Danyar (Deprived) - Award Winning 2D Animation Somali Short Film

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 12. 2023
  • Waa filin gaaban oo animation ah oo uu sameeyay Shakir Mohamed Abdullahi. Filinku wuxuu ku guulaystay abaalmarinta tartanka filimada gaaban ee xuquuqul insaansaka ee Soomaaliya oo ay qabteen UNSOM iyo Tiyaatarka Qaranka ee Soomaaliya (HUMAN RIGHTS SHORT FILM COMPETITION IN SOMALIA 2023)
    #filingaaban #shortfilm #shaakir #muqdisho #somalia #danyar #shamaca Somali short film| Somali movie #Somalicartoon| Human Rights Short Film
    FADLAN #SUBSCRIBE saar ‪@Shamaca‬ haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    HALKAN AYAAD IGALA SOCON KARTAA⤵️
    Instagram: shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook/Twitter: Shakir Mohamed Abdullahi

Komentáře • 17

  • @Shamaca
    @Shamaca  Před 6 měsíci +1

    Akhyaarta dhammaantiin waad mahadsan tahiin. Fadlan SUBSCRİBE saara kanaalka. 👍🏽🙏🏽

  • @mubarikaskar9124
    @mubarikaskar9124 Před 6 měsíci

    You telling us alot ustaad the only gateway we have is eduction. Keep up the great ideas ustaad

  • @DrSaynab
    @DrSaynab Před 6 měsíci

    This is a really wonderful story. I liked it, habo.

  • @shekeye9487
    @shekeye9487 Před 6 měsíci

    Waa cajiib. Masha Allah

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 6 měsíci

      Thank you, adeer.

  • @zuheybabdihakim8649
    @zuheybabdihakim8649 Před 6 měsíci

    ⚡This is short Filim and this filim is so.important our Generation 👍🔥

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 6 měsíci

      I appreciate your nice comment, adeer. ❤🙏🏽🤍

  • @ibrahimrage5594
    @ibrahimrage5594 Před 6 měsíci

    MaashaaAllaah ❤

  • @ZainCabuudi
    @ZainCabuudi Před 6 měsíci

    Mabrook shakir🎊

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 Před 6 měsíci

    Contras Shakir I’m so proud of you🎉❤ I love the story. Everything about the video is 💯😊

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 6 měsíci +1

      Mahadsanid 'Ma Nucnay' 😊❤

  • @HusseinIyaye
    @HusseinIyaye Před 6 měsíci

    Aad ayaan ku bogaadinaya saaxib waa muuqaal yar balse Wuxu bixinaaya fariin loogu talagalay Intaas ka badan in lagu gudbiyo. Mahadsanid .

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 6 měsíci +1

      Mahadsanid bro. İyaye

  • @marwaa.mohamed5240
    @marwaa.mohamed5240 Před 6 měsíci

    Beautiful and heartfelt message. Everyone has a right to education!! Thank you for creating this🙏🤍

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před 6 měsíci

      It's my pleasure🙏🏽💛🤍