Q2: Kooxdii Xirsi Magan ee EYL qabsatay markii Siyaad Barre iyo Mingiste Djibouti ku heshiiyeen 1988

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 6

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Před 2 lety +2

    Taarikh dhaxal gal ah

  • @kiilofaratuush9161
    @kiilofaratuush9161 Před 2 lety +1

    Taariikh loo baahnaa in la xusso guuleysta

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Před 2 lety +1

    Aabihiin wasa daarood SSDF na wey u ooyayeen SNM na xiniinyaha ayey ka saarayeen marka ay qabtaan.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 2 lety

    Waxaan la yaabay wuxuu yidhi maxamed siyaad inqilaabkiisii sharci maahayn hadaan ku waydiiyo unqilaabkii reeraysnaa ee and 1978.dii aad dhigtay miyaa sharci ahaa bal caqliga soomaalidu inqilaabkii maxamed siyaad soomaali reer kasti wuu ku jiray laakiin kiinii xitaa majeerteen uma dhamayn maxamuud saleebaan keliyuu ahaa

  • @realwaryaa9193
    @realwaryaa9193 Před 2 lety

    Doqon ninka isaqna wad dilayseen ka daaroondna geesi buu aha

  • @talokeen259
    @talokeen259 Před 2 lety

    juxa oo aruurinaya warcad iyo dharaargoodii mareexaan iyo majeerteen , majiraan mareexaan iyo majeerteen is neceb hada hawiye iyo daarood is neceb sey haday hawiye iyo
    daarood is neceb yihiin aaran jaan farmaajo iyo khayre uma kala taageerteen oo khayre mateegeerteen marka adiga ayaa neceb farmaajo oo wasiir kaa qaaday