Mogadishu to Afgoye: A Somali Safari in 6 Minutes 🇾🇮

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 12. 05. 2024
  • Cruise along with me on a scenic drive from Mogadishu to Afgoye under a blanket of clouds. This 6-minute timelapse captures the unique landscapes and atmosphere of Mogadishu, Somalia's metropolis, and bustling Afgooye road.
    #mogadishu #afgooye #somalia #muqdisho #shamaca #mogadishu_2024
    Please consider subscribing to my channel @Shamaca
    You can follow me on:
    FB/IG/X: Shakir Mohamed Abdullahi
    Website: www.shamaca.com

Komentáƙe • 18

  • @abdinoorbk4089
    @abdinoorbk4089 Pƙed 11 dny

    Waan Qiirooday walahi🎉🎉🎉waligeyna somalia tula teeda ah maarkin🎉🎉

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 Pƙed 16 dny

    Gaariga isbuunyada ShaakirđŸ’„

  • @user-wm9rp5br6l
    @user-wm9rp5br6l Pƙed 5 dny

    Dadbaa no so baxay allaha nabadeyo o na so xasusiyay wadanki nolow waliga ❀❀❀❀❀❀❀

  • @AbdisamadAbdullahiHassan
    @AbdisamadAbdullahiHassan Pƙed měsĂ­cem

    Muuqaal Qurxoon.

  • @DahirSharif-gt7oe
    @DahirSharif-gt7oe Pƙed měsĂ­cem +1

    Hees macaan baad dulsaari lahayd dabcan muuqaalka ku haboon.
    Xasuus aa i galisay mahadsanid saaxiib.
    wadadaan waxaa iigu dambaysay 2012.; 2019Markaan soo noqday wayba xirnayd .
    Waa laga soo kabanayyaa wixii la soo maray❀.

    • @Shamaca
      @Shamaca  Pƙed měsĂ­cem

      Heesaha ayaan doorbidayaa sxb lkn balaayo waxay ka taagan tahay dad baa copyright ku wada xirtay oo looma dhawaan karo kkk. Markaan ugu bato muusig hees ayaan saaraa ama hees aan hubiyay in aysan CZcams ku jirin.
      Haa wallaahi, meel fog baa laga yimid.

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 Pƙed měsĂ­cem +1

    Jidkii aan jaamacada u soo mari jiray ahaa. Farqi weyn ayaa u dhaxeeyo runtii.

    • @Shamaca
      @Shamaca  Pƙed měsĂ­cem

      Meeqo sano ka hor? Geesaha jidka waagaas wada qurac đŸŒČ🌳maaheynoo kkk?

    • @abdulkariimibrahim1075
      @abdulkariimibrahim1075 Pƙed 16 dny

      @@Shamaca 2010 iyo 2011 Aheed.. wa la duqoobay

  • @astancable8989
    @astancable8989 Pƙed měsĂ­cem +1

    Wado qurxoon

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Pƙed 29 dny

    Anigoo miiskayga ka kicin ayaan kula dalxiisay sxb. Thanks

  • @bilhos631
    @bilhos631 Pƙed 18 dny

    sxb inaa kula socdaa fiicneed xaafad kasta magaceeda ku qori lahaa anyway thanks

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Pƙed 16 dny

    Video yaha ka dhaf is badalka badal effect ah

  • @abdulazeezfarah8437
    @abdulazeezfarah8437 Pƙed 27 dny

    Iphone 15 miyaa ku duubtay kaabe.