Xasuuqii 17 Nin | Yuusuf Garaad iyo Qisada Sirdoonkii NSS ee Xasuuqii Berbera 1989 | Goobjooge

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 01. 2023
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • Zábava

Komentáře • 155

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 Před rokem +4

    Allaahu akbar, dad ayaan leh waxba kama jiraan, wallaahi bilaahi tallaahi anigu goobjoog ayaan ahaa, weliba kubadahaa uu sheegayo ee uu Yuusuf kuciyaarayey mararka qaar dibada ayay uga soo dhicijireen oo bulaacada guriga ayey soo raacijireen, markaas ayaanu qaadanjirnay maadaama aanu ciyaal ahayn. Anigu waan dul istaagay 12nin oo weliba qaar ayaan garanaayey, sidaa uu sheegay ayey dhacdadu ahayd. Yusuf Garaad hadii aan mar uun lakulmo, arrintan waan kala sheekaysan waanan uga markhaatifuri sida uu runta u sheegay. Dadkan wax qorayo qaarbaan jirinba xiligaas. Alxamdulilaah calaa kulixaal. Allaah ha u naxariisto dhamaantood.

  • @user-vr8hh2ur9f
    @user-vr8hh2ur9f Před 3 měsíci +3

    Rabbbi ha u naxariisto!

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 Před rokem +24

    Famligayga qaar aya kujiray allah hawnaxariis😭😭😭

    • @abdirisaqsulaiman6947
      @abdirisaqsulaiman6947 Před rokem

      Ameen😢

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 Před rokem +1

      Wll anigoo 6 jir ah ayaan wlhi dul istaagay 17kaa maydka ah, wxn jaar la ahayn aqalkaa ICRC-du degenayd ee burca sheekh ku yaalay, dadkii dhintay wxn ka garanayaa ilma cunaaye aabahood, odaygii cabdi dheere ee maqaaxida dadka laga guray lahaa, ilma dhogor aabahood iyo ilma cali xuuf wiilkoodii, runtii yuusuf garaad sidii saxda ahayd ee hooyadayna iigu sheegtay buu uga sheekeeyay hal kalmad oo been ahna kumui darin.

    • @um.sumeya1377
      @um.sumeya1377 Před rokem +1

      @@axmediimaan9722 allah hawxariisto wll Marka man jirin Anigu Lkn Waa ogahay wayo famligayga adeerkay abtigay kujiray dadka habeenka shahiiday

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Před rokem

      Ilaahay ha u naxariisto walaal

    • @adermuse2143
      @adermuse2143 Před rokem

      @@abdirisaqsulaiman6947 ppppppp

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 Před rokem +9

    Allah ha u naxariisto dhamaantood gacan ka xaq daran baa dishay maanta xor baan ahay somaliland alloow dhowr guul iyo gobanimo ayaan ku noshahy

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před rokem +3

    Qamus I fiyaha taarikhda Somaliyed horey u soco sxb wxn arka acoont inuu horey u socda meel in badan ka sareysa marki aan bilabey dawashada ama ku xirnanata pejkaga oo ahed sanad ka hor ♥️

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před rokem +1

    Allh how NAXARISTE waa REERKAYAGA QAAR KA MID AHAA😭🤲 waxa laga soo ururiyey xaafada BURCO SHEIKH EE BERBERA

  • @ganey72
    @ganey72 Před rokem +5

    Alle ha u naxariisto raggaa iyo kuwo aad u badan oo berbera iyo gobolaada kale ee s/land xaq darro ciidankii dowladdu ugu dileen waxaase alle mahaddii ah in ninkaa ku waramay ee CID ah iyo taliyihii millaterygaba lagu dilay berbera 1991

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před rokem

      Maxakamaddii Muj C/xakiin Sumuni ayaa badhia taagtay sow ma aha? Nin kastoo ummadda ku kibra dil baa u qoran.

    • @safacismaan2045
      @safacismaan2045 Před rokem

      @@bosszaki9861 lagadhimaayo waa ayaamo dunidi

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem +3

    Every story have it's day ..to tafatiriha ama mulkilaha QAAMUS...IN XOGTA IYO TAARIKHDA LAA ARUURIYO WAA Qayb iyo xilqaan aad dusha saartey OO aad juhad iyo wakhti aad gelisey...LAAS CANOOD OO OLOLEYSA MARKAAD SHEEKADAAN JAN 3 2023... WAA FARTA BOOGTA AAN DARO......WAA FICIL IYO AARSASHO..WAA DHAQAN XUN IYO DAGAAL SOKEEYE..DABKA AAD BARUUUDA QABDSIISEY OO NABAR HORE IYO INAAD NAAR AFUUFDA.. WAR SHYDAANKA ISKA NAAR OO ISKA NAAR OO ISKA NAAR

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před rokem +8

    Rabbi ha u naxariisto dadkaa xaqdarada lagu dilay...

    • @mohamedosman3087
      @mohamedosman3087 Před rokem

      Dadkaad shiday haja cabsanin adkeyso, weli lagyma gaarin, sheydaan ayaa tihiin.

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Před rokem +11

    Dadkii waxas geystey inta la cafiyey oo la yidhi nala wadaga jamhuriyada barakaysan wakuwa loo taag la yahay

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl Před rokem +1

      150 baa kugu maqan malaha kuwayagu ma xisaabsana teeda kale kuwiina ma dhulbahantaa laayey mise dawlad soomaaliyeed. Waxba ma wadaagi karno gabadh nin walbaaba xaafadiisa isagu haka tashado

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Před rokem

      @@AhmedMohamed-vf6nl dhulbahabte wakuwii noogu dara dawladaba iyaka nagaga xuma tir tir isaaq waxa bixiyey dhulbahantu aha weys ood xiigney damaciinuna wuxuu ahaa dhulkan dega marka isaaq la madhiyo lkn geesi ale ma xilo nin mintidi 100 nin bu udhigma malinti dalkayagi aanu xoreyney taladi ragayagu waxay noqotey waar lafaynu cuskaneyna ka aarsan mayne weliba dalka iyo dawladaba haynala wadaageen hadii malinti afka jifi laydinka gelin laha maanta saaxiga keeni lahaydeen lkn reerkasi colaadna wax kuma tarsado nabadna daaba

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl Před rokem

      @@rahmaahmed1836 Naag been iyo cuqdad lagasoo buuxiyey baad tahay. Dhulbahante iidoora waxba kuma falayn ee danihiisu watay teeda kale markaad soo gashay ma ixsaan baad ii gashay mise qori caaradii baaanu iskaga adeegnay. ilaama oog ilaaama ceerigaabo xabadu wey wiidhaaftaye. Adeer gacaliso gabadh yar baad tahaye soo kor.
      iidoor laba maalin oo uu tamar xumo i bidayey waa isoo weeraray labadana futodhiigle uun buu kala tagay. Midi waa markii darawiishi jabtay oo xargagay igusoo weeerareen midna waa burburkii dawladii kacaanka.
      Dhulbahante dad loo tudho maaha xabada sidoo loo maalona waanu naqaana iidoor sida loo wasana Alla waa na baray. 15mins ka badan weligayaba ismaanan horfadhiisan darawiish ka horna daayeero aan buuraha ku horfadhino sagaaradana ka magano ayuu iidoor ahaa.

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First Před rokem

      @@AhmedMohamed-vf6nl Dawladda Soomaaliyeed qabaa'il gaara ayey adeegsanaysay oo wax kasta ku fushatay. Qabaa'ilkaa qudhoodu waxay isku arkayeen inay meesha leeyihiin oo dadka kale ka xigaan.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před rokem +2

    Alle ha u naxaristo dhamantod

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem +3

    Waa intii uguu yaaraaid

  • @sahradiriye7879
    @sahradiriye7879 Před rokem +1

    Subxaanallaah Mahadsanid wlo👏👏👏🇫🇲👏

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 Před rokem +1

    Waa xaafadayadii fadlan magacyada soodaa maqaxida waxan filayaa waatii kaluun waxba noma dhaxayn halka ladhigay waa xeryii xolaa eehore sidanfilayo waalidkay shegay allaah hawnaxariisto eheleday jaarkaygii samir allaah hakasiiyo

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před rokem +4

    Subxaanallah inaalilaahi wainaaileyhi Raajacuun Alle how naxariisto intii kudhimatay Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 Před rokem +1

    Alle hu naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před rokem +2

    Toloow kuma ayuu ahaa,Taliyaha ciidanka Milatariga Berbera waagaas 1989? Berbera gaboodfallo badan baa ka dhacay sida taariikhdu wariso se markii SNM soo gashay ayaa raggii kibray oo dhan mudankooda la mariyay. Waxaana ka adeegtay Maxkamaddii Muj Sumuni.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před rokem +1

      Yuusuf qormadiisa kuma sheegin. kolay waa la garan karaa.

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 Před rokem +3

    Yuusuf garaad xogbadan ayuu hayaa

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 Před 3 měsíci

    Waa in ĺagu qoro diiwaanka qoraalkaas.

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Před rokem +2

    Maxaah siyaad kadambeeyay ooh wax yar lagu dilay

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl Před rokem +1

    Sheekadaada dulucdeeda waxaan u fahmay 150-ka laascaanood madaxa loogu soo duubtay waa aarsi.
    Teeda kale maadan sheegin xasuuqyadii SNM laftirkeedu gaysatay ee ayka geesatay Dila iyo dadkii aan iyaga ahayn ee ku noola Berbera, Arabsiyo iyo Hargeysa

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First Před rokem

      150 ma cid aan idinka ahayn baa dishay? Dhulbahantow soo kala baxa, ama madaxa isu duubta ama badheedh isu laaya oo😀

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl Před rokem

      @@Somaliland-First Doqomaha hadaladooda ka jawaabidoodu waa i dhibta lkn tan hal baan kaa odhanaya dhulbahante dhul badan buu degaa aan laascaanood ahayn madaxana iskuma duubto Laascaanood 2007 ka hor madaxa dhulbahante iskuguma duuban jirine maxaa hada dhacay?
      Adeer dhulbahante munaafaqada iyo gaadmada fulaynimada ma yaqaan. waxaanu dilano maalin cad baanu dilaaye meesha waxaa jooga Godane ilmadeeradii oo ah qofkii ugu horeeyey ee somalia qarax iyo madax isku duubasho keenay.
      si kastooy ahaatoba Laascaanood iyo Carro dhulbahante iidoor waan ka saaraya kadib aan islaayo ama isdaayo maxaaba iskaga kaaya xidhan?!

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Před rokem +2

    Bal ka waran qofka indhihiisa ku arkay 46 waxgarad, odoyaasha iyo baayacmushteri ee lagu dilay Burco December 20 1984. Ahun marxumiinta

    • @safacismaan2045
      @safacismaan2045 Před rokem +1

      Qora taarikhda soodaaya waxad aragtay haladhiman dhalinta uga faa iidee

  • @tvxumaandiidyoutube829

    Waa dhacdo aad u xanuun badan waa jibkaagiina waad gudatay

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 Před rokem +1

    KAWARAMA 150 KII QOF EE LAGU KHAAQAJIYAY MAGAALADA BARBA 1991 MARKAY SOOGALEEN SNM.

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First Před rokem

      150 qof ayaad ka warramaysaa, magaalooyin dhan ayaa dhulka lala simay oo qof aanu ka bixin oo diyaaradihii milatariga lagu rusheeyay! Midda labaad, qof ehelkiisa la xasuuqayo oo shaadh dawladeed lagu gumaadayo isna maxaad ka filan kartaa? Sidaas bay waliba SNM shacabka aanay taaban jirin, waxaana la hayaa videos iyaga oo sii daynaya. Ciidanka iyo shaqaalaha dawladda ayaa bartilmaameed u ahaa SNM.

  • @viozone
    @viozone Před rokem +2

    Yusuf garaad waa nin cayra .. maxaad ugu hadli la 'dahay xasuuqii 2006--2009. Oo an maskaxdanada ka bixi doonin ishallah oo aanu aargudan doono..

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Před rokem

      Maxaa C/qaasim Loogu diiday Villa Somalia 🇸🇴??...

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 Před rokem

      Magaranayooo xasuuqaaa dhacay 2006 2009

    • @viozone
      @viozone Před rokem

      @@saeedbuni2567 aniga iyo adigu is garan mayno..

    • @viozone
      @viozone Před rokem

      @@mohamedmire7660 maxuu c/lahi Yuusuf umucaraday c/qasim??

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před rokem +1

    Subxaanallaah

  • @khadraomer6956
    @khadraomer6956 Před rokem +1

    Maxaad kawadaa in aad hada kawadaa

  • @Abby2003-m8f
    @Abby2003-m8f Před 3 měsíci

    Waxaa u baahanay buuga xasuus qorka yuusuf garaad magaciisa

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Před rokem +1

    Bixin duule SNM markik ay soogaleen iyagu cid meydiline.Booyadahay gubeen.dadkii Ogadenia laga keeney Qaxoontigii Somali Aboo.ayaa khasab lagu dejiyey Degaankaas Saaxil.iyaguna 88 A 89 ayey 17 nin Xaafada Burcashiikh ku dileen.xaqiiq bey ahyd Waxii laga Soomarey Dalka In la ilaawo Maaha

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud Před rokem

    Jeegaantu wey ilowdey waxa garxajiskii qeybta ugu weyn ka qaatey halgankii ayaa maanta Ina cigaal iyo muuse bahdilayaan, dhulbante iyo samaroon hdalkeed daa

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 Před rokem

      Hooyad Garxajis was daroor iyo gashaamo ku boobi jiraty marak SNM halgaamays beent jooji

  • @khadroabdi2336
    @khadroabdi2336 Před rokem

    Yusufgaraad meeqaa kadhimatey.hg.ama cayr.1991.ilaa.2022 xisaabi bal

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Před rokem

    Saxuuq waa xasuuq

  • @toogonuur5191
    @toogonuur5191 Před rokem

    ALLAH HA WADA NAXARIISTO KULIGOOD WAXAA KU JIRAY MAXAMED CABADI MAXAMED KU MAGAC DHEERA (DHOGOR) DARAWAL BISHA CAS

    • @QaloocanHj
      @QaloocanHj Před rokem

      RABBI NAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYO marxuum Dhogor aamin aamin

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem +1

    Xasuuqi Bebera waxaa kadanbeyay Xasuuqi Guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo kuwa Kala oo badan oo dhacay waqtigii uu farmaajo fadhiyay villa Somalia.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Před rokem

    Waan ka xumahay dadkaas loo laayey just magacooda aloow u naxariiso
    Dambigoodana u dhaaf

  • @jabaabanews8310
    @jabaabanews8310 Před rokem +1

    Waxaan waraystay dadkii dadkooda lalaayey iyo ninkaa kbad baaday ee dhaawaca ahaa

  • @kawsar8ahmed828
    @kawsar8ahmed828 Před rokem

    Inay snm ku biiran bay ahayd sory cidlay ku dhinteen yagoon waxba dilin alle haw naxariisto

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem

    WAA HURI COLAADA.. HADAAD NIN JECEL NABAD TAHEY SHEEKADAAN OO RUN AH WAA HURI COLAADA OO UMMADDA KU CELI 1991....NINKI BOQOL SOONEY OO BAKHTI KU AFUREY BAAD TAHEY....

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před rokem +1

    Yusuf garaad inan gumeed wax bdn og iskana indho tira

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před rokem +2

    Yuusuf garaad warkiisa wax badan kama qadaneeyo because shaqsiyadiisa ban naqaana
    Marka adigu ha ku waayin view iyo dad ban ku xiran waa iga talo

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First Před rokem +1

      Markaa ma waxaad rabtaa in la qariyo dulmigii iyo xasuuqii dhacay?

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem

    Safiir inuu soo noqaday maba ogid miyaa

  • @yusufileyeh1288
    @yusufileyeh1288 Před rokem

    17 Nin waxaa diley Qabiil ah Bartire/daarood oo degan Jigjiga Waxaa ka mid ahaa nin Tagsiile ah oo Juqaal la odhan jirey Bartire ah

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před rokem

    Waa lakala aarsan

  • @axmedshugri8553
    @axmedshugri8553 Před rokem

    ILAHAY NAXARISTII JANATU FAR DAWSA HA KA WARABIYE WAXA KU JIRIRAY AABAHAY MAXAMED RAAGE SEED ILAHAY JANTU FARDAWSA ACLA HA KA WARBIYEE AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před rokem +2

    Maxaa isku soo beegey arintaan iyo gumaadka reer laas canood waa arin irireysi dabkaan waxaa shidey ismaaciil cumar geele muuse biixi iyo xasan sheekh oofursadaha dowlad imo dhumiya qabiil dartiis

    • @luqmansuleiman7870
      @luqmansuleiman7870 Před rokem

      Xaawaay ma granayo waxa isku soo beegaye 17kaa ALLAH yarxamu Berberaa habeen keliya lagu wada diley ninka ka badbaaday oo dhaawacyadii rasaasta la dhiirdhiirrinaya ayaan indhahayga saaray dadka Laascaanood ku dhimanaya 10nkii casho iyaguna gar darro iyo dulmi bay ku dhimanayaan, lakin calal aqal dee inta la soo qabqabto rag meel iska fadhiya inta xabbad iyo toorri lala dhaco oo dad aan xataa ciidan dawladeed ahayyni falka geystaan lana aasi kari waayo taa ALLAH ummadda Islaamka taa ha ka badbaadiyo

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Před rokem +1

    Hangash niman la oranjirey baa berbera wax kulaynjirey waliba shacabka

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 Před rokem +1

    walaalayaal dawladii milatariga dagaaladii lalagalay iyo kuwii kadanbeyay labaduba in lagashekeeyo mawanaagsano somalidu in ay isnacdo mudo dheer ayaa lagashaqeynayay nacaybkii la abuuray waxaan aragnay markay dawladii milatarigu dhacday kadib hadaba mediyaha wali waxaasi faadhfaadhaya wali waxay wadaan kaladilidii umada somaliyeed

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Před rokem

    Kubada miiska EE gacanta lagu ciyaaro dheh

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 Před rokem +3

    ilaahay ka baq dadka haysku dirin nabiibiye laa dakhala jannah

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 Před rokem +4

      Wlhi Waa runtii wll inaanu yuusuf garaad hal eray oo been ah ku darin, anigoo 6 jir ah ayaan dul istaagay 17-kaa nin ee la dilay xataa wlhi waa runtii 5 meel bay yaaleen inta kalena hal meel, wxn jaar la ahayn guriga bisha cas ee yuusuf degenaa, maqaaxida shaaha ee laga soo qabtayna waxa lahaa cabdi dheeree oo kamid ahaa kuwaa la gawracay, ninka baxsaday waa maxamed faarax oo sanad ka hor hargaysa ku geeriyooday, ninka dhaawaca ah waa cali oon isku reer nahay oo nolol iigu danbaysay, kuwa dilka gaystay waa qaxoontigii daaroodka oo degenaa meel u dhaw berbera, saba ta keentayna waa runtii oo SNM ayaa booyad gubtay dadna laysay, runtii caruur baan ahaa oo waan dultagay maydka anoo hooyaday la socda xataa maangaranayn sababta dadkan loo laayay wlhi bilaahi tolaahi sidii hooyaday iigu sheegtay hal eray kamuu duwin yuusuf garaan, halkaa waxa iiga cadaatay inu yusuf garad yahay nin run sheeg ah

    • @abdirisaqsulaiman6947
      @abdirisaqsulaiman6947 Před rokem

      Amuskaga kaficna fekerkaaga zainab Guled 12:37

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před rokem +1

      @@axmediimaan9722 maxamed faarax u sheeg inuu waraysi degdeg ah bixiyo wll taariikhdan

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před rokem +1

      @@axmediimaan9722 maxamed faarax u sheeg inuu waraysi degdeg ah bixiyo wll taariikhdan

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 Před rokem

      @@axmediimaan9722 dadka waa la gumadi jiray di fudud bana laysaga dili jiray inta dad raxayssnayen dadba baroor u ahay

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Před rokem

    Sxb ka Waran waxas sidan yeelaya ma dawladbaa hadaba kuwaa kuu amaanaya afwayne waa xaarmaajo oo kale waa kuwo duli ah qashin

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 Před rokem

    Yuusufow waxba maad arkine
    Berbera marbaa maydku dariiqyada ooli jiray oo bisadahu fagan jireen

  • @adnoawaysnuur6854
    @adnoawaysnuur6854 Před rokem +2

    Darernka kama maqna in ad ka shaqaynayso kala fogayta umada oo

    • @Yonis5
      @Yonis5 Před rokem

      Ummaddee?!!! Haddii laga waramo dadqalnimadii iyo bahalnimadii afwayne ma dhibsanaysaa?!

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před rokem

    AFWEYNI SOO KII AMARYE MAA AHEEEYN RAAGA RAAGA DIILYE
    WAXAYE UU BAADNYAN RAAGAN
    ISWAALYE IMAANKA EE OGADAN

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Před rokem +1

    Rahma Axmed cidna ha cafiyine cirka soo.dumi yaad cafiday?.Ma Siyaad Barre?.Mise Gaani?.Yaa Laayey ma Ina Calikoore?.Mise Dhulbahante ayaad Cafiday,imisadse jirtay?.Allah ha u naxariisto dadkaas dulmiga lagu laayey.Laakiin Waxa hadda dhacaya haddii lagu xidhiidhiyo dhibtii hore waxay keenaysaa ama dhalaysaaa xumaan kale

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 Před rokem +1

    Sheekooyinkaa xasuuqa waxaan moodayey in dadku ay ka dheregsan yihiin filimkaa cida Jilaysay iyo ujeedada laga lahaa waxaanse maanta laga hadlayaa xasuuqa maanta ee laascaanood cida ka danbeysay ee lagala xisaabtamayo

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Před rokem +1

    Xasuuqa laascaanod ka socdaa ba waa lamid kaad sheegesid asaasaqoow

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před rokem +1

      Daarood oodhan Ina adunka ka tirtiro kugu balan qaaday hada nhy dir laascanood ba ka hadaleysaye Garoowe 50 kimitir bey ii jirtaa ka dib qardho & boosaaso ku xigo dhaman tuulooyinka Garoowe Qardho boosaaso ila Galkacayo qabsan karaa Cid aan alle ahena u ii horjoosan karto ma jiro awoodeydu waxa dagaal ku qabsana karaa Gobolada kanfurta somalia oodhane awooda wana u leyhy inaan ciidamada kala duwan ee Somaliland aya dagaal ku qabsan karaan koonfurta somalia oodhane marka Daarood gacanta waxa igu jiraa dhulbahnte warsangali majeertan hada ku soo daray & ogadeen ka Diba dhinaca hawiye futo madoobe u kacaya oon awoodaheyga ku qabsanyaaa laangab dhalay dhidig dhiig ka socodo dhulbahnte aan gumaysto ka mid thy laangabow 😡😡😡😡😡😡😡😡😡

    • @abdulazizgulaid7284
      @abdulazizgulaid7284 Před rokem

      @@awdal_landtv9275 sidaa aad sheegtay way dhici lahad hadii isaaqii labka ahaa kula socon lahaa maxad sameyn kartaa futo horosha lahaydee

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před rokem

      @@abdulazizgulaid7284 waxan sameynayo wada arktaa waxa laascanood ku hayo taasi ku cadayneyso inaan waxa sameynayo laascanood ka socodo farna isma dhaqaajin kartidi
      Xasuuqa 2023 ku bilaamaya ku bishaareyso hadii aad nabad galayda ilaalin waydo Xasuuqa falastiin ka socoda mid ka daran ba socon doona inaan waxa sameynayo waxad iga arktaa mida laascanood ka socote daarood oodhan sida ragga laga iska celiyo ma yaqnane waliba dhulbahnte & majeertan
      Lknse sida lo hadalo wada yaqnane Xasuuqa falastiin ka dhaco mid ka daran iga eeg?🤔🤔🤔🤔😡😡😡

    • @abdulazizgulaid7284
      @abdulazizgulaid7284 Před rokem

      @@awdal_landtv9275 ku la yaabi maayoo maanta dumar iyo caruur hargeysa ba sidaad kuwiinii naasaha ugaga tumaneyseen umada iyo ilaaba waa idiin jeeden

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Před rokem

    Maxaa looga hadli waayey dhamaan xasuuqii Soomaaliya ka dhacay,dad badan oo aan waxba galabsan kago xasuuqay hal neel 1991 dugsii sare Maxamuud Axmed Cali dadkaasi oo beesha gal fake ee Soomaaliyeed dad ka badan 100 qof baa lago dilay sida la sheegay.kani waa hal tussale.

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Před rokem

    Kamaal habaar ku dhace dad la dulmay dilkood ayaad reer u amaanaysaa

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 Před rokem

    Yusuf garaad 17 qof ayaad kahadlaysaa walaal 1983 ilaa iyo maanta oo alshabaab laladagaalamayo somalida ay xabada dishay waxaykabadantahay 3,000,000 milyan inta dacdarada dalka gudahiisa iyo tahriibka kudhintayna waa 2,000,000 milyan somalidu waxay taqaanaa cadiifad iyo aargoosi waxyaabahaasi loogamashekeyo adigu taariikh laguwaayo arko oo lagawantoobo ayaad ugashekaynaysaa laakiin maskaxda somalida cadifada ayaa hogamisa wayna kusiikalafogaan

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Před rokem

    Sheeko nin malin ka shekeynayey Askari ayaan gadhka iska soo xirin maxad gadhka isaga xiiri wayday baa lagu dilay taliyi wuxu yidhi kexee oo hurdo dheer seexi bu ku amray medlale miiskin

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 Před rokem +1

    KAWARAMA XASSUUQI GOBOLKA AWDAL DILA IYO BOORAMA OO LAGU LAAYAY DADKABADAN KUNQOF OO SHACABAH IYO QAARKALOO BADAN OO KADHACAY MEELOKALA DUWAN WAXAASOO DHAN WAXAA SAMEEYAY SNM OO NACAYBKA ISIR NAYBKA KUFOGAADAY OO ILAA HADA HAYA WALI CIDINA LAMA XISAABTAMIN SHACABKA AY XASUUQDEEN ILAAHADANA WADAAN

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 Před rokem

    1989 dagaal baa lugu jiray SNM daglamays

  • @abdullahiahmedfarah1310

    GANACSI BAY IDIIN AHAYD WAA NALA LAAYAY MAXISHOONAYSID MA,GUMAADKA LAASCAANAAD JAWAAB UGA DHIGAYSAA HADA WAA 45 ADIGUNA 17 YAAD KAHADLAYSAA 45-17 WAAD AARGOOSI XUNTIHIIN

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před rokem +1

      Daarood oodhan Ina adunka ka tirtiro kugu balan ah lipaaxyada africa 🌍 wa dir powerful dunida ka taliyan boqortooyo direed laascanood bad ka hadaleysaye Garoowe 50 kimitir bey ii jirtaa ka dibna qardho ku xigte ka dibna boosaaso qabsanyaa awood buuxda lagu qabsaday kuna haysta car juuq dhulbahnte & warsangali gacanteyda ku jiraa Daarood oodhan waxa iga maqan inaan ka gacnta ku dhigo majeertan & ogadeen hada iykana awoodaheyga ku qabsanyaa Cid aan alle ahena oo iga kiina celin karo alleh ahena jirto ciidamada kala duwan ee somaliland waxay awoodaha buuxo u leyihiin Ina duulaan ku qabsan karaa majeertan ogadeen & hawiye koonfurta somalia dago oodhan awood ilahy ba isiiyey inaan awood idin qabsan karo Daarood iyo hawiye futo madoobe oodhane laangab laangab dhalay dhidig dhiig ka socodo dhulbahnte kugu aan gumaysto ka mid thy laascanood ku xasuuqayo dhulbahnte kuwa ila socodan awoodaheyga ku shaqeynyaan &amarka aan bixiyo laascanood falastiin bey noqo hadii aad nabad ilaalin waydo xasuuqi 1991 mid ka daran ba laascanood ka dhici wali laguma xasuuqine 20 qof ba dhintey malayiin bey mari doonon wanad arki doonota xasuuqa falastiin mid ka daran hadii aan ka sameyn waayo laangab laangab laangab dhalay 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Před rokem +2

    Alif la kor dhebey Alif la hoos dhebey Alif la godey?!1@

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 Před rokem +1

    waabeentiis yusuf garad wuxuuw ahaa usc

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před rokem +3

    Wakhtigaas dadka Somaliand xoogbaa loo xasuuqay

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 Před rokem +1

    Waxaan ka fahmay sheekadan I wax ka khaldan yihiin wuxuu horay usheegay intii aanu utegin sarkaalka nns ta in rag qoxootiga ka yimid ay dadkaa aar goosi ugudileen tasoco xeryaha qoxootigu waxay kuyaaleen hargeysa iyo berbera dhexdooda hadana wuxuu leeyahay sarkaalka baa iishergay in ay gaadhiga kasoo raaceen wadada udhexaysa berbera iyo sheekh taasi waa mid been ah ta labaad wadooyinka ma marijirin gaadhi keli iska socda oo darawal keliya iska wata kudarso sanadku 1989kii oo dagaalkii goboladaa waqooyi wuxuu bilaabmay 1988 kii gawaadhida waxay wadad kumari jireen kolonyo ciidamo iyo tigniko ilaalinayaan yuusuf bahasha naga baandhee beena ka weyn yusuf muxuu usheegi waayey labada sarkaal weliba kuu yidhi waan la kulmay hadii aynan been ahayn sheekadani

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem

    Tan ma xikmad baa waa taariikh madow ..hadaad masuul tahey ama wax garad amaa nin aragti fog leh..shekadaaan Jan 23 2023.. wa ficil wA xasad xumaan..war faataxada iyo dikri Maya daabkaa ololeya baa banziin ku shubtey...is that wisdom? Eye for eye came from our ancestors in mesopotamia...xaam u Rabi.. the son of ham..we hamites are the first legel scholars....after being hamites we are cushites..mizram and early Egyptian are our cousin's...bro instead of claiming our position among humanity.. maa inaad NAAR afuufta OO 1991 dib noogu celiso...shudaanka tunka weyn iska NAAR

  • @wiilkareerwarsame7863

    Lafahoodii raadi marka waxaase kaloo se kasii layaab badan qof nool OO been laga sheegayo

  • @libansahardeed9657
    @libansahardeed9657 Před rokem +2

    Yusuf garad You witnessed all of this and to this day you keep telling us that Somaliland is wrong.

    • @mahoo.y.52
      @mahoo.y.52 Před rokem

      Because that government was wrong and the name of Somalie is bigger than Ziyad barrey

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 Před rokem +1

    Snm baa dadka dilaysey,maxayse ka faa,iidee👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 Před rokem +1

    bbc somali qabyaalad baa ku samaysay markaad joogtey amina muuse weheliye oo aad damacday inaad wasto oo kudiiday baaba ugu darnayd khaa in beenlow ah

    • @xogbaar
      @xogbaar Před rokem

      Oo adigu hadda caydaas aan loo meel dayin maxaad ka faa,iidaysaa
      Tan gabadhaas ma aysan oran anuu wax iga damcay ee waxay tiri shaqada ayuu igu adkayn jiray
      Waxaanan u malay inay been sheegaysay sababtoo ah markii ay warkaas sheegtay kadib waxay noqotay qof bilaa xishood ah oo wax walba ku hadlaysa dadkii oo dhanna ay warkeeda naceen waana calaamadaha ku dhaca dadka been abuuradka sameeya

  • @kamaalahmed5706
    @kamaalahmed5706 Před rokem +1

    😂😂😂😂, wakhti munaasab ah ayuu soo saaray, viva Daarood Ismaciil❤️❤️❤️

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před rokem

      Daarood oodhan Ina adunka laga tirtiro aya balan ku qaday hadanhy dir powerful boqortooyo geeska africa ka talin jirtey mayliin sano laascanood waxa ka dhacay ayay dir karbaasheyso wada u jeeda Daarood waxa ku dhacayo tuulada yare Garoowe 50 kmitir wax ka yar bey ii jirtaa Garoowe marka gacanta ku dhigo waxa ku xiga tuulada qardho ka dibna boosaaso inoo balan ah inaan awoodaheyga ku qabsado ileen sida ragga la iska celiyo ma yaqnane is loo hadalo ee afka iyo commenti loga cabaada taqnane Daaroodow xasuuqii laascanood ka socodo mid ka daran ba ka dhacayo TUULOOYINKA Garoowe &qardho &boosaaso?🤔😡😡😡

    • @kamaalahmed5706
      @kamaalahmed5706 Před rokem

      @@awdal_landtv9275 Xuux, bahalo birta calaajiyo aa tihiin macnaha 😂😂😂,

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Před rokem

    Inalilahi waina Ilayhi rajucuun arintaas oo kale waxay ka dhacday burco 1984 ayaan jeclahay in ay ahayd 46 nin oo aan waxba gaysan una badnaa baayac mushtar iyo wiilal laga soo qab qabtay miyiga Burco lagu laayay xaqdaro kolay Ilahay ayaa kala xisaabaaya maalin aan muran jirin

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      waar 40 nin baa jiray oo xeebta siyaaro lagu dilay oo ragan ka horeeyay oo aan weli la sheegin

  • @abdirahmanderie6208
    @abdirahmanderie6208 Před rokem +1

    Kani waa Beenlow

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před rokem +2

    AUN 17 marxuum laakiin ogaada 1000 qof ka badan ayaa soobe ku geeriyooday 14 oktober 2017 somaliya ha noolaato raas kambooni ilaa lowyacaddo

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem +1

      17 qof somali ma adaa diley mise adeerkaa why waad difaaceysaa waxaad leedahey iska illooba sax maxaa isu keney dadka qarax ku dhintey iyo dadka magac wax dalwad ku sheeg lagu diley maxaa ka qaladan jalle mise dadka xaywaan baad moodaysaa waxad qorto aan fahmeyn

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah Před rokem +1

      @@abdullahiomarali5241 walaal maan dilin qof somali ah waligay laakiin waxaan aad ula yaabay jilicsanaanta iyo af lulatada faraha badan ee 32 sano maalinba nin dhintay qabriga uga soo faagaysaan iyadoon ognahay in SNM dishay dad soomali ah oo ka badan 72000 oo qof ilaa hadana ay wadaan dilkii mid qarsoon iyo mid muuqda intaba, waa sax inaan difaaco wixii aragti ahaan ila wacnaada laakiin dulmi inaan kugu raaco ha igu wacdin👍

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před rokem

      Anaga Suube iyo waxaad sheegaysaa nama khuseeyo. Taayadan ka hadlaynaa

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem

      @@abdifataaxabdallahMadaama aaney adiga hooyada baaha walaalaka xasuuqin ciidanki afweye waa wax kula yar lakin iloobi maayno maalin aay noqadba talyoon baanu u dhisi doonaa
      Gabdh wax ku dhaartey 4 wiil oo yar yar baa inta asakrtii afweyen qoortooda soo jareen hooyadii dhashey yidhaaadeen xanbaaro oo xanbaartey ka waran araxn dardaa oo aasatey

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Před rokem

    Horta waad mahadsantahay yussuf garaad adigoo mudo yar joogay ,dhacdadaa xasuuqa ah ee lagu xasuuqaayey dadka is ahaan ka Soo jeeday isaaq, in aad somalida u sheegto waad ku saxsantahay, waxaase la yaable saraakiil aad ufaro badan oo Hawiye ah oo witness ka ahaa , xasuuqyo fara badan oo aanay waxba ka qaban karayn, oo ka aamusan waa damiirs la'aan, you must break the silence.

    • @badalridwaanxasan1954
      @badalridwaanxasan1954 Před rokem

      Hawiye muxuu ahaa adoon buu ahaa bilaa wadno ah dagaalkaba 1991ayuu bilaabay hawiye halka isaaq 1988 hargiesa iyo burco ku dhex dagaalamayeen xiniinyo waa isaaq inta kale waa mid awooda dalka balaayo isaga dhiga oo isticmaala iyo mid Ka aamusa oo caabuda kuwaas

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 Před rokem +1

    Yusuf garaad waa nin xanuunsanaya oo da ah oo sidii munaafiqiinta u fekera

  • @adnoawaysnuur6854
    @adnoawaysnuur6854 Před rokem +1

    Macmaha wax ka dhavaya laascaanood mid baa ka horaysay miyaa. Maxay tahay ujeedadau??? Qamuus bal dib isugu noqo oo fiiri aayaha

  • @burhanmoha7486
    @burhanmoha7486 Před rokem

    Camera ma wa watay sawirna ma qaadin war ninku geesisanaaa LOL

  • @osmanmohamoud2986
    @osmanmohamoud2986 Před rokem

    Waar xoolaad tahaye ma colaadii aad isaaq uqabtay ayaad waxan oo beena isugu habaysay

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 Před rokem

    Waxba kama fahmin mana garan karo macnaha ay samaynayso waa uun hadal

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Před rokem

    Kuvassa miiska EE gacanta lagu ciyaaro dheh

  • @S.LANDER10
    @S.LANDER10 Před rokem +2

    Sababta sheko xariirtan xiligan loogu so beegay nin Raga lo shegi mayo doqonse wa moog. Shacabkii laascaano SNM ku xasuuqdey. Iyo SNM o lo shegayo inay xasuuq geystaan

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 Před rokem +1

    caydiid 40'000 KUN buu gaajo utility magalada baydhabo maasheegtid kaas cayr xunbaa tahaye

    • @viozone
      @viozone Před rokem

      Dhulka iyo xoolah ay faqshi kaa haysato ee gado ma sheegtit lkn mujahid caydiid baad wax ka shagasaa..maad ka hadashid xasuuqii morgan kuu gaystay ..naclayee ..

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před rokem

    Dhibtan ilaahay inaga soo saaray waxa imika xiiso u haya reer Lascanod

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl Před rokem

      150-ka reer laascaanood ka maqan ee madaxa usoo duubatay malaha kuma xisaabsanee anagay noo xisaabsan tahay. Teeda kale reer laascaanood shalay maysan dhalane waagi kacaankaba waa jireen dawladuna waxba uma gaysan

  • @cbdikariincali1283
    @cbdikariincali1283 Před rokem +1

    Adiga iyo yuusukaa sheegayso kaadibiintii ilaah nacladay baa yihiin nijaasta soomaalida Kala fogeeya baa yihiin talyaaniga iyo ingiriiska u buka full fuulkoodii gumaysiga dadkii idinka xoreeyey idinkoo jaariyada u ah baad xamaasad iyo been la Daba joogtaan ileyn guni abaal ma laha

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 Před rokem

      Wlhi bilaahi tolaahi inaanu yusuf hal eray oo khalad ah sheekadan ku darin waa tabtaas u inoogu sheegay ama rumayso ama diid, anigu anoo 6 jir ah oo hooyaday xaynka haysta ayaan dul istaagay 17-kaa nin ee maydka ah, xataa waa runtii 5 meel ah iyo inta kaloo meel ah bay ahaayeen, raga baxsaday, ninka dhaawaca noqday, mulkiilaha maqaaxida lahaa oo isna ku jiray maydka dhamaantood toos baan u aqaan magacyadooda, lkn maanta waxba ma tarayso kuwii gaystayna waa la xisaabin ana waa dhacdo an toos u xasuusto agoontii ay ka tageen ragaadina ilaa maanta jaar baan nahay berbera wlhi

    • @mohamedosman3087
      @mohamedosman3087 Před rokem

      Adigaa gun ah, waayoo adiga oo aa somali aheyn, adiga oo aan midgaan waxba dhaamin ayaa sheegeysaa meel aad xoreysayna ma jiro., adiga ayaana lagu xorreeyey si fiicanna u dhageyso.

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 Před rokem

      Hg been iyo balaayo badanaa 35sano dadkii eey dileen ilaa hada muqdisho muu kasheekeeyo ama kuwa galmudug muukasheekeeyo ama hada isaaq dhulbahante ama qaatumo eey dilayaan ragooda caruurtooda naagahooda gabdhahooda kuwaas ma maacuunbaa mise waa looma ooyaan war iska tag ayagana waxeey iska dhiga yaan qabiilada ineey kasareeyaan adeer raga ama soomaalida dhimaneesa hada yaa dilay hargeesa iyo gobolada war naga latag tag sheekada yuusuf garaad haduu abaal leeyahay doowladii m siyaad baa wax soo baray waa daan yeer maxaase hada keenay inuu kahadlo wuxuu maqlay hawiye waa irir kkk aaqiro sheeg waxaad aragtay oo run ah mooryaan madaxdii isaaq ayagana oo doowlada kujiray ayagaa dadka dili jiray ayaan maqlay sees ugo aan sida mahad salaad dadka udhameeyo aniga ma ogi waan maqlay caruurtooda wiilashooda gabdhahooda waxeey waxeey guur sadaan daaroodka iyo mareexaanka 90jir ale rogay baa caruurta cuqdad ladaba socda diinta iyo cilmiga ma bartaan miyaa

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před rokem +3

    Waar laascaanood xasuuqa kasocda kasoo hadal ama wax anu ujoogin haka waramin 😡😡😡😡😡

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před rokem +1

      Daarood oodhan Ina adunka ka tirtiro balan ba ku qaday xasuuqa laascanood ka socodo wa mid aan si joogsanynee ila boosaaso soconaya dhaman tuulooyinka Garoowe & qardho & boosaaso awoodaheyga ku qabsanyaa aan laascanood ku hayste laascanood bad ka hadaleysaye Garoowe 50 kimitir bey ii jirtaa waxa ku xiga qardho iyo boosaaso
      Awood waxa u leyhy inaan tuulooyinka Daarood dago oodhan aan awoodaheyga kula wareegi karo Cid aan alle ahe oo iga horjoogsan karto ma jirto Daarood inta gacantey ka maqan wa ogadeen iyo majeertan dhulbahnte iyo warsangali gacanteyda ku jiraane adigu ku aan haysto laascanood ku gumaysto ka mid thy laangab laangab dhalay dhidig dhiig ka socodo dhulbahnte ah laangabow ciilan oo aan ku gumaysto cagta hoosteda ku jirtaa car juuq laangabow dhidig dhiig ka socodo dhulbahnte ah laangabow 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Před rokem

      @@awdal_landtv9275 hhhh darood maxa Ku gar tahay horta ssc Kalil bad ka cartay Manta fully idoor marqansan darood kul hor ma babc diga Karta 10 jinbar biy kuso noqadan 4 idoor ba darood U faniysh ilah maxa riyotay idoor af ur

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před rokem

      @@hodandahir8111 wada arki daarood oodhan Ina adunka ka tirtiro kugu balan qaday laascanood falastiin bey noqone dhulbahnte iyo warsangali gacanteyda ku jirane majeertan iyo ogadeen ba ku soo daraya