Qaababka Qosolka leh ee aan Mushkiladaha u Xalinno

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 02. 2023
  • Waa sheeko ku saabsan saddex qaab oo ay Soomaalidu u xalliso mushkiladaha maalinlaha ah ee la xiriira nolosha iyo shaqooyinka. Maxaa ka jira sheegashada ah in aan nahay dad aan isku lurin in ay ka salgaaraan xalka mushkiladaha ee taa beddelkeeda umuuraha ku xalliya qaab is'dhaafin ah? Arrintaas waxaa isla falanqaynaya Shakir Mohamed Abdullahi iyo Hassan Abdi Hassan
    #mushkilad #xal #Soomaali #muqdisho #farsamo #dhaqan #shamaca #shaakir
    FADLAN #SUBSCRIBE saar ‪@Shamaca‬ haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    Instagram: / shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook: / shakirmc
    Twitter: / shaakirmc

Komentáře • 21

  • @Hananmahaoud
    @Hananmahaoud Před rokem

    Markasta ood so dhigto vidoe oo taxano Ah waan kugu farxaa runti shaakir hore u soco guulayso walal❤️🙏🏿

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem

      Mahadsanid, Jemal!💜🙏🏽

  • @abdiibraahim8824
    @abdiibraahim8824 Před rokem

    Salbatooyadaa ku dheeraatay😂😂 lkn wuu soo dhawayatay waa iga qosliseen ustaad shaakirow kkk

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem +1

      Soomaalida aa sidaas u qosol iyo yaab badan kkkk. Mahadsanid bro.

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 Před rokem

    Markaan 2adiina waaba ogaa in aad wax lee lagu woslo so wadaan😂😂😂😂 “Ar ka leexdaay gaariga fariin maleh” Hassan waa iga qosliyay wlh😂😂Soo badi plz.

  • @munamuhudiinmohamoud8996

    waa wax jiro dadkeena dhib ma jeclo waa ka howl fududees😂❤

  • @nouhsaid9423
    @nouhsaid9423 Před rokem

    Lecturer Hassan fanny waaye walaahi😂😂 Guuleyso ustaadkayga Hassan Abdi Hassan.

  • @abdallaa.yusufmohamud9911

    Waa naga qosliseen wlhi kkkk mahadsanidin

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem

      Albaabbada aad musbaarka ku celinayso jooji, awoowe kkk.

  • @fatimaahmed6727
    @fatimaahmed6727 Před rokem

    Waa waxyaabo qosol ah lakin waaqici ah😂😂

  • @mohamedshardiid5594
    @mohamedshardiid5594 Před rokem

    Ustad durbadiiba waxaa igu soo dhacay, waxa la sameen jiray dacaska marka uu ka go'o qofka. waxa la sameen jiray, Suun baa la dhex gelin jiray Suulka iyo farta dhexdooda. kkk
    waxaa kale oo iyadana jirta Mushkiladda lagu xaliyaa, Telka haddii uu biyo ku dhex dhaco loor bariis baa la dhex dhigaa. Cajiib!

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 Před rokem

    Mid baa iguso dhacday wlh radio-yaha marki batariga uu shaqeyn waayo waala gar garaaca ama qoroxda la dhigaa si uu dib isigu jaaj gareeyo😂😂😂Yaab!

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem +1

      Waan xusuustaa kkk. İyo ateenada raadiyaha oo fiilo lagu kabo kkkk

  • @Azharimcx
    @Azharimcx Před rokem

    Hadda kahor anoo jidcadde xaafad mara saga dhex laafyoonaya ayaa waxaa igasoo horbaxay mooto guux weyn. Waqtigaasna xilli jidkaas gaadiid badan marto ma ahayn, ugu danbayn markii uu guuxii mootada iisoo jirsaday wax 5-7 mitir ka yar ayaan ogaaday inuu yahay gaari Toosh weyn lagu wado. Habeenkaas waan sigtay.

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem +1

      Khatar ayaad gashay! Salaamaad!

  • @mohanur252
    @mohanur252 Před rokem

    Gaari ayaa hada ka hor toos la igu dhiibay, ma ilaawin hhhhhh

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem

      Ladawaral (laguddoomiye) ayaad ahayd kkkk.

  • @MohamedHussein-jc2gz
    @MohamedHussein-jc2gz Před rokem

    Albabada qeybta qatarka kaxumata, waxey musmaar katagan qeybta darbiga ee Albabka kaxirmayay kadibna laguso qalociya kaa oo loisticmala habka qatarka hhhhh

  • @MohamedHussein-jc2gz
    @MohamedHussein-jc2gz Před rokem

    Gawarida qeybta furaha kaxumata, fiilooyinka ayey jareen kadib laba fiila bey isku tabtaan si macmal ah si lo istaara hhhhh

    • @Shamaca
      @Shamaca  Před rokem

      Tan si fiican aan u xusuustaa kkkk.