Universal Somali TV
Universal Somali TV
  • 11 127
  • 72 959 147

Video

Xirfadda sameynta Dharka Aliindi-ga oo qarka u saaran inay ka Dabar-go'do gudaha Soomaaliya.
zhlédnutí 1,1KPřed 2 měsíci
Xirfadda sameynta Dharka Aliindi-ga oo qarka u saaran inay ka Dabar-go'do gudaha Soomaaliya.
Warka Universal TV 31 05 2024
zhlédnutí 539Před 2 měsíci
Warka Universal TV 31 05 2024
Dooda Universal TV | Somaliland, Oromo iyo Daarood yaa ina xiga?
zhlédnutí 5KPřed 7 měsíci
Dooda Universal TV | Somaliland, Oromo iyo Daarood yaa ina xiga?
RW Xamse oo ka qayb galay Madasha Aragti wadaaga ee uu Qabto Mahadka Cilmi Baarista ee Heritage.
zhlédnutí 619Před 8 měsíci
RW Xamse oo ka qayb galay Madasha Aragti wadaaga ee uu Qabto Mahadka Cilmi Baarista ee Heritage.
Cabasho ku saabsan deegaanka Haabaay ee Shabeelada Dhexe
zhlédnutí 996Před rokem
Cabasho ku saabsan deegaanka Haabaay ee Shabeelada Dhexe
Taliye Jeelle"Maalmo ka hor IPhone-da waa la qarsan jiray maantana waa lala dabaaldagayaa
zhlédnutí 2,5KPřed rokem
Taliye Jeelle"Maalmo ka hor IPhone-da waa la qarsan jiray maantana waa lala dabaaldagayaa
Barnaamijka Tageerida Xildh Maxamuud Axmed Baafo
zhlédnutí 4,1KPřed 2 lety
Barnaamijka Tageerida Xildh Maxamuud Axmed Baafo
Barnaamijka Soo Dhoweynta Qunsulka Somalia ee Uk
zhlédnutí 4,5KPřed 2 lety
Barnaamijka Soo Dhoweynta Qunsulka Somalia ee Uk
Xaflada Senator Zamzam Dahir Maxamuud
zhlédnutí 4KPřed 2 lety
Xaflada Senator Zamzam Dahir Maxamuud
Xeer ilaaliyaha Guud Jubbaland oo Tababar Aqoon korarsi ah u furay Xeer ilaliyaalka Jubaland
zhlédnutí 2,1KPřed 3 lety
Xeer ilaaliyaha Guud Jubbaland oo Tababar Aqoon korarsi ah u furay Xeer ilaliyaal ka Tirsan Xafiiska Xeer ilalinta Jubbaland.
Wasaarada deegaanka isbadalka Cimilada iyo Hormarinta reer-miyiga Galmudug
zhlédnutí 2,6KPřed 3 lety
Wasaarada deegaanka isbadalka Cimilada iyo Hormarinta reer-miyiga Galmudug ayaa degmada Caabudwaaq ku Qabatay Xuska maalinta deegaanka Galmudug.
Xildhibaan Yaxye C laahi Aamin Araarse Ayaa Shacabkii Soo Doortay U Mahad Celiyay
zhlédnutí 1,1KPřed 3 lety
Xildhibaan Yaxye C laahi Aamin Araarse Ayaa Shacabkii Soo Doortay U Mahad Celiyay
Xildhibaan axmed abdi ibaraahim ( Timo Jilic) oo fariin mahad celina u diray taageerayaashiisa
zhlédnutí 1,4KPřed 3 lety
Xildhibaan axmed abdi ibaraahim ( Timo Jilic) oo fariin mahad celina u diray taageerayaashiisa
Murashaxiinta Barkhad M Hurre & C Casiis Dhooma Gaab Ayaa Taageero Yaashooda Kala Qayb Galay Ololaha
zhlédnutí 1,3KPřed 3 lety
Murashaxiinta Barkhad M Hurre & C Casiis Dhooma Gaab Ayaa Taageero Yaashooda Kala Qayb Galay Ololaha
Musharaxa Nagiib Maxamed Cismaan Ayaa Taageero Yaashiisa Kala Qayb Galay Isu Soo Baxa Ololaha
zhlédnutí 1,3KPřed 3 lety
Musharaxa Nagiib Maxamed Cismaan Ayaa Taageero Yaashiisa Kala Qayb Galay Isu Soo Baxa Ololaha
Warka Xildhibaanada Burco
zhlédnutí 1,1KPřed 3 lety
Warka Xildhibaanada Burco
Burco Warka Ololaha iyo dabaal dagyada Xoogan ee Musharixiinta Baashe Muuse iyo Mustafe Faarax
zhlédnutí 668Před 3 lety
Burco Warka Ololaha iyo dabaal dagyada Xoogan ee Musharixiinta Baashe Muuse iyo Mustafe Faarax
Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji xasan ayaa kaqayb galay ololaha isu sooobaxa ololaha
zhlédnutí 1,8KPřed 3 lety
Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji xasan ayaa kaqayb galay ololaha isu sooobaxa ololaha
Murashaxiinta Barkhad M Hurre Iyo C Casiis Dhooma Gaab Ayaa Ka Qayb Galay Isu Soo Baxa Ololaha
zhlédnutí 957Před 3 lety
Murashaxiinta Barkhad M Hurre Iyo C Casiis Dhooma Gaab Ayaa Ka Qayb Galay Isu Soo Baxa Ololaha
Musharax Yaxye Claahi Aamiin Araarse Ayaa Maanta Cududa Taageerayaashiisa Ku Soo Bandhigay Fagaaraha
zhlédnutí 972Před 3 lety
Musharax Yaxye Claahi Aamiin Araarse Ayaa Maanta Cududa Taageerayaashiisa Ku Soo Bandhigay Fagaaraha
Murashaxiinta Aamiin Saleeban Kulul Iyo Xamse Cawke Ayaa Ka Qayb Galay Ololaha
zhlédnutí 671Před 3 lety
Murashaxiinta Aamiin Saleeban Kulul Iyo Xamse Cawke Ayaa Ka Qayb Galay Ololaha
Mid kamid ah Beelaha Dega Gobolka Awdal Ayaa sheegay In Ay Isku Raacsan yihiin
zhlédnutí 621Před 3 lety
Mid kamid ah Beelaha Dega Gobolka Awdal Ayaa sheegay In Ay Isku Raacsan yihiin
Xisbiga Kulmiye Ayaa Magaalada Burco Ku Soo Bandhigay Ololaha Doorashooyinka Maalintiisii Koowaad.
zhlédnutí 684Před 3 lety
Xisbiga Kulmiye Ayaa Magaalada Burco Ku Soo Bandhigay Ololaha Doorashooyinka Maalintiisii Koowaad.
wasiirka arrimaha gudaha ahna Gudoomiye kuxeegna kulmiye oo ka qayb galay ololaha doorashada Burco
zhlédnutí 518Před 3 lety
wasiirka arrimaha gudaha ahna Gudoomiye kuxeegna kulmiye oo ka qayb galay ololaha doorashada Burco
Musharaxiinta kala ah farxaan iyo aadan oo ayaa taagerayshooda kula hadlay magaalada burco
zhlédnutí 333Před 3 lety
Musharaxiinta kala ah farxaan iyo aadan oo ayaa taagerayshooda kula hadlay magaalada burco
Qaar kamid ah musharixiinta xisbiga ucid ayaa taagerayaashoda kula hadlay magaalda ceel afwayn
zhlédnutí 427Před 3 lety
Qaar kamid ah musharixiinta xisbiga ucid ayaa taagerayaashoda kula hadlay magaalda ceel afwayn
Murashaxiinta Cabdirisaq Heero & Faysal Y Jaamac Aya Tageero Yashooda Kala Qayb Galay ololaha X Ucid
zhlédnutí 613Před 3 lety
Murashaxiinta Cabdirisaq Heero & Faysal Y Jaamac Aya Tageero Yashooda Kala Qayb Galay ololaha X Ucid
Gud Xisbiga Ucid oo ka qayb galay Ololaha Doorashooyinka Musharixinta Farxan M Camar & Deeq Xuseen
zhlédnutí 799Před 3 lety
Gud Xisbiga Ucid oo ka qayb galay Ololaha Doorashooyinka Musharixinta Farxan M Camar & Deeq Xuseen
Musharrax Nagiib Maxamed Cismaan Ayaa Xadhiga Ka Jaray Xafiisyo Cusub
zhlédnutí 310Před 3 lety
Musharrax Nagiib Maxamed Cismaan Ayaa Xadhiga Ka Jaray Xafiisyo Cusub

Komentáře

  • @NimcoApdiqaadir
    @NimcoApdiqaadir Před dnem

    2026😂

  • @HooyoZainab
    @HooyoZainab Před 2 dny

    😢😢😢😢

  • @user-jn7rv4nf9d
    @user-jn7rv4nf9d Před 2 dny

    Ala ilaahayow hooyaday unaxariiso😢😢

  • @LiibanmohamedMohamuud

    Allow unaxariiso raboow

  • @yasinrage6928
    @yasinrage6928 Před 2 dny

    ❤2024 Who is still watching?? Wali yaa fiirsanooyo??❤ 10 years after!

  • @soobax7544
    @soobax7544 Před 3 dny

    riwaayadan Afar kamida wa marxuun ,Allaha yaraxma. gabadha kale dheer iyo tan dahabka warkeeda mahayo hadeey noolyihiin cimri iyo cafimaad Allaha siiyo!

  • @maxamedcabdiqadir6220

    Kkkkkk

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234 Před 3 dny

    Waar cabdi qaadir ma odhan😂😂😂

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234 Před 3 dny

    Hadaa xaguu jiraa😂😂😂😂😂😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 3 dny

    Dad Qiimo iyo Maamus kuleh dadka somaliyed😢ilaahow naxariis waarta sii inta dhimatey

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 3 dny

    Dadku Qiimo badnaa oo sidey u Jilayaan riwaayada Qurux badnaa😭Yaa rabbi sidey nooga Qosliyeen uga qosli Janada Marshaale, Aniso yarey, Cali hiiraan iyo ilkacase❤

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234 Před 3 dny

    Waar miyaad waalan tahy maxaad quraan ugu fur furn wayday neef

  • @SoniyaKhan-e8l
    @SoniyaKhan-e8l Před 3 dny

    Williams Karen Martinez Barbara Taylor Patricia

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Před 4 dny

    Alayarxama cawke walidkay walkayba ismascil iyo inta xanuuunsan alow caafi ana gana alow cimri iyo cafimaad

  • @XasanCqaadir-m5r
    @XasanCqaadir-m5r Před 4 dny

    Masha alaah Masha alaah abwaan weedhsame noolow cimriga ha jiro abwaan

  • @xasanmaxamud2603
    @xasanmaxamud2603 Před 4 dny

    20:44 fanaankaasi waxan filayaa inuu yahay Mohamed Mooge Liibaan Mahubo....lkn qofbaa sidaa igu yidhi

  • @MohamedMohammed-m4i

    Alho ha nxresto

  • @MohamedMohammed-m4i

    Alhamdoo lilahi

  • @MohamedMohammed-m4i

    Amin

  • @MohamedMohammed-m4i

    Amin

  • @ubaxabshir442
    @ubaxabshir442 Před 5 dny

    2024😊

  • @armyman5751
    @armyman5751 Před 6 dny

    Cidii aan heestan kasoo daawan tvga qaranka somaliland tv waa ciyaal😂😂😂😂

  • @cooljonson4759
    @cooljonson4759 Před 6 dny

    19.08.24🎉😂😂

  • @quruxkudhiigle8439
    @quruxkudhiigle8439 Před 6 dny

    😅😅😅

  • @user-ct4gc5jn6u
    @user-ct4gc5jn6u Před 7 dny

    2024 alleh ha u naxariisto awke iyo dhaman cidii dhimatay oo dhan .. abaha alleh ha u naxariisyo😢

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před 8 dny

    Waa arin u baahan dhiirigalin iyo in la ilaaliyo in suubinta ama samaynta alindigu uu naqdo mid dabar go'a.

  • @kadraashkir9169
    @kadraashkir9169 Před 8 dny

    Geeridii Rasulkeena Subanaaa Muxamad ﷺ!.. Waxay Tiri: Ummul mu’miniin Caa'isha bint Abubakar Siddiiq Illaahey haka raalli noqdee"Wey Dhacday Gacantii Nabigu ﷺ Waxaana Madixiisu Ku Cuslaaday Dhabtaydii, Waxaanan Ogaadey Inuu Dhintay Waxaan Sameeyo Ayaan Garan Waayey, Ilaa Aan Kasoo Baxay Qolkeygii Oon Furay Albaabka Oo Ay Kusugnaayeen Ragga Masaajidka Joogey Oo Ku Idhi: "Wuu Dhintay Rasuulkii Ilaahay, Wuu Dhintay Rasuulkii Ilaahay" Masaajidkii Oohin Ayaa Is Qabsatay!.. Kii Ugu Degenaa Wuxuu Ahaa Abuubakar (Alle Haka Raali Noqdee) Wuxuu Usoogalay Nebiga ﷺ Oo Wejigiisa Marada Kaqaaday, Waanu Dhunkaday Oo Yidhi: "Nololashadi Udgoon Ayaad Ahay Dhimashadaadana Udgoon Ayaad Tahay Rasuulkii Ilaahayow" Cumar Binu Khadaab Wuxuu Ahaa Mid Diidan Geerida Rasuulka ﷺ, Isagoo Leh: (Wallahi Muu Dhiman Rasuulkii Ilaahay, Wuu Soo Noqonayaa) Kadib Wuu Soo Baxay Abuubakar Oo ku Yidhi: Cumar (Kaaga Dhaaranayow Is Dejji!.. Kii Caabudi Jiray Muxammad, Muxammad Wuu Dhintay. Kii Ilaahay Caabudi Jireyna Ilaahay Wuu Noolyahay Mana Dhinto) Dabadeed Abuubakar Wuxuu Aqriyey Aayadan: ( وَمَا مُحَمَّدٌ إِلَّا رَسُولٌ قَدْ خَلَتْ مِن قَبْلِهِ الرُّسُلُ ۚ ) Seefti Ayaa Ka Dhacday Gacanta Cumar Binu Khadaab, Waxaanu Yidhi: Markaa Ayaan Ogaadey Inuu Dhintay!. Waan Soo Baxay Anoo Raadinaya Meel Aan Fadhiisto Keligay Oo Ku Ooyo.. Bilaal Ayaa Yimi Kadib Markuu Rasuulku Geeriyoodey Intaan La'aasin ... Markuu Yidhaahdo: "Ashhadu Anna Muxammadan Rasuulullaah" Masaajdka Wada Oohin Iyo Qaylo Ayaa Isqabsata!.. Sallahu Calayhi Wassalam!... Fadlan Walal Share Garee Haddaad Akhrisaday Hadaad Akhriska Wada Dhamaysay ku Saliga Nabiga Salallaahu Calayhi Wa Salama. Illaahow Qofkii Faafiya Muraadkiisa Aduun Iyo Aakhiro U Sahal, Illaahow Qofkii Faafiya Cadaabta ka Xuree, Illaahow Qofkii Faafiya Caafimaad Sii, Illaahow Qofkii Faafiya Guur Qeyr Qaba Usahal.... Aamiin Ya Allah..

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Před 10 dny

    Old but gold, 16,8,2024 .

  • @abdulkadirmohamedyusuf

    Xili danbe 2:00AM habeen jimco ah.👌🥰

  • @user-nb3gg3vw4x
    @user-nb3gg3vw4x Před 11 dny

    ALLAHA U NAXARIISTO LABADOODABA ,TALENT AAN CAADI AHEEN

  • @MakhtalHamze
    @MakhtalHamze Před 12 dny

    Yaila dawanya 14/8/2024

  • @abdicaziizmaxamed6715

    Taliyaani weyna gumaysteen asxaana wey noo faleen wlh

  • @binxefabukar6995
    @binxefabukar6995 Před 13 dny

    2010 yaa ila dawaday

  • @BarwaaqoAli-u7z
    @BarwaaqoAli-u7z Před 14 dny

    Who is the 2024😂

  • @najmabashirtoxow3248
    @najmabashirtoxow3248 Před 15 dny

    11 8 2024 Sunday

  • @Marwaan.chanel
    @Marwaan.chanel Před 15 dny

    Allaha u naxaristo dhamantod😢

  • @fowzanfowzan7214
    @fowzanfowzan7214 Před 15 dny

    Barnaaamij aad uquruxbadan halkuu dooxa waaahen badwaqooyi kaga dado

  • @cosoble
    @cosoble Před 16 dny

    Daawashada waxaad moodaa inaan ayaga ag joogo August 2024

  • @Nacima_Axmadey
    @Nacima_Axmadey Před 16 dny

    Qoftana xamari horay u qaaday Lama oranayo

  • @SabirinAbdiAli
    @SabirinAbdiAli Před 17 dny

    mn sha alah

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 Před 17 dny

    From tik tok 👋

  • @zarasalah3488
    @zarasalah3488 Před 17 dny

    😢kadhowr inu Gaaro nabar 🥺😫🔥9/8/24

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4j Před 18 dny

    Okalaya ubaxa fahma iyo ustad subaxanyo miya Isa qaban😂😂

  • @user-dz7ts1om4x
    @user-dz7ts1om4x Před 18 dny

    Musharaxa saameen ween leh 9 years ago galmudug dhidibada utaagay mudane climi afrax dam damle come back

  • @ahmedkelif4590
    @ahmedkelif4590 Před 18 dny

    Augst 7 2024 baan daawanaya ilahay ha u naxariisto marxuumka anagana ilahay hanooga daba naxariisto dhamaab

  • @AbdifitahQoorgaab
    @AbdifitahQoorgaab Před 19 dny

    Allah u wada naxariisto Saciid Jaamac Xuseen. Maxamed Aadan xirsi terra.

  • @abdirizakomar1483
    @abdirizakomar1483 Před 20 dny

    !waan kugu so xasuuso doona, insha allah more 👌.

  • @armaankl2543
    @armaankl2543 Před 20 dny

    Who is watching 2028

  • @armaankl2543
    @armaankl2543 Před 20 dny

    Who is watching 2030