Dr Baadiyow Xagguu Joogay 1991 & 1988?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 01. 2023
  • Dr Baadiyow wuxuu ka sheekaynayaa xaaladdii uu dalku ku sugnaa wax yar ka hor intii aysan dagaalladii sokooye ee 1988 iyo 1991 billaabanin, iyo isagu meesha uu joogay markii ay QABTU dhacaysay.
    #taariikh #dagaal #militari #qax #soomaaliya #muqdisho #1991
    #shamaca #Shakir Mohamed Abdullahi #taariikhdasoomaaliya
    FADLAN #SUBSCRIBE saar / shaakirmaxamed haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    HALKAN AYAAN IGALA SOCON KARTAA⤵️
    Instagram: / shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook: / shakirmc
    Twitter: / shaakirmc

Komentáře • 5

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před rokem

    dr waxan weydinaya afgambigi 1978
    maxa lagaga qarsaday adigo ka tirsan
    guutada difaaca cirka. ????

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem

      twitter.com/Shaakirmc/status/1611741725273251850?t=aU0wjQgRA0uvCtdySDCNNQ&s=19
      Meeshaas faallo ka bixi adiga oo diktoorka mention dhahaya haddii aad Twitter adeegsato. Waxay u badan tahay in uu kuu soo jawaabi doono.

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 Před rokem

      @@Shamaca
      scb ma isticmali twitter.
      lkn hadu comments
      ka bixiyo wa ku farxi lahaa.

  • @ayaanyusuf1921
    @ayaanyusuf1921 Před rokem

    Waraysiga intisi kale mee tiktok kuso arkey halkana kawayey e

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem

      Waa kan walaal
      czcams.com/video/5JAUwJQcy4w/video.html