EYL iyo SSDF - Calool adaygii Cabdirizaq Daad - Qaybta 2-aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 02. 2022
  • CALOOL ADAYGGII Cabdirizaq DAAD
    (Dhaawicii, Qabashadii iyo waraysigii askarta ee DAAD iyo saaxiibkiis)
    -Markale Cabdirizaq oo sharraxaya.
    - Taxane Afar qayboodle ah.
    - Taariikhdu waa marag.
    Maya markale iyo kelitalisnimo.

Komentáře • 13

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 2 lety +2

    MASHAA ALLAAH

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 Před 5 měsíci

    Xirsi magan allaha u naxariiso Aagaa wuxu ahaa, Nin saalix ah Ducadiisa alla idiin AQbale

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před 2 lety +2

    Walee cidii faan waa ku dhamaaday

  • @AbdicasiiskhalidYuusuf-tj4zn

    🎉

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před 2 lety

    Waraysi qiimabadan sidii looga bartay mudane Juxaa.

  • @saf1090
    @saf1090 Před 3 měsíci

    Kani ma run buu sheegayaa? Ilama ahan. Laakiinse ilaahay baa og.

  • @engmohamedyusuf9222
    @engmohamedyusuf9222 Před 2 lety +2

    Kkkkkkk waa cajiib waan ku raxeystay halgankaad soo gasheen waana midka keenay in aan maanta xornimo guryaheena ku joogno janada alle hadin ku abaalmariyo

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Před 2 lety +2

    Kkkkkkk faan badanaaa juxoow kan wuu ku cebeeyay

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 2 lety +1

    TAARIIKHADU WAA LAMA ILAAWAAN KALIGII TALIYE DALKII IYO DADKII GOD BUU KU RIDAY XAQIIQ

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety +2

    Reer faan weyne,
    maalina ma dagaalamin,
    af kuxoog,

  • @user-gy3qi6yl4r
    @user-gy3qi6yl4r Před 5 měsíci

    Been badanaa kkkkkkk

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Před 2 lety +3

    Kan waa benlow xitaa been ma sheegi karo adeer waad cebowday beenta lugo u yeel faan badanaa

    • @aniizajaama7544
      @aniizajaama7544 Před 4 měsíci

      Nin jabhad noqday oo dowld la dagaalmayaa geesinima ka maqan mxy thy . Tankle wxn ad maqalsho aday agtda wx wayn ka thy stiill wx balo ah ma maqlo anu