Lacagtaada Ha Siisan Wax Aan Ku Muhiim Ahayn?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2022
  • 👨🏽‍💻GET Courses - facacusub.com/
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya
  • Zábava

Komentáře • 41

  • @saabiriinxuseen1933
    @saabiriinxuseen1933 Před rokem +5

    Keep going waxad uqalanta million iyo kbdn wad gaari l.a you are my motivitobal jasaaakallaah khyr

  • @maskaxgaamurtay8034
    @maskaxgaamurtay8034 Před rokem +2

    Wll ka jar musicga wax muhiima ayad ka hadlaysaa lkn dad badan ma dawan karan musicga awgiis

  • @sadamabdallacazaam7171

    Mashaa allah #ustadiwarsamebade keep it up . the harder the battle the sweeter the victory !

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 Před rokem

    Jazakumu Allah kheyr Waxbadan baa noofaaiideyseen

  • @barkhadbogpa9912
    @barkhadbogpa9912 Před rokem

    Macha allha laba teacher

  • @user-th9fs9uv7e
    @user-th9fs9uv7e Před rokem

    Masha Allah aad ayaan ugu faraxsanahay in ay bulshadaydii somaliyeed ay kasoo bexee asaatidadan ookale.
    Ustaad maxmed iyo ustaad warsame iyo asaatidada kale ee ku hawlan cilmigan looyaqaano Self-development
    أو التنمية الذاتية
    Bulshadu baahi baddan ayey uqabtaa aqoonta noocana.
    Hawl culus ayaad haysaan culimo rabbi haydiin fududeeyo idinkoo kalana hanoobadiyo.

  • @bintuibrahim194
    @bintuibrahim194 Před rokem +1

    Warsame bade and mohamed omar allha idin xifdiyo

  • @abdisalansiyad6189
    @abdisalansiyad6189 Před rokem

    Mashaa Allah

  • @halimayare524
    @halimayare524 Před rokem

    My mentors 💪

  • @shukriibrahim7468
    @shukriibrahim7468 Před rokem

    Masha Allah

  • @saabiriinxuseen1933
    @saabiriinxuseen1933 Před rokem +7

    Today i am the first

    • @hamifog852
      @hamifog852 Před rokem

      Tom will be the second make the day’s count

  • @mohacarab8463
    @mohacarab8463 Před rokem

    Video kale labadiina soo sameeya waxbaan kafaaiiday manshallah

  • @abdiaziizshabib
    @abdiaziizshabib Před rokem

    Mash allah laba ustaad qiimo badan wax badan Baan faa’iday maanta

  • @hassandj133
    @hassandj133 Před rokem

    Pay yourself first, I couldn’t agree more. Thanks Guys …

  • @mohamedalihaji5035
    @mohamedalihaji5035 Před rokem

    warsame bade & mohamed omer Alle ha idin sharfo

  • @abshirbarre
    @abshirbarre Před rokem

    Allaha ha idin barakeeyo runtii waxaad tihiin meesha kaliya ee Aan khibrad dheeriya kahelo

  • @dr.mohamedali5106
    @dr.mohamedali5106 Před rokem

    Warsame Bade iyo mohamed omar waad ku mahadsantihiin sida wanaagsn aad noo dhiiri galisaan.

  • @khadarmaxamed7613
    @khadarmaxamed7613 Před rokem +1

    Ilaahayaw igu kaalmee in aan nafteyda dhiso

  • @abdi_mana.k.e6102
    @abdi_mana.k.e6102 Před rokem

    Iyo melaha courska ad kabaratay nala share garay ustad

  • @xaliimocalixasan9694
    @xaliimocalixasan9694 Před rokem

    Waa markaygii ismana dhiibayo💪

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 Před 9 měsíci

    👍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    👌

  • @cabdiraxiinxuseenkulane45

    Wacyiga iyo waqtigaad lasocotaan hadii aanu nahay dhalinta soomaliyeed waxaa loo bahan yahay qof jecel hormarkaga kuguna dhira galinaya wax walboo wanagsan waxan islehay qofkii dhageystaa inuu wax weyn kabaran doono insh.alh

  • @bashiirmumin875
    @bashiirmumin875 Před rokem +3

    Waxaan diyaar u hay inaan naftayda maalgaliyo sidaad umaal galisen si leeg
    Thank you for you ustaadi

  • @whomnour
    @whomnour Před rokem +3

    one day halkan wan kso Wada muqan doona anigoo ah qof kan donayo inan noqdo insha allah my role models warsame and mohamed

  • @maryanmaxamahomet2176

    Iftiinkii Dahlinta soomaliyeed Guuleysta 🙏💥

  • @abdi_mana.k.e6102
    @abdi_mana.k.e6102 Před rokem

    Usatd zoom ki halay dad anaga naga mid ah ayu dafay. Website ka so Galina dahday ustad nosogali mishi asharada kujirtay

  • @garaadofficial415
    @garaadofficial415 Před rokem

    Wll qali inaan bartaan rabaa marketing marka sidee ubaran karaa wllo halkese ka baran karaa adoo raaliya.

  • @Vibes00747
    @Vibes00747 Před rokem

    Ustaad logo designer ayaan ahy max igu la telinee

  • @asmasaleban2050
    @asmasaleban2050 Před rokem

    XAGAN KALA SOO XIRIRNA WLL

  • @mrabdule1229
    @mrabdule1229 Před rokem

    Wax yaabobadan

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 Před rokem

    Warsame mahad sanid maxamad cumar waa qof aan ku daydo

  • @aminamoussa2530
    @aminamoussa2530 Před rokem

    Dad an kudaydo ale hani sharfo

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Před rokem

    Anigu ayaan daradayda 25$ayaan shaqayee malin tii kadaina daaq baan siista intaba i am sory

  • @mubarikomerriyaale2244

    asxaabta halkan ka barta aqoonta nashqadaynta websites ka
    czcams.com/video/I6m40YlrlMI/video.html

  • @macawiyetawanecismaan2898

    Ustad Ku daya sho mudan tahay ad iyo ad badana u mahad San tahay wayo waxa ino ifti misay halgan Ka nolosha halka Ka si wad wayo waxa jiro dhalin badan o nolosha Ka niyad jabay o na Wax hadaf la heyn Nana donayo iney nolosha Gul Ka garan hadana anan sa meyn Wax ficil ah