JAWAAB KULUL OO KUSOCOTA MA,SUUNI BARBARAAWI(jadiidi)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 435

  • @cumarcali2695
    @cumarcali2695 Před 3 lety +13

    Allah ha ku hanuuniyo sheikh wa Iska hadlaysa uun

  • @mohmedabdirahaman4123
    @mohmedabdirahaman4123 Před 3 lety +3

    Waxaad rabtaa inaad caan ku noqoto sheekheena
    لكن انتبه...
    حُب الظهور يُقسم الظهور...👌
    الله يهديك الي الصوب
    وحفظ الله شيخنا عبدالله البربراوي
    وأطال الله عمره في طاعته

  • @mohameddheeg5838
    @mohameddheeg5838 Před 2 lety +1

    Manshalla sheikh Cali canood
    Ader ninki Cali canood edyowo Waxa tahaye
    Cadowga Allah hadaye muslimiin sax aye yeehen runta ha ku cabaraynina shiekhan
    Xaq Allah ka hadlaya Cali canood
    Manshalla allahu akbar

  • @salahmahamed3311
    @salahmahamed3311 Před 3 lety +6

    🤣😀🤣🤣🤣
    Laakin Been Ayaaad inoo sheegtay Waan u Jawaabaynaa ayaad Inagu Cel celisay Wuxuu Sheikh Barbaraawi Kugu Sheegayna xabad Ugamaad Jawaabine Waxyaaaba Kalaad Aaday Inaaad beenaali Tihid Sh Siciid Ayaa ku sheegay

    • @cadekacade8128
      @cadekacade8128 Před rokem

      Waalagu yaqaan wahaabiyadu boot isku qariskaas

  • @daahir-alminshawi
    @daahir-alminshawi Před 3 lety +3

    Ilaahay nagama kaa qaado shekhanaa cumri dheer iyo cafimaad baan kuu rajeyn walaal sare shekh mustafa cali caanood afkaaga caano lagu qabay wiil wiil dhalay guuleyso

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 Před 3 lety +1

      Subxaanah sxb waxaad iisheegtaa ninkan waxaad raacday adoo raali ah ilahay ban ku dhaarshee umadana hayna aragtee ila bal ila dood
      Dood diineed ila adoo
      Hadii aad ninkan taageersan tahay mise shabab baad tahay adiguna

    • @daahir-alminshawi
      @daahir-alminshawi Před 3 lety

      @@cawilfaanto8994
      Walal isa sax shabaab towxiidka iyo xaqa kaligood uma yaallee ilaahay kabaq oo xaqa raac walaal ado raali ah shukran

    • @daahir-alminshawi
      @daahir-alminshawi Před 3 lety

      @@cawilfaanto8994
      Ma'suuni miyaad tahay walaal ado raali ah

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 Před 3 lety

      Ok
      Waxaan kuu idhi ma shabab tahay iyaga hadii aad tahay kulama hadleen oo kuwaa iyaga hadalba naga dhexeeyo way talaaben
      Ninkan aad sheekh ku sheegayso
      Waxaan ku arkay waxu ku hadalaa luuqda shabab micnaha gaaalaysiinta degdeg ah
      Waligaa qof islaam ah oo aan gaalnimo cadaysan hadu sheegin gaal aanu isagiiba sheeg hadii kale kaad ku sheegayso adaa uga dhow
      Sxb waxaa laga yabaa inanad cilmi diineed soo dhigane sida shiikhada quraanka dhawaaqisa qaldaya
      Mid og
      Gaalaynimo waxaa dambi aad uwayn
      Marka laga eego diinteena waxay ka qabto
      Sidaa darteen
      Qof islaam ah oo somali ah oo aanad afkiisa ama dhaqankiisa midna gaalnimo kaaga muuqan
      Kawaran hadada adigu kala hortagto waa gaal
      Kelmadan ma fudud
      Si fudud how odhan adigu cadayn u haynin
      Diinta fudaydka ka daaya
      Qof masaajid ka ka soo baxay ayaad dhiigisa banaysanaysaan
      Waynu eegi waxaad aaminteen halku idin geeyo

    • @user-wk2dx2lu9t
      @user-wk2dx2lu9t Před rokem

      ​@@cawilfaanto8994
      Sxb anibgu shabaab ma ahi laakiin kitaabka oolagatago gaalnomo haday tahay barbaraawi maasuuni soow maahan?

  • @abdinoryare3643
    @abdinoryare3643 Před 3 lety +10

    Ilmahaas uu waalay ayaa xanuun iga haayaa wlhi

  • @cabdimacalin2661
    @cabdimacalin2661 Před 3 lety +6

    Jadiiidiyah waa shayaadiin jihaadka xitaa aayadihiisa wey qariyaan xaq maba sheegaan

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 Před 3 lety +2

    Diinta ma adigaa laguugu soo dejiyey oo noo fasiraaya mise nabi muxamed scws ayaan u daba joognaa oon adeeceynaa walaal nasiixaan ku siinayaa ee diinta baro

  • @waawgaaw7633
    @waawgaaw7633 Před 3 lety +8

    Rabi kacabso iyo Rak iska cele men mawala galan skekow itaqulaah

  • @abdirashiidkhadar3145
    @abdirashiidkhadar3145 Před 3 lety +1

    Qofka qof muslin ah ku sheegay qof muslin ah gaal isaga ayaa galoobay nabiga scw ayaa sheegay markaa adigu maqalbigiisa ayaa aad ku dhax jirtaa Sheekh nabiga scw ayaa idhi qof yaa aan lagu sheegin wax aan ahayn ileen qalbigiisa ku ma dhexjirtid

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 Před 3 lety +3

    Ibnu teymiya meeshaad rabtane ma ka qaadaneysaa meeshi ku cajabinwrydo oo hawadaada ka hor timaadana ma ka tageysaa oo ma qarineysaa cajiib ninyohow

  • @ggtl304
    @ggtl304 Před 3 lety +3

    Duli ,kuwan wa kuwa shabab cusub so saraya umadda halaga qabto

  • @maxamedaxmed710
    @maxamedaxmed710 Před 3 lety +17

    Jilaa ama majaajilayste ayuu ku wanaagsanyahay ninkani

  • @kaydkaaqoonta.3637
    @kaydkaaqoonta.3637 Před 3 lety +4

    Waa yaab mustafe waxa uu leeyahay barbaraawi waa musharax waana been cad oo geeso leh.

  • @nimcomaxamed288
    @nimcomaxamed288 Před 3 lety +2

    Subxana Allaah qof muslim ah oo leh laa ilaaha illalaah waa xaaram in ad Ku tidhahdo gaal

  • @amiirhatric1525
    @amiirhatric1525 Před 3 lety +1

    Sheekh hargaysa dadko dhanba wada joge lkn barbarawi hadalkaga ku filnaysii mida labaad kufaar haku sheegin dad ashahadanaya

  • @mohameddheeg5838
    @mohameddheeg5838 Před 2 lety +1

    Xaqa ha lagu tageerow sheikh Cali canood

  • @ismailabdikadir4457
    @ismailabdikadir4457 Před 3 lety +5

    Kalimadeyda weyku gubeysaa الله اكبر الله اكبر
    قال الله تعالى (قل جاء الحق وزهق البطل ان الباطل كان زهوقا)

  • @dabshaanmedia9385
    @dabshaanmedia9385 Před 3 lety +2

    Taarikhda sh boqolsoon waan rabi lahaaa sh Cali caanood

  • @MaxamedCxasan-f6r
    @MaxamedCxasan-f6r Před 9 dny

    Alle haku soo hanuuniyo mustafe caanood 😢

  • @abdifatahire6615
    @abdifatahire6615 Před 3 lety +1

    in la is radiyo culumada wey ka dhaxeysa lkns shekhan qofki bu si shaqsu ah ubaaray ,dhulkaan ku jiideyna hadal shekh maahn!

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 Před 3 lety +1

    SUBXAANALAAH WAR NINKAN WAX U NASEEXEEYA MALA WAAYAY QOF DADKA MUSLIMIINTA GAALNIMO KU SHEEGAAYA WAR NINYAHOW AQOON MA LIHID EE IS DABA QABO WAX BARO

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 3 lety +1

    Adigaa maasuuni ah cawaanyahaw jaahilka ah,
    Xataa habka wax loo raddiyo ma yaqaanno,
    Yaa mustafe takfiir

  • @HUSTLERS085
    @HUSTLERS085 Před 3 lety +3

    Waan yaabni walahi wadhatha saxda ah allow natus 🤲🤲🤲🤲

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 3 lety +1

    Caalim ma ihi array diin baranaayo aan ahay laakiin waxaa ogahay Kitaabka Allah iyo Sunnadda nabiga NNKH wax ka sareeyo ma jiro laakiin sheekhow sharci dadka sameesto oo diinta ka hor imaaneeynin ma wax xun baa in leesku dhaqo iga jaahil bixi sheekhow tusaale ahaan in baarlabaan la soo doorto, madaxweeyne shacabka doortaan in sharuuc laamiyadda lagu maro la sameesto

  • @mohameddheeg5838
    @mohameddheeg5838 Před 2 lety

    Sheikh Cali canood kuwa afka ku so tagayoowo wax tiihiin kuwa damerka xunxun ee cadoowo Allah
    War Allah yan lo shirki yeelin ma Ku dhibyeesa
    Acuudubila

  • @mohameddheeg5838
    @mohameddheeg5838 Před 2 lety

    His right 100% to worship Allah alone
    Don’t associate partners to Allah
    Make no mistake
    Allah made both hell and heaven so you have choices
    Clear guidance of Quran

  • @mahadnour4578
    @mahadnour4578 Před 3 lety +3

    Subxana Allah! Qof allahu usujuudaya oo gaal lagushegayo

  • @hajiabdi3309
    @hajiabdi3309 Před 3 lety +1

    Waa dameer kutub xambaarsan waalo oo qarax

  • @ayaanaxmedshire2459
    @ayaanaxmedshire2459 Před 3 lety

    Subxaana llaah in culimada islaama ootukaneysa dadkana xaqa usheegaysa lagu tilmaamo ma'suuniyah iyo xarakooyin waa denbi aad ummadda ka gasheen gaar ahaanna culimada sh.boqol soonna ulama jeedin culimada muslimiinta laakiin iska hubi beenna haka sheegin shikha kaa hooseeya oo dhintay mar hore

  • @cumarcali2695
    @cumarcali2695 Před 3 lety +4

    Subxana Allah

  • @user-hj2rf6kd5e
    @user-hj2rf6kd5e Před 2 měsíci

    Allh soo hadeeyo sh mustafe caanood

  • @qadracumarqadracumar8524
    @qadracumarqadracumar8524 Před 3 lety +4

    wankugu kalsonahay horay usoco kutubo ayaan kaa baran laha lkin majogi somali marekanka ayaan jooga

  • @TheAguled
    @TheAguled Před 3 lety +1

    Noolow Sheikha mustafa...Somaaliyay yaa i sheegi kara telefoonka masaajidka sheekha laga helo.

    • @Cuqeeli
      @Cuqeeli Před 3 lety

      حفظه الله شوكة في حلوق الصوفية والمداخلة الانجاس .

  • @fadumomohmed2040
    @fadumomohmed2040 Před 3 lety

    Sheekh khayr alle haku siiyo gaalaysiinta islaamku MA ha arrin fudud

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase Před 2 lety

    Subxanallah
    Dadkan malaha ma'asuni waxa uu yahay Aqoon uma laha

  • @user-eu2kv1kr4x
    @user-eu2kv1kr4x Před 3 lety +2

    Subxaana allaah sheekh barbaraawi intaan kamaqaly waa sheekh daaci ah
    Culimadi ayaaga isku maqan gormey wixi lagarby qabanyaan

  • @yuusufcali7093
    @yuusufcali7093 Před 3 lety +3

    اذا نظق السفيه فلا تجبه #
    فخير من إجابته السكوت
    هداه الله

  • @kalamaaniskumaan8434
    @kalamaaniskumaan8434 Před 3 lety +1

    subxanal waar dadka ha galaysiin laguma yaqaan waxaa thy caanood takfiiraw illaahay ka baq

  • @nurdinaxmefnurdinaxmed5339

    Shekhoy mid baan kaaga digayaa oo naseexa ah waxan kuleyahy rag iska dhici iyo rabi kacabto meel mawada galaan culimo dhan inad yahuud kutilmamto waa arin aad uweyn ilahy kabco

  • @ismailsalah6900
    @ismailsalah6900 Před 2 lety

    Meel daran laguu kaxee, waa Takfiiri Ilaahay ka fogaaday

  • @essemousse7237
    @essemousse7237 Před 3 lety +6

    فصيلة الشيخ مصطفي علي عانود الله يحفظك ويسعدك ويبارك بعمرك يا شيخنا الفاضل

  • @lakaadan3399
    @lakaadan3399 Před 3 lety +1

    Subxaanalaah! Sheekh Barbaraawi taasi afkiisa kama maqlin lkn hadii ay jirto xitaa soo ma ahayn culumadiina inaad wada hadashaan lkn umada aad jahwareerineysaan maad iska deysaan diinta dadka ha nacsiinina Alle ka cabsada umada jahwareerka ka daaya

  • @xamsekaamil9563
    @xamsekaamil9563 Před 3 lety +1

    Waar allhu akbar baad dadka ku hysata jaahillyahow cilmi ku hadal ma suuli laheene cilmi ga baro jaahili alle dhulka kula go ye

  • @aweysmaqtuub6941
    @aweysmaqtuub6941 Před 3 lety

    Allah akbar sh musdhaf cali canoot wan kujaclahay ahlu xaq baatahay waxan gordhow qatka aan kadaawadey hargeeso oo lagafasaxaayo madaaris lugubarto dinka karishtanka waxaa fadhiyey gobtaas sh dirir iyo rak badan sh musdhaf kuwaan dheguhu kajaf ma suuniyada

  • @ayaanaxmedshire2459
    @ayaanaxmedshire2459 Před 3 lety +1

    Adigaaba u eg ma'suuni hhh kuma mashquulo umadda ceebohooda laakiin adaa busy ku ah

  • @mohameddahir8743
    @mohameddahir8743 Před 3 lety +2

    Ninkaan Somalia madax weyne haloga dhiga

  • @user-ei1qd7yn2j
    @user-ei1qd7yn2j Před 3 lety +4

    الله اكبر

  • @user-nn1fq5if3v
    @user-nn1fq5if3v Před 3 lety +2

    Waxa aan aad ula yaabanahay waxa uu raddinayaa sh barbaraawi, waxana uu leeyahay xadiiskaa waxa saxiixiyey ALBAANI, miyaanu ogeyn in sh albaani uu ahaa salafi oo uu ka mid yahay culimada salafiyada oo aanu qabin waxa uu qabo mustafe hhhhh

  • @guurecolaad1910
    @guurecolaad1910 Před 3 lety +2

    BARBARAAWI WUUXUU YIRI SOMALILAND XEERKA IYO SHURUUCDA U DAGAN WAAGAALNIMO LKN GOLAHA SHARCIDAJINTU GAALO MAAHAN,WAA KHAAIN WUXUU DOONAYAA INUU DADKA QALDO

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Před 3 lety

      Dhawaqiiiiid Baa Somaliia Xukunto Waxana Lagu Dhaqa Diiinta Demuqradiyada Qofka Raaco Aan LA Qasbin Waa Gaal Waxuu Rabo Ha Noqdo Hala Gaarsiiyo Wadaaada Gaalada U Sacbinaaaayo Ha Ogaaadan Qofka Raaco Gaalada Somalia Xukunto WAA Gaal Hala Ogaaaado Haday Baqtiyan Lama Meedhayo Lama Dhaxlaayo Looma Guurin Karo Lagama Guuursan Karo Waxey Qalan Waa Baqti Hala Ogaaaado Warka Wuuuu Cad yahay Yaaalisku Daalin Ban Leeyahay Wadaadada Waxan Leeyahay Dadka Maanta Lama Waldi Karo Qofka Raaacayo Gaalada Somalia Xukunto Ha Raaco Aniga Bari Baan Ka Ahay Galaada Somalia Xukunto

    • @maymuunamohamud7625
      @maymuunamohamud7625 Před 3 lety +3

      Jadiidiyo iyo ictisaam waxaa ka layaabey warqadaha tastuurka ku qoran iyo calanka in loo istaago waa gaalnimo. Lkn dadkii dajiyey shirciga calanka na kor uqaadey e daaquudka ah e ku camal faley dhaqanka dimoqoraatiga waa muslim hhhhhhhhhh.
      o xukunka ma wuxuu ku dhacaa bini aadam ka isku magacaabey sharci dajiye iyo fuliye hhhhhhhhhh mise warqad iyo calan.
      Yacnii dadka waan kacabsanaayaa.
      Lkn waxaa ka adagahay o xukun kuridikaraa warqadaha iyo qalinka wax lagu soo xarxariiqay. Hhhhhhh munaafiq.
      qadaaciin diinta isku dayaaya iney in ay xaqa qariyaan waa jadiidiyo iyo ictisaam iyo wixii la mabda ah.

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před 3 lety

    Takfiiri

  • @mudanhussien5003
    @mudanhussien5003 Před 3 lety

    Jamhuuriyada barakaysan somaliland waxa jooga sheekh dirir iyo sheekh mustafe waana hooyga diinta iyo aqoonta

  • @saidgushaa5702
    @saidgushaa5702 Před 3 lety +2

    Allaahu Akbar

  • @saidgushaa5702
    @saidgushaa5702 Před 3 lety +2

    Noolow Sheikh mustafa Canood
    Guul

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 Před 3 lety +1

    Haay haay haay haay jajadiidiyo
    Daad baa kusoofaruur may kkkkkkkk
    Barbaraawi baa bad kuqar goomay

  • @dr.mohamoudosman2648
    @dr.mohamoudosman2648 Před 3 lety +2

    kani waa nin waalan dadkan wadada sheeganaya halkee ka yimadeen waa yab waa culumo garan waa ah dhamantod

  • @naasiriidaan364
    @naasiriidaan364 Před 3 lety +12

    Waaba majaajilayste cusib

    • @mohameddheeg5838
      @mohameddheeg5838 Před 2 lety

      You are wrong and waxa u hadlayeesa qof cadow Allah ah ma waxa kula saxsan ina Allah
      Lo shirki yellowo war Allah ka baq

  • @nimcomaxamed288
    @nimcomaxamed288 Před 3 lety +1

    Subxana Allaah sh bar barawi musharax maaha

  • @abdinasirmohamud4156
    @abdinasirmohamud4156 Před 3 lety

    Ninkani ubadkan uu meesha ku soo urursaday wuu halaynayaa.
    Alle Xaqa ha garan siiyo isaga iyo inagaba, calashaan kuwo xaqa garab mara inagama yeelo.

  • @cabeyislam6402
    @cabeyislam6402 Před 3 lety

    Asc sh mudafa canod hacbsanin hor u soco jaadidiyo muharifin haqdiid iLahi coolkii

  • @xusein.kxusein.k4849
    @xusein.kxusein.k4849 Před 3 lety +1

    Allahu akbr allah akbar

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy Před 2 měsíci

    Mustafa qeylo weeyne waan kuu xiisnay

  • @mudanhussien5003
    @mudanhussien5003 Před 3 lety +2

    Hhhhhhh allahii qadaadweyn naga dhigin ba kunjeer ugu mahadcalinayna
    Balaayo kugudhacday

  • @cabdifataaxhanad7074
    @cabdifataaxhanad7074 Před 3 lety +1

    shiikh barbaraawi ilaahay ha ilaaliyo wax dhibayna ilaahay ma tuso lkn Kan mustafe cali caanood la leeyahay waa jaahil siduu barbaraawi sheegay hadana ka hadlaya masalooyinka diinta ugu adag isagu dadku isaga mooyaane dadka kale miyaanay islaam ahayn adiga mooyaane kani waa xagjir waana alshabaab

  • @abdikariim2670
    @abdikariim2670 Před 3 lety +2

    ماشاالله شيخ

  • @user-pu4uc4hm8c
    @user-pu4uc4hm8c Před 3 lety +3

    Qiyaamaha ayaa soo dhow ee alaha wada da saxda ah nagu dilo

  • @user-sq8nv7lx5n
    @user-sq8nv7lx5n Před 3 lety +2

    War Illaah ka cabso OO Culumada haku sheegin wax ay ahayn

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Před 3 lety

      Qof Ka Raaco Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayo iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Waa Ilmo Yahuuudeed iyo Inta Rabto aan la Qasbin Waaa Mushrikiin Wadad Ban Ahay AMA Jaahil Baan Ahay Ma Soconaayo Halagu Kufriyo Gaalada Hala Kala Baxo WAA Wax Fiiican

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Před 3 lety

      @UCRyldSRiEclqoqn5lR0qEIw Qofkii Rabin Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Qaatay Diinta Demuqradiyada Waa Gaal Daalim Munafaq Mujrim Mushrik Seda Gaaalada Somalia Xukunto Qofka Raaco Aan LA Qasbin Waa Gaal Daalim Munafaq Mujrim Mushrik Bari Halaga Noqdo Gaaalada Somalia Xukunto Shaki Kuma Jiro Inay Gaalo Yihiin Hala Ogaaado Wadad Ka Raaco Aan LA Qasbin WAA Mushrikiin Waaala Kala Baxayaa Mär Dhow Hala Ogaaado Gaaladan Qofka Raacayo Asagow Og ha Raaco Baan Leeyahay

  • @cadaadchannelbarakalaahu6216

    Kkkkkkk waar ninkani muu waalanyahay

  • @abdirashiidkhadar3145
    @abdirashiidkhadar3145 Před 3 lety +2

    Dadka xaqa u sheeg laakiin Iska hubi salafiyiinta waa sax laakiin tagfiir waa khalad iyo qaadiriya iyo tabliiq

  • @kaydkaaqoonta.3637
    @kaydkaaqoonta.3637 Před 3 lety +1

    Mustafe caanood waxa cashariyey sh. Siciid car miyuu ka jawaabo ruduudii badnayd ee isaga ku wajahnayd?

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 3 lety +5

    🤔 subxaanallah walaahi soomaali balaayaa kasoo dhexbaxday oo midba qayb laxastay shartiisa Allah hanaga qabto takfiirigan dadka muslimiinta gaalaysiiyay

  • @ibrahimabaaa197
    @ibrahimabaaa197 Před 3 lety +2

    Waa sheekadii aheed " Culimada kala qabta".....Adeer ku socda, labada dhinac wa dhagesanaynaaa 😂

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 Před 3 lety

    Duli ayd thy shiikh mtihid kligiis Muslim takfira thy klmda allh umda kama xigtid

  • @Masago2025
    @Masago2025 Před 3 lety +4

    100 soon allaha u naxariisto sheikh mawqif leh aw ahaay

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 3 lety

    Sh,waxaa Fiican ina laysla eego wixii khilaafkeena na laga saaro meesha waayo iskuma khilaafsanin Kitaabka Quraanka, iyo Sunaha Nabigeena suuban Mohamad Scw scw

  • @adammussa3539
    @adammussa3539 Před 3 lety

    Sh canodoow sh saciid naxwe gormaa u jawabaysaa

  • @cawf2825
    @cawf2825 Před 3 lety +2

    السلفية مأسونيون معنى قولك هم كفار والكفر حكم شرعي والحكم الشرعي يستدل بالادلة الشرعية المعروفة وقول الشيخ محمد احمد ربلي ليس دليلا من الادلة الشرعية بل يخطئ ولعله يصيب .
    ولاادري ان اقوال العلماء التى لا يعرف مستندها عندك من الادلة الشرعية التى يحتج بها .
    👆👆 كلام طالب علم .

  • @naajaxofficialchannel125

    Sheekhan umadii oo dhan ayuu gaalaysiiyay waxaanuu ka soo reebay isaga iyo afarta qof ee la dhacsan ee horfadhida.... Culimada waawayn ee islaamka ah ee uu alleh aqoonta badan siiyay ayaa xataa nafahooga uga cabsoon jiray inay qof muslim ah gaal ku xukumaan.. Haddii aad aragto sheekh ay la fududay gaalaysiinta islaamku waxa hubaal ah inu cilmigu ku yaryahay..

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 Před 3 lety

    Xaqiiqatan boqolsoon ilaahey ha u naxariistee hadad daliil u soo qaadatay meesha aad diinta ka taagantahay ayaan si fiican u ogaanay boqol soon xaguu wax ka soo bartay markaad daliishaneysi meeshaad hada fadhido uunbuu fadhiyey yaa wax idin baray aaway culumadi islaamka subxaanallaah

  • @munmunmomo9739
    @munmunmomo9739 Před 2 lety +1

    Warwaa reer bicolor kuligood

  • @abaadirmuxumad2458
    @abaadirmuxumad2458 Před 3 lety +1

    Allah.akbar

  • @mohamedhassanmohamed2524
    @mohamedhassanmohamed2524 Před 3 lety +2

    ilaaheey kacabso shiikhoow

  • @asma063qurux9
    @asma063qurux9 Před 3 lety +1

    Sh adiga maxaa ku kaliyey culimada kale sh barbaraawi adiguu ayuu xaqa kuu sheegay xaquna waa laguu sheegayaaa walow ha qadhaaadhadeeee lkn qaado adeer dhaleeecayntaadaaaaa

  • @maxamuudrashiid6007
    @maxamuudrashiid6007 Před 3 lety

    Musdafe waxbaa iskaga qaldan wuxuu ku leeyay sxbkiiba usoo balan balay oo u soo ooyay sxbkiibanu dhulka ku jiidaynaa .
    Sh masaail naqdiyaya oo caalim sheeganaya oo xamil liwaa tawxiid sheeganaya kuma dhawaaqi karo hadal waa la hagaajiyaa

  • @mubaarakmaxamedyuusuf8588

    Kaddaa mustafaw قتالُه dheh , kaddaa wll , sh siciid siduu kuu yidhi liiska mansuubaadkà ayaad ka tagtay waadigaa haddana mansuubaadkii la dhacee , ku noqo marfuucaadkii halkan.

  • @abdikani4541
    @abdikani4541 Před 3 lety +2

    Waxa aad ka shaqeey neeyso adiga ayuu kugu soo laaban doonaa

  • @sadamabdi856
    @sadamabdi856 Před 3 lety

    Beenaale canood barbarawi waa sax alle ha xifdiyo

  • @ridwanfarhan7071
    @ridwanfarhan7071 Před 3 lety +2

    Wax an jirin ha iska odhan hubsimo halba la sistaye

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k Před 3 lety +1

    Maasuuniyiintii qarsoonayd Amnikay Banaanka u soo baxeen iyagoo qiranaya Ma'suuniyadooda, waxaan arkayaa dhashoodii Jadiidiyada oo caraatamaysa.
    Qofkii Daaquutka ku kufriya waxay leeyihiin waa Takriif, Qofkii yidhaahda la isku xukumo shariicada islaamka waa Argagiso .

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před 3 lety +1

    War shiikh Mustafa caanood wax iskalahar nincaalim ah waxaas inuu kuhadlo waalaga fiicanyahay KASOOCABAADay war sax ah ma ah

  • @abdi2423
    @abdi2423 Před 17 dny

    Waxey Leeyihiin :
    WAHABIYO: Suufiyo Waa Mushrikiin!!
    SUUFIYO: Wahaabiyo Waa Khawaarij !!
    ICTISAAMKA: SLF JADIDIYA Waa Maasoniyo!!
    SLF JADIID : Ictisaam waa juhalo khawaarij ah !!.
    SADICUUN: Adinka dhan gaalo aya tihiin!!
    War heedhe Adabka ikhtilaafka waad ku Ciyaarteen Diintana waa iska wada Saarteen .
    FG: WALIGAA DIIN HAKA DHAGEYSAN WADAAD WADAAD KALE AFLAGADEYNAYA .

  • @AhmedHassan-xm2du
    @AhmedHassan-xm2du Před 3 lety +4

    M.a Alow ku xifdi Adun iyo Aaqiro in sh Allah

  • @maxamuudrashiid6007
    @maxamuudrashiid6007 Před 3 lety +1

    Anaga hargaysa joognee na waydii waxadan ogayn ha iskaga hadlin

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 3 lety

    Kkkkkk nin Kani intaa uu sheegay ayay wadaada kalena Aaminsan yihiin lkn maslaxad jacayl ayaa aamusiisay

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Před 3 lety +3

    حفظك اللّه ورعاك وعظم أجرك.
    ***isagoo El Sisi in Eqypt amiirul mu'miniin u haysta ayuu dadka afka lasoo galayaa, Alla lakala war la'aa malaha**

  • @kilasm4994
    @kilasm4994 Před 3 lety

    Midkan oo mahdigii inuu yahay sheegtayna Kismaayo waan ku aragnay.

  • @abadirahmanmohamed9066
    @abadirahmanmohamed9066 Před 3 lety +1

    عليه من الله ما يستحق

  • @mohameddheeg5838
    @mohameddheeg5838 Před 2 lety

    Waa ruuntii iska jira kuwa Cali canood xaqa ku
    Eedayenaya

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 Před 3 lety

    Horta culimada hargaysa fadhidaa waa culimadii yasiid ibnu mucaawiye oo kale🙏🙏🙏🙏

  • @cabdicasiiscismaan5728
    @cabdicasiiscismaan5728 Před 3 lety +2

    Qalad umada ugu turjumaysa alle kabaq takfiir jaahila tahay