Shaakir Maxamed
Shaakir Maxamed
  • 72
  • 110 699
Mogadishu to Afgoye: A Somali Safari in 6 Minutes 🇸🇴
Cruise along with me on a scenic drive from Mogadishu to Afgoye under a blanket of clouds. This 6-minute timelapse captures the unique landscapes and atmosphere of Mogadishu, Somalia's metropolis, and bustling Afgooye road.
#mogadishu #afgooye #somalia #muqdisho #shamaca #mogadishu_2024
Please consider subscribing to my channel @Shamaca
You can follow me on:
FB/IG/X: Shakir Mohamed Abdullahi
Website: www.shamaca.com
zhlédnutí: 1 336

Video

Mogadishu After Dark: City Drive
zhlédnutí 2,2KPřed 14 dny
Dive into the vibrant energy of Mogadishu after dark! This video takes you on a captivating journey through the city's nighttime streets, revealing hidden gems and the unique rhythm of Mogadishu's nightlife. #mogadishu #somalia #africa #shamaca #vlog #mogadishu2024 #muqdisho2024 Please consider subscribing to my channel ​⁠@Shamaca Follow me on: Instagram/X (Twitter): @shaakirmc Facebook: Shakir...
Mogadishu 2024: A City Reaching for the Skies
zhlédnutí 16KPřed měsícem
Mogadishu's skyline is undergoing a dramatic transformation. Cranes pierce the clouds, and imposing skyscrapers are rapidly replacing older structures. This construction boom is fueled by a growing economy, a rising middle class, and a demand for modern office space and luxury apartments. The video will take you on a captivating journey through this metamorphosis, showcasing the architectural m...
Mogadishu Revealed: Navigating the Streets and Suburbs by Car 🇸🇴
zhlédnutí 2,7KPřed měsícem
Explore with me some of the streets and suburbs of Mogadishu. #mogadishu #somalia #africa #shamaca #dalxiis #vlog Mogadishu 2024 #hargeisa You can follow me on the following platforms Instagram/X: Shaakirmc Facebook: Shakir Mohamed Abdullahi www.shamaca.com
7 KU GAL AMA KU DALXIIS MALINDI
zhlédnutí 580Před měsícem
Kaalay oo ila arag iguna dalxiis quruxda Malindi oo ah magaalo xeebeed ka tirsan Kenya. Waa magaalo taariikh fac weyn leh, haddana ka tirsan meelaha ugu quruxda badan oo Kenya lagu dalxiiso. Waxaa si gaar ah ugu badan dalxiisayaasha Talyaaniga. #malindi #africa #kenya #shamaca #dalxiis #vlog #documentary #talyaani #vascodagama #muqdisho #ajuuraan #taariikh FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaa...
Malindi Magic: 60 Seconds of Beach Bliss 🇰🇪
zhlédnutí 102Před 2 měsíci
Xeebta quruxda badan ee Malindi iyo lugabaxsi galbeed. Shakir Mohamed Abdullahi #malindi #africa #kenya #shamaca #dalxiis #travel #vlog Full video 👇🏼 7 KU GAL AMA KU DALXIIS MALINDI czcams.com/video/fpP5_v4sWN0/video.html Halkan igala soo xiriir FB/IG/X: Shakir Mohamed Abdullahi www.shamaca.com
Soomaalida iyo Internetka -- 2000 - 2014
zhlédnutí 347Před 4 měsíci
Waa sheeko ku saabsan waayihii adeegsiga internetka, gaar ahaan Hotmail, MSN Messenger, iyo mareegyadii (websites) caanka ahaa sida Amin Arts, kuwii wararka sida Somalitalk, BBC Somali, iyo Hiiraanonline markuu internetku Soomaaliya ku cusbaa sannadihii u dhexeeyay 2000 - 2014. Waxaa isla qaadaadhigaya Shakir Mohamed Abdullahi, Faysal Mataan iyo Xasan C. Xasan. #msnmessenger #hotmail #qad #inte...
Somali Road Snapshot: Mogadishu to Bal'ad in 2 Minutes!
zhlédnutí 383Před 5 měsíci
Waa video kooban oo uu Shakir Mohamed Abdullahi ka duubay laamiga/jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Balcad. #mogadishu #bal’ad #balcad #xamar #shamaca #soomaaliya #somalia FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID. HALKAN AYAAD IGALA SOCON KARTAA⤵️ Instagram: shaakirmc Website: www.shamaca.com/ Facebook/Twitter: Shakir Mohamed Abdullahi
Danyar (Deprived) - Award Winning 2D Animation Somali Short Film
zhlédnutí 1,1KPřed 5 měsíci
Waa filin gaaban oo animation ah oo uu sameeyay Shakir Mohamed Abdullahi. Filinku wuxuu ku guulaystay abaalmarinta tartanka filimada gaaban ee xuquuqul insaansaka ee Soomaaliya oo ay qabteen UNSOM iyo Tiyaatarka Qaranka ee Soomaaliya (HUMAN RIGHTS SHORT FILM COMPETITION IN SOMALIA 2023) #filingaaban #shortfilm #shaakir #muqdisho #somalia #danyar #shamaca Somali short film| Somali movie #Somalic...
Xiriirka Dhallinyarada iyo MSN Messenger: 2000-2014 (1)
zhlédnutí 408Před 6 měsíci
Waa sheeko ku saabsan waayihii adeegsiga internetka, gaar ahaan Hotmail iyo MSN Messenger markuu internetku Soomaaliya ku cusbaa sannadihii u dhexeeyay 2000 - 2014. Waxaa isla qaadaadhigaya Shakir Mohamed Abdullahi, Faysal Mataan iyo Xasan C. Xasan. #msnmessenger #hotmail #qad #internet #soomaaliya #muqdisho #xiriir #dhallinyaro #shukaansi #online #taar FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad i...
Dadka Caanka ah Maxaa ka Qaldan?
zhlédnutí 247Před 7 měsíci
Waa maxay sababta ciwaannada/akoonnada dadka caanka ah ee Soomaalida loo jabsdo (ama ''loo soo qarxiyo,'' haddaan afka baraha bulshada ku qorno)? Mowduucaas waxaan isla falanqeyneynaa @Azharimcx #password #cybersecurity #qarxis #somalitiktok #shamaca Shakir Mohamed Abdullahi FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID. HALKAN AYAAN IGALA SOCON KARTAA⤵️ Instagram: instagr...
Sida Wax Loo Qoro | Talooyin
zhlédnutí 291Před 8 měsíci
Waa hadal dardaaran ah oo aan la wadaagay arday @somalipubagenda ku dhammaysatay tababar blogg writing oo aan ka mid ahaa macallimiintii ardayda khibraddooda qoraal la wadaagtay intii uu tababarku socday. #talo #blogwriting #qoraal #shamaca #muqdisho Shakir Mohamed Abdullahi #blogger #somalibloggin #somaliblogger FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID. HALKAN AYAAN ...
Ereybixinta Ciidanka Xoogga | Darajooyinka CXD
zhlédnutí 1,2KPřed 8 měsíci
Video-gan wuxuu ustaad Cabdiraxmaan Guure ku falanqaynayaa darajooyinka/garaadooyinka iyo qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka (CXDS). Ka bilow dhibbow ilaa SARREEYE GUUD, iyo unug ilaa qeyb. #cxds #ciidanka #darajooyin #garaaddo #ciidankaxoogga #soomaaliya #qeybta26d #qeyb #sarkaal ciidanka qalabka sida #shamaca #muqdisho Shakir Mohamed Abdullahi FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub taha...
Password-kaaga Mala Jabsan Karaa? @Azharimcx
zhlédnutí 339Před 9 měsíci
Sida burcadda internetku u xadaan xogtaada iyo sida aad isaga ilaalin karto. Siyaalaha sahlan oo passwor-yada loo jebiyo iyo sida looga taxaddaro. #internet #password #xog #shamaca Shakir Mohamed Abdullahi #amniga_internetka #cybersecurity FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID. HALKAN AYAAN IGALA SOCON KARTAA⤵️ Instagram: shaakirmc Website: www.shamac...
Addis Ababa Adventures: Expect the Unexpected! | Vlog
zhlédnutí 615Před 10 měsíci
Addis Ababa Adventures: Expect the Unexpected! | Vlog
Sidee Jaabir Uga Soo Badbaaday Dagaalka Suudaan?
zhlédnutí 663Před 11 měsíci
Sidee Jaabir Uga Soo Badbaaday Dagaalka Suudaan?
Mogadishu | Degmada Hodan - Aerial View
zhlédnutí 810Před 11 měsíci
Mogadishu | Degmada Hodan - Aerial View
Xurfadaha Casriga ee Lagu Shaqaysto
zhlédnutí 231Před 11 měsíci
Xurfadaha Casriga ee Lagu Shaqaysto
Boqol Sanadguurada Turkiga iyo Doorashada May 14, 2023
zhlédnutí 741Před rokem
Boqol Sanadguurada Turkiga iyo Doorashada May 14, 2023
Sida Dadka Wax Loogu Qanciyo
zhlédnutí 474Před rokem
Sida Dadka Wax Loogu Qanciyo
Dalxiis - Turkiye, Kenya, Uganda, Ethiopia & Somalia
zhlédnutí 242Před rokem
Dalxiis - Turkiye, Kenya, Uganda, Ethiopia & Somalia
Jawaabta Dooddii Halka Xaas - Dr Baadiyow
zhlédnutí 1,1KPřed rokem
Jawaabta Dooddii Halka Xaas - Dr Baadiyow
Neden Türkçeye bu Kadar İlgi Var?| Meral Doğru | Af Turkiga Maxaa Lagu Arkay? | SOMALI SUBTITLE
zhlédnutí 869Před rokem
Neden Türkçeye bu Kadar İlgi Var?| Meral Doğru | Af Turkiga Maxaa Lagu Arkay? | SOMALI SUBTITLE
Sababta ay Qoysaska Soomaalida ee Qurbuhu u Burburaan
zhlédnutí 323Před rokem
Sababta ay Qoysaska Soomaalida ee Qurbuhu u Burburaan
Qaababka Qosolka leh ee aan Mushkiladaha u Xalinno
zhlédnutí 634Před rokem
Qaababka Qosolka leh ee aan Mushkiladaha u Xalinno
Talooyin ku Anfacaya Haddaad Tahay 20-30Jir
zhlédnutí 1KPřed rokem
Talooyin ku Anfacaya Haddaad Tahay 20-30Jir
Dr Baadiyow Xagguu Joogay 1991 & 1988?
zhlédnutí 857Před rokem
Dr Baadiyow Xagguu Joogay 1991 & 1988?
Murtida Yaabka leh ee Ruumi
zhlédnutí 190Před rokem
Murtida Yaabka leh ee Ruumi
Noocyada Qalliimada Carruurta - Dr. Saciid
zhlédnutí 489Před rokem
Noocyada Qalliimada Carruurta - Dr. Saciid
Dalxiiska Turkiga | Meelaha Ugu Shidan | Vlog
zhlédnutí 2,2KPřed rokem
Dalxiiska Turkiga | Meelaha Ugu Shidan | Vlog

Komentáře

  • @xasancali6419
    @xasancali6419 Před 2 dny

    Too many bajajs are lowering the rank of regrowth.

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 2 dny

      Public transportation needs to be reengineered by the local government.

  • @abdulazeezfarah8437

    Iphone 15 miyaa ku duubtay kaabe.

  • @lafinha2638
    @lafinha2638 Před 3 dny

    The only problem is bad roads, they need to fex probably

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Před 5 dny

    Anigoo miiskayga ka kicin ayaan kula dalxiisay sxb. Thanks

  • @AbdisamadAbdullahiHassan

    Muuqaal Qurxoon.

  • @DahirSharif-gt7oe
    @DahirSharif-gt7oe Před 6 dny

    Hees macaan baad dulsaari lahayd dabcan muuqaalka ku haboon. Xasuus aa i galisay mahadsanid saaxiib. wadadaan waxaa iigu dambaysay 2012.; 2019Markaan soo noqday wayba xirnayd . Waa laga soo kabanayyaa wixii la soo maray❤.

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 6 dny

      Heesaha ayaan doorbidayaa sxb lkn balaayo waxay ka taagan tahay dad baa copyright ku wada xirtay oo looma dhawaan karo kkk. Markaan ugu bato muusig hees ayaan saaraa ama hees aan hubiyay in aysan CZcams ku jirin. Haa wallaahi, meel fog baa laga yimid.

  • @abdulkariimibrahim1075

    Jidkii aan jaamacada u soo mari jiray ahaa. Farqi weyn ayaa u dhaxeeyo runtii.

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 6 dny

      Meeqo sano ka hor? Geesaha jidka waagaas wada qurac 🌲🌳maaheynoo kkk?

  • @astancable8989
    @astancable8989 Před 6 dny

    Wado qurxoon

  • @ShalomShock
    @ShalomShock Před 7 dny

    You make it sound so romantic. All we see is the destruction featured on the news, which shows a different side. Beautiful!

  • @abukarfarah4725
    @abukarfarah4725 Před 11 dny

    Waa xamar horumartay

  • @billybobjohn8955
    @billybobjohn8955 Před 11 dny

    Türkiye'den Gorgor'lara selamlar.

  • @AdamQasimDahir
    @AdamQasimDahir Před 12 dny

    An iconic MOGADISHU STREET

  • @jeradkamau2474
    @jeradkamau2474 Před 12 dny

    I pray for somalia day and night for peace

  • @Sadaamcaydiid7696
    @Sadaamcaydiid7696 Před 14 dny

    Cajiib Waa Qurux iyo Yididiilo Tusinaya dalku inuu dhinaca wanaagsan usocdo..Nadaafada & iftiiminta wadooyinka haddii la joogteyn lahaa bay kasii wacnaanlahy…Mahdsanid Shakir.

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 Před 14 dny

    Mashaallah Mogadishu is Shinning!😊❤

  • @astancable8989
    @astancable8989 Před 16 dny

    Maa sh allah❤

  • @lionman4191
    @lionman4191 Před 16 dny

    Where are the street lights? What is the mayor doing the city needs lights

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 16 dny

      Unfortunately, most of the street lights out there are not functioning due to lack of regular maintenance.

  • @DrSaynab
    @DrSaynab Před 16 dny

    Keep going habo

  • @layeen2876
    @layeen2876 Před 16 dny

    Keep posting things like this.

  • @AbdirashidNoor-in1zt
    @AbdirashidNoor-in1zt Před 16 dny

    Nice video. I see positivity

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Před 16 dny

    This video reveals the hidden, yet mesmerizing, face of Mogadishu's life after dusk 😮

  • @AbdirashidNoor-in1zt
    @AbdirashidNoor-in1zt Před 16 dny

    I cannot believe that Mogadishu is growing so fast. Many services are still missing, but keep going forward is important.

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 Před 16 dny

    Wow mogadishu is growing fast

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 16 dny

    Dusha laga sawir hoosna bulaacado iyo washakh ayaa buuxisay Meel ay buyuhu Ka baxaan maleh.

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 16 dny

      Waa mushkilo ay dawladda hoose tahay in ay xalliso.

  • @Dayaxism
    @Dayaxism Před 16 dny

    Another wonderful video of Mogadishu. Keep posting such positive videos. Respect 🫡

  • @Shamaca
    @Shamaca Před 16 dny

    Thank you for being here. Make sure to subscribe and share the video with others. 🙏🏽

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 Před 19 dny

    I love Somalia specially Mogdisho My city Xafada howlwadaag isgoska bakaaraha carwo somaligalbeed salaan sare

  • @forest5675
    @forest5675 Před 19 dny

    God protect mogadisho 🇪🇹❤🇸🇴

  • @astancable8989
    @astancable8989 Před 20 dny

    Maa sha allah

  • @darishore814
    @darishore814 Před 20 dny

    Mogadishu is booming sanado yar gudahooda waxa Arko doonta ganacsigi Nairobi oo Mogadishu uso wareegay

  • @believer7280
    @believer7280 Před 21 dnem

    I pray for God's good news to spread throughout Mogadishu, Somalia. God loves us, and sent His Son to save us. (John 3:16) (Romans 5:8) Peace and love to you all, from Louisiana, USA.

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 21 dnem

      Thank you. Peace and love to you as well.

    • @CaashoCismaan-jt9yh
      @CaashoCismaan-jt9yh Před 12 dny

      Say: He is God, One, God, the Eternal, He did not give birth, nor was He born, nor was there anyone equal to Him

    • @CaashoCismaan-jt9yh
      @CaashoCismaan-jt9yh Před 12 dny

      "لَقَدْ كَفَرَ الَّذِينَ قَالُوا إِنَّ اللَّهَ هُوَ الْمَسِيحُ ابْنُ مَرْيَمَ وَقَالَ الْمَسِيحُ يَا بَنِي إِسْرَائِيلَ اعْبُدُوا اللَّهَ رَبِّي وَرَبَّكُمْ إِنَّهُ مَنْ يُشْرِكْ بِاللَّهِ فَقَدْ حَرَّمَ اللَّهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ وَمَأْوَاهُ النَّارُ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنْصَارٍ", 72, المائدة Those who say that God is the Messiah, the son of Mary, have disbelieved. And the Messiah said, ‘O Children of Israel, worship God, my Lord and your Lord. He is the one who associates anything with God God has forbidden to him Paradise, and his abode is the Fire, and the wrongdoers will have no helpers.”, 72, Al-Ma’idah

    • @CaashoCismaan-jt9yh
      @CaashoCismaan-jt9yh Před 12 dny

      "لَقَدْ كَفَرَ الَّذِينَ قَالُوا إِنَّ اللَّهَ ثَالِثُ ثَلَاثَةٍ وَمَا مِنْ إِلَهٍ إِلَّا إِلَهٌ وَاحِدٌ وَإِنْ لَمْ يَنْتَهُوا عَمَّا يَقُولُونَ لَيَمَسَّنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا مِنْهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ", 73, المائدة “Those who say that God is the third of three and that there is no god but one God have certainly disbelieved. And if they do not desist from what they say, the punishment of those who disbelieve will certainly touch those of them who disbelieve Painful", 73, Al-Ma'idah

    • @CaashoCismaan-jt9yh
      @CaashoCismaan-jt9yh Před 12 dny

      “Those who say that God is the third of three and that there is no god but one God have certainly disbelieved. And if they do not desist from what they say, the punishment of those who disbelieve will certainly touch those of them who disbelieve Painful", 73, Al-Ma'idah

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před 26 dny

    Vedioga dhalinyarta somalia lamasii faafi karo music dartiis sxbayaaloow sawiradaan quruxda badan music ga kadaaya inaan sii faafinaan rabnaahe

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 26 dny

      Sawirrada xoogga saar.

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 Před 22 dny

      Marka danbigaaga miyaan faafinaa?

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 22 dny

      Video-gan dambi ma aha kumana qasbanid in aad faafiso.

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 Před 21 dnem

      Lkn heesaha waa danbi adeer. Marka sawira qurxan oon muzic leheyn faafi

  • @Zaakir_story
    @Zaakir_story Před 27 dny

    Kor qurux hoos hee😢😊

  • @somaliamg8038
    @somaliamg8038 Před 27 dny

    Qofkasto somali ah magaaladisi masha allah ❤

  • @abdi_Noor
    @abdi_Noor Před 27 dny

    They can’t even preserve what’s there just building ugly skyscrapers is not progression

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 27 dny

      Absolutely! Skyscrapers alone don't define development. This video offers a fascinating glimpse into the changing urban landscape of Mogadishu. Thanks for the input.

  • @abdulkariimibrahim1075

    6.2K Views and 2.65 Subscribers 🤐🤔is fahma hee.

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 28 dny

      Badhankaas yar maa dhag la siiyo bal kkk.

  • @shivi9799
    @shivi9799 Před 28 dny

    Honestly the mayor need to get rid of stuff like this 2:35 it will do so much for the aesthetic of the city

    • @nehawshishini2503
      @nehawshishini2503 Před 28 dny

      Imagine making that a public park. Would make the surroundings look aesthetically pleasing

    • @shivi9799
      @shivi9799 Před 28 dny

      @@nehawshishini2503agree!! Definitely a public park with lots of trees.

    • @Shamaca
      @Shamaca Před 28 dny

      Actually, this pot contains rainwater, and I agree with you that it has the potential to be developed into a park. Thank you.

  • @yaaquubmayow7247
    @yaaquubmayow7247 Před 28 dny

    ❤❤thanks

  • @InnocentBarbecue-lz6nd

    Masha allah, muqdisho

  • @cabdiraxmanmaxamud2164

    Waa magaaalada umada somalieyed oo dhan

  • @Shamaca
    @Shamaca Před 29 dny

    Please support my channel with subscription and sharing videos with others. Thanks 🙏

  • @ibtisamabdulahi997
    @ibtisamabdulahi997 Před 29 dny

    Masha Allah xamar cade

  • @fe8445
    @fe8445 Před 29 dny

    Kuwa nagu caaya "failed state" baa tihiin cadaw beenalayaal ah inay yihiin soow ma cada. Alxamdulilaah. Soomaaliya waa Nabad & Horumar.

  • @poetryaddict1
    @poetryaddict1 Před 29 dny

    Love Muqdisho, magaalada madexdeenaa. Love from Garowe ❤

  • @raageh1
    @raageh1 Před 29 dny

    Masha Allah

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 Před 29 dny

    Wow

  • @Sadaamcaydiid7696
    @Sadaamcaydiid7696 Před 29 dny

    Amazing ❤

  • @abdirahiimmohamed8449
    @abdirahiimmohamed8449 Před měsícem

    The city that has been biased by everyone, the city that has been deceived by the world, t he city that has been ignored by its resiliencies, the city that has not received the appreciation it deserved, the city that western don't show to the world but its vice-verse.

  • @madadaalo-vn2ju
    @madadaalo-vn2ju Před měsícem

    Maashaa Allaah. Mogadishu is booming. Thank you Shaakir.

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 Před měsícem

    amazing video as usual😊👍🏻 My City Muqdishooooo is booming!