Universal TV Fool ka fool 31 10 2013

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • www.universalsomalitv.com

Komentáře • 31

  • @harguees
    @harguees Před 10 lety +4

    Living Hero and a Legend ! Waxa Mahadleh ALLAH SOMALI ka dhigay! wayo waan ka faaidnay because of the below reasons:
    Doctor of Art and Literature, Professor of teaching, Patriotic, Pacificst, Intaba Jamacad uugama soo bixineh waa HIBO ALLAH ku siiyay. ALLAH Kheir haa ku Siiyo!

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 Před 2 lety +3

    Wareysigaan oo2014 aan UNIVERSAL kadaawadey waxaan raadinayey ilaa 2016 inaan maanta mar labaad daawanayo waan kufaraxsanahey!!

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 5 měsíci +1

    AHUN Abwaan Hadraawi

  • @salmaanabdiqadir2884
    @salmaanabdiqadir2884 Před rokem +1

    Alle ha u naxariisto abwaan Hadraawi fardawsa alle ha geeyo🤲🤲

  • @saidmahamud5332
    @saidmahamud5332 Před 10 lety +3

    Abwaan maxamed ibraahin warsame alle caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo

  • @dareen72
    @dareen72 Před 10 lety +5

    Philosopher Hadraawi Alle ha xafido

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts Před 3 měsíci

    Hibaada Allah bixiyo, waa runtii
    Allah haunaxaristo Abwanka

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 Před 2 lety +7

    Geridisa ka dib dawayaa Allah yaa raxma abwan qaliya aheed hadrawi qalbiydena kama bixj dontid🥺🤲🏼

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 Před rokem

    Labadaba alla ha unaxariisto

  • @ayanledangarad9033
    @ayanledangarad9033 Před 10 lety +5

    haday somaliyi philosopher leedahay hadraawi buu noqon lahaa.. waayo maaha nin deegaan iyo gobol intaba ee waa nin aduunku uu degmo uwadayahay... aduunka meel aan laga soo dhawayn maleh xitaa philiphine na laga soo dhawee...

  • @csimustaqbal1779
    @csimustaqbal1779 Před 3 lety +3

    Saahid Hadraawi

  • @xaawoismacil6413
    @xaawoismacil6413 Před 2 lety

    Alle ha unaxariisto abwaankeenii waynaaa

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278 Před rokem

    Alle ha unaxariisto hadrawi iyo warayihaba

  • @berya-samo5227
    @berya-samo5227 Před 4 lety +1

    Ninkan waraysanayaa alla muxuu quruxbadan markuu yaraa MashaAllh

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 Před 3 lety +2

      Wlhi iyadoo aflagado iga ahen waligey nin qurux dis ma arkin waana la yaba nin ninkale quruxdiis shegaa

    • @khadranuura4790
      @khadranuura4790 Před rokem

      @@wadaniqurboneceb3459 haa waa runtaa

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před rokem

    Marka rag is yaqaan is wareeysanayaan wareeysiga xiiso ayuu leeyahay

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 2 lety

    Wariyaha waa lagend allah yaa rahma labada lagend

  • @salahalisacad7913
    @salahalisacad7913 Před rokem +1

    Wariyaha magiciisi ba iga lumay ilahay how naxariiste

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před rokem

    LISTEN UNIVERSAL TELEVISION [ 1] Muxamed Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam Muu Dhimanin [ 2] Nin Walboo Magaciisa Iska Qaatana Amse Lagu Sheego Muxamed Magac Baa Dunidiisa Uga Soo Baxa! [3] Waxa Eebbeh Ha U Arxamee Uga Soo Baxay Hadraawi Warsamaa' Abtidoon Magacdiisa Ruunta Ahaa Waa Kuweer!!!

  • @salmaanabdiqadir2884
    @salmaanabdiqadir2884 Před rokem

    Wariyahana alle ha u naxariisto

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před rokem

    Labadodaba Allah hawramado

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 5 měsíci

    Kan wariyaa ahi karoox iyo khibrad la aan badan ayaa ka muuqata subxaanalaah bal u fiirso sida uu suaalaha abwaanka ugu gubayo.

  • @sacdiyokaamil4219
    @sacdiyokaamil4219 Před 2 lety

    Xadrawi waankuwataa

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před rokem

    DIIWAAN NUMBER OR TIRIB TWO [ ii] DANBAHUWAN [ Waxaa Xagayga Ugu Mudan (1) Eebbow! Daryeelna Adaa Ku Faxan = Sabxaanak Yaa ALKARIIM (2) Eebbow! Dulaynna Adaa Ku Filan = Sabxaanak Yaa ALMUDTIL!!!

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278 Před rokem

    Asalkeeda garashada
    Hakadhigin ogaalkaa
    Hadraawi Oct/31/22

  • @calishabcaan5957
    @calishabcaan5957 Před 3 lety +1

    Halkraan

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 Před 6 lety +2

    Waa qabiili snm ahaa goonigoosatada hargeysa aaminsan shaarubadii Shakespearekii ingiriiska buu isu ekeysiin jiray

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety +2

      kaafaay Ali
      waad edebdarantahay doqon hayay qabiilka idinkaa bilaabay inan gumeed

    • @mustafeabdilahi5613
      @mustafeabdilahi5613 Před rokem +1

      Adiga iyo qabiilkad sheaganyso o dhan a Hadi miisan la idinla saaro Hadraawi, isaga aya idinka misan badan Shan kun o mar hhh !

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 Před 7 měsíci

      Qapiilka aad sheegayso hadraawi ayaaba ka caansan kana maskax badan kana sharaf badan alle hai naxariistee