Sababta ay Qoysaska Soomaalida ee Qurbuhu u Burburaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 03. 2023
  • Shawdi A. Xayir oo waqti dheer Yurub, Holland, ku noolaa oo ah cilmibaare iyo bare jaamacadeed ayaa video-gan ku sharxaya sababta ay qoysas fara badan oo Soomaali ah oo qurbaha ku nool u burburaan.
    #qoys #soomaali #qurbo #Yurub #shamaca #qurbe #singlemother
    Shakir Mohamed Abdullahi| #dhaqan #diin
    FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    Instagram: / shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook: / shakirmc
    Twitter: / shaakirmc

Komentáře • 4

  • @Zaakir_story
    @Zaakir_story Před rokem

    👀

  • @iM252
    @iM252 Před rokem

    Ku mahadsanid xogta mudane. In qoysasku xog ka qaataan kana digtoonaadaan burburka ayaan filaayaa.

  • @jemalMohamoud
    @jemalMohamoud Před rokem

    Waad mahadsantay shaakir markasta hore u soco bro ❤