7 KU GAL AMA KU DALXIIS MALINDI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 03. 2024
  • Kaalay oo ila arag iguna dalxiis quruxda Malindi oo ah magaalo xeebeed ka tirsan Kenya. Waa magaalo taariikh fac weyn leh, haddana ka tirsan meelaha ugu quruxda badan oo Kenya lagu dalxiiso. Waxaa si gaar ah ugu badan dalxiisayaasha Talyaaniga.
    #malindi #africa #kenya #shamaca #dalxiis #vlog #documentary #talyaani #vascodagama #muqdisho #ajuuraan #taariikh
    FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    HALKAN AYAAN IGALA SOCON KARTAA⤵️
    Instagram/X(Twitter): shaakirmc
    Website: www.shamaca.com
    Facebook: Shakir Mohamed Abdullahi

Komentáře • 37

  • @Shamaca
    @Shamaca  Před 2 měsíci +2

    Fadlan kanaalka ku taageer in aad rukumato (subscribe saarto). Mahadsanid

  • @iM252
    @iM252 Před 2 měsíci

    Mahadsanid SHAMACA, xog muhiim u ah dalxiisayaasha ayaad nala wadaagtay.

  • @AbukarFarah-gc1jh
    @AbukarFarah-gc1jh Před 2 měsíci

    Waa macluumaad fiican

  • @abdimahadfarah8311
    @abdimahadfarah8311 Před měsícem

    Waan ka helay warbixitaan

  • @abdallaa.yusufmohamud9911
    @abdallaa.yusufmohamud9911 Před 2 měsíci

    MashaAllah Malindi waa u bognay, magaalo xeebeedyada Afrika badankood quruxda way ka siman yihiin.

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 2 měsíci

      Alleylehe taasaa run ah.

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 Před 2 měsíci

    Beautiful Malindi❤❤

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 2 měsíci +1

      Put it into your bucket list 😍😊

  • @Zaakir_story
    @Zaakir_story Před 2 měsíci

    Meshaan waba ka helee next time amaa horay isku raacna😮

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Před 2 měsíci

    Macluumaad waafi ah oo xiiso horleh igu abuuray 😊

  • @Dayaxism
    @Dayaxism Před 2 měsíci

    Quruxda Afrika ee naga qarsan ayaad na tustay…thanks

  • @yusufabdifatah5768
    @yusufabdifatah5768 Před 2 měsíci

    Heersare waaye. Malindi waa nagu sii dhexwareejisay, taarikhdeeda iyo fac weynideedana waad nooga sheekeysay. Aad baan uga helay muuqaalka iyo isku duba ridkiisa.mahad badan hakaa gaarto saaxiib.

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 2 měsíci

      Adigaa mudan eebow....

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 Před 2 měsíci

    Heer sare😮 Laakin maska inaad tijaabiso aheed😂

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 2 měsíci

      Taas waa ka afeeftay kkkk.

  • @DahirSharif-gt7oe
    @DahirSharif-gt7oe Před 2 měsíci

    Hadda laga bilaabo Malindi waan tagay adiga ayaa ii ahaa مرشد سياحي 😂❤

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 2 měsíci

      Saas ay tahay liiska ha ka tirin, Shariifow kkk. ❤️🙏

  • @abdallaace
    @abdallaace Před 2 měsíci

    11:06 are we doing this all day!
    sharing my best shots under this

    • @abdallaace
      @abdallaace Před 2 měsíci

      12:01 simple yet fascinating

    • @abdallaace
      @abdallaace Před 2 měsíci

      1:42 breathtaking

    • @abdallaace
      @abdallaace Před 2 měsíci

      2:25 memories

    • @abdallaace
      @abdallaace Před 2 měsíci

      2:52 majestic force of nature

    • @abdallaace
      @abdallaace Před 2 měsíci

      3:20 remnants of architectural marvels

  • @VittahFaroole
    @VittahFaroole Před 2 měsíci

    Naiorbi ilaa imisa Km bay isku jiraan.

  • @ibrahimisseabdulle3421
    @ibrahimisseabdulle3421 Před 2 měsíci

    Madaale majoogo Ul lajoogo xeebta liido

  • @Sonkor24
    @Sonkor24 Před 2 měsíci

    Halakala jillaabto!😅, qorshe weeye in la is weeydaarto oo Ragga Madoowga ah gabdhaha Cadaanka ka shaqeeyaan, gabdhaha Madoowgana Ragga Caddaanka u kala kiciyaan 😂

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 2 měsíci

      😂😂😂😂😂

  • @madiinahaji7692
    @madiinahaji7692 Před 2 měsíci

    Malindi soomaaliya miyaa mse Kenya? madxafka dhan soomaali ayaa iigaga muuqdee

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 2 měsíci

      Malindi Kenya ayay ku taallaa.