SH BARBARAAWI MUXUU KA YIDHI MARTIQAADKII sh. CABDULXAQ

Sdílet
Vložit

Komentáře • 89

  • @siciidcabdikariim4750
    @siciidcabdikariim4750 Před 6 lety +2

    Maashaa Allaah Shiikhu wuu Asiibay Cabdul Xaq ilaahay umadda Hakaqabto

  • @saidsacad624
    @saidsacad624 Před 7 lety +3

    subxanalaa allaahayow Naga bad baadi khilaafka diinta leysu koxeysanayo amiiin

  • @abdifatahali2975
    @abdifatahali2975 Před 7 lety +1

    Jazakumullaah kheir sheikh sida aad noogu cadeeysay xaqa

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel Před 7 lety +2

    mashaa allaah shekh barbaraawi waxaana aad ugu mahadcelinayaa tvga saab shukran

  • @abuyahyeabdi4242
    @abuyahyeabdi4242 Před 7 lety +2

    waad mahadsantihiin saabtv
    sh barbaraawi ilaahay ha ku ilaaliyo

  • @deqahodan8407
    @deqahodan8407 Před 7 lety +2

    جزاك الله خير شيخنا

  • @sasaasuusu3650
    @sasaasuusu3650 Před 7 lety +1

    ilaahay ha xafido sheekh barbarawi xaqu cadeeyay

  • @cabdicaziizaabi3222
    @cabdicaziizaabi3222 Před 7 lety +4

    ilaahay ha kaa abaal mariyo xaqa waad ka hadashaa ilaahay ha kaa abaal mariyo

  • @mustafenani6530
    @mustafenani6530 Před 2 lety

    Mnsha allah sheekeena alle hakubarakeeyo

  • @itisaamcaraab9434
    @itisaamcaraab9434 Před 7 lety +1

    walhi ayadaha Allah siqaldan hadii lo aqriyo waa Qatar arinkas wana in lasaxo qofka quraanka qaldayo sheikh wa wajib inu saxo ninkaan wax cilajinayo Sheekh barbarawi iyo culimada kalaba Allah xifdiyo

  • @Yaasiin-ps4fh
    @Yaasiin-ps4fh Před 4 lety

    Mashaalaah

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 5 lety +1

    jazakumulaahu khyr

  • @sacidoi6355
    @sacidoi6355 Před 7 lety

    umada ilahay soo dirsaday intadan garin bu ilahay dadka kaa qabanaya amiin

  • @mubarigcisman9614
    @mubarigcisman9614 Před 7 lety +3

    SAAB TV THANKS A LOT

  • @kobciaqoontaada978
    @kobciaqoontaada978 Před 7 lety

    waad ku mahadsan thy sheekh barbaraawi gudbinta fcn , ilaahay dartii ayan ku jeclhy waanan kugu raacsanahy radinta seh dad badani ma garanayaa radinta waxaanay u haystaan ceebayn iyo fadeexad. radintu waa shay diinta ka mida sh. u bayaami insha allah

  • @osmansubeer6722
    @osmansubeer6722 Před 4 lety

    Alle ha xafido sheekh cabdulihi xasan xaashi

  • @user-hj2rf6kd5e
    @user-hj2rf6kd5e Před 3 dny

    ماشاء الله الشيخ عبدالله حسن حاشي البربراوي

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m Před 7 lety

    جزاك الله خيرا

  • @hanadkuwayti6480
    @hanadkuwayti6480 Před 4 lety +1

    شيخ بربراوى ماشاء الله

  • @RadalAli
    @RadalAli Před 7 lety +1

    walaalaha saabtv aad baad umahad santihiin

  • @dhako143
    @dhako143 Před 6 lety +1

    Ilaahay hayka daayo zh barbaraawi

  • @ismohabonita2108
    @ismohabonita2108 Před 7 lety

    Masha allaaah xaqiibaa daahiray

  • @deeqmaxamedassalafi4485
    @deeqmaxamedassalafi4485 Před 7 lety +1

    حفظ الله شيخنا وبارك فيه وفي علمه وعمره

    • @arlomatthias6492
      @arlomatthias6492 Před 2 lety

      I guess Im randomly asking but does anyone know a trick to log back into an instagram account..?
      I was dumb lost my login password. I appreciate any tips you can give me!

  • @sabriinasimn7902
    @sabriinasimn7902 Před 7 lety

    subxanalaah illahow fitanka naga badbaadi shekhyashenana no barakeee

  • @kaltuunsiciid7331
    @kaltuunsiciid7331 Před 7 lety

    alee haku xiftiyoo sh barabarawi

  • @khadaryare2401
    @khadaryare2401 Před 7 lety +2

    ilahay ha barakeeyo sh barbaraawi oo cadeeyay xaqa dadkuna maaha inay iska indho tiraan marka loo sheego xaqa
    haduu sheekhu yidhi maaha inuu gabadh ajanabi ah taabto dee taa isaga waa looga horeeyee oo rasuulka scw ayaa sheegee maydin ka leefi kutubtay ku taalaa axaadiistaasiye
    dadkuna ha fikiraan waayo hada waxaa loo dhigayaa inay tahay qabyaalad arinkuna waa arin diimeed
    waar ilahay ha laga baqo
    اللهم بارك شيخنا اليربراوي

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 Před 3 lety

    masha allaah barbaraawi run ayu ka sheegay ani masqaxdayday ku jirtay hadaladisu odaygan rusheeye cifriit ayuu la shaqaysta

  • @deqahodan8407
    @deqahodan8407 Před 7 lety

    شيخ بربراو الله يا برك فيك

  • @hodaneeymaxamed7911
    @hodaneeymaxamed7911 Před 7 lety +1

    xaqa alaha nafahan siiyo

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et Před 7 lety +1

    sh.baraawi mid buu ku qaldanyahay haduu walaalkiisa nasteexo u wado ilamaba qaldanee sh.abdulxaq waa in uu la fariistaa walaalkiisa u nasteexeeyaa lkn ma ahan in uu meel cad soo istaago saas buu yahay waalaga fiicanyahay allaha na wada haddeeyo dhamaanteen.

    • @simbafitnessesgymsomali4019
      @simbafitnessesgymsomali4019 Před 7 lety

      sheikh barbarawi adga xata waad buktaa lol kkkkkkkkk take care hdu ilah ku idmahayo kkkk

    • @gamalmax6066
      @gamalmax6066 Před 3 lety

      Wll marhadii wuxu public yahay, si public ah ayaa loo radinaya.

  • @munaabdullahi8882
    @munaabdullahi8882 Před 7 lety

    yarabi culumadeena noo dhowr

  • @munaabdullahi8882
    @munaabdullahi8882 Před 7 lety +1

    ninka sheequ kahdlayoo hoorbaan ULA yaby wlhi cilmi ayanu ulaheen waxa baa kahadhihi lahaa

  • @ahmeddaud167
    @ahmeddaud167 Před 7 lety

    sheekh berberaawi shidhkaan u fuulay walahi 😂😂😂

  • @mohamedshukri5968
    @mohamedshukri5968 Před 7 lety +6

    Ninka layidhaa Ahmed mascuud waxaan Ku leeyay diinta baro inaad jaahilnimo hadasho maaha sheekhu muu odhan ninkani waa tabliiq wadaadkan kalena muu odhan tabliiqbaan ahay waa ta labaade waxaad tidhi barbaraawi waa muctasim taana waad ku khaldantay wax muctasim layidhaa manaqaano diinta fahan akhii dad kaa aqoon badan oo diinta unusreeyay waqyigoodii galiyay inay diinta dadka baraan oy xaqa cadeyan adoo kale inaad wax ka sheegto waxba kama qaadaso xaqa si aad ufahanto diinta baro waa iga waano akhii smxnkm wa baarakallahu fiik.

  • @ahsalafi5358
    @ahsalafi5358 Před 7 lety +1

    waxaan u jawaabayaa ninka comentigiisa ku qoray jadiidiya waa garanaynaa waxaad tahay kuwii islaamaha tabaandha iibiya isku qarxinjiray ee jihaadka ku sheegi jiray ee odhanjiray waa jihaad subxaana allaah waxaanad qalidanaysaa jaahilka wayn ee xasaan layidhaahdo ee nayroobi ka tororogleeya ee ka qayliya isagoo gaalada ku hoos nool yidhaahda waan lajihaadaynaa isagoo baasaaboorkooda haysta oo ku hoos nool

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991

    walee waa yaab !!!Anigu waxaaban is idhi malaha ninkani waaba tijaal-cawarkii ee la sheegayay waayo dadkii iyagooy arkayaan ayay leeyihiin wuu saxanyahay,mar ALLAH ha inoo dambi dhaafo.

  • @t6f
    @t6f Před 7 lety

    Jabal aya la iso tuuray.

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage Před 7 lety +4

    SOMALILAND PLEASE !!! SIXIROOLAHAAS WADANKA KASAARA!!! HADII KALE WAXAAD ARKI DOONTAAN WADANKA OO LALA WAREEGAY IYO DADKOO LEH ISAGAA NABI AH. WAAYO WAABA LA ARKAA SIDUU ISKU AMAANAYO UU LEEYAHAY DADKAAN DAWEEYA. DAWADA ILLAAHAY BAA HAYA BINU AADAM MABA HAYO.

  • @aljazeeranewssomali4632

    Sheekh barbarwi runta waa laysku sheega lkin sheekh clxaq waa nin Muslim ah waxdna kutilmaan tay sixiraale horta taa wad Ku danbab tay waana dawaday mxadiroyinkaga oo dhan shekh walba wad la dooda wanna caydaa sheekh angu ku cayi mayo mayo lkin. Runtaa kuu shegaya sheekh cldulxaq waa nin saxsan waxdna ku argtay khalada dhinaca dumarka wax waa lays ku sheega lkin dubada loo ma saaro waxd ka hadashay oo kale inuusan somalilander ahay qabyalad baa halkaa ka muuqata sheekhow isa sax waa Ramadan dadka gafka kala tag

    • @frandude837
      @frandude837 Před 7 lety

      Saahid Sayid

    • @maxamedone
      @maxamedone Před 7 lety +1

      Goormuu kusheegay sixiroole, sawkan afkiisa kaaleh kumuu sheegin sixiroole lakiin waa qaladaadle ninkaasu? malaa adigaaba waxkaa si yihiin,wixii ooka hadlaayey baad hadana kusoo celisey ,si jaahil nimo ahna waad uga hadlaysaa wax aanad cilmi ulahayn, qabyaaladda aad sheegaysaa waatee dee? wax qabyaalad ahi meesha kuma jirto e sh barbaraawi wuxuu reddiyey bidcoda ninkan sidii horeba loogu ogaa..

  • @ismailabees3835
    @ismailabees3835 Před 7 lety +1

    Berbaraawi wax uu Baqayo inuu tijaaradiisu yaraato ka dib matkii uu Abduhaq bilaash ka dhigay, waxaanu Kulaibi tallinayaa inuu Ilaahay ka baqo.
    Ismail Abees

  • @ustaadmaxamedalqaari6948
    @ustaadmaxamedalqaari6948 Před 4 lety +1

    كلكم في الحكم سواء

  • @swggerboy4742
    @swggerboy4742 Před 7 lety

    إن الله كره لكم ثلاثا : قيل وقال ، وإضاعة المال ، وكثرة السؤال) shekh ka sar waxa la igu dhahay wax fican ma ahan hadalada waxa u badan waxa la igu dhahay

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 7 lety

    sheeqa hadalkiisa wuu isburinaayaa wadanka kasaara mawaxaa lagu dhahaa qof aan udhalan meesha mise qof udhashay waan qadamay iska dheh

  • @ridwanabdikadir7060
    @ridwanabdikadir7060 Před 7 lety

    hadaad khalad ka hadashid maad ka hadashid gabadhii qabyaaladda wiil isaaq ah maadan guursan loo jir dilayay

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 Před 7 lety

    sixir wixi shegaa yaqan

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 7 lety

    wadaadka waxaa lagu colaadinayaa calashaan hj u reer abti ah waxkale maaha ulajedadu waa sidaa weey hinaseen oo waxaay kaxumadeen wadaadka dadka buka caawinaya ee miskiinka ah cajaaib🙇

    • @mubarigcisman9614
      @mubarigcisman9614 Před 7 lety +2

      Hooda36 waa maxay waxaas aad qortay ma qof waalanbaadtahay.

    • @apdylahihanas2526
      @apdylahihanas2526 Před 7 lety

      Hooda36
      wll shadaanka iska naar waad sixrantahaye maaad difaacdeen baastarkaa ganaca weyn leh

  • @abdulahimohamed2194
    @abdulahimohamed2194 Před 7 lety +3

    adan siiro lafahisa bu la baqay mar hadi meheradisi dhola tus logu sameyay kkkkkkk ilmo sheikh isaaq wa la wada yahay lakiin dulmi cidna uga abo yeeli meyno kkkkkkkkk adan siiro adeer quburahagi ku qayil oo abdulxaq danbe yaan laga maqal

    • @Dalwanaage
      @Dalwanaage Před 7 lety +3

      MAXAA SHEEKH ISAXAAQ MEESHA KEENAY INKAAR KUGU DHACDAYE. WAXAAS WAXAA KEENAY NINKAN MARKII MASALO DIIN AH LAGU QABSADAY KUWAASHAY ISAAQBAA IDHALAY SOMALILANDER 70% BAAN AHAY. WAABA WADAAD HADUU YAHAY MUXUU UGA BAAHANYAHAY HEBEBLBAA IDHALAY KALSOONI MAHAYSTO WAA BEENAALE DIINTA KUSOO GABANAYA. ADIGU USKAAGA USHAQEEYAAD TAHAY.

  • @maclumaad5008
    @maclumaad5008 Před 7 lety +1

    shekh isku sheg diiintu sidad doonayso maaha ama aad jeceshay sidana adaaa ku khaldan halkad ka duulaysana wan garanaya oo waa waxad leedahay anuu muctasim ayan ahay isaguna waa tabliiiq diinta saad jecshay maaha barbarawi

    • @RadalAli
      @RadalAli Před 7 lety +2

      miskiin jaahil ah in uu diinta wax ka sheego ma aha wllo diinta waxka baro
      sh barbaraawi muu odhan waa tabliiq lkin waxa uu sheegay 17 qodob oo uu ku dhacay wadaadkaasi markaa aduu xataa mid kamid ah ka ma soo saari kartid markaa diinta wax kabro akhiii waana iga nasteexo

    • @MaxamuudXuseengadhyare
      @MaxamuudXuseengadhyare Před 7 lety

      Waxa aan ka xumahay in aad si khaldan u fasiranaysid hadlakii sheekha
      maxaa keenay marka hore in uu ka hadlo?
      su'aal jawaabteeda lagaa sugaya

    • @RadalAli
      @RadalAli Před 7 lety

      Waxa keenay mukhaalafaadkuu ku arkay iyo suaalahoo ku farabaty wllo waligiina waa ka hadlaa cida khaldanta isaguna macsuum ma aha

    • @MaxamuudXuseengadhyare
      @MaxamuudXuseengadhyare Před 7 lety

      waad saxsantahay akhii
      lkn
      hadalku waxa uu ku socday Ahmed mascuud

  • @muuseciise7402
    @muuseciise7402 Před 7 lety

    Alla xumidaa waayo qof ku yiri kaalay wax ila arag ayaad saan ku jawaabaysa

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed293 Před 7 lety

    culimada reer soomaali la and waa la y aqaan adigu tabdiic baad tahay nusuustana meeshay leeyihiin saaei mayside ummadda ha wareerin

  • @burhanahmed8654
    @burhanahmed8654 Před 7 lety +1

    WAXAN LAYABAY SIDUU ISLA QAL QALOOCIINAYO ADIIGAA MAXA DADKA UU QABATAY 100 DOLAAR KUU AQRIISAA MARKII LAGU WACOO

  • @ismaaciilwelidanab2020

    war sheekhu haduu dadka daawaynaayo oo dadkii ku caafimaadeen maxaa laga rabaa

  • @blackyy9764
    @blackyy9764 Před 7 lety

    weli xaasidnimadii iyo maseyrkii
    baa wadaa waana rabadaan
    xasad xasad xasad maseeyr🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇🔇

  • @hudaducaale3354
    @hudaducaale3354 Před 7 lety

    barbarawi aam sii sheekha malaha cadi matihide xamasad baa Ku haaysa

  • @burhanahmed8654
    @burhanahmed8654 Před 7 lety

    WAXAN LA YABANAHAY SIIDUU ISKAA DHIIGAYO WUU CAAY TAMAYA INUU ISLAA WEYN YAHAY ASAGA ISLAA SAXAN QAabiil IYO XASINIMO AYAA KAA BUUXDOO SIIDUU UU CAY TAMAYO MAA XIISHOONAAYO WAA NIN WEEYN SHIIQ KAALEE UU GAFAYO

  • @fahadmohamed1040
    @fahadmohamed1040 Před 7 lety

    sheekh barbaraawi wlhi ninka wadka been aburtay hadaladu ku hadlayy mahe wax kala kaa shegysaa sheekh barbaraawi ninka waad dulmiday

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 7 lety +5

    kan hadlayaa muxuu isla qalqalocinayaa kibir miyaa cajiib islaweeyn sanka lahadlaya oo iska dhigayaa kiikeliya ahaa ee waxbartay siduu uhadlayo kamaan helin wuu fanayaa wuu kibrayaa subhaana llaah

    • @fadxicasanyo3707
      @fadxicasanyo3707 Před 7 lety

      Hooda36 ma kibrayo wll laakin masaladii uu kahadlay ee uu aayadaha quraankaa daliishaday ayaa si kale oo qabyaaladaysan loorogay

    • @ismohabonita2108
      @ismohabonita2108 Před 7 lety +1

      Hooda36 ma barbaraawi waadan aqooon sidaa mad dhahdeene