ninki u horeeyey ee naftisa u hura ciida somaliyeed waxuu ku jiray ragi isku qarxiyay Godey oo xabashi kaga qaylisiiyay allaha u naxariste waxuu ahaa muwadin somaliyeed

  • @mukhojirde1079
    @mukhojirde1079 Před 8 lety +1

    hacaayin sheikh isaaqnimaa inadushay

  • @cabdiraxmaanmaxamed3582
    @cabdiraxmaanmaxamed3582 Před 6 lety +4

    waa taariikh soomaaliyeed oo lagu faani karo waa halgan hubeysan oo markasta guusha wata

  • @munajirde3219
    @munajirde3219 Před 8 lety +3

    aalle haku daayo soomalaaya

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 Před 8 lety +2

    shekh THANK you for your great effort

  • @whome4851
    @whome4851 Před 5 lety +1

    Soomaali weyn wax la yidhaah ayaanu sameyn doonaa

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 2 lety

    Ilaahay haku barakeeyo adeero

  • @carafaadaxmed7905
    @carafaadaxmed7905 Před 9 měsíci

    Qabtii 6aad meedayna wllo

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 Před 4 lety

    aqoon yahan soomaaliyed

  • @mukhojirde1079
    @mukhojirde1079 Před 8 lety

    mmasha allah sheekh

  • @yusufdubad6093
    @yusufdubad6093 Před 6 lety

    Kelmadaha hala soxo
    Midhashi ilig daldala

  • @habdousalam7179
    @habdousalam7179 Před 8 lety +1

    tani wa beenti gacaanka afweene ee reeraha alledoori ama darood ka dhigayey halkameyaan, reer shaykh isxaaq iyaga baabiyey darawishta oo alshabaabka zamanka ahaa, siday uu baabiyeen gacaankii afweene kkkk. Xaqa lagama xoog roonaado adeer, Isaaq isaga xaq ku taagna ...

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 Před 4 lety

      Ax ax walaahi wax laga xumaado dad wixii fiicnaa xumaan u arka wixii xumaana wanaag u arka

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 Před 4 lety

      Laakiin waxaan jecelaan lahaa laga hadlo markii hore maxaa loo hor istaagiwaayay

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 Před 4 lety

      Dhaqankaan xun in tuu heerkaan gaaraayay

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 Před 4 lety

      Mashaa Allah tabaaraka Allah sheikh saadiq eenow Rabi hakuxiftiyo

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 Před 4 lety

      I feel omission

  • @mukhojirde1079
    @mukhojirde1079 Před 8 lety

    hacaayin sheikh isaaqnimaa inadushay