Faysal Cali Waraabe Ayaa Eedayn U SooJeediyey Culumada Somaliland Waxaana Ka Jawaabay Barbaraawi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 133

  • @mohammed1944
    @mohammed1944 Před 2 lety +6

    Kani dhaqal buuu uleeyahay inuu culumada caayo mana aha markii uhoraysay ee uu caayo culumada iyo dacwada hada kahor waxaan maqlay asogoo sh maxamed iddiris kule waa shaydaan khamiis qaba wadan ka halagasaaro hadana wuxuu leeyahay halaga jeegareeyo khudbadaha wuxuu cadeeyay fikirka uuu xanbaarsanyahy iyo siduu diinta iyo dacwada u ladagaalami lahaa war kadigtoonaada cilmaaniyiiinta iyo diin laawayaasha reer galbeedku soo taba bareen

  • @acacius9903
    @acacius9903 Před 2 lety +6

    Indeed. The qaad, chaad or whatever it is called is one of the worst thing in Somaliland. The government needs to bad that crap.

  • @mohammed1944
    @mohammed1944 Před 2 lety +4

    Culumadu wixii jira in aysheegaan waa waajib diiniya asagu raaali buu kayahay

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 Před 2 lety +7

    Culimadina may kula gashay Faisalow bagaa lagu jawabay

  • @cabdixaafidcaliaxdar7761
    @cabdixaafidcaliaxdar7761 Před 2 lety +5

    Faysal Cali waa ciyey.waxa ka celiya culimada

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 Před 2 lety +4

    Faysal cali waraabe albaabki aaqiro gargaracaaya waayahan😁

  • @albarakaatmedia4336
    @albarakaatmedia4336 Před 2 lety +6

    Kula Culuumada subxaanahu watacaala🤣🤣🤣

    • @dhiblaawe7218
      @dhiblaawe7218 Před 2 lety +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xooshchannel2930
    @xooshchannel2930 Před 2 lety +4

    kaasaa la rabaa inuu madaxweyne isu sharaxo subxaanallah

  • @ahmedibrahim2363
    @ahmedibrahim2363 Před 2 lety +3

    Culimadeenu inta badan kama hadlaan fitnada dhegaysiga heesaha oo beryahan dambe faraha ka baxay baabuurta yar yar na badankooda ka baxaya ee suuqii laga mari kariwaayey waayo maanta dadka qaar dhagausiga heesaha waxay u arkeen wax iska caadi ah markii ay waayeen culimo ka waanisa Arintaasina hadii saa lagu sii daawado waxay keenaysaa ciqaabyo kala duduwan oo ay abaaruhu ka mid yihiin
    Sidaa darteed waxaan culimada usoo jeedinayaa inay arrinkaas aad iyo aad dadka uga wacdiyaan

  • @hassanibrahim2142
    @hassanibrahim2142 Před 2 lety +3

    Waxaa la yidhi hashii gawracna ma hadlayaa Ina Cali Waraabow horaa loo yidhi geelow daaqo maalintaad ciin daaqdo ayaa laguu yaabaa hadal badnidaadii iyo saaqidnimadaadii siyaasadeed maantana ma culimadii ayay kuu gaysay waxaan ku leeyahay sxb sidi sididaada mooyee dhul u dhacaaga hubso hadalkuna milguu leeyahee milgadiisa soo baro Culimadu waa kuwaa hadh iyo habeen u taagan baraarujinta iyo barbaarinta bulshada adiguna maanta waxaad ku baaqaysaa in Culimada loola dhaqmo sida ay ula dhaqmaan talisyada macangaga ahi sidii horarkii Iba bare.

  • @maryamhusein670
    @maryamhusein670 Před 2 lety +4

    Maxaa ka wanaagsan diinta islaamka iyo in masaajida iyo jameecada laysku warsado xumaantana leeyska waaniyo maxaa culimada kugu diray qoomuluudkaba kama hadashide xaqdarada xukuumadu kula kaceeyso kama hadashide war xishoo rabigaana ka baq hadii aaqiro laguu sheego maxaad uga dacwootaa waa qalad

  • @ismailadan9537
    @ismailadan9537 Před 2 lety +4

    Labaduba. Siwa can buu. U. Hadleen

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow9375 Před 2 lety +1

    iimasnka alle kaaqaad faysalow hadii sheikhu xaqa sheego mala xirsyaa xaqa maxaad usheektay miyaadkula diririsaa

  • @ahmedmohamedabdalah5138
    @ahmedmohamedabdalah5138 Před 2 lety +2

    كلام الشيخ بربراوي طيب ومعقول آنا بوسفيان كلامه مثل كلام الذي قال ما قال. أما كلام فيصل 100%100

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Před 2 lety +2

    nin nolow maxaa aragti ku laban
    faysal Cali waraabe inuu walan yahay ayaa aan
    umalaynaya

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před 2 lety +3

    Nin waalan

  • @aishahassanomar315
    @aishahassanomar315 Před 2 lety +1

    Waxeey uun ka hadlaan qiyamaha kama hadalan sidi wadanka lodajin laha kama hadlan dilka iyo fara xumena hablaha kama hadlan muqadaradka wax qaribayo kama hadlaan siyasiyinta wadanka kuciyarayo kama hadlan dhulka labiliqiliqeysanayo kama hadlan raga xumanta ku socdo laki hadey arkan gabar tiktok kanikineyso wa kahadlayaan wayb walahi

  • @maryamhusein670
    @maryamhusein670 Před 2 lety +3

    Xasbunallaah xasbunallaah allaha ka midkaan qabto u mada waa jaahil waana shaydaan lasoo shaqeeyey Ina Siyaad Bare walina masxadii Afweeyne lasoo foolxun .

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. Před 2 lety +4

    Subxanallah

  • @aliadam180
    @aliadam180 Před 2 lety +2

    Masaajida waxaan rabno hasheegaan
    Wa illaa
    Waa hadal hore
    اتواصو به بل هم قوم طاغون

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 2 lety +1

    Sheekh yada dadka wax ha u sheegin miyaa,dadka waxa socda waa inay ogaadaan, ee ilaahay ka cabso faysalow wadaadada runtay ka hadleen

  • @phmubarikcubeyd1223
    @phmubarikcubeyd1223 Před 2 lety +1

    Allah ha unaxaristo

  • @naturalvideo7858
    @naturalvideo7858 Před 2 lety +2

    Ilaahow haa nawaalin 😅🤣🤣

  • @youssoufabdimoustapha8073

    Yasalam

  • @xamseaxmed6442
    @xamseaxmed6442 Před 2 lety +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣siniyada ku Qoslay

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 Před 2 lety +3

    1:12 hahah 😂😂😂😂😂😂

  • @deeqsamater9445
    @deeqsamater9445 Před 2 lety +6

    Maanta ayaalooyaba faysal madam uu culamadii faraha lagalay

  • @mucaadabdirizak839
    @mucaadabdirizak839 Před 2 lety +4

    Faysal filmkisa ha iska watee .mar hadduu culimada afka lagalay baxarbuu galay

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Před 2 lety

    Qur aanka hanarto iyo sunada nabiga salla allaahu calayhi wassallam , si sax ahna haugu dhaqmo , hadduu diido yeelkii , se haogaado in rabbi subxaanahu watacaalaa su , aalo waydiindoono
    jawaabo sax ahna waa inuu kujawaabo asaga iyo anaguba .

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 Před 2 lety +5

    Ninkii waallaayow lagu fasax, wallaah ku qabatay.

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Před 2 lety

    الله سبحانه وتعالى .
    Dadka lama dhoho سبحانه وتعالى
    Xittaa rususha salawaatu allaahi wabarakaatuhu wahayhim , lama dhoho = سبحانه وتعالى
    Ninkaa faysal ladhoho , rabbi utawbadkeen halagu dhoho , yaanan laga quusan inta aw noolyahay , dan uma ahan sida xun oaw ku dhaqmo , gaala raacnimada dimuqraadiga iyo dullinimada iyo fasaadka iyo dulmiga aw kujiro asaga iyo inta la cayn ah (la nooc ah )

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 Před 2 lety +1

    Gudoomiye faysal cali wuu gafeee illaahay hautoobadkeeno wuxuu layimid sheeko jasiiratul carab oo aan ilaa imika madaxda haysataa aanay xor ahayn oo wadamo shisheeye oo nasaaro ahi utaliyaan islaamka allah haguuleeyo oomidnimadoodii iyo isku xukunkii kitaabka iyo sunada allah hausooceliyo

  • @jaamacdeeqjaamacdeeq5022
    @jaamacdeeqjaamacdeeq5022 Před 2 lety +1

    Wadaadku waxa uu kahadlayaa waa qica ah ayuu kahadlayaan

  • @Dhinbils
    @Dhinbils Před 2 lety +4

    Nin waalan🤣🤣🤣🤣😍

  • @abdinour8606
    @abdinour8606 Před 2 lety +1

    Waxay raadinayaan dad ay afduubaan

  • @caqiidasameislamiconline8092

    adaa lagu edit gareynayaa faysalow

  • @somalinimonadeeqdayousef4971

    Wllhi runtii faysal waayo ku wabadan oo kamid yahay cabdiraxmaan dheere iska daa qudbad uu akhriyee dalkaan ka mastaa furinlahaa aba waan xidhilahaa hadaan awood u helo

  • @jimaleibrahim8704
    @jimaleibrahim8704 Před 2 lety +3

    Caadifad,Xamaasad,Cunfi,Qabyaalad,
    Cambaaray,Weerar shakhsi ama koox, dhacdhac Iyo hadalo la iska tuuro kaasina waa gudoomiye jug soo dhacay.

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 Před 2 lety +3

    Way jiraan dad Culimo shegta oo xun

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před 2 lety

    Shalay siyaad garaad kula diridteen xornimuu noo diidey ,maant waxasaad ku hadleeyesaa ,was qurunqarsada.

  • @user-tc8xd3kl5j
    @user-tc8xd3kl5j Před 2 lety

    1:40 سبحانه وتعالى ههههههههه

  • @faaraxyuusuf1808
    @faaraxyuusuf1808 Před 2 lety +1

    Nin isku dhex yaacay la yaab leh

  • @shadiyaxiiz7508
    @shadiyaxiiz7508 Před 2 lety

    Ale sheekh barbaraawi ale haku xifiyo

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 Před 2 lety

    NINKA 4NIN QABA MAXKAMAD LA WADA JOOGAA LA KEENAYE,
    MA QARIYAAD LEEDAHAY??????
    WAA YAAB

  • @u.j7332
    @u.j7332 Před 2 lety +2

    Culimada qaar sheekh looguma yeedhi karo waa shar wadayaal
    Soomaalidu waxay tidhaahdaa gacmo geeljire hoos baa loo dhaqaa, maxay dadka iyo dalka u ceebaynayaa?
    Waa in wasaarada diinta iyo awqaaftu wax ka qabataa

  • @degan4
    @degan4 Před 2 lety +2

    Kkkkkk
    Faysal baa wax dhaliilay

  • @aishahassanomar315
    @aishahassanomar315 Před 2 lety

    Horta sheekhyada wey qaldomikaraan oo waa bini adaamwana saax in waax lo sheego shiikhu kama hadlo wax somalida ku dagan amaèy wax ku dhefàn

  • @claahicali8778
    @claahicali8778 Před 2 lety +3

    Nacas
    Nacas

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 Před 2 lety +5

    Faisal is right, they should talk about the problems we have now.

    • @acacius9903
      @acacius9903 Před 2 lety +1

      I know right. That's how you help your community.

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 Před 2 lety +1

      We are Somalis and our language is somali... If you are commenting on "a Somali language based video" like this one... then you should write your comments and view in Somali!
      War luqadeena an kufaano! af gaaleedkan iyo af ajnabigan nagadaaya

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 Před 2 lety +2

    Faysal uu yara Xamaasad hadlaa yaan la la yaabin😂😂

  • @mustaferoble
    @mustaferoble Před 2 lety +1

    Faysal is dajidee

  • @zahrocusman1169
    @zahrocusman1169 Před 2 lety

    Maad.iska.jeekintiiin.kuwa.dhaqan.xumada.idiin.keenay.gaala.isyeel

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 Před 2 lety

    Faysalow xisab waa kuu danbeeysa

  • @deeqsamater9445
    @deeqsamater9445 Před 2 lety +2

    Faysal wuxuu sooqado birina quraankuu waxa kasheegi doonaa

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 2 lety +2

    Odayga ciyaalka social media baa dhibay iska yaree dheh daawashada social media waa lagu waashaaye🤣🤣🤣🤣

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Před 2 lety

    Waar wadaado ma tihidine bisnisdiimeed ayaa tihiine allaah ka baqa faysal waa runtiis

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Před 2 lety +2

    Odaygu layaab malaha gacantii maxamed siyaad bare ayuu kusoo barbaaray,markaa layaab malaha.

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali2232 Před 2 lety +1

    faysal
    hhh

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 Před 2 lety

    Hadana ma culumadii baad usoo dhigatay waa markey kuugu darneyd

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN Před 2 lety

    Mar iktobar inlaga guro meey loguro mabilo magacyo galo dad maxa lagu dhel dhelay kuwaba nuuc kiliyahod loga bixiyay

  • @zaidadam5916
    @zaidadam5916 Před 2 lety

    Khain

  • @abdullahicade7676
    @abdullahicade7676 Před 2 lety

    Subxankl kAb waa gaal weeyan itobiyan

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 Před 2 lety

    Faysal waa libaax

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Před 2 lety +3

    Calmaani xun oo duli ah oo liita oo iska hadaaqa sidii caruurtii weeyaan Feysal Cali Waraabe. Waligii meelna gaadhi uu maayo.

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 Před 2 lety +1

      Niyahow qofkan faysal cali waraabe lagu sheegayee aan moodo inuu dhiman yahay maantana wuxuu keenay inuu culumadii aflagaadeeyo

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 Před 2 lety

      @@Hoygaaflaanta219 haa ninyahow, waxaa kasii daran iyagoo jaahiliin ah oo aan waxba garanaynin ayay hadana rabaan, inay iyagu koontoroolaan waxa uu imaamku mimbarka ka dhahayo! Faransiiska ayaa sidaa bilaabay hada, Yurubta kalena wey kusoo daba jirtaa!.
      Mida kale hadiiba ay dhacday oo uu nin soomaali ahi yidhi intuu afar nin keenay, afartanba anaa qaba oo aan xitaa la dharbaaxeynin, maxaa loo qarin? Waa un tabtii Abaarso iyo Cabdi Maalik Muuse Coldoon un حفظه اللّه ورعاه وفك اسره

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Před 2 lety +1

      @@abdullahalmuwaxid9643 Gaalka saaxiibkii ah ee ku yidhi maxaa khamriga boolisku u qabanayaa (yacnii khamrigu dhib ma lahee), ayaa dee malaha aflagaadada culimadana u soo dhiibay.

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 Před 2 lety +1

      @@abdullahalmuwaxid9643 berigii hore reeraha ayuu caayi jiray hadana wuxuu bilaabay inuu culumada umada somaliyeed ee sharafta leh maalin walba mid caayo oo uu yidhaahdo somaliland bay dacaayadaynayaan, ma dacaayad baa mise waa xaqiiiq jirta

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 Před 2 lety

      @@Malihin_cadow_Xamar_kadaran waan ka yaabay walaal dadka qaar aynu islaamnimada ku nabnabeyno, waa dad aaban usoo jeedin oo xataa dhibsada hadalkeeda, aakhiro hanooga sheekeynin ayaa daliil kuu ah. markuu lahaa ***Kaasi hada ma Sheekh baa** Sheekh Aadam Sunne حفظه اللّه ورعاه وجزاه اللّه خيرا ayuu u jeeday, wallaahi waxuu ku jiraa Soomaali dadka ugu fiican, Sheekhuna waxuu sheegay inay boolisku arinta sidaa u sheegeen. Haduu run sheegayo ina Cali Waraabe oo wadaniyadu ka dhab tahay oo uu yahay nin tolkii jecel oo kheyr la raba, war reerka nijaasta halaga sifeeyo ayuu odhan lahaa ee ceebta inoo qariya waxaasi nin kaa naxaya warkii maahan.
      Khaniisiin caadi ah oo Soomaali ah ayaa jirta maanta, gaalo nasraaniyiin ah oo soomaali ah ayaa jirta, intubana waana soomaali, dhulka soomaalidana wey joogaan.
      #Free Coldoon

  • @mukhtaryusuf1223
    @mukhtaryusuf1223 Před 2 lety

    😅🤣😂😆 wlhi wada Qosol baad tahay
    Fasalaw

  • @barwaqo7791
    @barwaqo7791 Před 2 lety

    Asaasaq

  • @MH-br4bm
    @MH-br4bm Před 2 lety

    Ninka noocaa aha yaa rabba inuu dad madax unoqdo
    Waa la ba'ay

  • @ahmedjaamac3390
    @ahmedjaamac3390 Před 2 lety +4

    🤣🤣🤣wllhy faysal waxba ma qariyo waa geed lab

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 Před 5 měsíci

    Fataal futo Cali Waraabe ma rabo in waxa uu ku shaqaysto ayuu ka hadlayo.

  • @hamaaan1105
    @hamaaan1105 Před 2 lety

    Sucuudiga ookale ayuu larabaa. In qudbada laga saxo culumada oo kan saxayana yahay caamo.

  • @jamaccabdi5579
    @jamaccabdi5579 Před 2 lety +1

    Faaruq weeye faysal

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 Před 2 lety +2

    Gudoomiye faysal halkaa wuu kadhacay wayo culimada inla aflagaa deeyo waa dambi weyn culimadu xaqa way sheegayaan wayo waajib ayaa kasaaran in dadka lawacdiyo xaqa labayaamiyo

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 2 lety +1

    Sheekhyadii hadalka cadaa ayaan moodayay inu u jawaabay lkn may dhicin

  • @zahrocusman1169
    @zahrocusman1169 Před 2 lety

    Wax.waalan

  • @nooraadanmaxamud9434
    @nooraadanmaxamud9434 Před 8 měsíci

    Uraaye faysal iska aamus

  • @nooraadanmaxamud9434
    @nooraadanmaxamud9434 Před 8 měsíci

    Faysal Nacas

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 lety +1

    waa suaal dah weyn oo maskaxda daalinayso. wadaadada iskuma jiraan laakin badhba sidaad u dabasocoto maruun aad arkaysaa wajigooda saxda ah oo iblays ka dhex hadlayo.

  • @qaloociyeman805
    @qaloociyeman805 Před 2 lety +2

    Kkkk faysal waan wata wa run sheeg codkygu wa wa diyaar✅

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 Před 2 lety +1

    Haa wasax hala ogaado waxkasta in la iska aqbalo maaha wixi dhafsisan diinta

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 2 lety

    😂😂😜😂😂😂😂😂Faysal

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 Před 2 lety +2

    Taa ninkaa wuu ku saxsanyahay laakiin culimada inuu wada eedeeyo maaha

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 Před 2 lety

    Kan wa gal xun o aqli lahen

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 Před 2 lety +1

    Faysal wa runti.Wadaad iyo Suldan ayaa inawalaya oo dawladi granb cararaya mikirifoon meel walba la taagan.

  • @AlxaqiiqaMedia
    @AlxaqiiqaMedia Před 2 lety +1

    Muhiimadu waa inta faysal sheegay. ☝

  • @hamsasoftware5958
    @hamsasoftware5958 Před 2 lety +2

    MADAXDA Somaliland' WAY WALADAY

  • @xamzelibax3772
    @xamzelibax3772 Před 2 lety +2

    Wadaadada sharaftoodo hala dhawro dhaleecayntana halaga Daay0

  • @abdiasiismaxamed9020
    @abdiasiismaxamed9020 Před 2 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hanideeq9901
    @hanideeq9901 Před 2 lety +1

    RAGA DHALILAHOGA KA HADLA WADADADU WAXAYKA HADLAAN SIILKA DUMARKA IYO RAGA DUMARKU BAARI IYO RAALIYO U NOQDA KALIYA INTA UNBAYKA SHEEKEYAAN WADADADU NIYOW ANIGU WAXAN ODHAN LAHA INTA DIINTA ISLAMKU WAYKA WAYNTAHAT EE MAD DINTA CAADIGA AD DADKA U WADA BAYAAMISAAN KALIYA WADADADU WAX KALE KAMA HADLAAN DUMARKA UNBAYKA SHEEKEYAAN MAAD RAGAN ADUNKABA ROOGAY AAD DHALILAHODA IYO QALADADKA RAGU SAMAYNAYAAN MAD KA SHEEKAYSAN IYO CARURAHA LA WASAYO HADANA LA DILAYO IYO DHAMAAN DHIBKAY RAGU DUMARKA KU HAAYAAN

  • @abdis70
    @abdis70 Před 2 lety +1

    Feysal waa Runtii, wadaadadu waa part of the Somali problems. financially they gain more wealth than any politician through their network. There is big competition between them than all politicians. Weligeed kama hadlaan Qaadka iyo Qabyaaladda!.

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure Před 2 lety +2

    I agree with faysal on this

  • @jaamacaxmedcigaal620
    @jaamacaxmedcigaal620 Před 2 lety

    Ororro

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 2 lety +2

    Wadaado maha waa benae wadado maha

  • @abdirahmanmire2477
    @abdirahmanmire2477 Před 2 lety

    Barbaraawi wuu waalan yahay

    • @sahramaxamed3796
      @sahramaxamed3796 Před 2 lety +1

      Àakhiro hadii aad aaminsantahay
      Ka gar bax inuu waalanyhy

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 Před 2 lety

    Somaliland waxaad moodaa in ay waxaan shaqooyinkooda ahayn ay faraha la soo gelayaan waxbaa soo galay la doonayo in horumarkooda la joojiyo isku duubnaada saaxibayaal hadalada aad isu direysaana joojiya beryahan waxaad ku waalateen isu jawaabid waxbaa idinku soo biirey

    • @rashjoh8028
      @rashjoh8028 Před 2 lety

      Culmo somali oo dhan ayaan haysan. Aafada wadanka ka dhacday ayay noqotay. Nin diin sheeganaya hadana xaqa aan ka hadlayn. Qaadka kama hadlaan sababtoo ah waa danta Itoobiya. Dadka muslimiinta konfur galbeed ee lagu xad gudbay kama hadlaan waa danta muusa biixi iyo saaxiibad. Iyagu arrimaha dumarka ayay bilow ku dhigeen. Gabadh ayaa cidadii oo aan ka dhamaan nin kale guursatay kuligood afkay furanayaan. Nebigii ayaa la caayay, afkay wada xidhanayaan, nebiga ayaa mowliid lagu amaanay, kuligood way fadwoonayaan. Ma leh wixii khalad yaan laga hadlin. Laakiin waxa muuqata inay doortaan arrimaha ay dhibtoodu yartahay. Somalidu xirtii ha la maal geliyo oo diinta laga barto.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Před 2 lety

    Muuse biixi cabdiyow al shabaab waxaa somaliya keenay snm iyo garacyada iidoorta oo waad og tahay waayo dee ciidanka aad hogaamiso oo markii somaliya argagiso ka bilaabatay taasoo tplf iyo kenya iyo imaraadka iyo talibaan iyo ciidamo kale gacan aad uga heshaan ilaa iyo maanta oo argagixisada somaliya oo dhan hargaysa aad ka soo abaabushaan oo puntland maanta inay carabkooda ku dhufteen waxaad samaysaan oo argagixisa oo they are too late say that because snm and garacda iidoorta are 100% the real masterminers of somali the terrorism and somali people do not know what you are gaining the somali defeatless public's bloodshed. You are crowards. Snm iyo garacyada iidoortu 90% argagixisada somaliya oo dhan iyagaa ka masuul ah oo taasi waa xaqiiq oo horaa loo cadayey

    • @prosl11
      @prosl11 Před 2 lety

      Midgaanta darood iyo faqash sidee berigii siyaad barre uu jabeen ayeey weli ooyin iyo ciil iyo cadho iyo cuqdad laa seexan alaa wuxuu isir xuma

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 2 lety +2

    Wadaado.maha wa dad cebays wana banalayaal

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 Před 2 lety

    Sufyaan siduu yasid iyo quudhsi u hadal hayay buu garan waayay macnahooda iyo waxa iyo meesha loo isticmaalo. Culimada waa la eedeeyay yasid iyo quudhsi taa lama yidhaa waa la eedeeyay faysal ninkaa waa ku sax sanyahay laakiin culimadii dhan inuu eedeeyo maaha sufyaan media/attention jecle af soomaaliga ha soo barto.

  • @muraadkadir6449
    @muraadkadir6449 Před 2 lety +2

    Walaahi waa fariid faysal kkkkkkkkkkkk wuu iga qosliyay

  • @dahir8762
    @dahir8762 Před 2 lety +1

    Fariid culumada qaar inay dadkooda caayaan ayaan khaati laga taaganyahay. Qaar badan waa in khudbadahooda la eega.

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 Před 2 lety +1

    Faysal runta kama baqdo. waa runtii. Mayd ayaa la kufsaday? Waaba yaab.