EYL iyo SSDF - DHIMAN WAA. Qaybta 4-aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Cabdirisaaq DAAD [ Maxmuuskii dilka ee ugu dameeyay dowladdii kacaanka ].-Taariikhdu waa marag.Maya markale iyo kelitalisnimo.

Komentáře • 24

  • @mohamoudsharif572
    @mohamoudsharif572 Před 2 lety +4

    Ninka waa ruux nasiib badan ,legend I'm from hargesia somaliya siyaad barre waa dumiye

  • @balcadjawhar3408
    @balcadjawhar3408 Před 7 měsíci +1

    Farah handulle he is my grandfather allah yarxamuh

  • @abdifitaahosman1232
    @abdifitaahosman1232 Před 8 dny

    5aad meye

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Před 2 lety +2

    Taarikh badan baan ka bartay Channelkan oo dadkeena soomaliyeed lahaayeen

  • @engmohamedyusuf9222
    @engmohamedyusuf9222 Před 2 lety

    Maxamed siyaad bare dhibka uu ummada ugeystay waxaan rajeynaa in uu halay abaalkiisi dulmigaas eg bal hadii mala tari noo taliyo oo digtaytar qabsado dalka waa burbur

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 2 lety +1

    chanalkan iyo mr Juxa wax badan oo aan laga war qabin ,ama ay dafiraan Rajiimkii ayuu taariikh ahaan u soo gudbiyaan ,Dawladii inaga burburtay bay ku sheekeeyaan ,SNM iyo SSDF shacabkooda dhibta ay soo mareen ,waa taa keentay in ay dhulkooda nabad ugu noolaadaan.Somaliana cida burburisay waa Rajiimkaa.

  • @abdinasirabulahiabdi2955
    @abdinasirabulahiabdi2955 Před 2 lety +1

    Halgamaa juxa marka qofka aad wareysato dhamaadka wareysiga si fiiican uma soo gabagabeysid wareysiga sidoo kale halgankii ee soo mareyn iyo waxa ka dhashay kama hadashid in hadafkii la lahaa la gaaray iyo in ee ka shalaanayaa rididii ina siyaad bare waxa ee ka aamin san yihiin in ee ku qaldanaayeen

  • @abdikhadar.baraag
    @abdikhadar.baraag Před 2 lety +2

    Maxamed SB waxaa uu dadka Soomaaliyeed ku sameeyey ma ahayn wax la hilmaami karo.

  • @xamdixirsi603
    @xamdixirsi603 Před rokem

    Masiibuu ahaa siyaad bare illaah baa umada ka waday m j isaaq buu kala reebay weli m j

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Před 2 lety

    Ninkani waxaa uu soo arkay qiyaame.Tan alle ayaa badbaadisay.Xabsiyadeenu ilaa maanta dulmi iyo duli ayay yihiin.

  • @fuaadfamous1355
    @fuaadfamous1355 Před 2 lety +4

    Shiikow ninka meeshii ugu darnayd ayaad uga tagtay waad lasoo halganty lkn meshaad uga tagty meel laysaga tago maahayn

    • @hajizalah4296
      @hajizalah4296 Před 2 lety +1

      War Ninyohow Waa Runtaa, Laakiin Jeelka Ayaa Dadka Wax U Dhima, Waxa Laga Yaabaa Inuu Maskaxda Wax Ka Gaadheen Oo Uu Isbedelay Dareenkii Hore

    • @Aiden_Scot
      @Aiden_Scot Před 2 lety +1

      Qof tiisa u yaaban oo intaa jir dil iyo rafaad ku jiray in hadana la sii eedeeyo waa gunimo. Ninku aad buu u dadaalay waana geesi raganimo badan, waxaana hubaa intuu maray dad dhif ah baa mari lahaa.

  • @omarahmed83
    @omarahmed83 Před 2 lety +1

    Waar ninkan aftahanka ah waa nin soo jabaye waraysiyo kale oo uu bixiyay halkeen ka helaa?

  • @sahmed2060
    @sahmed2060 Před 2 lety

    Badhaqa waa dhulbahante
    Nalaye axmed bad ha gelin sidii badhaqa mahmahdasi ninkii ay ku soo baxday weye

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 2 lety +3

    Nimankii SSDF waxay ahaayeen hal door miidhan, rag rag ah oo wax og, anigu gacan baan u taagay, waxaan ahay SNM, Adeer noolaada, Somali wax damiir kulul leh oo wax fahmaya 10 sanno hortood waa innaga oo dhan.Hawiye illaa wax dhacaan walaalaheen wax ma gartaan, qabiilo kale gumeysi iyo dictator bay iska oggol yihiin waana gunn

  • @wilyamyare4759
    @wilyamyare4759 Před 2 lety +2

    Ninka wa nin so halgamay wana u hayna ablki halkanka

  • @xamdixirsi603
    @xamdixirsi603 Před rokem

    Snm baa ka fiican sdf wayo igu waa ka go een kuwini meeshii ay ku hoogeen oo siyaad bare iyo tuugtiisii 21 dhiiga raga m j buu koreiga ku fadhiyey weli daba socdaan war orda sida somaland uga go a xamar

  • @cabdicasiisdacar4078
    @cabdicasiisdacar4078 Před 2 lety

    Subxaan laah waar beenta dadka daa

    • @Aiden_Scot
      @Aiden_Scot Před 2 lety

      Waad u quuri la’dahay dadnimada iyo raganimada?

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety

    Waar nio sheeg askarta isku qabiilka ahee si gaara idii layn Jiray hadaad run sheegayso