Q.1aad CabdulXaq Hadalkiisu Xaqa Ka Fogaa Sh.Cabdilaahi Barbaraawi & Sh.Cabdiraxmaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Subscribe to our channel:
    / @truecabletvonline
    Like:
    Facebook / truecabletv
    Follow:
    Twitter / truecable
    Sign Up:
    website truecable.tv/

Komentáře • 44

  • @user-iq4qv2nq3t
    @user-iq4qv2nq3t Před 7 lety +12

    mansha Allah sheekh barbarwi hadlkisu meelbu uwada socda
    ee rusheyow masailka dinita ee lagugu haysto kasojawab.

  • @user-mb3by3ib7t
    @user-mb3by3ib7t Před 7 lety +7

    masha allah sheekhyadeena barbaraawi iyo sh cabdiraxmaan alle haydin xafido

  • @user-jx3bk4yx5v
    @user-jx3bk4yx5v Před 2 lety

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل حفطك الله ورعاه إننا نحبك في الله ومن أجل الله لا من أغراض الدنيوية

  • @maxamedone
    @maxamedone Před 7 lety +5

    Barak Allahu feek sheikhanaa, jawaaab assiiban.

  • @umulkhayrali3855
    @umulkhayrali3855 Před 7 lety +3

    maasha allah xayaakallaah aaad baan jawaab waafi ah o raganima leh diniyana wafaqsan xafidahullaah

  • @masalguurocaashaqusms8871

    Masha Allah ilahay ha xiftiyo waadaadaAmiiiiin sheekh barbaraawi waanu KU taageersanahay inaad umad wixii khaldan ka qabto

  • @cabdicasiismahamed616
    @cabdicasiismahamed616 Před 7 lety +3

    Masha'allah waa kuwaa culimadu kaga hadlaya qadiyada aw rusheeye si cilmiyaysan.... Jazaakallahu khayr ...
    Arinku waa diin ee maaha qabyaalad iyo anagaa ah reer hebel..... Dhalin yarta qaarkood oo Qabyaaladaynaya diinta ilahaayna aqoon daro kaga sugan waxaan leeyahay ilaahay ka baqa waad dhimanaysaane joojiya baadilka aad u sacabinaysaan .......
    Qofkii Xaqa doonayaa ha dhagayso hadalada shekh barbaraawi iyo wadaadkaa dadka dabiibaya hadalkiisa hana is barbardhigo .
    Markaad ogaato sida saxda ah ilaahay ka cabso xaqana raac

  • @asmaa9new207
    @asmaa9new207 Před 7 lety +2

    ماشاء الله
    الله يحفظك ياشيخنا الحبيب

  • @deeqkooshin10
    @deeqkooshin10 Před 7 lety +2

    Masha Allah Shekh Barbarawi
    Jazakalah kheyran

  • @MaxamedBarbari
    @MaxamedBarbari Před 7 lety +3

    mashaaalaaah ilaaahay ha ku xifdiyo wllo

  • @khmuza8047
    @khmuza8047 Před 7 lety +1

    masha Allah sheekha hadalkiisu waa cadyahay daliilna waa Ku dhisanyahay alle ha barakeeyo shekha

  • @suhaybkhaliif3556
    @suhaybkhaliif3556 Před 4 lety +1

    Masha allah culimadeena allha barakeeyo 💜💜💜💖

  • @aaminxaashi9432
    @aaminxaashi9432 Před 7 lety +8

    Macalin barbaraawi
    iyo Macalin
    abdirahman dheere

  • @ismaaciilfaysal8405
    @ismaaciilfaysal8405 Před rokem

    masha allah sh barbaraawi iyo sh cabdiraxmaan dheere (حفظ الله)

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 7 lety +2

    mashalah mashalah mashalah

  • @maxamedcabdilaahi4856
    @maxamedcabdilaahi4856 Před 4 lety +1

    الله يحفظك شيخنا الفاضل

  • @mascuuddadaal
    @mascuuddadaal Před 7 lety

    Allaah ha Xafido Shuyuukhda Dawacda utaagan Sida Barbaraawi
    Allaahna Haynaga Qabto kuwa diinteena Burburinaya sida Ninkan Dadka Jimanka u adeegsanaya

  • @yuusufyare8962
    @yuusufyare8962 Před 7 lety +5

    masha allaah alle habara keeyo mashaaikhda salafiyada

  • @MaxamedBarbari
    @MaxamedBarbari Před 7 lety +3

    sheeekhanaaa

  • @user-xh1eg4mi7n
    @user-xh1eg4mi7n Před 5 lety +1

    maasha allah

  • @mahadcismaan7975
    @mahadcismaan7975 Před 7 lety

    ilaahay haku xiftiyo sheekh barbaraawi sheekha ma waxaa lgu haystaa ha sheegin xaqee waxaan doono aan sameeyee ma iska aamusbaa subxaan allaah

  • @libanali6188
    @libanali6188 Před 7 lety +1

    mashaa allah waa kabixisay jwb waafiya ah

  • @aminabdilahi447
    @aminabdilahi447 Před 7 lety

    mnsha llH sheekhyadi wadanka ugu waweynaa mnsha llH
    sh Abdirahman dheere ma wariyo noqdeY

  • @cabdiraxmanabuuyusuf9887

    Maashallaah

  • @hamzeabdisalan1558
    @hamzeabdisalan1558 Před 7 lety

    mazha Allah allow
    culimada noodaah

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 7 lety

    mansha Aallah

  • @maahirsiciid9652
    @maahirsiciid9652 Před 3 lety +1

    الخير

  • @cabdiraxmanabuuyusuf9887

    Allehaydin xafido

  • @AhmedSuleimn
    @AhmedSuleimn Před 7 lety +1

    wll offline not available

  • @Maxamedcali1
    @Maxamedcali1 Před 6 dny

    Dhagar qabe dhulkaa udhaq dhaqaaqa😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @muscabyusuf5694
    @muscabyusuf5694 Před 7 lety +1

    xaqu waa cadyahay sheekhu wax walba oo uu yidhi daliil buu uhayaa lkn aw rusheeyoow adigu wax cad keen oo aan caad saarnayn xaqu waa cad yahay qofkii xaqa doonaya Allah ha xafido sh barbaraawi iyo sh Abdurahman dheere

  • @mustafebinrashiid2877
    @mustafebinrashiid2877 Před 7 lety

    maashaa allaah wakaaas culimadii cabdul xaq waxaa uu wadaa maahmaahdii ahyd marka laqabtey kongo isku qaaddaa

  • @somalisomalisomalibaaleh3731

    sh dadka u adeeegaya faraha kaqaaada waaa bil ramadaan

  • @abdinasirahmed4856
    @abdinasirahmed4856 Před 6 lety +1

    nimanyahoow soomaali waxay udhisami waysi waa sidaan cidkasta diin bay sii gaar uwadaa waa dhoor firqo ncsw uu sheegay

  • @faysalmaax9638
    @faysalmaax9638 Před 7 lety

    waa beenaale sh cabdi xaq sheekh na maaha ee waa zixiroole

  • @nafisajama6353
    @nafisajama6353 Před 7 lety +5

    jazakallah khayr sheikh barbaraawi jihaadka iyo ladagaalanka aad kula jirto ahlu baadilka.

  • @MaxamedBarbari
    @MaxamedBarbari Před 7 lety +2

    mashaaalaaah ilaaahay ha ku xifdiyo wllo

  • @MaxamedBarbari
    @MaxamedBarbari Před 7 lety +2

    sheeekhanaaa