Xurfadaha Casriga ee Lagu Shaqaysto

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 06. 2023
  • Waa talo kooban oo aan la wadaagay ardayda sannadka afaraad ee jaamacadda iyo kuwa dhawaan qalinjebiyay oo ah in ay xirfad yeeshaan, taas oo wax uga tari karto in ay si sahlan shaqo u helaan ama shaqo abuurtaan.
    Waxaan marti ku ahaa madal ay qabanqaabisay @somalipubagenda
    #xirfad #talo #khibrad #cashar #waaya_aragnimo #shamaca #soomaaliya #muqdisho
    FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    HALKAN AYAAN IGALA SOCON KARTAA⤵️
    Instagram: / shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook: / shakirmc
    Twitter: / shaakirmc

Komentáře • 5

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 Před rokem

    In 2023 qof aan xirfad laheyn wax weyn baa ka maqan.
    👍🏼 keep it the good work!

  • @AdamDahir-ro2ns
    @AdamDahir-ro2ns Před rokem

    Waa talooyin dhaxalgal ah.

  • @shekeye9487
    @shekeye9487 Před 9 měsíci

    Mahadsanid mudane Shaakir

  • @abdiibraahim8824
    @abdiibraahim8824 Před rokem

    Ustaad Shaakir, lagama hadli karro taladan! yacni waa heer caalami. Xog-ogaalnimo ku dhisan xaqiiq.