Wareysi: Amb. Maxamed Cabdi Afeey: yay ahaayeen shaqsiyaadkii ka danbeeyay in Soomaaliya qaadato .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 07. 2024
  • Wareysi: Amb. Maxamed Cabdi Afeey: yay ahaayeen shaqsiyaadkii ka danbeeyay in Soomaaliya qaadato Federaal?.
    Sidee Sheekh Shariif ku galay Kenya xiligii dagaaladii Maxaakiimta Islaamiga?. Indhacade iyo Amb. Afeey maxaa ku dhaxmaray No 50, soo dhaweyntii RW Cali Geedi? iyo arimo kale.
  • Zábava

Komentáře • 39

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před měsícem +4

    Ambaasatore, mahadsanid
    Shaqada adag oo somalinimada ku dheehan oo
    Ummadda uqabatay.waa tariikh cajiib ah.Somalida ha wada hadasho kali good.

  • @buskudxalwo3602
    @buskudxalwo3602 Před měsícem

    Walhi siniyad ah walalkey ilaahey hagugu guleyo insha Allah musuqmasuqa iyo dulanka ad so aragtay sidad oga dagalanto kuwa tuugada ah ee sharafta muwadaninta qimo diyal thank you bro

  • @AliCergabo
    @AliCergabo Před měsícem

    Masha Allah Ambaaasadaa Afeey waa masuul qaliya.

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 Před měsícem +3

    Maxamed cabdi afeey waa khabiir soomaaliyeed waankugu dayan doonaa madamaa aan siyaasada rajo kaleeyahy

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před měsícem +1

      In Sha ALLAAH, kudar.
      Akhri tranlationka oo inglish ah, (si qaldan u qoreen) 😊

  • @addesom
    @addesom Před měsícem

    Waraysi dhaxalreeb ah. Mahadsanidiiin

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg Před měsícem

    I like the honesty & frankness of Ambassador Mohamed Abdi Affey. Viva balozi !

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Před měsícem

    Asc MxamedCadde: Saaxiibkeyow Marka hore Mahadsanid Wareysigan: Ambassador Affeey: waa nin shaqsi ay ku weyn tahay Somalinimada". sida MP'DoctaFarahMacalim. Waxaan aad u xusuustaa wareysi uu bixiyay markiii uu ahaa WaziirKuXigenka ArrDibaddaKenya. Warkiisa waxaa ka mid ahaa::::::?? Ambassador Affeey sxb aad baan kuu salaamayaaa.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Před měsícem +2

    Fadaral nin kasto siyaa siye Ethiopia iyo jabuuti ka kenay ee dhibatada inaa laga bixin ugu tala galay ilahey uma naxariisto adun iyo aqiro hado nol yahay iyo hado dhintay midkasto manta wili danah shisheye ugu adegana Allaha calamad ku garano ha ka soo ifiyo

  • @guled9603
    @guled9603 Před měsícem

    Xassan Cadde wariye maahide shaqo kale raadso.

  • @abdiares-rx7hq
    @abdiares-rx7hq Před měsícem

    Abdiqasim. Was one patriotic president

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před měsícem +2

    Waa basaas

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 Před měsícem

    Run ahaan wariye ma aha.suaasha aad weydiiso sug.eish

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před měsícem

    Ambassador Afey😂
    Aar Sujuu’aa 😂 Dawlo aan Daarood ahayn oo Soomaaliya ka shaqaynaydo majidho😊 Ama cirka aada ama Qabuuraha qufta😂
    Wariye dabo cadeeye waan kusalaamey, Salaamulaahi Caleykum!

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan Před měsícem

    Saxaafaddii waa ba'day kanba saxafi baan ahay buu kuleeyahay.
    Waxaan hubaa inuusan aqoon ulahayn ambassadorku hadii kale masoo hor fadhiisteen.

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před měsícem

    Waa wada rufiyan cuqdad ka buuxdo wariyihi ba u shegaya dawladnimo jirin

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před měsícem +1

    Waa khaa'inkii ugu weynaa ee dalkaan baabi,'iyey. Kolley waqtiga ku habboon ayaa lala xisaabtamayaa. Inshallah

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Před měsícem

    - Dawladan Curatee
    - Cumar Geele Sameeyee
    - C/laahi Puntland iyo
    - Cismaan Caatana Diidee
    - Cigaal uu Ka Cadhooday
    - Caraday Tagaysaa
    - Ma Cartaa Lagu Hayne
    - Ma Ciisay La Bahoobi
    - Ma Carabtaa Lagu Biirin
    AUN waa gabay aabahay ka tiriyay dawladii cabdi qaasim ee carta lagu soo dhisay 2000.

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před měsícem

    Hawiye Alshabaab Somalia waaley.
    Abdullah Yusuf Axmed runtu sheegey
    Alshabaab khawaarij

  • @Sitti360
    @Sitti360 Před měsícem +3

    Djibouti iyo Itoobiya ayaa keentay federaalka halkaas ha kugu daayo

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg Před měsícem

    Kongole Ambassador Mohamed Abdi Affey !

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před měsícem

    Ambassador xaal qaado

  • @jaamactooreeye5285
    @jaamactooreeye5285 Před měsícem +1

    Waraysigu waa mid xiiso badan lkn wariyahaani ma ahan mid ku haboon waraysigaan oo kale ninkaani ma diyaarsana

  • @Drroble4288
    @Drroble4288 Před měsícem +1

    Indha cadey gajo udimo dheh

  • @mohamedguled7923
    @mohamedguled7923 Před měsícem +1

    ASC soomaliyey waxa wadankenu u degi La yahay nin kan warisigiisaad ka helaysaan waraysigu markuu marayo 20daqiiqo u fiirso hadaladiisa ah marka ay wada hadal siinayaan alla yaraxmo madax weene cabdulahi yusuf iyo madax weene abdiqaasim allah ha xafidee waxuu Leeyahay Labada madaxweene baan gooni isugu saarnay si ay u keenan heshiis Labada madax weene markii ay wada hadlayeen hadaladoodii waxaa ka mid ahaa Labadeena ilahay baa ina sadaxeeya kan AMB ah waxaa ka soo dhacaday eray ah waxaay ku wada had Layeen waan dhageesanayey in kastuu markii danbe is dareemay oo hadalka u dhigayey inuu La fadhiyey isaga wasiirka balse hadanu tiisa u raacno hadana waxuu Leeyahay markii ay Labada madax weene heshiskii dhamaysteen bay noo yeedheen ok taas baa runa balse sida ay ku dhageesteen Labada madaxweene ee uu hadalkooda qodob qodob u la socday sheega soomaliyey waad qalibantahiine???

    • @mohamedSagal
      @mohamedSagal Před měsícem

      nio dad wada hadlayo waa qasab waa la daheysan arimo amaan dartees bal ka waran hadii ay isa feeraan ama ay wax iaku gacan qadaan waa qasab in ruux sadexeeyo la ag dhigaa

    • @OmaliMedia-zv1bs
      @OmaliMedia-zv1bs Před měsícem

      Qalab ayaa loogu xidhay guriga dabcan

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 Před měsícem

      C/lahi yusuf mahayn nin somaliya dowlad inee yelato usocday wuxuu ahaa inoo mar madaxweyne noqdo kadibna arsado wuna shegay maroo qud beyay dhahay dadki 91 Muqdisho ka qaxay 15 cisho xeryaha dhadhab ku galen lkn hada is buuc ku qadane dadka Muqdisho inee ku galan kas ilahey uma naxariisto inta Muqdisho Ethiopia kenay xabala wadared ka gestay familya dhan saxib waxan ehen hoya dood dhimatay abehi hesten Ethiopia ka dilay ilmaha hon Afrik inta shegtay bahidoda nin kafala qaday kaas iyo hoga miya koxedka
      Allah umanaxaristo

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před měsícem

      ​@@shamisali4599 sharmuuto nin libaax banasnkiisa jiifa ayuu ahaa ee yuuska kala daba har

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem +1

    Fidnadan dhan waa jabuuti Somalia kudhegan

  • @aj9048
    @aj9048 Před měsícem

    Munaafiq maqarsoomo aaqiro maxaa wax jira

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Před měsícem

    SOOMAALI WAXAY DIIDEY LOW AND ODER CIDII UGAFTA DOWLADNIMA LAMA XIRI KARO INSIDE SOOMAALIA LAAKIIN KENYA WAA XIRI KARTAA WAAKAAS DHIBKA MEESHUU NAGA HAYSTO XITAA WARIYE KU SHEEGU MA LAXIREY OO LAYAAB AH BUU KU DHAWAAQEY. , MA XILDHIBAANAA LA XIREY KU YEH .

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před měsícem

    Tuugo mid walba ma garanayo wuxu ka hadlayo

  • @saacidabdijabaarnuur5752
    @saacidabdijabaarnuur5752 Před měsícem

    Wareysigaan waxaa ku haboonaa hanoolaato

  • @iidaanz
    @iidaanz Před měsícem

    Somali cid aan Ethiopia iyo Kenya ahayn oo cadow ah malahan, ma rabaan in ay istaagto runti wayo danahooda iyo danaha aduunka midna kuma jirto somali heshiis ahi, waxaaba se waxa ka sii liita madaxda somaliyeed ee taa og ee hadna daba dhilifka ah