Qaamuus
Qaamuus
  • 871
  • 25 851 958

Video

Turkiga oo dhisaya Ciidanka badda Somalia | Xogta Heshiiska 10 Sano | Xaalad Culus
zhlédnutí 24KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Markii Somalia ka aarsatay Ethiopia | Safiirradii Addis & Muqdisho oo Xabsiga La Dhigay
zhlédnutí 4,5KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Siraha Qarsoon Ee Illuminati | Yaa Dhibaataynaya Oomaar Barbar? | Xogo aanad maqal 😟😠
zhlédnutí 9KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
(2) Weerarkii Lagusoo Qaaday Qabriga Nabiga & Sidii Alle Uga Badbaadiyey In La Xado Maydkiisa
zhlédnutí 11KPřed měsícem
Sidee Nuuraddiin Sinki iyo Salaaxuddiin Al Ayuubi U Badbaadiyeen Qabriga Rasuulka SCW?.
(1) Sidii Alle Uga Badbaadiyey In 4 Jeer Lasoo Faqo Qabriga Nabiga SCW
zhlédnutí 14KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Xogta Shirqoollada Dil Ee Madaxweynayaasha USA | Abraham Lincoln Illaa Donald Trump
zhlédnutí 5KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
27 Litir oo Dhiigga Saddaam Xuseen Ah ayaa Lagu Qoray | Kitaabkii Doodda dhaliyey
zhlédnutí 26KPřed měsícem
Qisada Kitaabkii Qur’aanka Ahaa Ee Dhiigga Saddaam Xuseen Lagu Qoray Iyo Sababta Loogu Qoray?
Turkiga oo diray Dayax-gacmeedkii ugu weynaa Abid | Lama Filaanka walaaca ku riday reer Galbeedka
zhlédnutí 24KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Part 2: "Gantaallo ayaad Masaajiddo ku qariseen"?! Dood kulul | Somalia oo Eedaysay USA
zhlédnutí 8KPřed měsícem
#Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Sirta Dooddii Ugu Kululayd Ee Dhex Marta USA & Somalia 1976 | Colaaddii Xabashida
zhlédnutí 31KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Xogo aanad ka maqal CARABTA | Asalka Carabtu xaggee kasoo jeedaa?
zhlédnutí 3,7KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Maxaa loo daldalay isaga oo da' yar? | Qisada Wiilkii Xaq U Dirirka Ahaa!!
zhlédnutí 4,1KPřed měsícem
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Part 2: Sirtii Somalia u dirtay Xasan Guled | sidee ku gaadhay sirtii kabta lagu qariyey
zhlédnutí 13KPřed 2 měsíci
#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Sirtii Somalia u dirtay Xasan Guled | Hagardaamadii Cafarta | Xorayntii Djibouti 1968 | jamac yare
zhlédnutí 32KPřed 2 měsíci
#Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Xogta Soomaaligii Kenya Badbaadiyey | Inqilaabkii Kenya 1982
zhlédnutí 21KPřed 2 měsíci
Xogta Soomaaligii Kenya Badbaadiyey | Inqilaabkii Kenya 1982
Maxaa kala qabsaday sirdoonka Somalia & Safaaraddii Xabashida ee Muqdisho | Gen. Jaamac Yare
zhlédnutí 10KPřed 2 měsíci
Maxaa kala qabsaday sirdoonka Somalia & Safaaraddii Xabashida ee Muqdisho | Gen. Jaamac Yare
Yaa Muslimiyey Soomaalida? Yuhuudigii Bucur Bacayr Illaa Xarakaadka Islaamiga | Jaamac yare
zhlédnutí 10KPřed 2 měsíci
Yaa Muslimiyey Soomaalida? Yuhuudigii Bucur Bacayr Illaa Xarakaadka Islaamiga | Jaamac yare
Qabsashadii BURSA | Guushii Cusmaan & Jabkii Gaalada | Caasimad Islaam
zhlédnutí 4,8KPřed 3 měsíci
Qabsashadii BURSA | Guushii Cusmaan & Jabkii Gaalada | Caasimad Islaam
Xogta Diyaaradda Lagu Shirqoolay Madaxweynihii Iiraan 🚁💣🔥
zhlédnutí 6KPřed 3 měsíci
Xogta Diyaaradda Lagu Shirqoolay Madaxweynihii Iiraan 🚁💣🔥
Waa Kuma ninka la wareegay taladii dalka IRAN? 💪
zhlédnutí 7KPřed 3 měsíci
Waa Kuma ninka la wareegay taladii dalka IRAN? 💪
Geerida Madaxweynaha Iiraan | Israil oo iska leexisay Qaraxa Diyaarada
zhlédnutí 6KPřed 3 měsíci
Geerida Madaxweynaha Iiraan | Israil oo iska leexisay Qaraxa Diyaarada
Maxaa kala qabsaday Siyaad & Danjire Xashare? | Qiso layaab leh | Qoraa Siciid Jaamac
zhlédnutí 10KPřed 3 měsíci
Maxaa kala qabsaday Siyaad & Danjire Xashare? | Qiso layaab leh | Qoraa Siciid Jaamac
Walaalaha shaydaanka | Garabka Putin ee Burburinta Cadawgiisa Gudaha iyo Dibadda | Mafiyo Argagaxa
zhlédnutí 6KPřed 3 měsíci
Walaalaha shaydaanka | Garabka Putin ee Burburinta Cadawgiisa Gudaha iyo Dibadda | Mafiyo Argagaxa
11 Waddan Iyo 3 Qaaradood | Hawlgalka Ciidmada Turkiga Ee Dunida | Saaxiibka Somalia
zhlédnutí 7KPřed 3 měsíci
11 Waddan Iyo 3 Qaaradood | Hawlgalka Ciidmada Turkiga Ee Dunida | Saaxiibka Somalia
Dhoollatuskii ugu ballaadhnaa oo Turkigu wado | Erdogan oo ku dhawaaqay lama filaan
zhlédnutí 16KPřed 3 měsíci
Dhoollatuskii ugu ballaadhnaa oo Turkigu wado | Erdogan oo ku dhawaaqay lama filaan
10 Diyaarad dagaal ee ugu halis badan 2024 | China oo Wadnaha Jaray USA
zhlédnutí 8KPřed 3 měsíci
10 Diyaarad dagaal ee ugu halis badan 2024 | China oo Wadnaha Jaray USA
Halkii ugu horraysay ee bani Aadamku Dego | Afrikay ta tageen | Degsiimooyinkii hore
zhlédnutí 5KPřed 3 měsíci
Halkii ugu horraysay ee bani Aadamku Dego | Afrikay ta tageen | Degsiimooyinkii hore
Dagaalkii Shirqoollada Qorshaysan | Maxaa kala haysta Iran iyo Israil | Ilmadii Khamanaay
zhlédnutí 4KPřed 3 měsíci
Dagaalkii Shirqoollada Qorshaysan | Maxaa kala haysta Iran iyo Israil | Ilmadii Khamanaay
(2) Calooshood-u-shaqaystayaal | Waxa ugu badan ee Uganda Dhoofiso 👮‍♂️👮‍♀️
zhlédnutí 2,3KPřed 3 měsíci
(2) Calooshood-u-shaqaystayaal | Waxa ugu badan ee Uganda Dhoofiso 👮‍♂️👮‍♀️

Komentáře

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Před 9 hodinami

    SXB WARARKAAGA AYAA FIICAN EE NOO SOO TABI

  • @MaryanJamac-xj8lo
    @MaryanJamac-xj8lo Před 17 hodinami

    Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw

  • @suheybilyaas9994
    @suheybilyaas9994 Před 19 hodinami

    Masas badan oo cadaan ubadan oo qurux badan ku royoday mid kamid ah ne qoorta aya ka qabtay i fasir sxp

  • @Abdikariim-vv1fn
    @Abdikariim-vv1fn Před 21 hodinou

    Sxpw waan kugu taxanahay codsigeena noo tix geli oo noosoo fasax qaabkii uu ku bilowday kuna danbeyay dagaalkii SNF iyo AKHWAAN ka Ee koofur ka dhacay haba ugu badnaadan gobolada Gedo iyo Banaadir, waa codsi ee ma ahan amar❤🙏

  • @user-jf7zy4cb3v
    @user-jf7zy4cb3v Před dnem

    Sacudigu wa naago.

  • @user-jf7zy4cb3v
    @user-jf7zy4cb3v Před dnem

    Iraan ba. Boqol jeer xoog weyn

  • @user-hx2md6rl7r
    @user-hx2md6rl7r Před dnem

    May. Kumaan riyoonin wàlaahi😮😮😮

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 Před dnem

    Anagaa ku cibaadeysanay Waana lacadaabi sikhraanka

  • @buthainabdulkadirhassan2510

    Taariikhdan waa waxbo kama jiraan dad yahoow soomaaliyeed waxeeydan cilmi ulaheeyn ha iska sheegina oo dadka haku marin habaabinina maxaa yeelay taariikhdan aad beenta kasheegaysaan dad baa iskaleh dadkiisi joogaan oo tafiirtiisi joogaan marka waxaa ceeb idinku ah inaad beenaale waaweeyn tihiin dad yahoow is qabta oo dadka taariikhda kabeenta sheegayoow in laidinkaga daba imaanayo ogaada

  • @maxamuudhiraabey9128

    Was ka xumahay in sidaas la isugu dhamasday

  • @rumantaman-mo4hh
    @rumantaman-mo4hh Před dnem

    axmad guray waa akisho haku dalina

  • @MuseDaahir-k6p
    @MuseDaahir-k6p Před dnem

    Asc

  • @user-ep5rb9vt2r
    @user-ep5rb9vt2r Před dnem

    Wall book ciwankis ishek

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před dnem

    CALI WAJIIS IYO RAGGA AL-ITIXAAD UGA CAROODAY MAXAY ULADAGAALAMEEN CAYDIID IYO MALESHIYAADKII UU WATAY MAXAY RABEEN IN HOOYOOYINKOOD ,WALAALAHOOD ,IYO GABDHAHOODA LAGU HOR KUSADO IYAKOO NOOL. XAMAR ILAA KISMAANYO AYEY ABHINAYEEN OO LAHAAYEEN WAR NAGA HARA , ADEER WARAABE DAALAY DIRIRTIISAA LOO TAGAA

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před dnem

    Waa taariikh fiican masha allah Afweeyne Somali bohol Buu ka riday

  • @gudcade-bb6hh6zq9y

    Muuse libaax ha noolaado

  • @user-zk1bs9fw2h
    @user-zk1bs9fw2h Před dnem

    Taageero number one kuu ahay ilhy haku barakeyo wll cimrigana hakuu dhereyo I.a waxa noo soo gelisa taariikhdii mdaxweyne siyaad barre

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p Před 2 dny

    Jaajuus ayuu ahaa ina yuusuf

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 5 hodinami

      Oooy deee mxd ka badeleysaa maanta😂

  • @AamiinAxmed-v3v
    @AamiinAxmed-v3v Před 2 dny

    🎉oke

  • @gjama9511
    @gjama9511 Před 2 dny

    Axmed Gurey wuxuu ahaa nim Ajuuraan ah .Hooyadiina waxay aha yd Ciise reeraha Ciise ee kudhereran Bada Cas

  • @SurprisedBamboo-zj3oe

    Cabdilahi yuusuf wuu ku mahadnaa tirtiridii ururkii xagjirka ahaa ee altixaad

  • @muna619
    @muna619 Před 2 dny

    Intu. Xotiyadi qaday. Ba hadana xabsi ladhigay. Wa ayadrada awawyadayo no gaysten

  • @cabdiwalibeeroof2483

    Legend waa mhdsnthy sxb alle yrxm.

  • @abdiwahabadam7147
    @abdiwahabadam7147 Před 2 dny

    Qofka somaliga ah waa Qof midabyo badan leh sababta oo ah isaga oo madax Qaran ah oo lagu aaminay ummad dhan aayaheeda ayuu u adeegaa maslaxo qabiil.haddaad u fiirsato dhibka maanta somali haystaa waa Dadka lagu aamino howlaha qaran oo aan u gudan sidii loo baahnaa ee ahayd in uu ummaddiisa dhammaan u shaqeeyo laakiinse qof kasta waxa uu ku hoos wataa Ajandaha Qabiilka uu ka dhashay.waxa intaa dheer isaga oo aan Qabiilkiisa u dhab u shaqeynin laakiinse ka dhigta Sallaan(Jaranjarro) uu ku gaaro ujeedadiisa gaarka ah.

  • @abdullahuSow-h4k
    @abdullahuSow-h4k Před 2 dny

    7

  • @AbdiKhadar-o2g
    @AbdiKhadar-o2g Před 2 dny

    Waligiiba. Muu. Kaxaan. Diyaarad.

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Před 2 dny

    Alaah waxa uu muteystay haku abaal mariyo asaga iyo kuwii sii daayeyba

  • @Cabdik.maxamedFarax

    44

  • @heesahamaanta8071
    @heesahamaanta8071 Před 3 dny

    Adiga maa sameysid yaaaab War dadka khiyaaliga kala taga😂😂😂😂

  • @bishaarxasan6641
    @bishaarxasan6641 Před 3 dny

    Muxuu af somali ubaran waayay inkaar qabuhu sidokale muxuu islaam unoqonwyay

  • @nasserdjama6970
    @nasserdjama6970 Před 3 dny

    Allah ha uu naxaristo abtigey Cali Heyge janatal firdaous inch'Allah

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor Před 3 dny

    Kalitaliskii MSBare waa shaqsiga 1aad ee Somali dhaqanka xun baray sida xukun jaceel musuq dilal Qabiil lkn waxaa wanaagsan in shacabka Somali iska diidaan dhaqankaas xun ee ina baday isnaceeyb qax shaqsi u adeeg colaad

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před 3 dny

    CIILOOW WAYEEY TALAXUMAAN CUDUR KA WEYNAYN. IN LAKALA DIRO OO QABIIL IYO QABYAALAD LOO KALAQAYBIYO RAGGII UHALGGAMAAYEY ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA IYO KOR AHAANSHAHA KALIMADDA ALLAH , SAAXADANA LOO BANNEEYO KUWA GAALADU KUSOO RARTAY DHAQANKA SHAYDAANKA SIDAAS WAXAA KU TALIYEY RAG CULIMADA KAMID AHAA!!!!!!!!!!! ,ILAAHAY SWT WAXAY ASTAAHILAAN HAKU ABAALMARIYO.

  • @HindaMuuse-w1z
    @HindaMuuse-w1z Před 3 dny

    Maash lh

  • @libanmuude6273
    @libanmuude6273 Před 3 dny

    alshabaab imas ayey muqdisho ku xasuuqeen soomali xasuuq badan wuu soo mary inti dhimaty allaha u naxriisto😢😢😢😢😢😢

  • @BookhSeeds
    @BookhSeeds Před 3 dny

    Allaahu akbar

  • @MaxamedamiinCabdulahi

    Allow barakee mujaahidiinta meelkasta washaraf aad uween

  • @MedIbrahimidrissIbrahim

    Guleyso walaal wasax warkagu

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před 4 dny

    MA ASHAHAADO LADIRIR AYAA JECLAYSAN LAHAA RAG ISLAAMIYIIN AH

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před 4 dny

    ARRINKA UGUWEYNAA EE HOR ISTAAGAY HADAFKII URURKII AL-ITIXAAD AL-ISLAAMI WUXUU AHAA CUDURKA QABYAALADDA. WAXAA DHACDAY IN QAAR URURKA KAMID AHAA OO XITAA CULIMO WAA WEYN AY KAMID AHAAYEEN IN CAADIFAD QABIIL QAADAY , GAAR AHAAN KUWII KU HAYB AHAA JABHADIHII XUKUNKA KA TUURAY DOWLADDII HORE , WAXAY ISKU DAYEEN INAY ISWAAFAJIYAAN URURKII IYO JABHADIHII ISUHAYSTAY INAY GUULAYSTEEN , TAASOO AAN SUURTAGAL AHAYD MAXAAYEELAY AL-ITIXAAD WAXAY DOONAYEEN ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA JABHADUHUNA DHAQAN DOWLADEEDKII GAALADU KEENTAY DALKA AYEY RABEEN WAABA HADDII AY TAAS KU HESHIIN KARAANE. MARKA ISLAAMIYIINTII WAXAY UKALA BAXEEN RAG DAACAD U AHAA MANHAJKII URUKA OO AHAA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA OO BARAXLA' IYO RAG 13:00 XAALKOODU AHAA LUDDA JECLI LAFTA JECLI , WAA TAAS MIDDA KHASAARISAY FURSADDII DAHABIGA AHAYD EE ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA EE SOO MARTA UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED.

  • @saxardiidweyrax7722

    Allaah ha u naxariisto maxamed mooge . Waxad cad in ninkaas ay dileen SNM oo uu ka tirsanaa weliba nin suufi ah khiyaaliga ku sheekeya xabadna gumaarka kaga dhuftey uuna u dhintey.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před 5 dny

    CIILOOWAYEEY TALA-XUMAAN CUDUR KA WEYNAYN , BALMAY MAALINTAAS DHAGTA DHIIGGA UDARAAN . FOOLXUMO IYO IHAANO BADAN OO UU SOOMAALI SABAB U AHAA SIDA 30,000 EE GAALA-MADOWDA ETHIOPIAN KA AHAA EE UU CAASIMADDA SOOMAALIYEED KUSOO XAREEYEY SOWLAGAMA BADBAADEEN , ALLA QABYAALADI MAXAY SOOMAALI MEEL XUN DHIGTAY , OGOOBAAY NINKAAS RAG WELIBA CULIMANA KU JIRTAY AYAA QABIIL AHAAN IGU HAGOOGTAY.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 5 dny

    Cigal waxa uu ahaa ninkii Dalka lagu Aaminay balse nin Mareykan reer Galbeyd kuxiran waa mid khiyanada Dalka Reseve uu oogu dhiibay Xabashida,Ingriskana kula heshiyay in Dhulka NFD la oran jiray sido kale eey Qeyb kanoqdaan dalka kenya,Tasi oo labada dhinacba Dhulkas Xabashida iyo.waqoyi Bari kenyaa aan wax horumar oo illa xiligan aan wali loowada qaban,inkastoo Mamul hossad laga hergaliyay.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim

    Benale adal wa Cissé

  • @abdishakur9845
    @abdishakur9845 Před 6 dny

    Mid ka mid dabeecadaha qolada. Majeerteen waxaa ka mid jnay Taariikh been ah majir habaabina ka sheekeeyaan sida inay dhahaan itixaad iyo caydiid baa wada socday

  • @MalyunAbdi-vv6dl
    @MalyunAbdi-vv6dl Před 6 dny

    ha🎉

  • @MalyunAbdi-vv6dl
    @MalyunAbdi-vv6dl Před 6 dny

    ma.❤

  • @MalyunAbdi-vv6dl
    @MalyunAbdi-vv6dl Před 6 dny

    ok

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Před 6 dny

    General cali ismaciil AUN disgiishe reer ugaas ah ayuu aha .2016 ayu ku geeriyooday hindia oo caafimad loogu qaadey

  • @user-dg7zz9ke5u
    @user-dg7zz9ke5u Před 6 dny

    Waar wll video gan meyey kii xigay