Waa Maxay Xukunka In La Baxo Khuruujka Jamaacatu Tabliiq || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi《حفظه الله》

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Duruusta Cusub ee uu leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaad Ka heli Kartaa
    webka Sheikhu uu leeyahay ee ah www.barbaraawi.com waxaana
    laga hela Dawrooyinka Cusub iyo Muxaadarooyinka Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub.
    #SheikhCabdullaahiBarbaraawi_Channel

Komentáře • 149

  • @lalulaluo6611
    @lalulaluo6611 Před 2 lety +22

    Tabliq baan ahay nasaxataa wan ka qaataay sheeikh barbarawi جزاك الله خير

    • @abucabdulaahi
      @abucabdulaahi Před 2 lety +1

      جزاك الله خيرا وجزاء. وبارك الله فيك

    • @rashiidmuxumed7989
      @rashiidmuxumed7989 Před 2 lety +1

      Anikuba dabliiqi ayaan haanjiray see waan kadashaday waana unasteexeeya

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 Před 2 lety

      Si fiican baad u hadashay walaal lkn cilmiga ku dedaal

  • @sacadjamac5819
    @sacadjamac5819 Před 2 lety +11

    Masha allaah wllhi sheekhani waa qof wllaldii lajecl khayrka waa sheekha kali ya ee aan xaqa kaxishoon alle ha xifdiyo

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 Před 2 lety +18

    Culumada salafiyiinta waxaan ku jecelahay hadalkooda isma qilaafo halkii shalay eey joogeen ayaa marwalpo joogaan lkn kuwa kale maalinba meel ayaa kala dhacdaa diinta.sidas awgeed xaqa ayagaa igula dhaw Insha Allah.

  • @xamsetukaale1521
    @xamsetukaale1521 Před 2 lety +11

    Msha allaah
    Diintu waa nasteexo

  • @irkadbuubaal2512
    @irkadbuubaal2512 Před 2 lety +5

    Adigaa u bahan inad baxado ee bixitaanku kuuma bahana
    Inataas oo siminaar ayaa la qabtaa ma saxabaa mise in diinta oo Shiro loo socdo wax badan ayaa ka qaldan alle ha ku fahansiiyo sunaha nabiga csw

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 Před 2 lety +19

    Ma-Sha-Allah very well spoken short and concise explanation. Free from hatred and division. The jamat Tabligh are doing a good effort but just need to change few things and In-sha-Allah they will be on a good path.

    • @MadrasatuAtTibyan
      @MadrasatuAtTibyan Před 2 lety +3

      A few things? they need to stop innovating in the religion and separating themselves from the ummah by making themselves a organised group. Partisanship is a major sin in Islam and an innovation

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 Před 2 lety +1

      @@MadrasatuAtTibyan That is point I raised in the comments. They need to stop not just those points you mentioned but many more things aswell. They read and believe in a book called "Fazail-e-Amaal" which is found in the Asian subcontinent. This book is full of fabricated Hadith.
      Al-Hamdu Lillah in East Africa they use "Riyad as-Salihin"

    • @MadrasatuAtTibyan
      @MadrasatuAtTibyan Před 2 lety

      @@khalidsl686 baarakAllaahu feek akhi

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 Před 2 lety +3

      @@MadrasatuAtTibyan wa iyaak aki. I live in United Kingdom and have come across plenty of the Tabligh groups. I must admit some of them are genuinely sincere but they blind follow whatever there so called "Amir" leader commands.
      May Allah (swt) Guide them and all of mankind to the one and only successful path. Ameen As-salamu alaykum warahmatullahi wa barakatuh.

    • @Al.jabarti
      @Al.jabarti Před 2 lety

      📌"حوار مع تبليغي ||
      د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
      czcams.com/video/oMDWhwZi94E/video.html
      📌 مناقشة ثناء عبدالله المصلح على جماعة التبليغ
      د. عبدالعزيز بن ريس الريس
      📹 czcams.com/video/dw_wfRhuzig/video.html

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 32 minutami +1

    سبحان الله العظيم

  • @ahmedabdalla4124
    @ahmedabdalla4124 Před 2 lety +6

    Mashaallaah Ilaahay hakuxifdiyo sheekhanaa faadil

  • @cabdiftaxibraahim9763
    @cabdiftaxibraahim9763 Před 2 lety +7

    jawaab cilmi ah weeye waana nasteexo

  • @user-lk8bq3pr1j
    @user-lk8bq3pr1j Před 2 lety +5

    أحبك الله ياشيخنا

  • @cumarcalialfaruuq9022
    @cumarcalialfaruuq9022 Před rokem +7

    Tabliiqa waxaa amin sanahay iney yihiin dadka kalia ee ila saxan teeda kale sheeq xuseen cali jabuuti
    Sheeq c,rashiid sheeq cali suufi
    Iyo dad badan kaa oo kaa aqoonbadan ayaa kujiro ee cilmigaaga allah kubarakeey sheeq

    • @mowjaddo2002
      @mowjaddo2002 Před rokem +1

      Jahli baad ku sugan tahay
      Hadaad wax yar diinta ka garanayso
      Jabuuti iyo suufi
      Baa barbaraawi ka cilmi badan maad tidhaahdeen
      Caanimada iyo cilmigaa isaga ka khaldan akhii

    • @abdishakurcaano7885
      @abdishakurcaano7885 Před rokem

      Waa run wll

    • @maxamadyusuf7340
      @maxamadyusuf7340 Před rokem +1

      Wallahi waaruntaa shekha cumar garweyne waa tabliiq hadana intaas ookun xadiiis buu xifdisanyahay

  • @burhanabdulahichannel1334
    @burhanabdulahichannel1334 Před 5 měsíci +1

    Khuruujkii baa kaa dhiman shiikh

  • @hamsebuhhari7526
    @hamsebuhhari7526 Před 2 lety +6

    Masha allah

  • @ayaanhareed6909
    @ayaanhareed6909 Před 2 lety +5

    جزك الله خير

  • @4Assari
    @4Assari Před 2 lety +5

    جزاه الله خيرا.

  • @sacadabdirahman1409
    @sacadabdirahman1409 Před 2 lety +3

    جزاك الله خير الجزاء فضيلة الشيخ عبدالله حسن الحاشى البربروي

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Před 2 lety +3

    Maasha alaah sheekhuna ale hakubarakeeyo

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 Před 2 lety +3

    Waa sax diinta baro kuma canal fal siina gaadhsii......intaasuunbay wadaan tabliiqu .......

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety +1

    بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ عبدالله بربراوي وجزاك الله خير الجزاء

  • @faydefay2591
    @faydefay2591 Před 2 lety +2

    جزاك الله خيرا يا أخي العزيز و شيخنا الفاضل

  • @dawoodabdille8075
    @dawoodabdille8075 Před 2 lety +2

    MASHAA ALLAH Sheikh Barbarawi for your sincere advice, am part of jamaatul Tabligh I really appreciated your advice n what you have said is 100% correct without any doubt if someone has no taasub he will accept your nasiha. Shukran.

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 Před 2 lety +3

    MaanshaaALLaah Sheekh barbaraawi waa runtaa khayr ALLaha kusiiyo

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety +1

    سبحان الله، أللهم فقهنا في الدين 🤲😥

  • @ismaciilcabdirashiid2143
    @ismaciilcabdirashiid2143 Před 2 lety +1

    Alle miisaanka wanagyadda hakugu darro sheekhunaa

  • @abdirisaqyusuf6839
    @abdirisaqyusuf6839 Před 2 lety +5

    mashallah tabliqigu waa qalbi fiican kuwo kamida lkn jahlibaa haya walalaheen

  • @luqmansacadmaxamed6450
    @luqmansacadmaxamed6450 Před 2 lety +1

    ILAHAY haku soo hadeeyo

  • @barwaaqoibraahin3060
    @barwaaqoibraahin3060 Před 2 lety +1

    mash allh Alle haku barakeeyo

  • @samriyemohamed-2030
    @samriyemohamed-2030 Před rokem

    ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤

  • @jeywow
    @jeywow Před 2 lety

    masha alaah abtigay ilahay ha xifdiyo waa sheekh dayar oo hadana aqoontu ay biyaa dhigtay ilahay haku xifdiyo

  • @shanqadhyare8337
    @shanqadhyare8337 Před 2 lety

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا شيخ بربراوي

  • @clwahaabismaacil5874
    @clwahaabismaacil5874 Před 2 lety

    ما شاء الله تبارك الله يا شيخي

  • @mohyedinfarahhosh2346

    《Maashaa allaah》

  • @cibaadu-raxmaanofficial7614

    أحسنت يا شيخ عبدالله

  • @mahadabdulkadir5768
    @mahadabdulkadir5768 Před 2 lety

    Jazaaalahu kheyraa.

  • @abdullahinoorkheeyr7128
    @abdullahinoorkheeyr7128 Před 2 lety +1

    Msh allh

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 Před rokem

    Sax jazaakallahu kheir sheikh waxan kacodsanaya culimada inay jamaacatu tabliiq wixi qaladaad ah kasaxaan sida uu sheeqa sameeyay. Aniga waxan arkay dad ilahey cilmi siiyay hadana qof tabliiq ah marku misajidka kaistaago wan wacdinaya dhaho inu qofki iska baxo asago diidaya inu dhageysto lkn sax maaha waa in lagasaxa wixi qalad ah

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn

    maasha allah

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Před 2 lety

    Maantaa iigu horeysa inaan sheikhan dhagaysto ma sha Allah

    • @ibrahimali6609
      @ibrahimali6609 Před 2 lety

      Wad heysa hada ee ku xidhnaw waa shikh wanagsan insha'Allah

    • @muxamedsaid7016
      @muxamedsaid7016 Před 2 lety

      Kani isagaa u baahan in wax la baro ee yuusan ku fitnayn. Intaaad taqaana yuusan kaa lumin Huune..
      Islaanka la caayo oo la dacaayadeeyo ayuu mushaar ku waataa, Waligii Yahuud iyo maraykan kama hadlo..
      اعرف الحق تعرف اهله..
      Hadii aad cilmiga barato, dadka waad kala baran.
      Marka cilmiga baro, kan iuo kuwa la mid ah waad ogaanaysaa axa ay yihiin.
      Waa

    • @ibrahimali6609
      @ibrahimali6609 Před 2 lety +1

      @@muxamedsaid7016 caaynta ama wax ka sheega yahuuda iyo marekanka uun miyaa cilmi kula ah aktaada runtii adiga waxaa kaa liita kan kuuso shegay waxa aad ku hadleyso ee mesha ha isku qarxin.
      Mida kale diinta baro walal wa iga nasiixa

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Před rokem +5

    Asc sheekh aniga allah Tabliiq ayuu sabab iiga dhigay in aan diinta barto waxaana gacantooda ku soo islaamay malaayiin hindu iyo Gaalo ahaa hadaad tihiin Salafi,ictisaam,akhwaaan waxaad wax ku bartaan masaajida dhexdooda laakiin nimankan Tabliiq waxay socdaa meelwalba desert 🐪 snow ❄️ and every where marka please haku fogaan oo marka ay dadka kasoo saaraan idin allah baararka khamriga iyo qoob kacayaarka oo Masaajida ay kuugu keenaan waxbar

  • @zakroy176
    @zakroy176 Před 7 měsíci

    Kan sheikh maha

  • @invisiblehand.5125
    @invisiblehand.5125 Před 2 lety +1

    Saxiiix waa war dhan

  • @salmaanalfaris3848
    @salmaanalfaris3848 Před rokem +1

    Allaah kacabso sheekhow jamaacatu tabliiq waxayna aheen baad kasheegtay.
    Wax weey bartaan maraakiiz waa weyn beeyliyihiin cilmiga lagu barto; Balaaghada,axaadithta iyo quraanka
    Sh c/rashiid cali suufi,sh jabuuri,sh ismaacil hargeisa

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم اهدنا الي صراطك المستقيم صراط الذين انعمت عليهم غير المغضوب عليهم ولا الضالين امين

  • @Ajaa200
    @Ajaa200 Před 2 lety

    Ma Sha Allah

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 Před 2 lety +2

    Ma sha Allah sheikh barbaraawi. Laakin waxaad noo sheegtay salafayiintu dadka iyagu miyay iska soocday

  • @rashitmohamet722
    @rashitmohamet722 Před 7 měsíci

    Waxaa sababay in labaxo nabiga waa uu diri jiray A saxaabta

  • @maan8746
    @maan8746 Před 2 lety +9

    muqdisho idin kala socdaa sheekhaan ilaah dartiis u jeclahay wlhi, xaqa ka ma ganbado, halka culumada qaarkood meelaha leeslaogolyahay ey kudulwareegtaan waa ibn teymiyaha somaliya

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    Waxay samaynayaan tabliiqu: qisooyinka ay ka sheekaynayaan iyo qawaaniinta ay ku dhaqmayaan MAAHA WAX HARGAYSA LAGA GOOYO.. WAA NIDAAM XARUNTOODA HINDIYA LAGA SOO GOOYO...xataa qasaska xaggaa ayaa lagu soo sameeyaa

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur Před 6 měsíci

      Xagee ka galeysaa aakhiro alaah on dacwad laga shaqeeyo aad tiraahdo wax yaabaha qàar

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Před 6 měsíci

      @@maxamedaashaguur Dacwad kama shaqeeyaan oo gaalo uma tagaan! Oo dastuurka ay samaysteen ma oggola.. Waxay raadsadaan dadka muslimiinta si ay uga mid noqdaan firqaddoodan baadida ku sugan. Laakiin adigu jaahil baad u eegtahay. Aakhiro Allaa xaakim ka ah, adigu naftaada uun badbaadi oo dariiqa toosan ee aad aakhiro ku badbaadi raadso oo ka joog kooxdan hallaysan

  • @adandayib2610
    @adandayib2610 Před 2 lety +3

    Inta qolaba meel ku xeraysantahay ee barbarawi masjika tabliiqa aanu ka kacayn tabliiquna masjika salafiyiinta kusoo baxayn waxba hagaagi maayaan.

  • @khaalidyare7970
    @khaalidyare7970 Před rokem

    Sheekhu dalaalka isagaaba baal.maraya rasuulku waa cadeeyey in amiir la samaysto

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac64 Před 2 lety

    Al jaami,al jaami,al jaami

  • @samriyemohamed-2030
    @samriyemohamed-2030 Před rokem

    Scw❤

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Před 2 lety +4

    Imisa qof oo Ilahyba Aqoon Baa tabliiq ialahy gacantooda ku hanuuniyey nm oo islaamy intaa masjidada hargeisa iska fadhideen ee aa magac yada kala duwan labaxy seen

    • @NUCMANELMICHANNEL
      @NUCMANELMICHANNEL Před rokem

      dariiqada loo marayo ayaa la isku hayaa sxb ee la iskuma hayo malla baxayaa iyo dad badan ayaa sababteyda kusoo hanuuney

    • @abdikariinahmed1422
      @abdikariinahmed1422 Před rokem

      Hada shiqu wxu kashekaynayo fahan adu😅😂

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Před 9 měsíci

      Tabliiqa in wax la barto dadkana la baro adigaagan sheekh barbaraawi ah waxay jecel yihiin in dinta lagaa barto adna waxad tidhi meel keliyey ku hayaan taasi sax maaha anaa kamid ah tabliiqa maalinkaan raacay ayaan jeclaystay in aan raadsado wax barasho oo halkii iigu dhawayd tegey adna waan ku jeclahay oo dhegaystaa duruustaada. talo ahaana waxan ku odhan lahaa ardaydaada kugu xidhan ama jecel in ay duruustaada qaataan bal bisha ugu horaysa eed duruusta u dhigayso bisha labaad fasax oo quruuj bishaasi baxa dheh waan hubaa in ay kugu soo laabanayaan iyagoo waxbarasho u diyaar ah oo jacayl wayni u hayo oo xamaasadaysan oo adna ayba ku jeclaanayaan. bal tijaabadaasi gal intaad tabliiqa odayaashoodii qarni ka soo wareegay ka gudubto ee soo dadaalay

  • @user-rc6mm9gz4y
    @user-rc6mm9gz4y Před rokem

    aab❤

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 Před 2 lety +2

    Shaikhow ma ka soo hanuuntay GAALEYNTA muslimiinta murji ayaan kugu ogaa.

    • @ibrahimali6609
      @ibrahimali6609 Před 2 lety

      Kkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣 hadal aan loo fiirsan feerahoo wax udhimaa sxp . Murji iyo dad gaaleysin intee iskaga yimaaadaan. Wax soo baro duliyahoow

  • @hamzebilal
    @hamzebilal Před rokem +1

    Sheekha hadalkiisa in ladhagaysto ha la isku dayo

  • @Ismacilmaxaamd
    @Ismacilmaxaamd Před 2 lety

    جزاك الله شيخنا

  • @walaalahadaarudacwa8120

    يأمر تعالى بالتثبت في خبر الفاسق؛ ليحتاط له لئلا يحكم بقوله، فيكون في نفس الأمر كاذباً أو مخطئاً، فيكون الحاكم بقوله قد اقتفى وراءه، وقد نهى الله عز وجل عن اتباع سبيل المفسدين، ومن هاهنا امتنع طوائف من العلماء من قبول رواية مجهول الحال؛ لاحتمال فسقه في نفس الأمر، وقبلها آخرون لأنا إنما أمرنا بالتثبت عند خبر الفاسق، وهذا ليس بمحقق الفسق لأنه مجهول الحال، وقد قررنا هذه المسألة في كتاب العلم من شرح البخاري،

  • @CabdiCumar-mz4ky
    @CabdiCumar-mz4ky Před rokem

    Nin meet xanuunayso ayay wax waydiiyeen

  • @maan8746
    @maan8746 Před 2 lety +2

    ilaah mahad leh kanaalkaan itusiyay

  • @abdilahiadam1273
    @abdilahiadam1273 Před 2 lety +2

    5:49 waa xaqiiq qowlka sheekhu balse kooxada tabliiq oo kali ah kama jirito salifiyiinta mayilka adag maxa arinkan ugu dhaqmi wayaan aniga waxan usoo taagna wadad salafi ah oo rag umada wax khair u sheegaya masjidka ka baxa leh oo inay hadlaan diidey walow markii xaalku adkaadey uu dan u ogolaadey..
    anigu shaqiysan weli arday baan ahay diinta barta Dhamaan sheekhyadana dhageysta dhamantood balse waxan aad ula yaabey sida culimadaa loo faquuqo laguna sheego jaahiliin aan waxay ku hadlayaan aan aqoon ulahayn. xaasha....
    cilmi waa ka alle qofku maalinka uu dhasho ilaa intuu ka miyir qabo waxba u kordha mana jirto maalin uu qofku odhan karo maant caalim noqdey oon umadda wax u sheegi karaa.. bini adam mar walba wakii wax ka nuqsaamane Culimadas sharaf iyo karaameyn bay mudanyihiin yaan la xag xagan.
    alle dhamaantiin xaqa ha inagu sugo diinta iyo midnimadana ha inoo ilaaliyo. Ameen ya rabbi

    • @NoorAli-ov2hx
      @NoorAli-ov2hx Před 2 lety

      Masha Allah si wacan baad uga hadashay arinkan
      Kheyr allaha ku siiyo
      Xaqana allaha na fahansiiyo
      Diinta kuwa barta
      Ku dhaqma
      Dadkana gaarsiiya allaha naga yeelo dhamaanteen
      Inteena wax qaladana allaha naga cafiyo
      Inteena wax saxdana
      Allaha naga ajar siiyo

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913

    Hadaad waxku dhaanto raaco usheeg

  • @adandayib2610
    @adandayib2610 Před 2 lety +1

    Sheekhu weli khuruuj ma baxay maadaama usagu sidii saxda ahayd garanaayo bixistuna ay saxtahay?

  • @mohamedjama1341
    @mohamedjama1341 Před 2 lety +4

    Maxad ubixi ladihin idinku?

  • @rashitmohamet722
    @rashitmohamet722 Před 7 měsíci

    Hadaa la shakiyo waa khalaas diinda

  • @cabdimuuse4205
    @cabdimuuse4205 Před rokem

    Barbaraawi waa Alshabab waayo waxa u diidaya Dacwada ilaahay

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821
    @yaasiinmaxamedshiikh8821 Před 2 lety +3

    Bulshada inta ay uqabteen shekow uma aadan qaban adiku umad badan ayeen illah sabab ugu noqtat hidaayo

  • @aygyoutube
    @aygyoutube Před 2 lety +1

    Kani Keligii buu is mooday inuu Diinta garanayo.WAA BUDCAD DIIMEED.( Yaanu isku kiin qarxin ).

    • @abdullahisaid8379
      @abdullahisaid8379 Před 2 lety

      War culumada afka kalabax yunan afku kuqa locane

    • @aygyoutube
      @aygyoutube Před 2 lety

      @@abdullahisaid8379 Kuwa uu ka dhadhiciyey Af baan Qaloocin karaa baad ka mid tahay. Ilaahay uunbaa Keligiis Awoodaa leh. Hadduu Awooda leeyahay beri hore ayuu ku isticmaali lahaa

  • @britishsomaliland1398
    @britishsomaliland1398 Před 2 lety +1

    Dadka wad ka shikisinaysan wllhi wa siday raban mansooniyadu inay islamka ukala qaybiyan

  • @xariircali7396
    @xariircali7396 Před 2 lety

    dadka alle haloo nabad galiyo shiikh

  • @user-zq5lw1tl3o
    @user-zq5lw1tl3o Před 9 měsíci

    Qofkii raba in uu caan noqdo qofbuu kudhagaa in aad caan noqotaa rabtaa

  • @qoranecabdi9612
    @qoranecabdi9612 Před 2 lety +1

    tabliiq waxa ad sheegayso shaqo ko male qadafka alle Aya ka xisabin

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 2 lety

      Tan kale wuxuuba leeyahy Towxiidka dadka bara!!!..... Ma qof Somali ah oon Towxiidka garaneynin baa jira. .. Towxiidku saw Ashahaadada maaha.... Yaab bdanaa. Dadka ugu bdan ee soo islaama dunida Tabliiqaa u sabab ah. Siyaasad iyo koox ceyna ma galaan sida Wahaabida .

    • @sayidcaliyuusuf4123
      @sayidcaliyuusuf4123 Před rokem

      Wali maraacday hadaad raacdayna waad iska dhaga tiraysaa hadaadan raacin imika raacoo soo ogow

  • @moussamaktireh895
    @moussamaktireh895 Před rokem

    war nagatag

  • @mohamedhassan6174
    @mohamedhassan6174 Před 2 lety +2

    Sheekhu miyaanu ismaqal horta,
    Mar waxa uu ku leeyahey, inta aad garaneysaan diinta ka hadla, marna maxeydun diinta uga wada hadli weydeen.

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Před 2 lety

      Hadaanaad tawxiid garanayn diinta haha hadlin horta tawxiid ka sax adigu.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 2 lety

      @@Banuhashim237 Towxiidku miyaanu ashahaadada aheyn.. Mxaa la saxayaa wll.

  • @CabdiCumar-mz4ky
    @CabdiCumar-mz4ky Před rokem

    Suaashi kaliya waxay la gashay muxadiro dhamaystiran

  • @abdirahmaanmohamud7705
    @abdirahmaanmohamud7705 Před 2 lety +1

    سفهاء الاحلام

  • @user-vh1hl7rv9f
    @user-vh1hl7rv9f Před 6 měsíci

    Naftayda ina so islaxiyo hada ubaxo kawaram

  • @user-zq5lw1tl3o
    @user-zq5lw1tl3o Před 9 měsíci

    .

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur Před 3 měsíci

    Waxaa ku kashifay markii aad ku jeesjeestay wiilasha yaryar ee xufaada ah ee xamaas oo jihaad xaq ah ku jira

  • @xariircali7396
    @xariircali7396 Před 2 lety

    war shiikh dee waa wanaag un dee maxaa lagu diidayaa digriga soo khayr looma dirin

  • @waagaberyaymedia5084
    @waagaberyaymedia5084 Před 2 lety +1

    Wadaad walba aqligiisa ayuu wax ku cabiraa, dhibtaas ayaa naheesata. Qolo kastana àyagaa isla saxan. Tabliiq shaqada ey haayaan lama inkiri karo, tan kale shiiq barbaraawiyow masalada qilaafka waa madaahib ee adi madhabkee heesataa? Hadaa mid qabsato soo qolo kama mid noqeysid? Masalo qilaaf ilaa hada ayay taagan tahay xalna looma helin, aan ka aheen in la is aflagaadeeyo

  • @mahamedmoussa1442
    @mahamedmoussa1442 Před rokem

    illahow noda culimada

  • @abdirahmanismail9800
    @abdirahmanismail9800 Před 2 lety +2

    Anu waxaan fahmi waayay cilmigu ma ushardibaa dacwada

    • @abdirahmanhassan2320
      @abdirahmanhassan2320 Před 2 lety

      Haaa waa shardi wixii aan aaad shegeysid inaad aqoon u ledahay

    • @abdirahmanismail9800
      @abdirahmanismail9800 Před 2 lety +1

      Micnaha ( الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر ) walaal kalay tuko macilmi bay ubaahantahay.
      Haday haa haatahay cilmi intee le eg .

    • @abdirahmanhassan2320
      @abdirahmanhassan2320 Před 2 lety

      @@abdirahmanismail9800 walaal waxaa jiro wax ladhoho معلوم من الدين بالضرورة saladuna wexey kamid tahay waxyabahas oo qof kastaa garani iney wajib tahay .
      Marka waxaan rabaa inaan kufahansiiyo xitaa KALAY SALADDA TUKO iney ubahantahay cilmi maxa yelay qof an ogeyn salad iney wajib tahay siduu kudhihi kalay tuko mabaogee.Tusale ahaan adiga manta maogid halka an jogo marka mashegi kartid halka aan joogo ileen mabaogideee
      Gunanadkii waxaa dhihi lahaa wax kasta wuxuu ubahanyahay cilmi waxaaba kugu daliil ah inaad calosha hooyadaa kasobaxday adigoo waxkasta jaahi ka ah xitaa salaadda kadib ayad baratay in uu jiro wax layirhdo salaad oo waajib ah MARKA hadey saladdu kamid noqon leheen arimahaa diinta oo lagu ogaada darurada wexey noqon lehèed in manta xalaqaad loo fariisto oo lagu barto salaadda wajibnimadeeda kaliya.lkn alhamdulilah qof kastoo og
      Ugu dambeyntii madiidani in la dhaho saladda halatukado maxaa qof kastoo cilmi u leh. Madamo oo qofka uu cilmi uleyahay ayaan logu dideynin ee maaha in wax lasheegi karo cilmi laan
      Waan kugu dheereyay ee cafwan
      والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @abdirahmanismail9800
      @abdirahmanismail9800 Před 2 lety +1

      @@abdirahmanhassan2320 sifiican ban kuu fahmay wxaana kaa fahmay dacwada qayb ban cilmi ubaahnayn (معلوم من الدين بالضرورة ).
      Sidaa darteed si jus iya hadan natiijo udhalayo wxay noqon dacwadu cilmi uma baahna .
      Cilmigana aan kawadno kii xalqadaha loo fadhiisanayay hadii kale wxay naga noqon ; qofku intuu yeelanayo cilmiga (معلوم من الدين بالضروروة ) yaanu waxba sheegin ,
      Markaana hadalkeenu wxuu kudhacaya ciyaalka ilen dadka waawayn wayleeyihiin cilmiga qasabkaaye.
      Man saxanahay ?????

    • @abdirahmanhassan2320
      @abdirahmanhassan2320 Před 2 lety

      @@abdirahmanismail9800 walalkey kheir Allah hakusiiyo hana kuziyadiyo fahankaga suuban.
      Horta walal in xalaqo loo fariisto oo funuunta diinta labarto dhmntood lomashardiyo dacwada haddanan khaldaneynin.funuunta diinta in labarto iskadaaye xita waxan wajib ahey in Quranka oo dhan lawadaxifdiyo.Marka walal cilmiga laleyahay waa u shardi dacwo waa ogaansho oo kaliya iyo in aad waxan xaqiiqo u heysid (مجردالعلم )ee maaha inaad iney maktabad kutuba ah kubuxdo.marka walalkey salaada si ey unoqoto معلوم من الدين بالضرورة waa iney marka hore dadka ogadan oo ey caanbaxdo.markaa lamadhahayo cilmi uma baahnee waxaa ladhihi cilmigii shardiga ahaa waa lahelay oo ah qofkan daaciga inuu ogyahy iney saladda wajib tahay sidas na ugu sheego dadka.Marka waxaa iskumid ah in waxan lagu ogaado inuu yahay معلوم من الدين بالضرورة iyo inuu qofku xalaqo ufariisto masaisha ubaahan in xalaqo loo fariisto.Labadaba qofku diinta wuu ogu adeegi karaa.Marka wixii ubahanna in loo fariisto oo sifiican loo fahmo waa shardi in labarto wixii ah معلوم من الدين بالضرورة looma shardiyo.
      UGU dambeyntii waxaan dhahday waxaan dhihi karnaa si juz'iya ah diinta waxaa wax aan cilmi ubahneyn:WAXAN dhihi lahaa cilmigu waa laba noo 1:العلم الضروري oon ulajeda diinta gudaheda ulamajedo sida الحواس الخمس iyo 2:العلم المكتسب Marka dhahayo salaadu waa waajib cilmi laan maahan oo wuxuu u ogyahay si اضطراري ah.
      Markan kuleyahay cilmi waa shardi maahan oo kaliya midka xalaqaadka ee masalo kasta hadba nooca cilmiga ey ubaahantahay ayaa loo bahanyhy
      Cafwan magaranayi wax lasoo koobo
      والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @rashitmohamet722
    @rashitmohamet722 Před 7 měsíci

    Adana maxaa ku haley

  • @khalifhillowle1772
    @khalifhillowle1772 Před 2 lety

    Shekhi somaliyed matihid ee waxaatahay shekhi muse bixi

  • @marufabdaalla1921
    @marufabdaalla1921 Před 2 lety

    Adigi bax markaas wax soo baro

  • @khalifhillowle1772
    @khalifhillowle1772 Před 2 lety

    Hadad runshegi schoolka abaariso, barwaaqo iyo qalidii coldon iyo kufriga Hargeisa yala ayaad kahadli lehed

  • @barwaqorashiid5754
    @barwaqorashiid5754 Před 6 měsíci

    Cilmigu waaScineska.

  • @muqdishomediaanetwwork

    Subscribe iii saara saaxiibayaal

  • @xamsetukaale1521
    @xamsetukaale1521 Před 2 lety +3

    Msha allaah
    Diintu waa nasteexo

  • @user-zq5lw1tl3o
    @user-zq5lw1tl3o Před 9 měsíci

    Qofkii raba in uu caan noqdo qofbuu kudhagaa in aad caan noqotaa rabtaa