Tijaabada dhiigga DNA iyo Dhalashada Soomaalida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 972

  • @RayAdamsCanada
    @RayAdamsCanada Před 6 lety +31

    You guys are genius. I wanted to do this. I always wanted to bring Somalis together and take DNA. Sure I would debunk this qabil tribal thing. Thank you guys.

  • @iqramohamoud5089
    @iqramohamoud5089 Před 5 lety +16

    We are all Somalis
    I don’t know why we are proving that we are Brothers 🤦🏻‍♀️

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir Před rokem +3

      because we are fighting each other for stupid reason we need to prove this to the camel herders

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 Před 2 lety +11

    ASC aniga waxaan rumaysnahy carab iyo faracin iyo hindi ba in anaga naga yimadeen, cid aan ka nimiid male anaga aya nalaga yimid

  • @Asmaatalha
    @Asmaatalha Před 6 lety +65

    Walee waan gartay inay faraacin yihiin somaliidu dhibkooda laga garan😀

    • @abdulkadirjabshe
      @abdulkadirjabshe Před 6 lety +4

      Asmaa talha hhhhh

    • @babasubraa6067
      @babasubraa6067 Před 5 lety

      Haaa kkkkk

    • @fadumonuurali6095
      @fadumonuurali6095 Před 4 lety

      Asmaa talha abaayo qosol aa igu dishay 😂😂😂😂

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 Před 4 lety

      hahaha dadka dna dooda E tahay waa dad shar badan sidan ka dawaday mid ka shekanaya youtube somali badana wa E markaa inay faraaciin yihiin mooyidooda anagu ma nihin ilahayna nagama dhigo fircoon dadka qar waxay sheega inay tahay far cooona yacanahii qof gaabaan oo cooon ah dabeecad xun yacanihii

    • @xabzajama9623
      @xabzajama9623 Před 4 lety +1

      Walale waaxay macnaha faraacin please ii sheeg

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 Před 6 lety +10

    Masha Allah brother Thank you for all this knowledge and history is wonderful ❤ in shaa Allah Somali unity will come back

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 Před 7 lety +132

    I really don't care where I came from. I'm Muslim that's what counts.

    • @IKENAK
      @IKENAK Před 7 lety +2

      Lol

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před 7 lety +9

      Hawa Karshe
      Muslim and from Adam and Xaawo

    • @bur3aawik141
      @bur3aawik141 Před 6 lety +8

      Hawa Karshe As a Muslim you should know where you come from, you have to know your lineage but with the understanding that it isn't of any benefit to you on the day of judgment except your good deeds and taqwa of Allah. And whoever dies on the path of tribalism has died the death of jahiliya, meaning tribes are there just to recognise and know your lineage.

    • @defundthepoliticians.1465
      @defundthepoliticians.1465 Před 6 lety +5

      Hawa Karshe
      Allah created us different and we should be proud of our heritage.

    • @saakasii1349
      @saakasii1349 Před 6 lety +1

      Hawa Karshe yeah that is trou bro

  • @raaseeye
    @raaseeye Před 7 lety +66

    DNA MARKII HORE SOMALI MA KALA KAXAYNIN HADANA ISUMA KEENAYSO, WAXAA KALA KAXEEYAY JAHLI IYO XAASIDNIMO NIN WALBA WALALKII WAXBO U OGALAYN, MARKA WAXAA ISU KEENI KARA INAY TALADII RASULKA RACAN OO XASIDNIMADA IYO QABYALADA ISKA DAYAN OO KUU WAX DULMAYA ISKA QABTAAN

    • @kabxanley8499
      @kabxanley8499 Před 6 lety +2

      Asc walaal waa runtaa Soomali waxa kala geeyey waa isku xad gudubka iyo thulmiga loo isticmaalayo ku faanka iyo ku tiirsashada qabiilka. Dadka waa siman yihiin cadaan, madoow, casaan iyo guduudba, saa asalku waa Nabi Aadan iyo Xaawo. Midab iyo qurux midna wax kutari meyso, hadii Cabsi Allah iyo cibaado wanaagsan lagaa waayo. Marka sida looga baxo dhiiqada aduun ee aan dhax taaganahay oo laga dhaxlayo aakharo la'aan, waa inaan joojinaa is thulminta, thaalimiinta nala dhashayna aan gacanta ka qabanaa thulmiga, si ummadu ooga badbaado cawaaqib xumada ka dhalata thulmiga.

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 5 lety +1

      M. Harun Beenta ma xaqdiga iyo xasdiga aya nagu badan taana waxa sabab uh jahliga batay. Allah jahli ayan ka magan galany wa cadow

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 Před 4 lety

      M haruun hadii dadka qaar ku leeyihin fircoon baa na dhalay subaxan allaah oo hadana yihiin umada xasidka miyad ku dari lahayd umad mumina oo rabigooda cabduda war bal eeg somaliland nabada taaala ilahay mooyee cidna cawin koonfurna eeeg calamki baa u gurmanayaa 1 billion baa la siiyaa sanadkii shar uun ba y ka sii qadan war ilahay nama mideeyo kuwas haday midnimo doonayaan guuud wa halkeeda lakiin inanu dib ula midowno waa habeen xalay tegay

    • @user-nk7cs2dz9o
      @user-nk7cs2dz9o Před 3 lety +3

      Soomaalida waxa kala kaxeeyey waa taariikh been ah oo la sheegtey iyo runt oo reer aha qaar diidanyihiin . Been iyo wax aanan jiri la sheeganayo

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Před rokem

      @@muntazissa6837 midaw cid kaama baahno
      🤣🤣

  • @cabdiraxmaanmaxamed3582
    @cabdiraxmaanmaxamed3582 Před 6 lety +30

    war ninku farmaaju u eegyahay ee isaga iyo farmaajo DNA ma loo kala qaaday tolow ma qaraabo dhow baa ?

    • @samriye534ahmed6
      @samriye534ahmed6 Před 4 lety

      Ma ila aragtay bro

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 Před 4 lety

      cabdiraxaman waa runtaa faramajo ayuu u eeg yahay runtii ha ka qadan dna isaga farmaajo waxan maqlay mudug buu ka soo jeeda ninkani

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Ilama eka farmajo qofba sibu wax u arka

    • @khadarmohamed2530
      @khadarmohamed2530 Před 20 dny

      Aad io aad waaba farmaajo oo meesha taagan

  • @mahadmoallim6950
    @mahadmoallim6950 Před 6 lety +13

    Cali Saadaq waa ku salaamay bro. Umadaan badankooda waxaa ka maqan ama eeysan fahamsaneyn.
    "إن أكرمكم عند الله أتقاكم."

    • @Soomaaliya1
      @Soomaaliya1 Před 5 lety +1

      Mahad Moallim waa ku salaamay bro.

  • @sheikhalhamlo7957
    @sheikhalhamlo7957 Před 6 lety +15

    Please show paper work not only talk that will make more interesting thanks

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 Před 6 lety +4

    Thanks Mr Daqle
    Talo wax ku ool ah ayaad noo soo jeedisay. Allah imaanka iyo islaamka ha nagu sugu. Allow Qabyaaladda xunta qalbiyadeena ka saar. waxa isku keen diray waa cadaalad daro ee Allow kuwa cadaaladu ku adeega naga soo saar. "Lur hore ayaa laqdabo kicisa"

  • @blckworld478
    @blckworld478 Před 2 lety +3

    2021 aa daa wanayaa waxaa sanadka cusub ka haray bil iyo bar marka allh khyr hanagu gaarsiiyo sandka cusub 2022

  • @daadah73
    @daadah73 Před 6 lety +5

    Mahadsanid Waxbadan ayaan kaa faa'idey Jazakallah

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Před 6 lety +51

    Waa Beentood waxay sheegayaan nimankaan..wax cad ma haayaan..DNA anaga iska qaadnay oromo ma nihin amxaaro ma nihin afrikan kale ma nihin.
    Soomaali baan noqonay 95%

    • @pinkisthenewblue368
      @pinkisthenewblue368 Před 5 lety +6

      Fardowsa Siman Oromo 40 millions plus somali 17 millions think lady we didn’t come from oromo but we are definitely the same group same ancestors

    • @Dire08
      @Dire08 Před 5 lety +1

      Fardowsa Siman .....good luck...don’t forget you are made of Turaab....

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 Před 5 lety +3

      Fardowsa Siman somali baan nahay oromo waxna nomagalin

    • @Dire08
      @Dire08 Před 5 lety +1

      Ali NOOR @Ali Noor Oromo Shakhsi ahaan adi kuuma bahnoo ....Hortaa Ceebtaa aadd maanta kujirtiid kasobax...Somali Hebel Iyo somali heble Kaso bax.....

    • @ibrosibros8717
      @ibrosibros8717 Před 5 lety +4

      @@pinkisthenewblue368 adigaa ka daran waxaas oo dhan oo Soomaalida ka yaraynaysa Oramada oo weli caqligii gumaysiga ilaa maalintii Soomaalida xornimada qaadatey ay soomaalida ku sheegeen 6000000 malyan, war Soomaalida 5 gees waa ay ka badan yihiin 37 milyan ee ogoow taas, Soomaalida ayadaa ka weyn Oramada, Oramo Soomaali badan ayaa ka buxda ee ogoow taasna

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +1

    Dir iyo daabaan waa isku dir kuwaasi😎🦻😎🦻😎🦻

  • @SakariaMohamed
    @SakariaMohamed Před 6 lety +15

    I do agree and knew what you just clarified about the Somali genetics and one thing that I would like to add is that almost all of the names of the Somali tribes are skill names or talent names I mean they're not a genuine tribes but it's a skills group nicknames which is very sad thing when you see Somalis fighting each other for a skill name in the name of a tribe for example MUDUL OOD , DAAR OOD are both of them engineering skills for buildings and Tumaal madar kicis Dir MURUSADE (MOORE SOORE) MIDIG MAAL ( MID GAAN) BIYO MAAL ...and so on ..etc how those field nicknames turn to tribe names in another discussion and a long history but Somalis should know that they are originally Hamitic cushitic oromos and one people

    • @famos4153
      @famos4153 Před 5 lety

      Agree with u bror

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 5 lety +3

      Graad Samaale Hush, we aren't Oromo or Cushitic, learn more about the meaning of Cushitic. We are Somali

    • @Soomaaliya1
      @Soomaaliya1 Před 5 lety

      Right on. Waa isbaheeysi.

    • @mrnice2665
      @mrnice2665 Před 2 lety +1

      Lmfaoo the jabarti hadda majirta miyaa

    • @user-bw4ir5rn1z
      @user-bw4ir5rn1z Před rokem

      @@mrnice2665 weey jirtaa daarood buu kamaseersanyhy

  • @ummamohameali7801
    @ummamohameali7801 Před 6 lety +32

    asc : midigta ku qaso biyaha aad caysid: Nabigu ccalayhisalaatu wasalaam wuxuu inna baray in aan midigta ku cuno cabno: wuu innaga reebay bidixda inaan wax ku cabno

    • @libaaxkilkileeye4747
      @libaaxkilkileeye4747 Před 6 lety +5

      ummamohame ali walaal midigta buu ku cabayaa laakin kamerada ayaa badaleysa oo ka dhigeysa inuu bidix ku cabaayo! Bal adiga tijaabi inta koob kacanta ku qabatid kamerada iska fiiri

  • @danielbarre8977
    @danielbarre8977 Před 7 lety +10

    Su'aasha aan ku qabaa, waxa tahay:
    (1) - Somalida ma waxa aad u taqaan oo kaliya kuwa idinka kaliya idiin eg ?
    (2) - Hadii jawaabtaadu tahay , Maya,
    (3) - Reer Braawe iyo Baantu ma kugu dhiiga DNA iyo muuq baa ?
    (4) - Ma inkireysaan jiritaanka dad badan oo aan sinaba uguma sifobeyn kuwa aad sheygayso.

    • @fahmabile1806
      @fahmabile1806 Před 5 lety +7

      daadkaas walaal kenyan gumeysigii Ingiriiska ayaa keenay wadanka dadka cadcad na waa bortuqiis.

    • @ugbaadi99
      @ugbaadi99 Před 4 lety +1

      May gabigenuba waxan nahay somali walalo hadi Ada ka timi Afrika ama carabah Cid idin inkiri karta male in ad somali tihin ama aabe somali ah aya idin dhaly ama hooyo somali ah marka wadanku waa wadankina magacuna waa magician somali qofka cunsirino dadka kale kuwadan isaga ayay udaran tahay dhakhtarka utaag dhee oo isiso dawe

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 Před 4 měsíci

      banaadiriga iyo bantuugaba somalida kle dna mawadaagaan waayo umaba ekaba laakiin nationality ahaan waasoomali dhaqan ahaanne waa soomali maadaamo oo ay soomalidakle ladhaqmeen wadankooduna uu somalia yahay laba gooraba waa walaalaheen soomaliyeed

  • @makohersi5856
    @makohersi5856 Před 5 lety +8

    Asc umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan DNA ha iska qaadaan si aan qabiilka u dayno oo loo walaaloobo waayo xitaa diinteena waxaa ka xoog batey qabiil.
    Waana run waa in dibu heshiinta DNA laga qaadaa si u ogaadaan inay walaalo yihiin oo shaydaan ka xoog badiyey
    Illaahoow wadankayagii noo Dani isagaan sharaf iyo karaamo ku lahayne

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 3 lety

      Mako qof mel ad iyo ad iyo ad u fog iska so galno o gala ba galada waxay ku dhehen ya ku doranayo wuxu dhahay dinta waxay ka jecel yihin qabilka ini ma fahmi karo sida qof muslima u dintisa qabil uga dorto ano mar video firinayo ayay nin cidena aniguse garanyn bay dhehen ea ki rer hebel wa yabay anigi isku rerka ahayn hadan garan wayay say ku garten cajib

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 Před 7 lety +15

    Arabs are J -Hoplogroups , there is't any J in the Somali DNA , the Somali DNA is purely E, , end of story ...... let say you got some J in your DNA then all you need to check is the % of that J in your DNA if is more then 40% you are half of that , but 78-80% somali DNA Y-DNA is From E-HopolGroups , which means somalis 80-85% of Somali men are not or have any Arab or semetic DNA

    • @amaanreer5311
      @amaanreer5311 Před 7 lety +5

      somalis = E1b1b and t1a
      its important to say e1b1b instead of just E, because E is shared by bantus/west aficans, who we have been separated from a period of 30,000-40,000 years.

    • @SYLAR6713
      @SYLAR6713 Před 7 lety +2

      Right no Mr Somali Soldier ... E1b1b1 > E3B1 that is our DNA Code as we know it right now .

    • @ahmednurhassan5892
      @ahmednurhassan5892 Před 5 lety +3

      Bro Ja ama ev32 waa haplogroup laga dhaxlo aabaha percrntage na malahan. Tusaale haduu aabahaa yahay J waxaa tahay carab si walbey hooyadaa u tahay east african ama e-v32.

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir Před rokem

      @@SYLAR6713 no T is also found amongst somalis in abundance for example 98% of Dirs that got tasted came out as t-m18

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir Před rokem

      @@ahmednurhassan5892 ev32 waa oromada nio

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel Před 6 lety +53

    Soomaalida jini baa dhalay baan u malayn

    • @nasirismail9033
      @nasirismail9033 Před 6 lety

      Wa Runti waxan ka soo jed naa Oromo

    • @hudaaabdulahi167
      @hudaaabdulahi167 Před 6 lety +7

      umu Said umu said sheeka waxaad wadaa hada kahor eey igutiri gabar sawaaxiliyad ah oo muslimad aheeyd oo igutiri waxaan maqlay soomaalidu ineey iska dhaleen hooyo jini oo kunooleed badaha soomaaliya iyo nin yaman kaimaaday oo carab ahaa waan yaabay.

    • @nasrayusuf5350
      @nasrayusuf5350 Před 6 lety

      hudaa abdulahi waan umaleeynaa

    • @abdullahiahmed5903
      @abdullahiahmed5903 Před 6 lety

      hormari noloahaada hhhhh waa iga qoslisau

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 Před 6 lety

      umu said hhhhhhhhh

  • @amalabdifatah928
    @amalabdifatah928 Před 4 lety +3

    Man sha allaah weligey aniga waan aaminsanaa arintaas 💪💪💪💪💪💪

  • @hindaabdirahma4208
    @hindaabdirahma4208 Před 4 lety +1

    Masha Allah I like the topic and the solution.

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 Před 3 lety +5

    @ 9:14, "51% southern bantu" ?!! Am I hearing right?!
    All dna studies I've read say that we have closer affinity to southern Arabians than bantus. Our dna pool is mainly cushitic, then caucasian with a bit of bantu, west African.

    • @ciceroalexandar6184
      @ciceroalexandar6184 Před 2 lety +3

      He is using weak dna results, that didn't had any somali dna samples. So, don't take what he said as facts

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 Před 2 lety

      No you are wrong! We are more closer to bantu than Arabs and white.

    • @sagebaker6426
      @sagebaker6426 Před 2 lety

      @@gamasb8222 the bantu’s were sold in slavery by Somalis and shipped to the Middle East. Somalis highly discouraged having intercourse with bantu women though it happened a few times

    • @user-bw4ir5rn1z
      @user-bw4ir5rn1z Před rokem +3

      @@gamasb8222 speak for yourself jareer yahow

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 Před rokem

      @@user-bw4ir5rn1z Somalis are Africans. You have low self-steem sis. You are not white nor Arab. Don't pretend something that you are not.
      Jareer kulahaa somali miyaa cadaan ah war tani doqonsanaa

  • @wadaniyooz
    @wadaniyooz Před 8 lety +4

    waa wax mucquul ah subxanalaah

  • @sajokal20
    @sajokal20 Před 7 lety +31

    waa Faraaciin anaa dhigtey egyptologyga

    • @cabdisamedtayyip6993
      @cabdisamedtayyip6993 Před 6 lety +2

      Sajokal Horseed waxan ku xidhanay channel kaaga,si wacn ayaad ii qancisay gaarahan caddaymihii aad sheegtay sida qoraalka xarfah,midbak iyo hadhaagii Faraaciinta,marka aad ka hadlaysay Somalid Ma Faraciin ba,
      Wll caddaymo badan ayad helaysa haddii aad timaado dhanka woqoyiga somalia(Somaliland) dhagaxaanta Laas Geel,goododka dhawaan laga helay Berbera,Sanaag iyo meelo kaleb.

    • @MohamedAhmed-xq1dq
      @MohamedAhmed-xq1dq Před 6 lety

      Sxb xagee kaala soo xidhiidhaa

    • @MohamedAhmed-xq1dq
      @MohamedAhmed-xq1dq Před 6 lety

      Sajokal Horseed xagee kaala soo xiriiraa

    • @UUSomaliVevo
      @UUSomaliVevo Před 6 lety

      Sajokal Horseed hadad dontid SILki hoyada dhigo

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 5 lety +1

    Wax fiican aad sheegteen qeer allaha idinsiiyo soomaali waa wiil iyo abtigiis

  • @eaj2900
    @eaj2900 Před 6 lety +6

    Any English speakers Here? I’m curious to know if he mentioned anything about paternal Haplogroups

    • @amaanreer5311
      @amaanreer5311 Před 6 lety +6

      he said he took the test and came out e1b1b-v32

    • @eaj2900
      @eaj2900 Před 6 lety

      Amaanreer thank you en.wikipedia.org/wiki/Haplogroup_E-V32

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 Před 4 lety

      @@amaanreer5311 hi

  • @mohamedatkinson9610
    @mohamedatkinson9610 Před 6 lety +33

    Nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa hadda ka hor igu yiri Somaliada waxay leeyihiin taariikh dheer maxaa yeelay waa Boqortooyadii Fircoon. sidaas darteed Ahraamta ku taalla Masar waxaa iskaleh idinka.

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 5 lety +2

      Mohamed Atkinson Markaay maqlan waxa ka timaadeen Waqooyiga africa iyo Carab, way xanaqaan ma oga Masar inay Waqoyiga afrika lol
      Midakale Somalidu jareer ama jileec ama madoobow ama casow kuli wa is dhalnay. Dad guura ah ayanahay meel kasta dega

    • @fahmabile1806
      @fahmabile1806 Před 5 lety +1

      @@shonazef7351 walaal waxay u xanaaqayaan midabka madow ayey cabiid u yaqaaniin markaad ku tiraahdo Aficaan ayaad tahay ma ogola wey ka xanaaqaan.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      @@fahmabile1806 maxa laga xanaqa wajigena ayay ka muqata inan dad kala duwan ka nimid DNA wa sas

    • @Ibrozanaaji21345
      @Ibrozanaaji21345 Před 7 měsíci

      Wllo waa been waxaas yaan laguugu sheekayn

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 2 měsíci

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkk😊

  • @balbalrbulbulare918
    @balbalrbulbulare918 Před 6 lety +3

    Kufan dinta islmka👉 🕌yo dalka dhaqnka hooyo guuul🇸🇴

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 11 měsíci +1

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 Před měsícem

    Anaga Masar kama soo unkanin ee Ayaga ayaa naga soo askumeen. Somali wa Asalka Aduunka Taasna aduunka oo dhan wuu ogyahay marka laga reebo dadka Soomaalida ah

    • @Servant10
      @Servant10 Před měsícem

      M78 oo faraaciinta ah ayaa na dhalay asagana waxaa dhalay M35 oo dhulka somida kasoo jeeda marka isla dhulkeeni Lee kusoo labaneynaa

  • @user-su9kq2te5l
    @user-su9kq2te5l Před 2 lety +4

    Daarood waa carab isaaqna waa carab sido kale sheekhaal waa carab ujuuraan waa carab garre waa carab hadane waxaan sugaynaa qof na dhahdo hawiye waa carab racanwayna waa carab
    Soomaalinimadi baa laga cararaayaa
    Soomaalida waxaa u moodaa inay san isku kalsooneen
    Midabka madow waa laga cararaayaa timaha taataagan waa laga cararaayaa
    Uunka ilaahay in la guursado amsa la guuriyo waa laga cararaayaa
    Qabiil walbo qabiilka dariska la ah wuu cararaayaa
    Oromo waa laga cararaayaa
    Canfar waa laga cararaayaa
    Marka suaasha waxaa waaye xagee loo cararaayaa waa la hoogee

    • @adarsheikh-ali9290
      @adarsheikh-ali9290 Před 2 lety

      Taas aad ayaan ula yaabay dadka badan kood somali nimad way ka cara rayaan umada kalana wey ku faa nayaan shame on them

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Lakin hawiye carab shegta wan arkay dhowr jer

    • @farahhirsi8185
      @farahhirsi8185 Před měsícem

      Walaahay isaaq iyo gabooye isku dhiig ayay noqdeen hawiye iyo daaroodna waa😂isku dhig

  • @amaanreer5311
    @amaanreer5311 Před 7 lety +4

    dna-ka test la yiraadho ancestry.com ma haystan dna somali ah ama itoobiyan sidas darteed ba somali laga dhigay "south east bantu". laaakin qof kasto oo dna barto wey ogyihin in aad bantu iyo somali waxba isku laheyn.

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 Před rokem +1

    yes fircoon wuxuu ahaa Somali xaqiiqatan

  • @aishaabdi1325
    @aishaabdi1325 Před 3 lety +1

    We are africa

  • @osmanali4696
    @osmanali4696 Před 6 lety +9

    Mnshallah taas wxy wax an yaqiinsana lkn indhawayd bn shaki ka qaday marka arkay haybsooca gabooye

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 5 lety +6

    K2 hada T baa la yidhahda marki hore k2 la odhan jiray mida kale T marka ninkan beri hore ayuu waxan ka hadlay cilmi badan baa ka danbeyey t iyo e1b1 60 kun oo sano isku abo ma aahaynba fahantaas nimanka T wa rag ka yimi middle east ASALKOODA

    • @duqacodey5052
      @duqacodey5052 Před 6 měsíci

      2024 ayan bartay cilmigas laxariira DNA ga, adigana 5 years ago ayad kahadashay, Allah kuu barakeeyo cilmigaga sis

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 Před 3 měsíci

      That'a right

  • @Moktar-ki3zl
    @Moktar-ki3zl Před 2 měsíci

    We are africains

  • @NOURINHO-rv5fk
    @NOURINHO-rv5fk Před 6 lety +2

    Exactly waxaan nahay faraaciinta.

  • @Oscarchannel87
    @Oscarchannel87 Před 7 lety +3

    very interesting wlh masha allah

  • @user-dm9km2hg4c
    @user-dm9km2hg4c Před 6 lety +3

    You must be a Yemeni mixed .. I guarantee that .. you look like me and I am fully Yemeni.. salaam alikum

    • @sofiah9442
      @sofiah9442 Před 6 lety

      m718o are you south Yemeni?

    • @ibrahimabukar6425
      @ibrahimabukar6425 Před 4 lety

      No Bro

    • @box5319
      @box5319 Před 2 lety +2

      He is not Yemeni mixed.its rather you who is mixed with east African.
      No arab look like Somali unless s/he is mixed with horner.

  • @ahmednaasiiib6987
    @ahmednaasiiib6987 Před 8 lety +6

    walaal waxaan ku talinayaa in aad la xariirtaan wadanka belgium oo kumamaam mun oo somaliya ka qaaday dhiigaas dca da hadaba la xariir maxamed caliyoow

    • @maxamedjaamac8697
      @maxamedjaamac8697 Před 6 lety

      Bahashii intay is wada raamsatay oo ay is daaqdau qaraaba kalena ay adduunka ka wayday by ka shakiyeen in ay ilmo aadan yihiin iyo islaamnimadoodii oromooy oromadaadii aad carabayna carab aad hadday ku waalatay abay axmed rasuulkiina waxay ku doorsadeen fircoon

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 5 lety +1

      Maxamed Jaamac ilahow anan fircoon sheegan, oroma wax wadagna wa cajiib wayeelkene hore waligay kama maqal waxban wadagna, isku dhaqan ma nihin xabashi o waxba ma wadagno dhaqan ah iyaga un aya dhaqan kayagii xadaya o dhul raadis ah,

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 Před 7 lety +32

    aloow yaan cadaan iyo carab ku faanin. proud to be bantu afrika ka soo jeedo

    • @Neymar_-_
      @Neymar_-_ Před 7 lety +2

      Mohamed Ahmed Nacalaa ku yaalo we are not jareer.

    • @mohamedjama1865
      @mohamedjama1865 Před 7 lety +3

      Mohamed Ahmed cushite Ayad tahay Bantu maha. Afrikanku Wa sadex Bantu,cushites iyo Nilotes

    • @inamacalin1
      @inamacalin1 Před 6 lety +3

      WTFISTHIS2000 nacalat aday kugu taal iyo faracaa kaagasheekyay inaa carab tahay ee maskaxda laga addoonsaday. Inagu haddaanu nahay ilmo dir irir samaale waxaynu nahay dad africaan ah. Nacas baa tahay

    • @sadam8268
      @sadam8268 Před 6 lety +3

      Moha Amip Channel carabiyad baad tahay miyaa alow yaa ogaada Niger sidii laguu hayay

    • @ziadera2137
      @ziadera2137 Před 6 lety +1

      Abdulahi Mahamed jareer yahaw fool xumadu ay ku goobatay haygu kharaarin carab waa awowgeey waana jeclahay waana ku farax sanahay in illaah iga beeray. Sababta oo ah illaah ayaa iga badbaadiyey arag xumada dadka madow ee la yaso meel walba oo aan aduunka ka maro dadka indhahooda ayaan soo jiitaa marka aan iraahdo somalia aan ka imid dadku waxay idhahaan waa in aanu aadno somalia waw jareer Illaah wax nooguma daro.Raga somalida ah waxaan kula talinayaa is dhalan roga oo guursada gabdho wadamo kale ka soo jeeda sida oryantal, carabta, hindida iyo cadan si aad u dhashaan caruur qurux badan caqli badan oo DNA fiican leh. Adinka oo keliya somaliyey hadaad isku noq noqotaan maskaxiyan iyo awood ahaanba daciif ayaad noqoneysaan iyo arag xumo aduunka qurux ayaa laga dambeeyaa marka ilmahaaga yar u tur oo hooyo qurux badan oo ajnabi ah ka dhal. Gabadha somaliyeed rag kale oo somali ahayn oo qurux badan muslin ah raad sada oo guursada ayaan idi leeyahay ilmaha aad dhashaana wadanka dib ugu celi saan ilmahaas ay somali ugu noqdaan nimankana sidaa oo kale.Dadka is guur guursada muda dheer maskaxiyan iyo awooda jirka wuu daciifaa. Naagtii iyo ninkii raba in uu guursado qof madoow please guurso somali

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Před 4 lety +3

    Somali oo dhan v32 ma ahan aniga Tm70 baa ahay beesha aan ka dhashay Dir oo dhan baa ah marka v32 somali ah weey jirta koleey anaga nama quseedo.

    • @safiyobashiir3119
      @safiyobashiir3119 Před 4 lety +1

      TM70 wa dir asalkoodu wa ciraaq
      Daaroodkana yaman

    • @ahmedcade5139
      @ahmedcade5139 Před 4 lety

      @@safiyobashiir3119 Daarood ka hadi uu Yemen yahay muxuu paternal haplogroup J1 u noqon waayey.? Daarood waa African walaal aftir siimada aad badashid carab ku noqon meesid T-m70 aniga ah carab na ma ahi Somali baa ahay walaal.

    • @ahmedcade5139
      @ahmedcade5139 Před 3 lety

      @@thegreennature2619 hada J1 tihiin in aad carab tihiin wa idiin qirsa nahay markaas lakin e-v32 waa African

    • @abdrmngm7524
      @abdrmngm7524 Před 3 lety

      @@ahmedcade5139 african ku walatey all dna from africa lakin dadka wa ka tagen africa wa sida qoloda sayniska aminsan yihin qoladi u horeysay africa ka bacda waxay ahayen sidey leyihin E iyo D kadib E qarka mid ah dib africa ugu soo noqday dooda waxay ka tagan tahay E asalkeda marka ma east africa oo hada la minsan yahay ku wakale waxay leyihin north africa ku wa kale waxay leyihin egypt ku kale waxay leyihin medel east ku wa kale waxay leyihin medeteriyan lakin runta wa egypty ila sudanta hoose asalkeda khasatan e78 oo masarida iyo somalida wadan oromada 40% waye asalkodana wa somali wana gala. Tan kale ma jiro adunka wadan 100% isku dna wadamada 80% isku dna ah wa homogeniyos wa dad an dadka dhex gelin. Africa kugu soo noqon africa wa qarada ugu dna kala duwanasho badan waxay kala watan j e a b L T R lakiin E ubadanasalka african ah oo meel kale laga helin wa A And B . E yurub laga hela baraga dhexe laga hela east africa laga hela north africa .

    • @AbdihakimAliHassan
      @AbdihakimAliHassan Před 11 měsíci +1

      Saaxiib waa runtaa dir waa Hablo group T

  • @dirie1000
    @dirie1000 Před 5 lety +4

    waad mahadsantahay sidaad u sharaxday , Gabdhaha ku doodaya inay baaritaankoodii wax kale u soo baxeen waxaad ogaataan waxa laga hadlayo inuu yahay hal ;unug ; oo Aabaha iyo wiilkiisu kala dhaxlaan oynan dumarku ku jirin aabaha ayaa wiilkiisa u gudbiya wiilkuna wiilkiisa ayuu u gudbiyaa marka sidaa u fahma Gabdhow idinkoo mudan walaashey malahan unnugaas laga hadlayo inta kale se isku mid baan ka nahay.

  • @caadimahan6946
    @caadimahan6946 Před 4 lety +2

    Fircoon Ina ka soo jeedno waxaa ku cadeyneeyso sida waxuushnimada Isku dilno. Hadii Somalia quwad lahaan laheeyd africa dhan waa qabsanlaheeyn.

  • @farxiyajaamac1019
    @farxiyajaamac1019 Před 6 lety +2

    alxamdulillah somaliyad Baan ahay khasatan somalilander wana ku faana madama illahay inagu aburay geska afrika ahna meel qaniya o cimiladedu qaali tahay illahayna inaga dhigay dad muslima maxan uga bahantahay inan cid kale shegano

    • @ayaanguleed5768
      @ayaanguleed5768 Před 4 lety

      kuwo badan ayaa intaa wax yaabo kale dabo taagan carab iyo hindi

  • @mahadmoallim6950
    @mahadmoallim6950 Před 6 lety +11

    Tan kale oo ayadana saaxiibkaa aan filaayo inow hilmaamay waxaa waaye Oromo oo hada kilinka shanaad Somalida ku xasuuqeysa hadii aan ku dhahno aabeheen adinkaaba dhalay oo waxaan nahay faraciini sow finally Xamar ma noogu imaanaayaan???

    • @user-xm7pm5ik6w
      @user-xm7pm5ik6w Před 3 lety +1

      @@abdisamadadam288 war wax jaahilaa tahee hana turjumin malaha aday ku dhaleen

    • @abdisamadadam288
      @abdisamadadam288 Před 3 lety

      @@user-xm7pm5ik6w thanx sxp somali iyo oromo wa laba qawmiyadood deris ah

    • @user-xm7pm5ik6w
      @user-xm7pm5ik6w Před 3 lety +1

      @@abdisamadadam288 haa intaa inaad tiraado way kugu filnayd zxb lakiin somali iyo oromo iskadaa inay is dhaleen meel iskuguma yimadaan aan nibi nuux ahayn

  • @mohamudabdinur2275
    @mohamudabdinur2275 Před 4 lety +6

    somalidu oromo maaha ee oromada somalia
    somalidu cidna kama soo jeedo
    ee dadkoo dhan waa soomali
    somalidu asal mahan ee asalka soomalida
    joojiya soomali waa carab maayee waa african
    war soomalidu waa somalidu waa asal dadka

  • @MudaneinaGeele
    @MudaneinaGeele Před 6 lety +1

    Istaqfurulah walee kan cilmiga wax u dhibay

  • @faisomohamed3344
    @faisomohamed3344 Před 5 lety +1

    Baarista ma xuma ee xukunka baa walaalka ka qaldan soomaalidu ayagaa laga faracmay raadka taariikheed ee maanta nool ayaa cadeyn u ah

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 Před 4 lety +3

    subxanallah illahay fircoon fir nooguma daro isku xishoo

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem +5

      Salma kkkkkk dhalasho iyo din iskuma xirna

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 Před 7 lety +21

    soomaalidu lama yaqaan meelay ka yimaadaan sababtoo ah haddii lagaranayo waxaa lafahmilahaa caqligooda dabadeed arrintooda xal baa loo helilahaa intaad baadhaysaan asalka soomaalida waxaad baartaan maskaxda dadka ayaa bukta ummada intaa is dilaysa oo qabiilka maganta u noqtay waxaan ku talinayaa aan maskaxdeena baadhno anigaa idiin bilaabaya oo isa soo baadhaya.

    • @Sultanshiine
      @Sultanshiine Před 5 lety

      Hahahahaha Iga Qoslosay Wlh

    • @mrcrypto1794
      @mrcrypto1794 Před 4 lety

      mohamed mohamud hhhhhh mel ey ka yimaden lama garanayo wa dad dhib badan

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Kkkkkkkk anigu waxan is iri madama dad badan iska ken dhalen dhigagi ba isduqeyay

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 Před rokem

      @@hodanc6255 kkkkkkk
      Lagayaabaa in dhiigagu isku xayraameen

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 Před rokem

      Kolba anigu mar mar baan xayraamaa laakiin naftayda keliya ayaan ku xayraamaa dadka lama doonto dhiig xayraanka

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 Před 28 dny

    Waad Ku mahad San wll lkn aniga hadan farkayga ka hadlo soomaalida ayaa laga yimid hadaan sababeeyo soomaalida waxaa laga helaa dhamaan umada Aduunka inta ay ka kooban tahay tin jilic tin Adag san dheer san gaab qor qorane indha yar indha baluug intaasba waa laga helaa waana wllo soomaalida Alow mideey umada soomaaliyed 🙏🙏🙏😢😢

  • @user-kl5hc9pl8f
    @user-kl5hc9pl8f Před 10 měsíci

    Sax somalidu waa faraciin wan amin sanahay 100 /100

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 Před 6 lety +9

    Walaalayaalow aniga waan iska baaray waxaad sheegina iima Soo bixin waxaan noqday 50 carab Jordan 25yahud 25yurub marka maba amini karo ileen qofkeygaas Isa maariinka ah timaha gardhaha leh 🤔 waa ii cuntami weysay anoo $100 is ka sadaqeystaaba let qaatay

    • @cumarrooble4283
      @cumarrooble4283 Před 6 lety +1

      Sudi Ahmed hhhh hhhh ale beerka funny baa tahay sxp

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 lety

      Sudi Ahmed hahahahahha anigaba waxaad sheegtay waa igu jiraan lakin soomali u badanahay oo aan oromo ahayn baantuuna ahayn soomaali asli ah oo weliba dhinac kale u dhaafin.

    • @aaminacalibadiye8862
      @aaminacalibadiye8862 Před 6 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ahmedmo2635
      @ahmedmo2635 Před 5 lety

      Wll waxaad samaysay tijaabo wanaagsan
      Ma kilagaa ayaa iska qaaday mase dadka kalena way qaadeen oo isku same result ayaa ifiin soo baxay

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 Před 6 lety +6

    Carabta waa diideen inay Soomaali Carab tahay. Carabta waxay dhaheen qabiilkii Carab ah waa in uu Carabi ku hadli karaa sida Carabta Afrika degan Carabi ay ku hadlaan. Mar hadaadan cadeyn Afcarabina ku hadleyn yemen iska ilow

    • @Bashiirali3040
      @Bashiirali3040 Před 10 měsíci

      Imisa soomli yurub iyo maraykan ku dhashay o aanafsoomali ki hadli karin isagoo hooyadi iyo aabihiba joogan o dul tagan yihiin waa aragti jaban waxaad sheagayso

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Před 20 dny

    Waa iska qaadi dona i.a

  • @Ustaad-Ahmed-2024
    @Ustaad-Ahmed-2024 Před měsícem

    War Wan wada dhalanay anigana Ahmed Abdi Macalin 😅😅😅

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 Před 6 lety +3

    somali wa somali oromna magalno faraacina magalno carabna magalno umadaas afrika kunool ban kamidnahay

    • @xareed1
      @xareed1 Před 4 lety

      oroma adaa oromaa somali oromha hee lkn orom adi weeye

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 Před 6 lety +5

    i am mulsim qabil bariska lee lakugu qabsada lakin diinta waa hal

    • @abdifatahali3075
      @abdifatahali3075 Před 6 měsíci

      Waa ika qoslisey 😂😂😂 bariis kuye 😅 taliye shaaha neh ku dar 😂😂😅

  • @CabdicabduleBaale-gk4si
    @CabdicabduleBaale-gk4si Před 3 měsíci

    Ilahay markhatigi Malabar barlamanka

  • @khawlam5008
    @khawlam5008 Před 10 měsíci

    Well done! The problem about the DNA test is that they will not give you full details: They just will say : Soomaali 100% or 99% Somali and 1% Ethiopia

  • @buuloguduudbari7332
    @buuloguduudbari7332 Před 7 lety +8

    waa sax saan aaminsanahay

  • @aminaali6068
    @aminaali6068 Před 6 lety +3

    if you look up the history books darood is jareer from west Africa he was brought to Somalia as slave. That’s why darood was brought on a boat there is some many facts about darood being west African please people do your Research

    • @handdownmandown4567
      @handdownmandown4567 Před 6 lety +1

      Amina Ali you're a female why involve yourself in qabil hate?

    • @suldaandarood5600
      @suldaandarood5600 Před 5 lety

      because she has been on too much somali forums and was bullied by darooods kkkkkkkk

    • @ejackson2587
      @ejackson2587 Před 5 lety

      @@suldaandarood5600 You lot need to kick the jareer bantu and mixed breed Benadiri Barwanis out.
      Make Darood Great Again !!! MDGA

    • @suldaandarood5600
      @suldaandarood5600 Před 5 lety +2

      @@ejackson2587 lol non-Somali trying to cause division within Somalis. Barwanis and Somali jareer are all Somalis.

    • @mrnice2665
      @mrnice2665 Před 2 lety

      @@handdownmandown4567 waa female udaran hhhhhh

  • @hassanmc6476
    @hassanmc6476 Před 4 lety

    Waa war fiican,
    Meesha Oramada aad teri.
    Hadalkaaga waxaa ku jiray in Asalka hadana Soomaali ahaa.
    Taa adkeeyoo aad u sharax.

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir Před rokem

      qof somali oromo u jiidayo hadad aragtid waa daarod

  • @afdooxyer1234
    @afdooxyer1234 Před 7 lety +2

    Abtirsiinta aabaha DNA'da Soomalida waxay ka koobantahay afar-iyo-tobon haplogroups. Labada ugu badanina waa E-V32 (70-77%) iyo T M-184 (15-20%). Qabaa'ilka Dirka khaasatan Gadabuursiga, Issaha, iyo Gurguruhu waxay galaan Haplogroup T M-184 kaaso ku badan West Bengal (India), Kazakhastan, Armenia, Persia, Turkey, Iraqi Jewish, iyo Afarta (25). Addunkoo dhana u ku fliqsanyahay isagoo tira yar Haplogroup T M-184.Geeska Afrika waxa ku badan Haplogroup E-V32 Aroomo iyo Somaalidana aad buu ugu fara badan yahay haplogroup E-V32.

    • @ejackson2587
      @ejackson2587 Před 5 lety +1

      The Somali one is from the Levant and Iraq area . paternal haplogroup T
      Somalis get T-L208 it has been said they are related to Bani Malik

    • @mohamedmuse08
      @mohamedmuse08 Před 3 lety

      @@ejackson2587 specially the Ala faraj subclan of bani malik they mainly live in iraq and kuwait

  • @timkristiansson1880
    @timkristiansson1880 Před 7 lety +12

    soomaali oo dhan miyaa DNA ka qaadee mise ilma ficoon ayaa ka qaadeen fircoon nin madaw ayuu ahaa laakiin soomaali in uu ahaa maxaaku ogaateen? maantay u daraayeenoon fircoon naladoonteen

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 Před 7 lety

      Ali yousofe hhhh meel dheer ma tegine waa uun jaarka garaciisi baa la inagu sheegay

    • @maymotv1206
      @maymotv1206 Před 7 lety +1

      mar hadi la yidhi faraacinba ka so jeedan ma aha fircoonba ku dhalay e faraacinta way badanyihim waana rer masar

    • @beautifulgirls618
      @beautifulgirls618 Před 7 lety

      Ali yousofe 8

    • @abdirahmanabdiaziz431
      @abdirahmanabdiaziz431 Před 6 lety

      Kkkkkkkkkkkkk

    • @haruuncabeey8023
      @haruuncabeey8023 Před 6 lety

      Waryaa badowyow midigta Ku qawo biyaha

  • @faebalina7786
    @faebalina7786 Před 6 lety +3

    Please put more evidence, maps,images and breakdown of results and some more references to make it more educational.I dont mean to criticise i just want to understand but I guess thats where the once who have these skills offer their services instead of just bemoaning the older generations efforts...

  • @mohameddiiriye2913
    @mohameddiiriye2913 Před rokem

    Nin ilahay sheegtay oo kibray in uu Somali yahay waan iska garanayay

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 Před 6 lety

    CALI SAADAQ SCHOOL AYAN AHAN JIRNAY WUXUU XUSAABTA KU AHAA QATAR MARKUU YARAA DUGSIGA SARE JENERAAL DAUD AYAAN.ISLA DHIGAN.JIRNAY LAAKIIN. LONG TIME MAAN ARAG ASAGA

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo Před 6 lety +3

    DHALASHADA SOMALIYED WAY CADAHAY MELLAHA AYKASO JEEDAN 😊

  • @MCM1916
    @MCM1916 Před 5 lety +3

    somali 36 kenya somalia sudan uganda
    siriya irak iran 39
    12 yaman sucdi
    1o west afrika
    3 china
    waa kayga

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 7 měsíci

    Dhalashada Soomaaliya ayaad nooga sheekaysay. Dhalashada Soomaalida noomaad sheegin!

  • @luulmacalin8348
    @luulmacalin8348 Před 6 lety +1

    Walaalayaal waxaa xaqiiqo ah inay soomaalidu wada dhasheen wax shaki ah iigama jiraan waa walaalo wada dhashay oo hal qooys ah dhammaantood inay qaraabo yihiina diinteena ayaa noo sheegtay ayada ayaan uga danbaynaa waxa aanu nahay

  • @fuadmohamed23
    @fuadmohamed23 Před 8 lety +6

    bantus are our brothers

  • @nurduube9182
    @nurduube9182 Před 8 lety +3

    waa maxay qaladka ayey awooyaalkeena galeen?

    • @xasanwali1295
      @xasanwali1295 Před 3 lety

      Diin aantamuslimka ahaynbay aamin sanaayeen buukawadaa waa awoow yaal siihoreeyay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 5 lety +1

    sbbata dir u neceb tihin waanu soo oganay wayo isku dad ma nihin somalida kale

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 Před 3 lety +2

    Pro Asalkeeyga waa carab ciraaq 🇸🇴🇮🇶

  • @mujahidcalipepe8547
    @mujahidcalipepe8547 Před 6 lety +10

    Somalida asalka ah waa #dir iyo hawiye inta waa oromo

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 Před 6 lety +1

      mujahid cali pepe adiga tigree ayaa tahey

    • @jamaomar5936
      @jamaomar5936 Před 6 lety

      mujahid cali pepe gaar aahan daroodka ogadian qooxtimimo aaye ku yiimadan somali.
      Odeygi ogaden aasogo raadinayo xeero qooxto Buu yiimid dhulka somalida

    • @lulaliadam83
      @lulaliadam83 Před 6 lety

      mujahid cali pepe oromo ma nihin oo ma nihin waxaa waa dad doonaya iney bedelaan taariikhda umada soomaaliyeed

    • @sofiamahamud6495
      @sofiamahamud6495 Před 4 lety

      Adi dir wad shegata isaq dir maha

  • @fuadmohamed23
    @fuadmohamed23 Před 8 lety +7

    we are half arab half bantu somali bantu waa dad dhalaad ah oo somali ah thats why we half black color

  • @abdulkadiraialithanks1304

    Masha Allah tabaaraka laah waad mahadsantihiin walaalayaal

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 Před 3 lety +1

    Illahayoow fircoon awoow ha iiga dhigin aqas

    • @adama2988
      @adama2988 Před 3 lety

      Is baar walaal waxaa laga yaabaa in aad ka soo jeedo fircoon laftiisa...

  • @Brightone1
    @Brightone1 Před 7 lety +3

    DNA waa mashiin yar oo macmal ah oo binu adam sameeyey maaha wax lagu kalsoonaan karo.
    waxa jira DNA tes laba results oo kala duwan soo kala saara

    • @zakimamba2930
      @zakimamba2930 Před 6 lety +4

      Lakiin internetka waad kukalsoontahay?

    • @abdrmngm7524
      @abdrmngm7524 Před 4 lety

      @@zakimamba2930 internet haa wixi aad aragto wax adan aqoon ulaheyn makhranti kams noqon karto sax iyo khalad dna wax la taban karo ma aha ujeedoyin badan u leeyahay dadka dhan adan iyo xawa dhalay maxay u kala duwan yihiin dna aad amisan tahay tan kale dna daanyeer ka tan bini adanka wa isku mid ou of 97 marka daanyeer ma nahay war aduun dad watan ha daba gelun war ma heyside aqoonti rag ay u gacan gashay wax dhexdhexada ma.ahan

    • @mrnice2665
      @mrnice2665 Před 2 lety

      @@zakimamba2930 kkkkkk

  • @alinor4000
    @alinor4000 Před 6 lety +8

    waxan fahmi waayay soomaalida 50% waa african bantuu carab32% faraacin 10% conclution waa in asalka soomaalidu faraacin yahay!. yacni 50% iyo 32% waxaa ka muhiimsan 10% mafahmin arintaas.

    • @ciceroalexandar6184
      @ciceroalexandar6184 Před 4 lety +2

      Somalis have diffrerent DNA than the Bantus. how you came up with that Somalis are 50% Bantu?

    • @ciceroalexandar6184
      @ciceroalexandar6184 Před 4 lety +1

      he is using Ancestory DNA results which is not accurate for Somalis because it has not Somali samples

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Waxan ila tahay DNA o dhan wa sax lakin wakhtiga bayku kala duwan yihin dabcan sanado dhow iyo sanado fog isku mid mahan

  • @abdullahimohamud9258
    @abdullahimohamud9258 Před rokem

    Anigu daarod ayaan ahay waxaana ahay v32

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 Před měsícem

    My dna says 80 percent Somali 14 percent middle eastern 4 percent finish 2 inda

  • @ahmeddarajo5873
    @ahmeddarajo5873 Před 6 lety +9

    Anigu waxan ahay isaaq sh isaxaq binu Ahmed binu mahamed wanu haynaa abtursintisa iyo walipa tariikhdiisa waxa jira lapa qabiil oo Yemen ku nool oo uu dhalay intanu geeska iman si uu diinta islamka u fafiyo
    Sidoo kale daarood ismacil tarikhda abohood way sheegan Lkn somalida kle ma sheegan mana yaqanan sh isaxaq buugaag ka qoron ba jirta oo aad u waawayn

    • @user-mq2dl9gz5e
      @user-mq2dl9gz5e Před 6 lety

      Ahmed darajo
      Ahmed waxaa jiraa qabil la dhaho
      Bawazeer aslkiis waxaa waaye al cabaasi bin cabdulmutalib isaaqa waa sidoo kle .

    • @ahmeddarajo5873
      @ahmeddarajo5873 Před 6 lety

      @@user-mq2dl9gz5e absolutely in lays xumeya wa ceb nin waliba abtirsintisa iyo tarikhdisa hala waydiyo halana badho

    • @Nuuriz
      @Nuuriz Před 6 lety +1

      Hhhhh Sheekadii Doroodka Miyaa Isaaaq Iyo Darood Yamen maay ka yimaadeen wll doqon doqon dhalay Irirsamaale baa nahay

    • @user-mq2dl9gz5e
      @user-mq2dl9gz5e Před 6 lety

      @@ahmeddarajo5873
      Axmed qalad aa efahamti aniga wxaan ku dhahay qabiilka bawazeer askiisa waa cabaasi bin cabdulmutalib.
      العباس بن عبدالمطلب
      Waa ahlal biat

    • @user-mq2dl9gz5e
      @user-mq2dl9gz5e Před 6 lety

      @@ahmeddarajo5873
      Group j waa bin hashim

  • @user-ze4nk5yo6e
    @user-ze4nk5yo6e Před 6 lety +3

    Daarood ismaciil ehlu baytka

  • @Barre371
    @Barre371 Před rokem

    Oromo iyo somali waa wada dhasheen saas ula soco
    Soomaali hadey kala qabiil yihiin micnahedu ma aha in ay kala isir yihiin waxan jaahil sanaa

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Před 27 dny

    Walaahi in mudo ah waxaan aaminsanaa in Qabiilku quraafad yahay oo aan sida aad sheegeysid aanu.nahay

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 Před 7 lety +3

    Kan asagaa Oromo afsomali bartay. Kulahaa waxaa na dhalay oday Oromo kasoo farcamay. Anagaa nalaga Soo farcamay Abti

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 Před 7 lety +1

      Abdi Rageedii
      jahil ayaa tahay. Aduunka lasoco. DNA waa cilmi jiro sxb.

    • @amaanreer5311
      @amaanreer5311 Před 7 lety +1

      people think oromos are older than somalis, oromos are not even one people they're a coalition of different tribes.

    • @bontuoromia8516
      @bontuoromia8516 Před 6 lety

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @hudaaabdulahi167
      @hudaaabdulahi167 Před 6 lety

      Abdi Rageedii hhhhhhh

    • @hudaaabdulahi167
      @hudaaabdulahi167 Před 6 lety

      Abdi Rageedii maya suaasha meesha taalo wexeeytahay hadiiaan kasoojeedno oday oromo ah oramadu xageey kasoofarcameen ayaga

  • @musemagan3066
    @musemagan3066 Před 7 lety +9

    aniga waan ku faanaa in aan ka soo jeedo faraciin waa xadaarada aduunka ugu horeysay

    • @mukhtarali1974
      @mukhtarali1974 Před 7 lety +4

      Waxaa ii dhaanta in aan kasoo Jeedo faraacinta iyo bentuda intaan kasoo jeedi lahaa carabta cusuriyinta ah.

    • @musemagan3066
      @musemagan3066 Před 7 lety +3

      bro mukhtar anaga carab waan ka facweynahay qwaa waa waqtiki nabi muuse waa xadaaradii aduunka ugu horeesay

    • @mukhtarali1974
      @mukhtarali1974 Před 7 lety +1

      muse magan waa runta brother waa inaan ku faanna madowgeena iyo meeshaan ka imaanne.

    • @farahdada6141
      @farahdada6141 Před 6 lety

      caama fowqal caama

    • @bashirkhalif1544
      @bashirkhalif1544 Před 6 lety

      Fircona oo markaa sida ad aminsatoho kamida awowyadaa asagana waxu aha gaal wayn cadabka ugu darana lagu hurin dono

  • @abdimalikabdikhalaq9557
    @abdimalikabdikhalaq9557 Před rokem +1

    Ninkani madaxweyne Farmaajo ayuu u eeg yahay runtii.

  • @hajiraahmed3882
    @hajiraahmed3882 Před 5 lety +1

    Waabeen, waxaan bartaa oon dhigta jaamacada biology and DNA molecules. Labada waalidiin waa ka dhaxlee marmar waxaa ubadaneesa dhinaca hooyada hooyadeed ama aabaha marmarna labada qeebba nus iyo nus aa kuyeelaneesa.

    • @abdirizakabdullahi9511
      @abdirizakabdullahi9511 Před rokem

      Ha lkn dhanka hoyada lagama hadlin dhinaca hooyada unbaa laga hadlay dhinaca hooyada another lecture 😊

  • @diyaalafn7043
    @diyaalafn7043 Před 5 lety +4

    I don't gt anything🙄 am frm Africa especlly Somalia tht it is🤨

  • @Af-S1
    @Af-S1 Před 7 lety +8

    Kkkkk adeer anaa kuu sheegaya somalida carab inta katimaadey waa daarood kamana imaan masar ee waxay kayimaadeen yemen ..... somalidu waa is garaneysaa ee yaan lagu jajuubin masar iyo faraciin ..... ABTI RAALI AHOW .... V32HGROUP .... KOONFUR MIYAA KKKKK

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 Před 6 lety +1

      Abdirahman Hirsi doqonaa tahay wax aadan cilmigeed laheen ha ka.hadkin saxiib

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 lety

      Muse Muse kan hadlaayaba cilmi uma laha waxa oromada ka soo jeedana malaha waa isaga iyo hawiyaha..soomaali dhan maaha la soco.

    • @hmi6676
      @hmi6676 Před 6 lety

      Why don’t you try to take your DNA?

  • @thecenter9126
    @thecenter9126 Před 8 měsíci

    V12 oo orom ah uu soomali dhalay Hadaba m35 siduu soomali ku noqday ?

  • @KoolViberz
    @KoolViberz Před 7 lety +18

    I am hawiye irir samaale hill abrone aqil bin abi talib thats all i need to know

    • @saba3451
      @saba3451 Před 7 lety +7

      mursal kulmiye you're the real Somali but darood are Bantu, guest of Somalia waye

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před 7 lety +5

      mursal kulmiye s
      Abi Talib, ma Hawiiye ayuu ahaa ?
      Ramadaan Mubaarak

    • @saba3451
      @saba3451 Před 7 lety

      Mo Games why you mad?

    • @saba3451
      @saba3451 Před 7 lety +1

      Mo Games how can I hate my Somali people? Looooll

    • @saba3451
      @saba3451 Před 7 lety +2

      Loooooool you mad because I said darood are bantu? Do you think you're an Arab babe? Darood is not originally from Somalia and they come from somewhere in east Africa so you're probably a habesha or bantu.