Maxaad Ka Ogtahay 3 Qaybood Oo Isirka Soomaalidu Kasoo Jeedo | Prof Cabdalla Mansuur

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Halkee Soomaalidu Kasoo Jeedaa? Waligaa Ma Maqashay Saddexda Qaybood Oo Soomaalida Asalkeeda Loo Qaybiyo?

Komentáře • 195

  • @dreamdoll8700
    @dreamdoll8700 Před 3 lety +13

    Allah swt made is Somali unique 😂😍 I don’t care what people say we Somali come all from one forefather his name was Samaale

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal Před 3 lety

      Waad khaldandan thy wll horta somalida waa umad isku sinji ah hal meelna way kasoo farcameen lkn samaale qabiilada ayaa ka farcamay sida hawiye iyo dir lkn somalida oodhan kamaysan farcamin

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      More than 90% of us we are not a bloody somalz!! But who the f@#& are we?? In order to know that you have to understand the meaning of the word SOMAL!!.
      SOMAL What does it mean?
      I can't say it here, but one thing for sure if you believe that you are a Somali you can not be a Muslim 4real because prophet Muhammad CSW he told us Don't be Somalz so if you call your self a Somali you are not a Muslim for sure!.

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      Soomaali ciddii sheegtay muslim matihidin waayo Nabigii Illaahay ee Maxamed NNKH wuxuu ina faray hana noqonina Soomaali!!.
      Ciddii Afka Hooyo Illaahay baray Erayga Soomaal wuxuu ka dhigan yahay wey taqaanaa nacas ama dabaal na loosheegimaayo!!.

  • @abdulahiserar380
    @abdulahiserar380 Před 3 lety +10

    Odayaashaan isir ka kasheekenayo
    Waxan dhihi lahaa nimanyahow wadanka noo dhisa
    Oo dowladda gacanta qabta
    Anago dhalan kahor aya isirkeni la lumiyay anagoo so taagan ayaa dowlad nimadeeni la lumiyay
    Bal dowlada noo celiya
    Waqtigaan lajogo adunyada isir liis kuma xishmeeyo
    Passbort baa liisku xishmeeya
    Dowlad dowladay ka mamul fcnthy oo hanti bdn thy ayay ka passbort fiican thy
    Blease let's build our country again
    Fadlan aan dhisno wadankena iyo dawladisa marlabaad

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 3 lety +5

    Mansoor is absolutely right.
    1.Bantu
    2. Gibilcad
    3. Kush

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST Před 3 lety +2

      Mahadsanid Aadan Hirqal

    • @omardooro4912
      @omardooro4912 Před 3 lety

      Anigu waxaan qabaa somalidu waa qibdi dadkii reer fircoon oo nabi ibraahiim oowka guursaday gabadhii haajiro
      Anagu manihin babiliyon muse mataamiyo ama afrika ama carab

    • @muxammadsheekh3152
      @muxammadsheekh3152 Před 3 lety

      Asc,ma aha sax, maxaa yeellay saddexda maggac mid ka mid ah baan tusaalle ahaan ku waydiinnayaaye ma garrannaysaa baantuu? Xaqiiqdii ma garrannaysidde,
      BAANTUU asal ahaan waa BINJAMMIIN ibnu JACQUUB ibnu IBRAAHIM Waanna mid ka mid ah midgihii amma MADDIGAANKII ammse reer AALLA- MADYANKII dhulka aynu uggu nimmid, kuwan xataa sheggannayaa ma aha iyaggii,waanna kuwo innagga ah, iyaggii waa la dabbar jarraye.
      Wa BILLAAHI Tawfiiq.

    • @adamhirqal2983
      @adamhirqal2983 Před 3 lety

      @@muxammadsheekh3152
      Walaal Waraabe ka hadlay muuqaalka dadka somaliya jooga ee saddexda qaybood midna ma sheegin aabayaashood

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 Před 3 lety +4

    Qaamuus aad baan kuugu Mahadsanid celinaynaa sxb

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 Před 3 lety +7

    masha allaah soomaalidu waa sinji qaaliya

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    Bantu iyo gibil cad maaha isirkoodu Soomaali. Waa Somali nationals laakiin maaha (isir) ethnic Somali.

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Před 3 lety +8

    Soomaali Waa Soomaali Waana Xaqiiq Iney Leeyihiin Meel Ay Isir ahaan Ka soo jeedan Laakin Aan Wali Baaritan Sax Ah Lagu Sameeyey

    • @abdikani8998
      @abdikani8998 Před 3 lety +2

      Reer guuraa jaahiliin ah baa eheen waligeen ilaa maantana nahay , saa wax maqorno oo ma keydino

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED Před 3 lety +1

      @@abdikani8998 ina adeer jaahilin maahim lkn dhaqankii juhalada oo kale ayaan isticmaalna
      Wax walba iyo Taarikh walba oo aanu leenaahay waxa qasaya oo dhibta iyo shidada kuhaya Waa dhaba -Dhilifyo Soomalida lagu imtixaaney oo caado qaatayaal ah dadka intooda wax garadka ahna ummadda ku soo jeedisa. Wax walba oo ay ahaataba waxaan aamin sahay ummadd intaas oo qarni afkooda ,hidahooda iyo dhaqankooda larogi kariwaayey In aan hada isirkooda lagu murmi kareynin
      Ee ay caadaqaatayaal soomaali sheeganeysa ay wax walba tushuush iyo shaki kusameynayaan si ay caamadu ugu siranto Balse auuragal noqoni meyso Insha Allh

    • @quenisquen7184
      @quenisquen7184 Před rokem

      @@abdikani8998 Adigaleee ah wll kulama qabno

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 3 lety

    Mahadsanid wllo

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc Před 3 lety

    Mansha Allah

  • @tawosabdalla697
    @tawosabdalla697 Před 3 lety +5

    Qaybta sadaxaad uu sheegay oo raacatada eh wa somalida asalka waana dir, daarood, hawiye, isaaq iyo gardheere

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 Před 3 lety +1

      Daarood somaali maaha waa cumaaniyiin Al daaroodiya

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 Před 3 lety

      @@ahakimahmedjamanuur5661 hhhh ma sheeka baraaleydi baad la shir timid. Intaanu ognahay daarood jareer ma'ahan reer xamarka cadcadna ma'ahan ee waa somali geeljire asal eh, cumaanidaad sheegaysana asiga ka facweeyn. somalida cuman dagan oo daarood weliba harti u badanyihiin waxay tageen 250 sano ku dhawaad kahor, sababtuna waxay eheed inay cumaanidu caawimaad somali waydiisteen xilligii gumaysigii purtigiisga oo masqad laga qabsaday. Saltanati aajuuraan ee somaliyeed way ka adkaatay purtiqiiski cumaana way caawiyeen, xiriir baalaaran baana naga dhexeeyay somali badn halkaas bay u guureen. inkasto ay ku milmeen bulshada cumaaniyeed oo ay hablahooda ka guursadeen lknse weli bulshadu waxau u araktaa soomaali ila maantay iyaguna qudhood ma aysan ilaawin somalinimadoda wayna ku faanaan. waxaase so jiidasha leh jawaabti uu sayidku bixiyay markay niman daaraawiish eh ku yiraahdeen sayidii cuman iyo carab aan u caraabno oo caawimaad waydiisano markaas bu ku yiri maandhoow calooshay cantuugaan sida dumarkiyee cayaayika iga daa carabi wa naagee.

    • @abdow4104
      @abdow4104 Před 3 lety

      @@ahakimahmedjamanuur5661 😷

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 Před 3 lety +2

      @@abdow4104 war maad xanaaqday?? 🤣🤣🤣🤣🤣.
      Waa run somaali ma tihiin. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdow4104
      @abdow4104 Před 3 lety

      @@ahakimahmedjamanuur5661 😁

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc Před 3 lety

    MANSHA Allah

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 Před 3 lety +5

    Qof uu cimrigiisu yahay 60 sano sidee ayuu inoogu sheegi karaa, waxa jiray 20 kun oo sano ka hor.
    Waa wixi horay nagula soo khalday.
    Dadku in ay hal umad ahaayeen, shaki kuma jiro, oo Qur'aanka ayaa sheegay, balse taariikh ay caddaan xadeen, oo ay khaldeen yeysan inoo sheegin.
    Dadka qaar ay sheegeen in aan isleenahay wey muuqataa, balse; halka aan ka soo jeedno wali!

  • @moalinnur8218
    @moalinnur8218 Před 3 lety +2

    Isinka Soomaali waa xayawaan

  • @cadesosiol8525
    @cadesosiol8525 Před 3 lety +2

    Walaal marrooko qaybka mid ah waaba ushuuran

  • @somaliancientegyptian
    @somaliancientegyptian Před 3 lety +9

    waxaa nahey faraaciinta , faraaciinta annaga ayey naga soo jeedaan.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      Prince Ina
      DNA is ka qaad adaa ogaandoona waxaad tahay! ma awoodaa?

    • @mohamednoor5837
      @mohamednoor5837 Před 3 lety

      Haaa waa runtaaa

    • @xarbicabdilaahi7551
      @xarbicabdilaahi7551 Před 3 lety +3

      Waxa layabay kuwan prophesal lada iska dhigaayo wlhi waa qolo umadeena mashruuc ku soo qaatay waa dadkii aduunka ugu qadiinsan meelna kale kama soojeedo ayada laga soo jeeda dhiiga baar waa dadkii laga soo fara camay luqada somalida waa luqada ugu da.da ween aduunka anan ilaa hada isbadalin luqadii luqadii faraciinta ku hadli jirtay waa afsomali egyptian faracinta erayo ka soo qadatid hes, hore, xabaalmagurto,. aar, sidoo kale barwaqo qorah etc wad layabaysa xata magacydii labixijiren inu magac somali aha tusale boqorkii keenacadan, boqoradii nafariidadi, hure, hore ayagana boqora aye ahayen faciintas ayaga ayaa somali ka soojeedo Dad anga nagatay aye ahyen tusaale ciyar dhaqamed yadiina ilaa hada waxa kuwa jira eraydii wagaas ilah ahaan loocabudi jiray xata ciyaaraha hidaha dhaqanka fiiri kuwa wajaha dhumis yeenan niwareerin somali DNA waa dna adugu qadiisan anan lala falgalin mudo 30kun sono ii kabadan E1b1b original waa somali xata faraciinta nabiyadii hore kuli E1b1b haplogroup wana somali haplogroup m35 kuli Algeria tunisia marroco kuli waa farac E1b1b mana ahan carab waa somalisam

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      @Baba Foodle waxa soobaxaya ee aad iweydiisay faahfaahi, maan garan ee waa maxay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      @Baba Foodle soomaali oo dhan anigu DNA kama qaadin balse aniga waxaa ii soo baxay markaan DNA iska qaaday oo
      weliba nooca hida sidaha aan dalbaday 9 dal oo carab ah , waxaan u jeedaa afka carabiga ku hadla inaguna aynu carab unaqaan, sida Masar , suuriya.Yaman,
      Ciraaq ;Sacuudi, Marooko Aljeeriya ,Liibiya,Falastiin, iyo 2 dal oo kale, soomaali waxaan noqday80.1% intaa dal ee aan soo sheegay 20% ayay yeesheen,DNA waa aniga dhiigayga!

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST Před 3 lety +3

    Maa Barnaamij qiimo badan oo taariikh ah. Mahadsanidiin #Qaamuus_Channel

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 3 lety +4

    Soomaalida waa laba Qeybood oo kala ah:-
    1) Socoto
    2) SAMAALE
    Socotada waa Daarood, Gibil Cad iyo Bantu ( Jareer)
    #Daarood waa jeberti oo yemen wax ka qali jiray.
    #Gibil cad oo ka yimid Asia iyo Purtuqiis
    # iyo Jareer oo ka yimid kenya ilaa ugandha
    Laakiin dadka Asalka oo soomaaliya leh waa Ilmo Samaale oo ah inta kale ee ka soo haray sedexdaas hore waana Isaaq,Samaroon,Ciise, cafar, Dir, Hawiye, digil, mirifle iyo qabiilada yar yar ee kale ee soomaalida.

  • @nabadoon3345
    @nabadoon3345 Před 3 lety +2

    Waa run Soomaalidu isku mid ma'ah ee waa dad isu yimi oo aan af iyo jinsi iyo dhaqan isku mid aheyn

  • @tahiraosman381
    @tahiraosman381 Před 3 lety

    Soomaali baan ahay❤❤❤❤❤❤👄👄👄👄👄

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Před 3 lety +5

    WLL WAXAAD KA TAGTEEN IN AAD WAREYSI LA YEELATAAN PROF. MOHAMED HAJI MUKHTAAR OO HADDA KU NOOL AMERICA OO IN MUDDA 50 SANA BARANAYAY MEELAHA AY KA SO JEEDAAN SOMALIDA.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      kamaal jaamac
      soomaalidu soomaali bay kasoo jeedaan
      waana dad bili Aadan ah oo Nebi Aadan baa dhalay!
      soomaalidu xagey waxka raadinayaan Nebi aadan ma dadbaa ka horeeyay ? waa maya somali waa soomaalid

  • @salaxcifow8889
    @salaxcifow8889 Před 3 lety +2

    soomaalida waa kushiito waa afkaar laga soomiguuri dad aan taariikha soomaali wwaxba ka ogeen

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před 2 lety +2

      Soomaalida meel bey ka imaadeen yaa yiri, soomaalida iyagaaba ummad facweyn ah.

  • @itusooitaabsii561
    @itusooitaabsii561 Před 3 lety

    Walaal ilatali maadaama aadtahay yuutuubar

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 Před 3 lety +2

    Kenya baantuu iskama leh Waa maassia , somali iyo turksano kuukuuyo waa yimaadeen.

  • @abdirashidbaandig5490
    @abdirashidbaandig5490 Před 3 lety +15

    We are somali neither arabs or african

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 Před 3 lety +2

    Meelkasta aan ka soo jeednee kola qoomiyad masaaiib ah ayaa nahay oo danteed aqoon

    • @abdulahiserar380
      @abdulahiserar380 Před 3 lety

      😂😂😂😂
      Afkaaga caano lagu qabay
      Waa runtaa sxb

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 Před 3 lety +4

    Somali, Anfar , Ridiinle iyo Beyso hooyo ayaa wada dhashay saan maqlay, qaar kaloo badan waxaa dhalay aabohood.

    • @cadesosiol8525
      @cadesosiol8525 Před 3 lety +1

      Waasax

    • @zakiyareh3355
      @zakiyareh3355 Před 3 lety

      Rindiile.zxp Malaha waa somali naga.luntay luuqadooda hadad eegto waa afsomali nasakhan un

  • @jeekoolrappniga7539
    @jeekoolrappniga7539 Před 3 lety +6

    Soomaali soomaali baa leh❤

  • @kappakappa2199
    @kappakappa2199 Před 3 lety +5

    This guy is lost. All this false notion is originated from Europe/Italian colony it is fake. This land belongs to Samaale and his kids Hawiye. Are you nuts. Rendinles are Somalis Ajuuraan don’t exclude

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi Před 3 lety

    Scw walaal waan ka xumahay Pro sheeganaya aan jawab ama bariitan saxan sheegaya somali waa asal reer deegankan jiiray ahaayeen waan ahaan doonaan ciidna KAMAY hooreeniin deegankooda. carab ma ah eeshyaana ma ah waa somali oo cawiis la fiil ah dhulka qoota oo tarikhda kala baxa Inti qoof kaleeto wuxu RABA idiin sheegaya ma aha I ad
    meel kale Ku raadisaan hoostin karadiya

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      Sxb dadka aduunka ugu facaweyn ayeynu nahay laakiin Soomaali manihin illaaha weyn ee macbuudka ah ayaanu ka magan galnay Soomaalinimo Runtii dadkii reer Nabi NUUX Cs ayeynu nahay reer Nabi Nuux Cs may ahayn Soomaali!!.

  • @siyada.masheye5978
    @siyada.masheye5978 Před 2 lety +3

    There is no argument about the skin colour of Somalis. The Somalis are, as is evident to the naked eye, dark-coloured. Rather the argument is about their origin. Recently, with the advent of genetic tests, this question has been resolved. Somali genetics has been determined and found to be as follows.
    Y dna haplogroup is from father to son to male grandchildren unless there is disruption in the male line.
    1- African y dna haplogroups: e1b1b (80% of Somali origin and with the highest frequency in the world) and e1b1a (3%).
    2- Euroasian y dna haplogroups: T (15% (highest frequency in the world) and J (2%).
    With this the argument about Somali origin has finaly been resolved and should, therefore, be closed.

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Před rokem

    Nin aan soomaali aan ayaa ka hadlaaya, Isirka Soomalida, waa qaladaadka dalkan ka soo jeeda. Ilaa 50 kun oo sanadood ayey degenaayeen soomaaliya.
    Waxaa nasiib darro ah oo mushkiladna ku haaya waa rag yiri buug ayaan qorayaa asalna ma yaqaanno marka la weydiiyo, sidaa darteed waxaa ila haboon in laga joojiyo inay wax ka qoraan isirka soomaalida maadaama aysan sixi karin isir & sida loo macneeyo.

  • @ahmedabdirahman6006
    @ahmedabdirahman6006 Před 3 lety

    Waayeelada cimriyey ha la weydiiyo taariikhda asalka soomaalida cidii xaqiiqda rabtana halkaa ayey taalaa

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 Před 3 lety

    ansectarkii yey ahaayeen

  • @user-qd7ro1yk6n
    @user-qd7ro1yk6n Před 10 měsíci

    asc halkan waxan kasalaamaya qoraaga sare cabdala mansuur waxan rabaa inan kuweydiyo soomaalinimadu ma abtirsiimaba mase waa magac mideya umamka kunool geeska africa sidookale ma dhulka baa layiraahdaa soomaaliya mase waa magac lagu heshiiyey sidoo kale hawiye iyo darood waxaa lashegaa ineysan isladhalan wax ey kukala gadisanyihiina aney jirin madab muuq hadal ok kuwa bantuga ah sidee ayad soomali kunoqden jinsi ahaan uma eka soolama dhihikaro warkaaga in soomaalidu tahay dad aan sinji latiigsado laheyn

  • @wiilsanosman3118
    @wiilsanosman3118 Před 3 lety +2

    somalidu waa firaciin mana ahan carab mana ahan israil waxay noogu imaden gumeysi aan kuhaysanay iyo awoodeenii sarre ee awoodii guri iyo isha

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 Před 3 lety

    Jareerka. Afric gibilcadka.asia

  • @samaroonwarrior7896
    @samaroonwarrior7896 Před 3 lety +1

    Somali Afar iyo Oromo Saho Beja Bodarin Bisharin wa walaalo

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před 2 lety +2

    Waar somalida ninbaa wada dhalay waxa la odhan jiray Mr. Somali ama Mr. Waryaa

  • @xarbicabdilaahi7551
    @xarbicabdilaahi7551 Před 3 lety +1

    Qaamuus walalyal chanalkina wax yaabaha been abuurka ah somalida asalkeeda lagu jahwareenayo hasoo qadanina waxa tihiin chanal baaritan sameeya waad ogaaneysiin asalkeena ii waxa aan nahay somalidu ayada ayaa laga faracamay Ee ma ahan dad isku yimid ama dulkan soodagay taas wa been luqada soomaaligu ku hadlo waa luqada laga faracamay uguna qadiinsan somalida waa dadki ilbaxnimada fartii ugu horeeysay aduunka dadkii qoray waa boqortoyinka adunka somamuli jiray somalida tusale dhiiga somalidu ama DNA looyaqan Y chromosome haplogroup Ee soamligu waa kan ugu qadiinsan manatan lajoogo adunka laguna qiyaaso inka badan 30kun sano kohor aanan dhiig doorson ku dhicin tusale adunkan lajoogo hada dhan markii labaaray meshuu aadanuhu ka soofara camay horn of afrika waa xagee waa dhulka somalida macala tixraac ku samee luqadadeena tusale faraciinta luqadii ku hadli jireen waa tee baar afsomali sida faraciinta luqodooda erayadan kamid ah hore, qorah, xabaal maguurto, aar, barwaqo, rageedii etc kuli luqad somali ah uma baahnid in lagu fasiro macala magac yadoodii wa magac somali sida boqorki la orongiray keenacadan, boqoradii ladhijiray nafariidadii boqoradii kale la oranjiray hure,hore ii kuwa kale oo badan halkan ku soo koobi karin waxa kale tusale kugu filan magaca fir, coon luqada sida saxda ufasirta wa luqada somaliga luqadaha kale mid side uqoran tahy ama ufasiri karta majirto aan somali ka ahen tusale kale boqradii fabsoshuut goortay timid dhulki la orangiray punt dhulkii illaah yada ama dhulkii uduga waxay tiri waxan imid dhulkii awoowyashee ii dhulkii aabayashay waa tan lakulantay qorkii somaliga ahaa ii xaaskiisa la orangiray boqor baraxoow baqoradisa xadiyo wana midka ku sawiran ilaa hada ahraamtii hore ayagoo soodhawenayo alabo lakala badalanayo dadkeena waa dad taariikh dheer leh aduunkan soo xukumi jiray markay jabeena larabo in taariikh dooda dad kale loosaariyo waxa nala dirirayo waa taariikh das faca weyn qolo walpa hami kagajiro somaliduna waligeed ayada adoonsan jiraty yahuuda ii cadankaba macala carabta somali ka talin jiratay waxa ladiidan yahy iina dib usoo laabato somalidu marakay jabeen boqortoyinkeyda leyskugu habar wacday ey jabeen waxan ku soo aruurnay meshii aan ka bilawanay maalintas ilaa mantadan fiiri somaligu waligeed colaad la.aan ma ahaan malin walba gaalo duulan ayee nagu aheyd si noola tirtiro lawaayo qof somali ah lkn waxaynu ahen dad geesiyal ah marnaba gunimada qaadan qoortiisa korayso jecal in uu noolado waa mida ninka somaligu iskala qabweenyahy qofka cad ii kan madow ma isweedisay halkee ka timid isla weenidaas ii qabweenidas ii quursigas gaamuray waa lagu soo ababiyay wiilka somaliyed markas uu cadow giisa fara badnaayeen lagana tirabadna aya lagu gaax nuujiyay in uusan u ganban nin rag ah uu u babac dhigo boqolal dad yowga kale ah si uu noqdo nin gaashan qaad ah hadana meyd jeex ah ay geeridu dhiniciisa oolin geesinmadas ayaa lagu ababiyay marka hadadaan lajoogo laraba in tariikhdas guunka ah nala baal mariyay nalagu rido isir walaac ii dad aan jirin waxba aheyn ayadoo noola adeeg sanaayo kuwa isku sheegayo aqoonyahno somaliyed Oo nagula soo dhax tuuray waliba ayadoo manta aduunka ka hormarsan yahy cilmigu meel kasta gaaray ayee rabaan inee naqaldan ayadoo adunka intan ka jaahil sana waxba nagala qaadi wayay maanto aduunka isku mid yahy cilmigu makula tahy In probogando nagula faafiyo waa maya si hufan u baar taarihii hore sida boqorkii dulqarneen dunada labadeeda dacal maray quraanka lagu sheegay you ahaa magaca dulqarneen, dul,waa dusha sare, qar, qarkana waa meesha geeska qarka ah waxay noqonaysa ninkii dusha sare dunida labiisa qar tagay waana magac somali muxu carbi unoqon wayay dulqarneen yaanan umada lajahwareerin plz wax wanagsan faaido leh qiyamkoowda ilaalinayo usoo gudbiyo umadeena wasalamu calaykun

  • @mohamedkussow7542
    @mohamedkussow7542 Před 3 lety +4

    Horta baantuuga Somaliya jooga waa dad la soo gatay oo beeriha lagu falan jiray.

  • @munahaji665
    @munahaji665 Před 3 lety +3

    Dadka kale adunka kunol Kama maqleysid xagen kaso jedna lkn Somali maxey ogu mashqulen xagen kanimid kuma qanacsana miya Somali nimada

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 Před 3 lety +1

    Asc,Taarriikhda barrashaddeedda iyo baadhisteeddabba waxaa uggu muhiimsan (siibba ta soommaallidda oo kalle) dhawrista iyo darsidda abtirsiinta AB-LOOGGA HADHKA iyo AWAW-KA SOO GAADHKA ah ee uu oddayba-odday u soo tabbinnayay,
    Siddaas aawaddeed darraasaddaynta abtirsigga soommaallidda annaggoo si cilmiyaysan u darraasaddaynayna waxay soommaalliddu ku abtirsataa oddayga (AHN) la odhan jirray SACIID ibnu DAA'UID ibnu CUSMAAN laggunna naannaysi jirray SAMMAALLE oo ah halka uu ka soo jeedo errayga soommaali, oddaygaas oo nollaa 1100 sanno ka horna, waxa uu ku abtirsaddaa CUQAYL ibnu ISMAACIIL oo kun iyo afar boqol oo sanno ka hor ka mid ahaa ciiddan islaam ah oo ka yimmid xijaas,kanna soo dhaqaaqay masar,gacantanna ku wadda dhiggay afrika oo dhan,xataa abbasiinniyadda la yidhaahdo lamma qabsamnin,
    Saddexda ay u kalla baxdo ee aad sheeggaysidna ma waxaad ulla jeeddaa, saddexdii uu dhallay sammaalle ee kalla ahaa
    1. Sh maxmuud oo ah midka 90% geeska afrika laggu abtirsaddo
    Iyo jibriil iyo qasaalli oo ay ka jooggaan dad aad u tirro yar.
    Haddiibba aad siddaas ulla jeeddidna waxaa habboonnayd in aad si sax ah u sheegtid,
    Uggu danbaystii soommaalliyeey abtirsiinni waa taarriikhda saxda ah ee nasabnimmo'e (DADNIMMO'E),
    Abtirsiimmo la'aanninna waa shaydaannimmo'e, fadlan carruurtiinna abtirsiinta barra,Unna qorra,oo tafiirtaaddu addiggaagan maanta nool yaannay noqonnin kuwo ku abtirsadda nin kalle mindo ka dib.
    Wa BILLAAHI Tawfiiq.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

    9:40 Waa Umada waligeed-laga Watay, UNHCR NA u aheen Waligoo, Awoodna Laheen.
    Qaxootigii Koowaad Ee Aduunka Shematic buu ahaa.
    Yaa Taa og horta.
    Hada Beey Shematic-gu Ismoodeen.

  • @luulmohmuod5837
    @luulmohmuod5837 Před 3 lety +1

    Somali waa Somali waayo afkeda waa Somali Alana na umay sida dalalaka kale

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Před 3 lety +2

    Soomaalida kushatic ah aya ugu horeyey carabta aya bantu Keentay markaas carabta iyo jareertu waxy nagu yihiin hana fahmaan Somali numer 1 every things come second . You need to respect us or we will treat they Arab treat us and bantu when African or Arab countries we r not sleeping we will wake up

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 Před 3 lety

    I think people from Somalia 🇸🇴 is unknown people from east Africa, because the interview educator’s don’t even know when Somalia🇸🇴 and Somalis founded, but they only point out that there’s multiple different languages From multiple different people that’s all...............question is when Somalia was founded and how long ago that somalis become ☪️ Islam? How did you know or how did you explain the fact about our country and of course our people in east Africa..........??????????

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 Před 3 lety

    Semitic

  • @tahiraosman381
    @tahiraosman381 Před 3 lety

    🖒🖒🖒🖒❤❤❤

  • @itusooitaabsii561
    @itusooitaabsii561 Před 3 lety

    Waabogeyga yuotuber

  • @saapir7545
    @saapir7545 Před 3 lety

    Abti waxan waa been somalida Hadad rabtid ugu laabo sahanka xogaha

  • @cadesosiol8525
    @cadesosiol8525 Před 3 lety +1

    Waxaan nahay Cajabi dadkuna waa carab iyo Cajabi AMA cajab

  • @ibrahimmaxamed4852
    @ibrahimmaxamed4852 Před rokem

    Isirka somalidu waa caruurtii nabi aadam jaahi sheekadiisa ma dhaysano ) oday carab la dhoho majiro daddku mar kay dariiqa xaqa ah kaleex daan nabi baa loo soo diri jiray carabigu maaha oday ee waa xukun

  • @cadesosiol8525
    @cadesosiol8525 Před 3 lety

    Kushatig waa Africa oo kale magac aybixiyeen shisheeyaha qabshay somal

  • @doonburaaleofficial2921

    Yaa kuu sheegay isirka somalida

  • @abdullahiismail394
    @abdullahiismail394 Před 3 lety

    Isirka soomaaliyeed wuxuu ka soo jeedaa faraaciin dawaarik

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 Před 3 lety

    Oo ileen hadii dhul nacab soomali lagu ibtileeyey wasan ka malihun dhulka 😔😔

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

    3:05 Dadkaa Cadaankaa keenay.
    Oo Asal Ahaan, 7kuma laha.
    Waa Sidii African American ka oo kale.

  • @sofiasheikh640
    @sofiasheikh640 Před 3 lety +1

    Rabdiinle waxay wada dhasheen Biyomaal markiisa hore waxaa la dhihi jirey maaludiin way kala hareen Biyomaal ka waxay soo aafen somaalia rabdiinlena tanarifa ayuu u gudbey waxayna ku kala hareen meel u dhow Bu,aale oo j/dhexe bartaasi ay ku kala hareen walalahood ilaa hada loo yaqaan rabdiinle halkaasi ay ka sii gud been ilaa gudaha Africa lamana hayo molol danbe wa xaqiiq 😭🤲🐪👈macal xolohooda historyga way dheer tahay awowayalkena aya inoo sheegi jireyn cidii daneyneysa la xiriir tariikhda Biyomaal Mohammed

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety +3

    0:20 Qaarkaa baan ku jiraa.
    Carab iyo Hayuud Waa isku Insir.
    Somalida Qaarbaa Cawaan ahoo, kuleh Carab baanu nahay, Yahuudna Wax nooma galaan.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      AB DON
      waar cawaan leyne, 8 dal oo carab ah ayaa DAN nalaga qaaday laga helay! yuhuudna waa nalaka waayay iyadoo
      falastiin nalaga helay DNA ah ayaa nalaga waayay yuhuud!

    • @dhawaaqlaheeyn7137
      @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

      @@ijoxasan9132
      🤣🤣👉Mxaa tiri kuma hafmin.
      Ma Somali baa Dagcas ah???.
      🤣🤣🤣👉

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      @@dhawaaqlaheeyn7137 haa soomaali oo dhan masheegayee waa aniga DNA carab awoowyaasheey ayaa ka soo guursaday dumar sidaasaa DNA looga helay, yuhuud waa layga waayay weliba waa 9 dal hadaan eegay qoraalka,80.1% soomaali ayaan noqday!

    • @dhawaaqlaheeyn7137
      @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety +1

      @@ijoxasan9132
      Somali hadeen Carab Aheen👉👉4ta Dameerka ku timid, Mxeey noogu bah daraan reer Dagcas?.
      Adigu hadaa tahay👉Umada Dalka leh Carab ha ku tilmaamin.
      Waa Cawaan nimo.
      African kuba Aduunka Loodiidyee👉Mxaa Carabta African ga dhigay.
      Waan ka faanaa Carab iyo Wxii ismoodaa👉

    • @dhawaaqlaheeyn7137
      @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

      @@ijoxasan9132
      Sheeko Gaaleed baad Wadaa, 9Dal ku kahaa, Ma Inntuu Awoowgaa Qaxootinimo ku maray baa?.
      Mise un waa Hal Aabe.
      Somali Sametic ma aha African baanu bahay Waryaa👉Dameerna ma Wasno.
      Eebe baa nagu yiri, Xayawaanka Farah ka qaada.
      Marka hadii lagu weeydiiyo👉Aniga unbaa Carab ah dheh, Ee Somalida ha Carbeen Waryaa.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před 3 lety +3

    Somalidu horta waa Ummad da,weyn sida Yenen iyo Itooybiya...... Waana Isir qurux badan....Taas waa leysku raacey. Waxaan isku magacyo iyo isku cunto nahay Marokanka iyo Muritaniya......Xoogaana inoo soo eg.......Markaa Afrikan lagu darey Carab baan nahay.

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 Před 3 lety

    Kuush Girl I am

  • @cadesosiol8525
    @cadesosiol8525 Před 3 lety

    Waxan bulshada uhayaa intaariiqdeena la aasay 5000kun oosano ka hor laakiin waxaa la tirtiri waayay dadkii oo ayaku ku abtisada qabiiladii ayka dhasheen aabe kasta wilkiisa buu u sheega cida uu yahay maadama bulshadeenu aysa waxba qorin

  • @cantarbaliil3089
    @cantarbaliil3089 Před 3 lety

    1000kun kahor waxaladhijiray libax neceebgaalo oo diinta jeceel

  • @abdikafibadal544
    @abdikafibadal544 Před 2 lety

    Soomalida waa faraciyiin oo ilaa masar bay ka talinayeeen dna 🧬 baa sheegaysa sidaa marka fircoon bay soomalida ka soo jeedaaan

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

    9:40 Waa Kooxad Carabta Yahuuda, Iyo Qaar Asia dagaan ka mid yihiin
    Somaligu Waa Hamitic.
    #2: Dameer Iyo Riyo beey dhaqdaan.
    #1: 7Anakuna Geel iyo Lo.
    Xoolihii baan ku kala baxnay.
    Lakiin Mudo kadib Dameerkii baa Gaari noqday, Caalamkana ka dhaxeeysmay.
    Marka Shiikh Shariif Yuudan Ismoodin.
    Q

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 Před 3 lety

    Sinjiga.soomaalida Hawiye.waa amxaaro.daarod eretariy

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 Před 3 lety

    Somali waa African ah

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 Před 3 lety +1

    Kkkkk shan kun kuyeeh , mala awaal weeye waxani Waar somalidu Malaayiin sano ayeey ku noolaayeen dhulka .

  • @cadesosiol8525
    @cadesosiol8525 Před 3 lety

    Walaala yaal wax maqla anigu tusale saxan ban idin siinayaa somale waxaa dhalay qaabiil aadam qaabiilna waxuu dhalay somale ama somalis somal waxuu dhalay 9 wiil buudhalay makan idin taab siiyo cidkamid ah sagaalka somale waxaa ka mid ah wahiye dir xawaadle murale gare dagoodiya oromo oo ah wale iyo kuwo kale oo badan markaan idiin iftiimiyo soomaali meesha uu ka yimid waxaa bixiyey cadowgii sojireenka ahaa ee itobiyo
    Waana som ale wuxuuna kala jeedaa somal waakan isa qof leyska ilaalinayo

  • @yuusufahmad8270
    @yuusufahmad8270 Před 3 lety

    Carb manihin

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety +3

    waar isaaq baa meesha loogu yimi ee iska aamusa xitaa sawirada sadexda wiil ee meesha saaran waa isaaq

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      @@mmjey walaal rooble roorgodan rag makategay? ilaahay haw naxaiisto dhamaantood, sikale kuma garanin ee ninka go,a gorayaatiga ah sita ayaan suureeyay! lebiskaa yaa waqtigaa xidhan jiray, ayaan isweydiiyay ;nin aan isaaq ahay kuma lebisan jirin waqtigaa, dadku waa Ab,ogaa iyo abaari keentay,

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      @@mmjey waa run waan hayaa taariikhda
      hooyaday ayaa iiga sheekan jirtay. waad mahadsantahay.

    • @whome4851
      @whome4851 Před 3 lety

      Kkkkkk awoow naga da dee kibirka

  • @cadesosiol8525
    @cadesosiol8525 Před 3 lety

    Dadka aad Wax weydiisan ayagu abtisi maleeyihiin

  • @doonburaaleofficial2921

    War dadkaan been badna Muslimna way shegtan illahey igu abuuro aqliga dadka jileecda kujara waa dad cawaan ah oona jaahil ah war wadan miyad gacan kuheysa illahey kabaqa gaalida ayaa idinlayaaban

  • @yout301
    @yout301 Před 3 lety

    Runtu waa xagee

  • @abdullahiismail394
    @abdullahiismail394 Před 3 lety

    Waxeeynu nahay faraciin tawxiida qaadatay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety

    soomaalidu dee waa soomaali ma isirkalaa jira dunida dadka ku nooli waa soomaali cadaan iyo madow, soomaali ayaad tahay,

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před 2 lety

    Soomali mushakal bilaa bidaqo oo xur ah ayijinsiyo weyjogan hoos ahan wey isku yaqanin korna soomali kayihin magala madaxda qabilada dago amey itobiyo walalo yihin alahu waclan murunka inaga waanAgu yaryahay balse ciyal murmaya meshey kusokoren makeneyso oo afka lagalaya horta yatihin ood kamaqleysid itobiya walalo nahay anaga hadey nasoalan maba naqan jawabta sinkarno sababta bahdilkan wadanka hadeykuweydiyan xusus intu tagay muxu sooarkay galo muslim muuxu kala kulmay hindiya sacudi uukukoray iney kushaqeyso dowlad wajirta dagal eey kushaqeyn karin lacagaha benta hawada mubelka mareykan usababyahay lacagtisa sisax maushaqeyso oo waa hawo labaro leskutuurayo midan layabay

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 Před 3 lety

    Soomaalidu maahan waxlayiraahdo aqoonyahan ulama jeedo inaan dadkeyga aflagaadeynayo laakiin waxaan kawadaa hadey jirilahaayeen lamawaayeen asalka soomaalida haduu jirilahaa dad waxqora laakiin lamaheyn sorry wey asaldhumeen soomaalidu waayo taasina waa wax loogu talagalay waayo waxay kasoojeedaan faraaciinti ayey isku sinjiyihiin

  • @fahiyamohamed4012
    @fahiyamohamed4012 Před 3 lety

    Bren badan ya horey degena jarerweyne aya degena ee fiiri side gees gees u vegen maxa lova dida in madaxnoqda oo ugu cabsatan in uu wax noqda firi wa maguuran waxa yimid ninki guurey ah

  • @zamodookh11
    @zamodookh11 Před 2 lety

    Way cadahay carab io soomaali inay mid yihiin

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Před rokem

    אלף, לא אנטילופה מחמד, לא אובססיה, אנטילופה מחמד, לא ג'ודי?! 1 @

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

    8:25.
    Hamitic Baa Dagnaa Somaliya, Sida Rendile beey ahaayeen.
    Ninkaan kuma raacin, Aqoontiisa Fog.
    Dadka Itobiya Jooga Oola Bahda nahay, Baa u Cadeen ah, Dhulka inuu Waligii jiray, Magacyada Uneey badal meen.
    Dadka Somaliya Gadaal ka yimidna Waa, Carabta Iyo Baantuuga, 500sano kahor la keenay.

    • @doonburaaleofficial2921
      @doonburaaleofficial2921 Před 3 lety

      AB don, bantuuda waa african adigana carab aya shegata labdina yaa marti ku ah somalia

    • @dhawaaqlaheeyn7137
      @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

      @@doonburaaleofficial2921
      War Yaa Carab sheegrzy.
      Muuqaalkeeyga baa Carab ii diiday.
      Hadaan ahaan la haana, Waan Isdili kahaa

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před 2 lety +2

    Somalidu waa isir iskii u taag

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 Před rokem

    beenale somali kamey iman ciraq waa been qaawan
    somalidu wayka taarikh dheer tahay cadanka iyo carabta dadka lagu sheeqo
    afsomaligu waa ka ugu da,da weyn aduunka nabi adan aya ku hadli jiray

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 Před 3 lety

    Afiran weliba oromo

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 Před 3 lety

    Raxaween.oromiya.isaaq cafar

  • @mohammedbaa7223
    @mohammedbaa7223 Před 3 lety

    Somaalinik

  • @alibiye1068
    @alibiye1068 Před 3 lety

    Beenlow barakalaawe bulshada beenta ku soo barbaarte buf

  • @salaxcifow8889
    @salaxcifow8889 Před 3 lety

    su aan eshiyaan waangartay dadka kale hadda l00yaqaan samaali iyo daarood xageey galaan?gaka layiraahdo digil iyo mirile nasooweydi hadaan ganeyn j a heleesan

    • @cirguje40
      @cirguje40 Před 3 lety

      Somali iyo daarood baad simasaa 🤣🤣🤣😂😂😂

    • @mohapro99
      @mohapro99 Před 3 lety

      Somali iyo darood kulaha

    • @cirguje40
      @cirguje40 Před 3 lety

      Ma ogoid miyaa daarood inay carab ismood yihiin hadii aanu ilaahay badin somali may sheegteen.
      SOMALIYAY WALAALO BAAN NAHAY BAY YIDHAAHDAAN DAAROOD MARKAY SHEEKADU KU XUNTAHAY INTA KALE SOMALI MA AHA IN BADAN BAAN JIRAY EE DAAROOD WAA SHISHEEYE KALKAAL

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 Před 3 lety +1

    Prof been noo sheega ma rabo kkkkkk somalidu waxay soo jeedaa oromada oromada waxay kasoo jeedaa reer binu Israa'iil anaga ayaa tariikhda Soomaalida naqaan

  • @user-fp3uv4jn1z
    @user-fp3uv4jn1z Před 3 lety

    Dadkan Tigreeye dhulkeeda kasoo billow Eritrea, canfar, Oromia, Kenya ilaa kalaminjaara, zanzibaar, intaas Soomaali ayaa iska leh dadka degganna waa Somali.

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před 2 lety

    Waar ileen Af aan kugu ool ma aamusiin kartid!!
    Ragan aqoonyahanka sheeganayaa been badanaa dadkii doonidii Nabi NUUX Cs saaraa ayeynu nahay Afka aynu ku hadalnaa waa afkii Nabigii Illaahay ee NUUX CS uu ku hadli jiray se afkeena AfSoomaali lama yidhaahdo waayo Soomaal Af ma yeelan karaan ileen waa Soomaal le se su'aarhu waxa weeye yeynu nahay??? 😁 😁 😁

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před 2 lety +1

      #Fartaag Mahadsanid walaal. ma haysaa xog kale oo tan ka soo hor jeedna oo aan umadda la wadaagno.

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      Asc walaal waan ku salaamayaa salaan dabadeed walaal waxaynu nahay Qoomiyad facweyn oo Soo jiree ah oo leh sooyaal Taariikh qoran oo ku kala qoran dhaqan iyo hab dhaqan la caadaystay oo Afka iyo hidaha lagu dhaqmo ku kaydsan taas oo ay suuro gelisay ilaahay ka sokow qaab nololeedka dadkeena iyo xikmadaha Maahmaahaha wax isku sheega, iyo is guubaabinta ah ee inoo hidaha iyo dhaqanka ah oo waxa ka mid ah ( CAADO LAGOOYAA CADHO ALLEY LEEDAHAY)
      Runtii waad dareemi kartaa dhiirigelinta ay halku dhigaasi xanbaarsanyahay waxayna sababtay odhaahaha sidaas oo kale ahi in ummadii ku faro adaygto dhaqankii iyo waxay caadaysteen ama joogtaysteen sidaa aawadeed dhaqankeena hido galka noqday waxa aad kaheleysaa habdhaqan aad u Facweyn oo jira Kumanaan Sano oo weli lagu dhaqmaayo siddoo kale Waxa jira Taariikh qoran oo taxan kumanaan sano oo kaydsan oo ku xardhan goobo deegaamada aynu ku noolnay ka mid ah sidaa aawadeed wax lagu murmaa ma jiraan waayo wax dhaqanka iyo hidaha ku jira waa wax lawada yaqaan oo muran malaha se in lays weydiiyo oo lawada darsaa haboon siddoo kale qoraaladeena facaweyna in ladarsaa haboon waxaynu nahay Ummad in ka badan 10,000 hada 10 kun oo sano wax qoraysay beentu waa xaaraane oo qoraaladii taariikhdeena ahaa uu ilaahay inoo xafiday oo kayd inoo yihiin markaa walaal ruux caqli shisheeye iyo aragti shisheeye leh wax lama weydiiyo waayo waa ruux maskaxda laga guumaystay oo aan fikirahayn waxay sheegaana waa cantarabaqash iyo Hadal iyo fikir yacyacooda.
      Hadal iyo dhamaan walaal waxaynu nahay Ummad Cid la fac iyo Taariikh ahi jirin waxaynu nahay Ummad faraaciintii hore awoowyaashood ah waxaynu nahay Ummaddii saarnayd doonidii nabiyulaahi Nuux Cs oo qoomkiisii ah oo weli afkii Nabi NUUX Cs ku hadlaysa walaal oo ahna Ummaddii Nabigii ugu danbeeyey Nabigii Illaahay ee Maxamed NNKH markaa walaal Cid inaga dhaladsan oo inaga Magac iyo Taariikh weyni ma jirto ilaahay Mahadi haka gaadhee.

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      @@QAAMUUS walaal Ummad ayeynu ka joognaa midabo kala duwan diirkoodu ahaa se muran iyo dhacdooyin dhacay waxa laysla meel dhigay in laysku milmo si Ummad isku Midab ah loo noqdo oo isku dhiigbaha taasi na waa takeentay in aynu noqono Ummad isku wada EEG oo cadaana ahayn madowga Afrikaankana ka duwan Bal amuurta Illaahay walaalkay.

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      @@QAAMUUS walaal Bal dhagayso hadalka labada nin ee la waraysanaayo ka hore wuxuu yidhi dad kala wada nooc ah ayaa dhulkaa yimi se garanmayno Dhulka ciddii sii degenayd ee loogu yimi!!! 😔 😂 😂.
      Waa aniga oo ku DHAHA Muqdisho ama Hargeysa ama Baydhabo ama Gaalkacayo ama Boosaaso ama Gaarisa ama Jigjiga ama Jabuuti ayey dad yimaadeen iyaga oo magaalooyin ladegenyahay ah se ciddii degenayd garanmayno se ciddii martida ahayd ayaanu garanaynaa ciddii la martiyeyna la garan maayo!!!!!?? 😁.
      Aqoonyahan 😂 😂 😂 aqoonay xaal qaado!!.
      Runtii maahaa fikir macno samaynaaya waa anigoo kusoo martiya oo kuu noqda marti oo aad I marti qaadid oo Gurigaagii ama hoygaagii aad lahayd ee aad degenayd ciddi kuu garanweydo se martidii aad marti qaaday la garto!!
      Waa maan guracan iyo garasho jaan!!.
      Bal adaan kuu dhiibay ee walaal ninkaa odayga ah ee aqoonyahanka ah ilaahay ha xafidee sideed u aragtaa odhaah diisaa ah dadkii meesha hore u joogay garanmayno se dadkii u yimid ayaanu garanaynaa ciday ahaayeen iyo meesha ay kayimaadeen!!?
      Waa dhako kale!! 😁 😁 😁.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 3 lety

    Afrikan ayaan nahey somalida hadey yahud ahaan lahayeen ama gaalo ayaa la qatey waa carab waxa dhulka dhigey somalia

  • @nabadoon3345
    @nabadoon3345 Před 3 lety

    Inta aad isku mashquuli naysaa taariikh hore, ta maanta runta ka sheeg, bal suuradan eeg wax badan ayey sheegaysaa ( Xamar)

  • @moalinnur8218
    @moalinnur8218 Před 3 lety

    Isirka Soomaaliya waxay ka soo Jeedaan Daayeer caqli Sanbuuq xayawaan iska dhalay