Buugan waxaan ka bartey sida lacag loo sameeyo? | Waayaha Akhriska.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - smma.facacusub...
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Komentáře • 53

  • @cabdigahnug9321
    @cabdigahnug9321 Před 2 lety +8

    Waxa tahay qof wanaagsan lkn mid ha ilaawi MAAha muhiimada U wayn ee nolashu lacag taan waan kaga so horjeeda wll
    Aduun iyo aakhiraba isku wad akhriska books financial Ka haku koobnan kutubta diintana akhri ❤️

    • @abdiaziizmoha1936
      @abdiaziizmoha1936 Před 2 lety

      Axaadista io quraanka kna akhri isbadalka aad doonaysid wlipa sidha ayaa u helaysa

    • @M-KHALIF
      @M-KHALIF Před rokem

      Sxp iskaga cafi, markaa dhahdi Dareen waxaa dhahaa side what the f*Ck his talking

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 Před 2 lety +4

    Dunidan casriga ah waxa ugu muhiimsan ee qof lasiiyo waa information ama wacyigiisa kor loo qaado. Many thanks to u teacher🙏.

  • @bashiirmumin875
    @bashiirmumin875 Před 2 lety +7

    I have started on the path that you have been on for the most part and I hope to become one .
    Thanks ustaadi warsame bade

  • @abdiztech9350
    @abdiztech9350 Před 2 lety +3

    mahadsanid ustaad

  • @kingxaafi2322
    @kingxaafi2322 Před 2 lety +6

    Warsamow wll soomali baanu nahee buugata soomaliga ah ee wax tarka lehna ka soo hadal mahadsanid

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před 2 lety +6

    Yes adigu naftaada challenge unoqo ooow thanks aboowe alx inta ka maarantahay ruux la mid ah hoos joogidii iyo ushaqeyntii ama qof shaqadu lahaatey waan ka maarmey aleeylahe alx haatana fursad bixiyaan ahay umadiisa iyo tan caalamka kaleba ufaa'iideeya oo fursad ay kaga ahaan karaan challenges ka nolosha dhanka shaqo iyo mushaar ahaan iyo daqli badan sameyntii ama tacab ka ceynkaasa ka caawiya dadkiisa baan ahay kuligeen allah nagu duwo wadada noo roon inaan garano mahadsanid warsame👍👍👍👍👍

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF Před rokem +1

    Say be financial literature

  • @saxma1277
    @saxma1277 Před 2 lety +3

    USTAADI warsame videoyada noo Yara dheeree ilaa 20 daqiiqi
    Waxaan dareemayaa inaan wax badan kaa faaido please Marka video ga xoogaa noo dheeree

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před rokem

    Aad ayaad u mahadsantahay ustaad warsame bade maanka ayaad dhalinteena u kobcisaa si ay hormar iyo guulo u gaadhaan insha allah courses yadaadana inaan qaato ayaan rajaynayaa

  • @iamcukaash2488
    @iamcukaash2488 Před 2 lety +3

    Wll course maka heli kara🤗🙌

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 Před 2 lety +1

    ustaad mahadsan tahay ismuuji facakoraya Course ka mid tahay.

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 Před 2 lety

    Warsame nin qaliya horay usoco sxb

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 Před 2 lety

    Sheekoyinkaaga noo soo badi inshallah.
    Wll Allaah haku barakeeyo

  • @AminaAELMI
    @AminaAELMI Před 2 lety +4

    Thanks
    Wll course free ah ma nosameenkartaa?

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 Před 2 lety

    Zhb mhdsnd kabasho baan Soo daawaday aniga dhan baaba dabeecad ahaan isku badalay proud of you

  • @user-jv7lw2qr1c
    @user-jv7lw2qr1c Před rokem

    Maaha allah qax Bawn kWlw dh3x baxay hadalkaada. Thanks

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 Před 2 lety +2

    Ciwaanka #Cashflow ka dhig buugaasi kuma jiro CZcams oo kaligaa baa ka hadlay ee ustaad Abaalka Waan ku Haunaa

  • @abunucaymz1438
    @abunucaymz1438 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 Před 2 lety

    Masha allh

  • @sahalhassanmohammed1611

    Hore Usoco Walaal Aan Wax Badan Aan Ka barane.

  • @nastehomohamed3019
    @nastehomohamed3019 Před 2 lety

    Waa mahadsantahay

  • @Shafie211
    @Shafie211 Před 2 lety

    Thanks our ustaad ❤❤

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 Před 2 lety

    Mahdsnid ustaad keep going

  • @Ibrahwarsame
    @Ibrahwarsame Před 2 lety

    First person. Salaama Ustaad.

  • @etmanabas9259
    @etmanabas9259 Před 2 lety

    Thanks masuul

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 Před rokem

    Qofkii raba buugan oo pdf ah la ila soo xidhiidho

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 Před 2 lety

    Mash allaah horay usoco walal 👍

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 Před rokem

    Xaga laga helaya wl

  • @maxamedmuuse9937
    @maxamedmuuse9937 Před 2 lety

    Ustaad listen naga so cawi meshan ka helayo book naso dhigto kan klr hadi an wayno somalia jgno si aan listining iska dhgaysano

  • @axmedsuuley6036
    @axmedsuuley6036 Před 2 lety

    M.a ustaad xagee kahelikaraa buugaan.

  • @muscabpro2230
    @muscabpro2230 Před rokem

    Ustaad xagee ka helayaa buugta

  • @vladamirputin5617
    @vladamirputin5617 Před 2 lety

    Wll Warsame Waan kuu Soo Direy Xogtaydii Ee Maanad Soo Jawaabeyn mise Dadkaa Kugu Batey Oo Waad ka caajistey

  • @sakiabdi5604
    @sakiabdi5604 Před 2 lety

    Masha allah legend noosoobadi videos ka dhiirigelinta ah

  • @khadarhi6589
    @khadarhi6589 Před 2 lety

    Willgaa subscribe uu Sara , daladisuu waaye ficandahyee🧐🔥💯

  • @caydarussaalax8540
    @caydarussaalax8540 Před rokem

    Buuga xagee kahelnaa

  • @tv.online2615
    @tv.online2615 Před 2 lety

    Saxib asaguu soomali ah malahelaa ????

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem

    👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑 bro

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 Před 2 lety

    👑👑👑👑👑👑👑👑👑bro

  • @leylasheekh6368
    @leylasheekh6368 Před 2 lety

    Asc walal
    Side kula so xiriiri karaya???

  • @sharmakemohamed1196
    @sharmakemohamed1196 Před 2 lety

    book gaan oo lasoo turjumay mala helaa

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 Před 2 lety

    Warsame bade wll qalbi furan course free ah noosamee

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 Před 2 lety

    Dadaal wayn ayaad wadaa iyo masuuliyad wayn

  • @sharmakemohamed1196
    @sharmakemohamed1196 Před 2 lety

    asaga oo somali ah malah heli karaa

  • @abdirahmanabdulahimohmed7697

    Mudane instegramka qoraalka kugusodiray isoojawaab

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Před 2 lety

    Waar nio libaax

  • @lockzmith9881
    @lockzmith9881 Před 2 lety +1

    Wʟʟ Cᴏᴜʀsᴇ Fʀᴇᴇ Mᴀɴᴏᴏ Sᴀᴍᴇᴇ Kᴀʀᴛᴀᴀ ?

  • @ahmeddahir6088
    @ahmeddahir6088 Před rokem

    Quranka inte aqrisa sxb

  • @Cabdalatube
    @Cabdalatube Před 2 lety

    Kaliya hal subscribe ayaa iga badan wll 🇸🇴🙏

  • @fivemin555
    @fivemin555 Před 2 lety

    Ustaadii Waxaan Rabay inaan online bussineska gaar ahaan ka aad kashaqyso inaan kashaqysto....
    Muddo ayaan qoraallo kuugu soodirayey Instgramka markaa markaad iisoojawaabi wayday ayaan iska aamusay...ustaadii iisoo jawaab