Diyaaradihii Faraaciintii | Teknoolojiyaddii ummadihii hore

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Komentáře • 188

  • @muwaahipdaahirali6577
    @muwaahipdaahirali6577 Před 3 lety +76

    IntaH jacel Nebigeena MoHamed Ku saliYaH
    Zcw zcw 😍

  • @mohamudsuldhan5198
    @mohamudsuldhan5198 Před 3 lety +4

    Hadi uu jiro qof wax laga kororsado you tupka wa sahanka xogaha alah ha ku xifdiyo wllkey

  • @ansixintawararka2881
    @ansixintawararka2881 Před 3 lety +20

    Waxan ahy qofkii ugu horeyay qofkii dadka ugu hordaaway marka hadad tahay qof adan tageera like iisaar

  • @hassankafi655
    @hassankafi655 Před 3 lety +3

    M.a Adam khadar cali horay u soco macalim

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 3 lety +6

    Sida ana maqlay Soomaliya iyo fircoonada waxay la haayeen xiriir ganacsi iyo mid dib lamaansiyaddeed waana dalka kaliya ee africa ku yaal oo faraaciinta taariikhdooda ay kaga hadleen waxay u yaqaaneen punt ama dalkii ilaahyada, Sannadkii 8aad ee talada Xatshibsuud (1503-1482 BC) waxay qabanqaabisay safar badeed ka koobanaa raxan 5 doonyood oo waaweynaa. Waxaa la rumeysan yahay in socdaalkaasi ahaa safar badweyn lagu aado kii dunida ugu horreeyay (first oceangraphic cruising).
    Socdaalkaan caanka ah ee lagu aaday dhulkii Buuntu waxaa garwadeen ka ahaa nin la oran jiray NEXSI oo sida muuqata badmaax maahira ahaa. Waxay doonyahaasi iyagoo bad qaba ku xirteen marsooyinka Soomaaliya 1511 BC. Waxay dajiyeen badeecadii ay ganacsiga u siteen. Ka dib, waxaa halkaas laga raray shixnado aad iyo aad loogu bogay waxaana ka mid ahaa: Malmal, foox, geedka-malmalka, geedaha looxa adag (khest), fool-Maroodi, labo nooc oo indhakuul ah, qorfe, dahabka cagaaran (Emu. ), daanyeerro, Baalgoray, dameerro iyo dad ka mid ahaa reer gurigii Buuntu. Safarrada noocaani ahi way noqnoqdeen oo qarniyo buu socday xiriirka labadii boqortooyo. Mar waxaa jirtay laga qaaday Buuntuu nin coona oo la geeyey fagaarayaashii fircoonnada loona damaashaaday. Waxaa lagu arkay qabriga Xatshibsuud ee ku yaal dooxada boqorrada ee Aqsur, sawir tilmaamaya boqorad reer Buuntu ah iyo wafdi ay hoggaamineysay. Taas oo muujineysa in dalkii Buuntu uu lahaa ilbaxnimo dheeraad ah sida, badmaaxidda. waxaa kaloo la ogsoon yahay in taariikhda fircoonnada laga helay qabriyadii boqorrada iyo macbadyadoodii, waxay ku qori jireen ama sawiri jireen waxyaabaha intay noolaayeen ay qabteen oo ay ku faanayaan ama waxyaabaha ay arkeen 0o ay jecleysteen. Sidaas darteen, waxaa cad in dalkii Buuntuu uu ahaa dal qiimo badan ku leh laabta Fircoonnada. Waxay kaloo yiraahdeen oo qoreen in dalkaasi yahay dal llaah (god's land). Maanta waxa laga joogaa wacdaraha aan ka hadlaynno in ka badan 3500 sano (aadan sahan wlal bal xog kasoo diyaari arinkaas waa cod muhiim ah)

    • @farganwaraf1386
      @farganwaraf1386 Před 3 lety +1

      Mahadsanid wll waxa bidhaamisay amaba daaha ka rogtay xog culus oo muhiim ah, tahayna in la fahmo oo la garto dadkeena kuwa cilmiga iyo taariikhda u saaxiibka ah, sida Aadan oo rug cadaa ah ka midyahay markale waanu soo dhawaynaa markasta dadkeena garaadka iyo karaamada mudan ee dadaalaya, si aan taariikh mug weyn ugu yeelano dunidan aadba moodo iney koobantahay inta aan wax ka garan karno, guul iyo barwaaqo Illah hanagu simo

    • @richhome3678
      @richhome3678 Před 3 lety

      @@farganwaraf1386 Bulsho walba taariikhdeeda iyo assaarteedu waa waxa ugu muhiimsan ee dhaxalgalka u noqon karta,awoowe yaasheen waxay lahaayeen taariikho mug iyo maamuus leh balse ma jirto cid ilaa hadda taariikhdaas Dabagashay oo isku hawshay, inta aan hadda soo tibaaxay waa wax yar oo aan Baaritaan iyo khulaasayn ku sameeyey ugu danbayn mahadsanid walaal👏

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 Před 3 lety +4

    Mahadsanid sahanka xogaha sxb

  • @ridwaanxamari5514
    @ridwaanxamari5514 Před 3 lety +4

    Maanta waxa aan ahay qofkii ugu hor daawaday mahadsanid Aadan Khadar Cali

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 3 lety +9

    Technology umadihii hore
    Aadan sahan
    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 3 lety +4

    Cilmi bdn kaa faaidaysatay wlh hore u soco wll qali

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před 3 lety +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial8196 Před 3 lety +7

    Masha allaah wallaal aadan waxbadan ayaan kaa faa'iidnay dhamaanteen mana ka caajisno muuqaaladaada

  • @Trendingvibewave
    @Trendingvibewave Před 3 lety +34

    Walal Hadi ad aragto farinteyda video ka saame Iberian Religious War
    The longest continual war in history ,
    Thanks you I'm waiting you bruh ,
    Farintan halaiga garsiiyo walalkey ❤️👏
    Liketa isaara sii ay uu garto farinteyda👏

  • @cabdiqanifaraxsane3060
    @cabdiqanifaraxsane3060 Před 3 lety +3

    Wll adan sahan alle cimriga hakuu dheereeyo wn kaa faa iday😻

  • @dhufsay6924
    @dhufsay6924 Před 3 lety +8

    أحست أخي الآدم

  • @Zultanzakaria
    @Zultanzakaria Před 3 lety +8

    cilmi baadhayaasha islaamku waxay sheegen wakhtigi nabi nuux ee adunka biyaha lahu halaagay inay technology du heerkan ay taagan tahay mid ka saraysa taagneed lknze ay biyihii lagu halaagay ay baabiisay waxii technology ahaa oo dhan. aadan xogta soo raadi wllo inshallah guul ayn ku rajaynya kaalin way ayad nuugu jirta allah haku sharfo wllo

  • @ansixintawararka2881
    @ansixintawararka2881 Před 3 lety +3

    Horumar wacan wllll adan

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 Před 3 lety +3

    Sahanka xogaha waa channelka aan wax badan ka faaide 👏👏

  • @xawaaluul3738
    @xawaaluul3738 Před 3 lety +3

    M.a alle haku barakeyo

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 Před 3 lety +3

    chuma mubarik prother
    adan

  • @khalidalpha1416
    @khalidalpha1416 Před 3 lety +3

    M alh wll adan sahan adan khadar cali hore usoco wll

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 Před 3 lety +3

    Mn cha allh adenn khaderr🙏🙏❤

  • @fariaabdukadir2442
    @fariaabdukadir2442 Před 3 lety +4

    Waxaan ahay qof kii ugu horeeyay in aan barnaamijka fiirsado waan ku faraxsanahay walal guula kuusii rijeena waan ku jecelnahay

  • @safaibraahin4153
    @safaibraahin4153 Před 3 lety +3

    Jazakallh khayr brother

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 Před 3 lety +4

    Walaal carshigi balqiisa ninka ilbiriqsiga ku keenay qalab muusan adeegsan ee wuxuu ahaa nin illaahay cilaaqa laleh oo uu alle karaameeyey mana gaadhi karaan gaaladu hadday wax walba sameeyaan

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane Před 3 lety +1

      haa wa Runta
      اسم الله الاعظم
      Ayu aqaanay Lkn muhimada waxa weyi in horumarki nabi sulayman cs La yaah u Leyahay

  • @BURHAAN_PMK_4
    @BURHAAN_PMK_4 Před 3 lety +5

    MUCALIM AADAN SAHAN

  • @maryanmohamedmaryanmohamed9445

    Going forward aadan

  • @inayusufkhalid7065
    @inayusufkhalid7065 Před 3 lety +4

    Adiga iyo ogaalka dunida waa labada Chanel ee si qurux bdn ula socod.

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane Před 3 lety

      #Ogaansho channelkas bal zo Eeg wax badan ayad ka fa'idi donta isagana mhdsnd🙌

  • @apthurahman_thahir4994
    @apthurahman_thahir4994 Před 3 lety +6

    M.a wallal aadam ilahaY janadaH haynagu kulan ziiiyo

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      Maasha Allaah ✅
      Siiyo ✅
      Cabdurraxmaan daahir ✅

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u Před 3 lety +6

    Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga.
    Adiga iyo caruurtaaduba
    ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
    ٥.التجويد
    chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
    Mahadsanid in badan

  • @saciidcumar1757
    @saciidcumar1757 Před 3 lety +8

    Aniga ugu horeyo like 👍 haila dhafin hee

  • @abdirahmankoosaar8651
    @abdirahmankoosaar8651 Před 3 lety +3

    Jumca Mubarak Wll Aadan sahan

  • @inahajimoussa7593
    @inahajimoussa7593 Před 3 lety +3

    First personne

  • @zalepangamer15
    @zalepangamer15 Před 3 lety +3

    Masha allah

  • @inahajimoussa7593
    @inahajimoussa7593 Před 3 lety +3

    Hire u soco bro from jibuti

  • @honestman4046
    @honestman4046 Před 3 lety +3

    💯👍👌 Thanks

  • @shucaybabdiqani7613
    @shucaybabdiqani7613 Před 3 lety +3

    Salamulahi wllky aadan sahan

  • @ibraayare8982
    @ibraayare8982 Před 3 lety +6

    Sahanka xogaha ❤️

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 3 lety +3

    Tignoolajiga bani aadanka waxaa ka caawiyey jinka waa hubaal

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha7456 Před 3 lety +20

    Zxp waan ku sugaynay ee ka soo hadal Paul Kiristanka

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety +1

      Saaxiib ✅
      Sugaayay ✅ naftaada uhadal

    • @wllkaiztag1725
      @wllkaiztag1725 Před 3 lety +2

      wll wa paul waxa u ahaa nin kii badalay diintii nab ciise ( csw) waxa uuna ahaa nin yahuudi ah waxa uuna sameeyay waxa loo yaqaana trinity ama seddexda ilaah oo kristanka rumeysanyihiin .
      1:Allah
      2Wiil ka oo ka wadan (Ciise)
      3:Ruxul qudus
      |Bibelka waxa uu. Ka koobanyahay 2 qeybood oo ah
      (OLD TESTIMENT )
      (NEW TESTIMENT)
      *Qeybta hore waxa aminsan yahuuda
      *Qeybta danbe waxa amin san cristanka
      "Bibelka qeybta kristanka rumeysanyihiin waxa qorey afar nin oo aan la aqoon taariikhdooda waxa ayna kala yihiin
      *Matheu
      *Look
      *john
      *marques
      &FG iga raali noqo hadan erayada qalday .

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan Před 3 lety

      Walaalaha Muslimiinta thanks bro

    • @razhip_Aybe_Warsame_l253
      @razhip_Aybe_Warsame_l253 Před 3 lety

      Hadad tafsiirkeeda rabto in aad quraanka kaga dharagto Akhriso Ayada 30aad ee suutarul TOWBA wiliba Sheikh @#Caariif .......
      Hadad rabtana inaad si buuxda uga dharagtana Anaga nalasoo xiriir.....
      .... ...Wabilaahi Towfiiq.....

    • @caarifmoha7456
      @caarifmoha7456 Před 3 lety

      @@wllkaiztag1725 gartay zxp lakiin qaybta ay rumaysan yihiin Yuhuuddu waa qaybtee halka iga jaahil bixi
      Yuhuudda laba kutub inay haystaan ayaan ogahay keliya
      1_Talmuud
      2_tawraad
      Mida kle Yuhuuddu ninkan Paul la yiraahdo ma aaminsanyihiin👍
      Mahadsanid aqoonyahan

  • @annhma1435
    @annhma1435 Před 3 lety +6

    Jimca wAnagsaN somali maxamed👋

    • @OkOk-gg8me
      @OkOk-gg8me Před 3 lety

      🤍🤍🤍🤍🖤🖤🖤🖤👍👍

  • @inahajimoussa7593
    @inahajimoussa7593 Před 3 lety +6

    Keep going bro tiktok aya kaga la socdana

  • @alishire2125
    @alishire2125 Před 3 lety +2

    Jazaaka allaah khayr wllo
    Laakiin culimadaa inoo sheegtay in idinku isticmaali jirey technology....

  • @cilmibaare6968
    @cilmibaare6968 Před 2 lety +1

    Quraanka ayaa sheegay inay naga horeeyeen dhan kasta reer caad

  • @apthurahman_thahir4994
    @apthurahman_thahir4994 Před 3 lety +3

    Incha alH waxaan rajaynaynah in aad poorama barnamuj qiiimo leh ka qabato
    Thnkz wallo aadam khadar ali

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      Inshaa Allaah ✅
      Boorama ✅
      Mahadsanid ✅ thanks ❌
      Cali ✅
      Cabdurraxmaan ✅ daahir ✅

  • @kaligiitaliye2507
    @kaligiitaliye2507 Před 3 lety +3

    🌍

  • @caaishomclincllahi3132
    @caaishomclincllahi3132 Před 3 lety +6

    Sahan Xogaha Waxan kaa Rabaa inad ii sheegto Haramyada ifaayo ee Badda ku Dhax yaalo

  • @sadiiqahmed8103
    @sadiiqahmed8103 Před 3 lety +4

    Diyaar ma u tahay inaad barato quraanka iyo culuumta diinta hab online ah hadii aad rabto inaad barato quraanka waxa ay Darul-xikma online ay qadanaysa arday cusub oo baran doonta quraanka iyo culuumta diinta hab online ah.

  • @aliahmed-pk4xp
    @aliahmed-pk4xp Před 3 lety +1

    Thank you brother

  • @keekee1306
    @keekee1306 Před 3 lety +5

    Aadan sahan walaalo allah ku xifdiyo
    Waxaan kaa codsanaa inaad video ka so diyaariso the Simpson game kaas

  • @faaido1217
    @faaido1217 Před 3 lety +6

    Inaga ka Somali ahaan abwaanadeeni hore waxay gabayo dhawr ah ku shegeen waxayaabo hada jira

  • @mahadhonest7272
    @mahadhonest7272 Před 3 lety +3

    First

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 Před 3 lety +3

    Keep going

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 Před 3 lety +3

    Asc ustad waxaan kaa codsanayaa inaad muqaal nooga soo diyaarisid forex iyo sireheeda

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Před 3 lety +4

    Aadannoow majiraa wall muqaal aad kaga hadashay ciddii ay ahaa yeen faraaciyiintu haduusan jirrin waxaan kaa codsann lahayn aniga iyobasxaabto ina muuqaal nooga soo samayso faraaciyiinta iyo waxay ku caan baxeen
    Waa haday macquul tahay

  • @ibrahimcabdala1112
    @ibrahimcabdala1112 Před 3 lety +3

    Sahanka xogaha waxbadan ayaad ii ifisay

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 Před 3 lety +6

    Aadan sahan waan ku taagersanahay wllo
    horumar wacan
    kuu rajaynayaaa
    lakiin waxaad kasooo hadashaaa
    mawduuca fikirka aradaydu ka aamin santahay waxbarashada

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 Před 3 lety

    M.a macalin buugagtadii aad fasirtay Mogadishu Malaga hello karaa

  • @caanomawaaye9257
    @caanomawaaye9257 Před 3 lety +3

    Asc aadanoow sxp jimce wanagsan👈👈

  • @csool5341
    @csool5341 Před 3 lety +4

    M.a wll aadan niyoow wll sigaara ayaan kuu rabaa inaan kula hadlo arin yar baan kaa rabaaye xaggaan kaala soo xidhiidhaa

  • @razhip_Aybe_Warsame_l253
    @razhip_Aybe_Warsame_l253 Před 3 lety +3

    Ninyhow dadku maxay isku badnaadaan hadey @#Aduunyadooda & Aakhiradooda ushaqeystaan ayagaaba Aflaxayeee(guuleysanayyeee)...🤔🤔

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 Před 3 lety +3

    Technologyda Heer zare ayanu ka gadhi laheyn indhaygh ku arkyy kuwo gadhi laturey kadhgy mid hore lo arag wxd arkyza nin somali aho mopilka io GadhiGa pool pool ufur furaya ya wax udhigey somaliyey 🙄Mlinpaynu zo zari dona wax wlpa weynu midopi dona caraptana cidhip peynu ku qapan dona inchallaH
    From Hargiesa 🇸🇴❤🍁

  • @cabdiqani8249
    @cabdiqani8249 Před 3 lety +3

    Pro attlantis vidio nookasoosamee

  • @najiibahmet2588
    @najiibahmet2588 Před 3 lety +2

    𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠 𝐥𝐩𝐡

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 Před 3 lety +2

    Hergab aa ku haayo miaa inoo cafimDo inta rabto like

  • @mohamedabdirizaaqmohamedab8771

    Sxb taageero ayaan kuu ahay

  • @axmedwalitimacade5789
    @axmedwalitimacade5789 Před 3 lety

    Wall haldoor ba tahay kheyr weliba mid badan ayaan kuu rajeyn

  • @mahamaamaama9913
    @mahamaamaama9913 Před rokem +1

    Sxbka sahanka aad iyo aad baad umahadsantahay waxaana kaafa,idaynaa waxyabo badan qoraalkeyga waa mahadcelin ookeliya magacygu waa maxamed amiin mxmd

  • @apdiqays7436
    @apdiqays7436 Před 3 lety +3

    Mahad sanid walal

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 Před 3 lety

    Mahadsanid
    Tiknolojiyadu horay ayay jirtay waliba mid kahoromarsan tan maanta.
    Malasocotaa in faraaciintu ay somalidii hore kaso farcameen

  • @amiirkack9427
    @amiirkack9427 Před 3 lety

    Mahadsanid macalin waqtigaaad noo hurtey

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 Před 3 lety

    Wll waad mahadsanthy

  • @ciisecade9662
    @ciisecade9662 Před 3 lety +5

    sxp waxaa kaa codsanayaa muqaal ku saabsan Evc plus ama sahal iyo perfect money layskugu xiro Tulaase lacag Evc plus ah markii aan rabo in aan ku Dirsado perfect money.

  • @apdifataxabzhir5707
    @apdifataxabzhir5707 Před 3 lety +7

    Wan jecelahay masar wana jecelahay innan tago masaar

    • @oszma19
      @oszma19 Před 3 lety +2

      𝗜𝗡𝗦𝗛𝗔 𝗔𝗟𝗔𝗛 ..... DHEH WLO

    • @oszma19
      @oszma19 Před 3 lety +2

      𝗜𝗡𝗦𝗛𝗔 𝗔𝗟𝗔𝗛 ..... DHEH WLO

  • @Iron.8
    @Iron.8 Před 3 lety +3

    M.n hore usoco wall 💖 waxaad nala wadaagta xaqiiqoyinka naga maqnaa 🌟

  • @fgproduction8804
    @fgproduction8804 Před 3 lety +7

    Ilaaahay dartii iigu saara wll qlib
    Aadan sahan hore usoco wll

  • @MohamedAli-hh2kr
    @MohamedAli-hh2kr Před 3 lety +3

    Walaal Alle cilmiga iyo caqliga Alle haku daayo barnaamij yadaada aad ayaan ugu xidhanay
    Sxp waxaan ku odhan lahaa inaad Ka hadasho ama aad barnaamij inooga soo diyaariso Forex waayo waa wax ay dhalinayro badan ku foogantay oo ay. Ku shaqeeyan taaso ay wax aqoona uga lahayn diinta islaamku waxay Ka qabto iyo diintu waxay Ka qabto

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 Před 3 lety +5

    ✊✊😍😍

  • @ismaaciiladam5040
    @ismaaciiladam5040 Před 3 lety +3

    Sxp warbixin nagasii nikii sacada sameyay

  • @zhugeliang2121
    @zhugeliang2121 Před 3 lety +3

    Wll adam wxan ka codsanyna inad nooso gudbizo tarikhda dhabta ah 3 di boqortoyo eee chinaha ee uu hogaminyy cao cao

  • @ibrahimdeheye1305
    @ibrahimdeheye1305 Před 3 lety

    Barnaamijku waad soo akhrisey uun waa waxa kama jiraan .
    hadey waxa ka jiraana sawiradaada oo ku soo dari lahayd bro.
    Waana khaata waxa runta aad ku sheegto
    Inaan iso saxnana waan u wada joognaa

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Před 3 lety

      Waa runtiis waxaa layidhaahdaa "old Tartaria" technology waana wax jira.

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před rokem

    Waa cajiib

  • @abdinasirabdirisaaq1195
    @abdinasirabdirisaaq1195 Před 3 lety +3

    Wll aadan
    Wxa jira film hindi ah oo diinta ku gashay akshay kumar atoore ka yahy inan ogado ayan rabay lkn wan isu dayay balse ma awoodin
    Fadlan kasoo hadal filmka la dhaho laxmi bom ayado quraan ah ayaa ku jira

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Před 3 lety

    Mahadsanid macalin

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 Před 3 lety

    Mahadsanid Aadan.Hadalkaaga waxaan ku xaqiijinayaa anagoo joogna Denmark 90kii in anagoo ah qaxooti ama soo galooti na geeyey madxaf tignoolajiyada ah waagaasna ay yaaleen mobilo oo aanu aad ula yaabnay anagu(qoladayadii qaxootiga ahayd)iyadoo wakhtigaas aanaan arag wax mobile ah oo la isticmaalijiray telefoonadii guryaha yaalay iyo callboxyo wadooyinka ku yaala oo qadaadiic lagu guro.Berigaas waxa naloo sheegay sababta loo hayo ee loo isticmaaliwaayey inay tahay in ay mudo qaadanayso inta dadka sisiyar loo fahansiinaya oo badanaa filimada iwm iyo warbaahina ay ka midka yihiin xayeysiinta,jaraaidada kartoomada caruurta iwm ayaa dadka loogu soo gudbiyaa marka danbena way la qabsadaan.

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety

    wcs mhdsnd sxb

  • @luulsuleyman533
    @luulsuleyman533 Před 3 lety

    Masha allaah

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před 3 lety

    mahadsanid wll adam

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 Před 3 lety +5

    Waar ileen tan oo kale!
    Diyaarado, computero iyo agab kale ayaa idiin ka horeeyay Wallee is ma oran

    • @ahmedsaciid8503
      @ahmedsaciid8503 Před 3 lety

      Waayo qur,aanka maad akhrin

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 Před 3 lety

      @@ahmedsaciid8503 adiga haddii aad akhrisay bal na la wadaag suuradaha iyo aayadaha ka hadlaya Diyaarado, computero iyo agab kale?
      Wax kasta laga ma hadlo ninyahow.

  • @khadraysf1253
    @khadraysf1253 Před 3 lety +1

    Asc Wllky Adan waxan rabaa tariikhda iyo origin Ka mangoliyiinta new and old inaad igu sharafto Wllky please 🙏

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 Před 3 lety +3

    Hologram

  • @user-oo3wc5is6k
    @user-oo3wc5is6k Před 9 měsíci

    Saxiib sobadi

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 Před 3 lety

    Adam khadar ali dadka somali ku yar

  • @crmane8594
    @crmane8594 Před 3 lety +3

    #Adan labton muu jirine naga daa sxp🤣😅sayid ciise masiix ka dib weyane labtonku ee😇😂

    • @1millionviews160
      @1millionviews160 Před 3 lety

      Technologyad macanaheedu maahan laptop wll
      Laptop ku waa shay ka mida technologyada.

  • @bisharhasanosman7035
    @bisharhasanosman7035 Před 3 lety

    Adam sahan atlantis barnamij kasamee wll

  • @Cukaashe
    @Cukaashe Před 3 lety +3

    See macquul u tahay 🤔

  • @maxamedyuusuf5845
    @maxamedyuusuf5845 Před 3 lety

    Walal aadan magaceygu mxamed amiin oo jooga muqdisho wxaan rabaa inaa ogaado maasooniyada for noocee kuleeyihiin rushka noosoo diyaari Barnamij kusaabsan

  • @nasrudinali4711
    @nasrudinali4711 Před 3 lety +3

    We

  • @huzzeinzayid
    @huzzeinzayid Před 3 lety

    Aad ayd umajdasanthy wllo Aadan

  • @eng.caynaanshemohamed9173

    Well done Adaan Sahan waad dedaashay, waxaanad markasta isku hawshaa sidii aad umadaada ugu soo gudbin lahayd culuumta, taariikhaha iyo xadaarada kala duwan ee dunidau soo martay iyo kuwa hadda taaganba. waxaan kugu dhiiri gelinayaa in aanad ka daalin hawshaa qiimaha leh ee aad wado. waxaan kaloo kugu kordhinayaa inaad sii baadho mawduuc la xidhiidha kan iminka oo ah " the Lost City of Atlantis" waxaad ku ogaanaysaa macluumaad badan oo ku saabsan xadaaradihii hore ee Atlantis-ka Mahadsanid.

  • @mustaphaahmed6927
    @mustaphaahmed6927 Před 2 lety

    WArgaaha