Soomaalida iyo Internetka -- 2000 - 2014

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 01. 2024
  • Waa sheeko ku saabsan waayihii adeegsiga internetka, gaar ahaan Hotmail, MSN Messenger, iyo mareegyadii (websites) caanka ahaa sida Amin Arts, kuwii wararka sida Somalitalk, BBC Somali, iyo Hiiraanonline markuu internetku Soomaaliya ku cusbaa sannadihii u dhexeeyay 2000 - 2014. Waxaa isla qaadaadhigaya Shakir Mohamed Abdullahi, Faysal Mataan iyo Xasan C. Xasan.
    #msnmessenger #hotmail #qad #internet #soomaaliya #muqdisho #xiriir #dhallinyaro #shukaansi #online #tiktok #whatsapp #facebook
    FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    HALKAN AYAAD IGALA SOCON KARTAA⤵️
    Instagram: shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook/Twitter: Shakir Mohamed Abdullahi

Komentáře • 18

  • @shekeye9487
    @shekeye9487 Před 4 měsíci

    Shukaansi qaawan(public) iga dheh. Hormar bilaawgii uma xumayn. Qasab miyaa in bootar lamarsado mise camerada kuma qabaneyso?😂

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Před 4 měsíci +1

    Waqti iyo waayo iga dheh. Annagu laftigeyu floppy Disk masoo gaarin, jab walba jab ayaa kasii horreeyay 🤣

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 4 měsíci +1

      Floppy disk in aadan soo gaarin ayaa kuu roon, wax si sahlan u kharribanto ayay ahayd 😆

  • @hibahmohamed720
    @hibahmohamed720 Před 4 měsíci

    Shukaansiga waagaas buu wacna agah.😅

  • @mohamedbashirhassan6085
    @mohamedbashirhassan6085 Před 4 měsíci

    Runtii aad iyo aad baan uga heley muuqaalka,.
    Adi waxaan la kowsaday Facebook iyo Nimbuzz, jab badan ma arag. 😅

  • @marwaa.mohamed5240
    @marwaa.mohamed5240 Před 4 měsíci

    Inaan da’ ahay waxaan ku ogaaday Suldaan neyruus waan aqriyi jiray qoraaladiisa😂

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 4 měsíci

      Lafihii hore aa tahay ee da’ ma tihid sxb 😝

  • @farahqorshe510
    @farahqorshe510 Před 4 měsíci

    Email ina dad usameyo aya lacag kuqadan jiray 2008 lol

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 4 měsíci

      Dadka Lottery xareyntiisa hadda 💰 ku qaata adaa ka horreeyay haye 😆

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 Před 4 měsíci

    😂😂xili eey xaladu nagu adkeed eey aheed

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 4 měsíci

      Waa la soo mooday 😜

  • @shekeye9487
    @shekeye9487 Před 4 měsíci

    Shukaansi qaawan(public) iga dheh. Hormar bilaawgii uma xuma. Qasab miyaa in bootar lamarsado mise camerada kuma qabaneyso?😂

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 4 měsíci

      Bootarku wuxuu ku jiray boosk digital filter-ka 😆

  • @apdiabdo7278
    @apdiabdo7278 Před 4 měsíci

    Panical sawirada gubijiriyo Xasuus baad igaliseen wayahaga laabta kuhayso ciwaankaygi baan aday oo furay cawa oo dhex dabalan

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 4 měsíci

      Ciwaankii haddii aadba weli hayso qof culus aa tahay 😝