WAREYSI #3 AMB. MAXAMED CABDI AFEEY- CULEYSKI XULISTA BARLAMANKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Komentáře • 51

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 Před 3 lety +1

    Ayaanle Mahadsanid. Amb. Maxamed Shukran. This is eye opening wlh.

  • @fablovesaadi9879
    @fablovesaadi9879 Před 3 lety +2

    Amb: Affey may Allah bless the hands of your work for tiredlessly working for de affairs of somalia and its great pple hats off🧢

  • @abnaofficial1969
    @abnaofficial1969 Před 3 lety +2

    taariikh wacan🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali hanoolaato.

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 Před 3 lety +5

    Waaw!!! waa ninkii iigu cuslaa oo aan arko inuu si runta u dhow uga hadlo arinta dawladnimadeena marka ilaahey intuu wanaag sameeyey soomaalinimo ah ilaahey haka abaal mariyo runtii waana siyaasi wax badan qariyey

  • @abdinooryare5397
    @abdinooryare5397 Před 3 lety +3

    Thanks for sharing with us the history of our leaders amb afeey and ayaanle.

  • @abdiwellidige7594
    @abdiwellidige7594 Před 3 lety +1

    Ayaanle, aad ayaan kuugu codeeyey sxb nin fiican oo taariikh la soo mary soo bandhigay ayaa tahay dhaxal fiican weeye waraysigaan 50 sano dadkii daawada layaab ayey ku noqon doontaa hdii wadankeeno dowlad fiican iyo nidaam helo.
    Keep going brother I really admire you

  • @abdullahiantob8363
    @abdullahiantob8363 Před 3 lety

    Hanoolaato caadi maaha waanaga soo daahday

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 2 lety

    waad mahadsan tahay sxb Ayaanle iyo Abs Afeey somalida waa dad wada goba markay wada joogaan oo aysan afaara Siyaasadeed soo dhexgelin masha alah ugaaska Mareexaanka alle haw naxariisto aamiin aqoon uma lahayn xataa ma arkin isku reerna maahin balse sida la sheegayo hadaba wuxuu ahaa nin somaliya oo aan fawda iyo qasid doonayn marnaba

  • @mohamedabdi6069
    @mohamedabdi6069 Před 3 lety +3

    Intaas oo dhiib baa lasoomaray markaas bay qaar kuleyihin 1991 baa loo noqonaya subhanallah

  • @jammane3880
    @jammane3880 Před 3 lety +6

    Amb. Afeey wa xog ogaal,
    Q1 wuxu dhahay siyaasiyinta, qabqableyashi iyo H.dhaqmeedku waxay isku heysteen waxyar aan miclo laheyn, Ciil badanaa Qabyaaladi.

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před 3 lety

    Asc Ayaanle mahasanid noo soo badi barnaamijyadaan oo kale 🇸🇴👍

  • @abdisheikhahmed9024
    @abdisheikhahmed9024 Před 2 lety

    Guull moxamed Abdi affey

  • @dhudubofficial2141
    @dhudubofficial2141 Před 3 lety

    waa goobaale allah u naxriisteeeee ninka uu sheegayo afeey

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 Před 3 lety

    Wataaas halka dawalad nimada la haysto ay soo martay. Maantana 91 baa loonoqonayaa ayay siyaasiyiin ku hanjabanayaa. Walee waxbadan baa nooga baxay amb afay mahadsanid adiga dawladaada kenya. Soomalaaay siyaasi yuuna dantiisa inagu fushan.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 3 lety

    Thanks hanoolaato Amb Maxamed cafimaad ku noolow haddeyno somali nahey waxaad noga warnatey waa wax schoolkda lagu dhigto in aan qabiil naheyn ureysaa addunkana gaadhi maydhanyo intaan sidaa nahdey waa ilaa 1960

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 Před 5 měsíci

    Ma' isdhihi karaan dadka Muslimka ah , gaar ahaan Somalia lama jaan qadi karaan xadaarada Aduunka qarnigaan 2024 Sababto ah wali waxay joogaan ereyadii Muslimka Argagixisada ay istaxmaali jireen sanadihii 14 bilowgii jihra oo ahayd Allahu Akbar iyo Gaalka ala dilo,
    Ilaahow u naxariiso Soomaaliya,

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 Před 3 lety +1

    0.5 Maxaa loo iloobey
    From USA

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 Před 3 lety +1

    Msha Allh xog waraysi.

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 Před 3 lety

    Ilaahey soomaali caqligooda ha isu wanaajiyo soomaali caqli gaab bey u badan tahay war qabiil qaran ma noqdee qabyaalada inaga dhaafa soomaaliyey oo ilaahey ka cabsada yaa rabbi ilaahoow qalbiyadeena isu soo du'' Aamiin aamiin aamiin

  • @maxamedibraahin03
    @maxamedibraahin03 Před 3 lety +1

    Somaliya hanoolaato

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Dadkan afsoomaaligiibuu habaar kaga dhacay, waana sababta ay reer somaliya ilaa maanta godka ugu jiraan,, dhamaantood waa wada noocan iyo qaar ka sii liita, matalaadda soomaali oo dhanna way isku magacaabeen,,, alloow sahal amuuraha

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 Před 3 lety +3

    Dadka ugu liita oo aan ogeen waxa dowladnimada laga soo maray. Waa farmaajo iyo xasan qeere. Qaxooti iyo karishbooy beey EUROPE io America ka ahayeen

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 Před 3 lety

    Waxaan rajeynaya in buug laga qoro labadii shir ee ugu muhiimsanaa ee dowladnimada Soomaaliya lagu soo celiya ee ka kala dhacay Jabuuti iyo Kenya si jiilka hadda jooga iyo kuwa soo socda wax badan uga ogaadaan waxa laga soo maray dowladnimada Soomaaliya. Ambassador Afry iyo bahda Hanoolaato waa mahadsanyihiin.

  • @mohamedahmed-jc3qd
    @mohamedahmed-jc3qd Před 3 lety

    #pioneer champion 23:13

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 Před 3 lety +1

    😥😢😭

  • @abshirali2392
    @abshirali2392 Před 3 lety +3

    Amb. Afeey nin ka xikmad badan ma arkin tarikhda somaliya nin wax badan ka og waye

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety

      Sxb ninku ma soomaalibaa mise waa sawaaxil?? Xikmad iyo ambasaadba halkanu ku dhintaye alloow u naxariiso,,

  • @abdoulkarimdaher7390
    @abdoulkarimdaher7390 Před rokem

    Ambasadorka somalinimo u ilaaliyey ,iskusodhaweynta somalidana kalin mihiin ah ayuu kaqaatey.

  • @idleProm
    @idleProm Před 3 lety

    Waxaa cajiib ah dadkii xiligaa qabqablayaasha ahaa ama dhibkaas dhan laga maraaye maanta 85% waay dhinteen aduunka qeeymihiisa waa iska intaa

  • @Abdisatar
    @Abdisatar Před 3 lety

    Waa dad ayaga dhan sidaas u raqiis ah Ambassador ka wuxuu dhahay Wax Yar ayay isku wada haysteen

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 Před 3 lety

    Waa mahadsanyahay ambasidorka runtii qayb wayn buu kaqaatay isu keenkii soo maalida waa nin adag oo karti badan taariikh badana wuu hayaa

  • @xamseaadanxirsi1776
    @xamseaadanxirsi1776 Před 3 lety

    Mareexaanka waa lasoo qayilsiyay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 Před 3 lety

      Mareexaan waa reerka keliya u diidey in qabqablaysha xil ka qabtan Somalia. illahay u naxariisto Ugaas Cumar Ugaas Xaashi walle nin xikmad leh bu ahaa

  • @ahafiidarahmannorgaraash2973

    Ayaanle waxaan u bahan nahnay dhalin fahanto arinta dalkeeena iyo sidee wax u qabsan lahaaay.

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 Před 3 lety +1

    Wlh somaliya mesha eey katimiday farmajo haydiyo ama hadhagesto afeey qab qab iyo dowlada mahan ee inta yar hanaga burburinin

    • @somdhabah6059
      @somdhabah6059 Před 3 lety

      Osman,
      Farmaajo waxba kaa burburin mayaa adiga iyo kuwa qaswadaayasha ah ood isku reerka tihiin aadna u nacamleyneysid ha burburina dalka..

    • @osmanmohamuud3051
      @osmanmohamuud3051 Před 3 lety

      @@somdhabah6059 war waxa qabilka waxku difacay wa adiga so tan laga kari lasantahay reerkaga ha isku dhameynin ee nabad qaado Somali dagal wa ka so dashay dhibka laga maray inta yar ee hada aan heysano fiiri ilahey xaqa hanigu dugu adna hadii aad taqno u sheek wadankan ha unuxo

  • @khaliifxirsi4322
    @khaliifxirsi4322 Před 3 lety

    Waa raggii somalia la dagay

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Před 3 lety +1

    WLL WEEYDINAYA SAFIIRKA BEESHA SHEEKHAAL NINKA UU SHEEGAY WAA NIN LA YIRAAAAHDA SIDA AAN U MALEEYNAYO DR. ALI BAASHI MOHAMED ROORAAYE OO AH DHAQTAR INDHAHA KA SO JEEDA GOBOLKA MUDUG

    • @africanmap2087
      @africanmap2087 Před 3 lety

      MADAXWEEYNE FARMAAJO OO 6 BILOOD CODSADAY GUDIGA DOORASHADA BADALAY, HESHIIS CUSUB DAAWO. *czcams.com/video/IYVWsBDlhSo/video.html*

  • @afaa9009
    @afaa9009 Před 3 lety

    Habka qabiilka waa shayga kali ah een kuwada noolaan karno

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před 3 lety

    Ihope waxa looso maareye Ina laa buurburn laa is fahmo

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 Před 3 lety +1

    Alla, maxaa dhib laga soo maray in Soomaali la isku keeno. Saan ubahdilneeyn bak eega, qabiil, qabyaalad, heshiis la'aan... 😭😭😭

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 Před 3 lety

    Silcis gorgarte yawaye

  • @cirokaafi4779
    @cirokaafi4779 Před rokem

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @dhudubofficial2141
    @dhudubofficial2141 Před 3 lety

    k50 iyo balidoogle maxay kala ahyen mise waa 2 garoon bal ha layga jaahil bixiyo