XAJI MAXAMED YAASIIN #2 AASAASKI JABHADDII

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Komentáře • 209

  • @MohamedAli-yz2iy
    @MohamedAli-yz2iy Před 3 lety +11

    Masha allah Xaai waa nin sharaf badan , waxaana ilaahey ka rajaynaa in uu xukunka dalka maalin uun qabto.

  • @yahyeahmedmohamed487
    @yahyeahmedmohamed487 Před 3 lety +12

    Odaygaan waan jeclaaday wllhi very interesting interview

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 Před 2 lety +2

    Run Ahaantii, Xaaji Maxamed Yaasiin
    Waa Geesi Waxqabad Muuqdo Leh.
    Waa Aftahan, Waa Indheergarad Arragti
    Fog iyo Fahan Siyaasad Durugsan Leh.
    Waa Hawlkar, Waa Hal-abuur,
    Waa Hormuud, Waa Horseed,
    Aan Aqoon Haddimo iyo Hagardaammo.

  • @yosefseyoum622
    @yosefseyoum622 Před 3 lety +6

    Ayanle I really appreciate your interesting interviews. Please let us know people you are interviewing like where they were born grownup and the like

  • @kingshibiinofficially4893

    M.ahsllah xaaji maxamed yaasiin Adeerkay guulayso xafidahullaah Somli weyn Ayaa Kuu baahan Waxa tahay Halyeey somliyeed wax batay baa tahay oo dhalin yaro madan Jaanis siiyay shaqo Guulayso

  • @alphacade167
    @alphacade167 Před 3 lety +1

    Sheikh Mohamed allaha xifdiyo

  • @hadew1418
    @hadew1418 Před 3 lety +4

    VIVA SSDF AND OUR HEROES.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub Před 3 lety

      Jabhadii fashilantay ee fulihii cabdillahi Yusuf fashiliyey,

    • @hadew1418
      @hadew1418 Před 3 lety +1

      @@AhmedAli-fb7ub VIVA OUR HEROES ILAAHAY NAXARIS WAARTA HA NOOSIYO.

    • @hadew1418
      @hadew1418 Před 3 lety +1

      @@AhmedAli-fb7ub SAKIIN LIQ DEE GUN YAHAY

    • @hadew1418
      @hadew1418 Před 3 lety +2

      @@AhmedAli-fb7ub ANAGU ALHAMDULILLAH NABAD IYO HAR NOO SAMEEYO AYAANU HARSANAA NINKI DHIB QABAA HA OOYO CIILNA HA U DHINTO ADEER ABDULAHI YUSUF AHMED GOBANIMO IYO DADNIMO IYO HEROE NIMO AYUU KU DHINTAY DADKISANA DHAXAL QURUXBADAN IYO NABAD AYUU NOO TAGAY.ADIGA WAXAN KU LEEYAHAY ILAAHAY KA BARI GEESI ASAGOO KALE AH INUU IDINKA DHASHO.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 3 lety +12

    Buffer zone, walaahay Odaygan aad baan uga helay hadalkiisa. Waa daacad.

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 Před 3 lety +9

    In aad ka garaabto khalad gob bay caadadeeda tahay, ragii SSDF waxay ahaayeen rag la kalifay, maanta qof Soomaaliya oo jooga oo aan taa ka garaabi karin waa nacas quus ah, SSDF Puntland bay dhistay, dibna waxay u dhistay qarankii, maantana waan dugaashan dhaxalkeeda, balse jabhadihii kale oo iyagaba la kalifay kama tagin wax dhaxal ah marka SNM oo hadackeedii hore ka wee atay mooyee.

    • @am.b5688
      @am.b5688 Před 2 lety

      Puntland waxa dhisay oo xitaa caasimada doortay oo Aad uga gayb qaatay Dhulbahante oo Daraawiish ah weligoodna aan Amxaaro soo gelin Soomaaliya, laakiin hada waa runta SSDF bay gacanta u gashay, wadanku waa xaraash, dekad iyo dhulba. Dhulbahante dambe oo noo sheegta wadaniyiina ma aaminayno maadaama ay nagu aasaaseen Puntland.

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Před rokem

    Coro waan joogay iskool polie .

  • @hadew1418
    @hadew1418 Před 3 lety +7

    OUR HEROES SSDF

  • @mohayare5389
    @mohayare5389 Před 3 lety +3

    Aamin hanoolaato

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 3 lety +1

    Interested story.

  • @cadeyare3378
    @cadeyare3378 Před 3 lety +9

    Xaji maxamed wa halgamaa weyn

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 Před 3 lety +2

    Ssdf.is.heroe

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 3 lety +7

    Haajigu waa nin muumin ah oo diinta yaqaan waana wadani

  • @galxareedmedia3473
    @galxareedmedia3473 Před 3 lety +5

    HANOOLATO
    Somalia

  • @liban4679
    @liban4679 Před 3 lety +7

    Maanata 18/12/2020 xaalku waa bari dhexe, dad jawaasiis, NGO, qurbo joog, calooshood u shaqeystayaal baa wadankii taladiisa loo gacan galiyey...

  • @woowe2
    @woowe2 Před 3 lety +1

    man sha allah

  • @mosalahsalah7133
    @mosalahsalah7133 Před rokem

    Sheekha Eebbe ha saamaxee hay'ad xun oo $1000 qof ay ku maqan tahay uu u gudbin jirey maxkamad uu ogàa iin ay dil ku xukumeyso oo la dhaho MAXKAMMADA BADBAADADA .
    Allah ha sahlo amuurahee kuma ay jirto lacag la lunsado xukun dila diinteena.

  • @hadew1418
    @hadew1418 Před 3 lety +3

    VIVA SSDF GEESIYADII NOO HALGAMAY ALHAMDULILLAH WAAN HARSANAY HOOSKINII.

  • @gaduudog5011
    @gaduudog5011 Před 3 lety +4

    Kenaalka ha noolaato waa kanaalka aan ugu jeclahay

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před 3 lety +1

    Ninkah layirado bashi h cismaan waxan kushegayah majerten mahan dad shegatah ah ee waxah weyah dad bokhortoyaha oo waligood ahaah bokhoroh oonah lahah saldanoh oo lagayakhaney aduunkah oo nah lah tariikh dheer oo khoran oo nah talah aduunkah
    Markah ilahaay bah siyey cisid iyo sharaf
    Markah ilahaay hakakhabtoh cadawgah iyo xasadkah/(amiin)

  • @ashamohamed6755
    @ashamohamed6755 Před 3 lety +2

    Guulayso waligaa

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 Před 3 lety +4

    Saraakishan waxa lahaa inay baxaan oo Ethiopian ka so dagaalamaan dadka Somali burburiyey sida hadda kuwa ku jira Xalane. Somalia dibedda ayaa laga burburiyey welina ku socday. Waxa loo yaqaan the war of zero cost ama dagaalka aan centi ku baxayn si cadowga laysugu jebiyo waa sida Somalia ku burburtay

  • @ummuramla3628
    @ummuramla3628 Před 3 lety +2

    Xaqiiqdi jamhadu iskama sameesmin ee waxaa ku kalifey xukunkii jaahilka ahaa ee aan aqoonta iyo diinta ku dhisneyn ee markaas gumadayey dadka waxaan xasuustaa in ceelashii nalaga gubey oo guryihii la dumiyey oogabdhihii la kufsadey oo ragii la laayey iyagoon waxba galabsan runtii waxay aheyd waqti adag oo qof joogey moyee uusan qiyaasi karin qof kale waxaana la gurtey mirahedii dhibkii loo wada jeedey oo loo wada sacabinasyey ssdf inta nool karaamo iyo sharaf baan u haynaa inta dhimateyna duco iyo xusuus halgankii dheraa iyo dhigoodi baanu maanta harsan Sodon sano oo somaali ay leeleel ku jirto umada Rabi ha hadeeyo

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 Před 3 lety +7

    Ssdf waxay jabhad kakacday dulmi iyo dhibaato loogaystay dadkeeda somaliyed wayna kusaxsanayd sidaan qabo, wa iska sheeko baralay in layiraahdo Maxamed siyaad dalka ma burburin ee jabhadaa burburiyey! Soo akhriya warqadii maaana feesto 1990 20 October weliba kudarsa oo xiligaas USC wxy fadhiday jowhar maxmd siyaad AUN waxaa uu iska indha tiray xalka iyo badbaadada umada.

    • @RelaxForever553
      @RelaxForever553 Před 3 lety +2

      @Abdulgani Ali qof buka ayaad tahay walaale ilaahay hakucaafiyo Mj wa rer somaliyed oo qof xun iyo mid wanaagsanba leh inaad caloosha xaasidnimo iyo cuqdad uguhaysana adiga ayey kudhibaysaa un.

    • @saidmohamed6488
      @saidmohamed6488 Před 3 lety +1

      @Abdulgani Ali majerten neceb bakuhayo boqortoyo baan nahney managartin ooy misee haoynin aniguu kumacaynayi ee ilma tahay

  • @hibohaginur9874
    @hibohaginur9874 Před 2 lety

    🙏🙏🙏

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 3 lety +5

    Ayanle marka Siyaad barre wax laga sheego wajigiisu wuu is bedalayaa, waraysigana wuu ka leexinayaa kkkkkkk

    • @yasinyusuf4759
      @yasinyusuf4759 Před 3 lety +1

      Waan kula arkay kkkkk inuu wareesiga leexinaayo

    • @MohamedAhmed-lf3nn
      @MohamedAhmed-lf3nn Před 3 lety +2

      Maxaa yeelay wuu geeriyooday mana jawaabi karo hadii loo gefo.

  • @xawotakomedia1148
    @xawotakomedia1148 Před 3 lety +1

    I don’t even think the Odey should have a platform to speak because,By listening his conversation he was a sellout. So while we were fighting Ethiopia seems like he was working with them. Gumeysi jeclaaaaa !!!

  • @karinling4773
    @karinling4773 Před 3 lety +2

    Ssdf bad baadadayadii noloshayday leeyihiin ilaahay kasokow maanta ma noolaaneen hadaysan noo kicin SSDF 💖💖💖💖💖💖💖

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před 2 lety

    Shekhu waa soomaali xalaal ah oo Run sheeg ah oo daacad ah, ilaahay Madaxda Dalka haka mid dhigo insha allah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 3 lety +1

    Dadkii dhintey (Rahimullah dhamaantood) maanta isuma doodikaraan marka dadka dhintey in lagahadlo waalaga fiicanyahay.
    Run iyo beenta anaga maogaankarno balse Xisaabta waa maalinta qiyaamaha.
    Mahadsanid Hanoolaato

  • @alixsanibnuxasan4562
    @alixsanibnuxasan4562 Před 3 lety +1

    Aad baad umahadsantay wll soo wad waraysiga ruug cadaayada ee haya xogta dhabta aha ee kacaankii sida xaaji maxad yaasiin oo kale

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 Před 3 lety +2

    SSDF NEVER TOOK ONE TUULO IN THEIR LIFE. USELESS

  • @omaromar-gi6ik
    @omaromar-gi6ik Před 3 lety +2

    Hanoolato

  • @ayubabdi3694
    @ayubabdi3694 Před 3 lety +2

    Waa nin daacad ah wuxuu ku khaldamay iyo wuxuu ku saxmayba wuu sheegay

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 Před 3 lety +3

    Fidno hurada ayaa la toosiyay dhaxlkeedina waan heeynaa waxaa somaali naftooda iyo hantidoodii ku waayay kumanyaal ilaa iyo hadana ma dhowa

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Sxb saraakiisha cabdillahi la socotay 6sarkaalbay ahaayeen(sida ku xusan archiveska taariikhda kenya)

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 3 lety +2

    Ayaanle pls noo soo duub dukaamada ganacsiga somaalida nairobi iyo mombasa

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Před rokem

    Amxaar waa cadiwga Somalia 101😮

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety +2

    hada Dawlad deegaanka Soomaalida iyo ciidanka Soomaalida iyo reer Soomaali galbeed baa Itoobiya rabtaa in ay xuduuda u ilaa liyaan oo ka ilaashaan Soomaalida waxayna ka hor geeynayaan soomaalida kale ee gudihii soomaaliya degen

  • @xoriyoibrahim1696
    @xoriyoibrahim1696 Před 3 lety +2

    Adeeradey 70 meeyadii ayaa soomaliyi qaarlaga masaafiriyey warns xabsiyad lagulaayey ilkayar waali waa nadabajogaan ilahow naga qabto adaa awood lee

    • @seekguidanceb4its2late85
      @seekguidanceb4its2late85 Před 3 lety

      Soomaali oo dhan beey ahaayeen hal qabiil maeheen. Ilkayar waa afar inagumeed idinma haweeysan karaane waa laidiin garbaduubay

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 Před 3 lety +1

    Ssdf.was.heros

  • @somaliislamicchannel8951
    @somaliislamicchannel8951 Před 3 lety +6

    👉WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa👇 HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN SUBSCRIBE SAAR

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 Před 3 lety +1

    SOME OLD STORIES. LOOK AT US TODAY

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Gudoomiyihii soodaf wuxuu ahaa mustafe xaaji nuur,, mustafe xaaji nuur mar labaad wuxuu gudoomiye ka noqday SSDF,, sidaa daraadeed odayga warkiisa wax badanbaa ka qaldan,,

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před 9 měsíci

    Welina sidii uun bay tahay in Axmaaro loo teegaa waa " DABADHILLIFNIMO"

  • @walielmi7419
    @walielmi7419 Před 3 lety +1

    Ninka Soomaaliya kaga soo duulay Ethopia oo qori ka soo qaatay waxii ka dhashayna diiddan inuu qaato.

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Před 3 lety +1

    Qaran Dhan oo Islama ayaa ladumiyey markaas welibs sy ka dheekayni Subxaanalaah illaahay cafis weydiista

  • @hibohaginur9874
    @hibohaginur9874 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭

  • @carlosmoktar1728
    @carlosmoktar1728 Před 3 lety +2

    Odaygaan wax ragg ka xishoon jiray buu ku faanayaa aduunoow aduun yaaap!!!!

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 Před 3 lety

      Tusaale ahaan maxaa kamida waxyaabahaas??

  • @carlosmoktar1728
    @carlosmoktar1728 Před 3 lety +1

    Ninkaan io abdilaahi yuusuf saaxiipay ahaayeen balse dagaalkii al itixaad bey ku colloobeen waar dee ssdf waa ssdf

  • @miskiinalleh782
    @miskiinalleh782 Před 3 lety +1

    Ayaanle waa the star journalist of Somalia waa wariye culus oo miisaan iyo fiiro dheer leh waana geesi runta isha ka rida

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 Před 3 lety +1

    Ayaanlaw warbaahintaadu hanaqoto warbaahin dadku leeyihin sida wargaysaka dagardian ee ingriska dadka danahoda kashaqeya

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 Před 3 lety +1

    Aaway wareesigii C/Rashid Janan qeebtii 3aad mase 2qeeb lee eheed

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Před 3 lety +3

    Ninkii u horeeyey ee Ethiopia u tegay Dhoodaan buu ahaa,waxaanu ka soo gabyi jiray Radio Addis ababa.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 3 lety +1

    Soomaali qaar wanaagsan baa ku jira kuwana waa bilaa dhiig shacabkana ma oga dhibka Caade qaate uu u leeyahay dal dadka diinta waayo caade qaate waa xaasid

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 3 lety +1

    Itoopiya yaa Sabab u ahaa waayo xasuuq ba an ayaa lagu wedey saraakiishii soomaaliyeed marka maxaa dhiba inaan nafteyda la cararo oo aan Seef gareeyo

  • @eagel143
    @eagel143 Před 3 lety +8

    Farmaajow videos ku waano qaado kalitalisnimo ader ka aabe tiri tariiq xumo dhaxlay take the advice

    • @maxgedka2073
      @maxgedka2073 Před 3 lety +1

      Adeer qaamuuska ka raadso ereyga kaligii taliye

    • @walielmi7419
      @walielmi7419 Před 3 lety

      Kuwii ka cararay ma demoqaratiyad bay heleen?
      Yaa laayay saraakiishii Ethopia gashay?

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 Před 3 lety +1

    odaygaan waa nooca afka-macaan oo qofkuu la fadhiyo isu ekeysiiya. Inta kaliya ee aan ku raacsanahay waa '' SOOMAALIDA wadaniyadeeda calaamatul su'aal ayaa saaran''.

    • @randomystuff6859
      @randomystuff6859 Před 3 lety

      Idiot, adigu ma adaa yaqaan? Soomaali jaahil ina gumeed adiga oo kale ah ayaa kujira oo wanaag yar ummada ka xasdo. Loser!

    • @hersijama6905
      @hersijama6905 Před 3 lety

      @@randomystuff6859 War heedhe xagee igala qaaday? ma adigaa garanaya in aan aqaan, Soomaali doqon badanaa oo xaasid badanaa. waayadan waxaa jiray GUN, GUB ISMOODA waana inta ku caqligaa Max'ed Yaasin.

  • @ozzied485
    @ozzied485 Před 3 lety +1

    Warkisa wa cadaystay.. isaga iyo kuwa la mid ah ayaa umadii Somaliyeed seejiyay nolol xayaato leh mudo 30 sano ka badan. Aakhiro ayaa lala xisabtami doonaa Incha'Allah.

    • @hudabashiir4322
      @hudabashiir4322 Před 2 lety

      Akhiraa wxa lala xisabtamaya siyad bare io dowladi waqtiga jirte dadka baragaha ka asi jiray guryaha kagubi jiray raga layn jiray dumarka kufsan jiray ader mcn nin ka dhidhiyay dhibka dadkiisa waa geesi an qadanayn xumaan

  • @muali9773
    @muali9773 Před 3 lety +2

    Ilaa hada punt land Somali diid tahy oo shisheeye wax la wadaa 2020 ilaa hada yaab!!!!

    • @Ahmedsahane
      @Ahmedsahane Před 2 lety

      Hehehe Puntland miya Somali diid ah mise marexan ba thy

  • @saeednoor5625
    @saeednoor5625 Před 3 lety +2

    Mustafe xaaji waa sagal mustafe aabaheed

    • @yasinosman791
      @yasinosman791 Před 3 lety

      Mustafe Xaaji Nuur

    • @Degelkakheyrka
      @Degelkakheyrka Před 3 lety

      Odaygan waa majeerteen. Gbadhad shegayso ee weriyaha ahi uma maleynayo iney reerkaas tahay.

  • @fouadoussama9525
    @fouadoussama9525 Před 3 lety +1

    Ninkan runtu shegay jabhada objectifki wa la badalay wana abdi yusuf waxa badalay

  • @ahmedbaraf8601
    @ahmedbaraf8601 Před 3 lety +3

    Fa'idadi aan ka dhaxalnahay jabhadihiii oo dhan fadlan yaa noo shegi kara aan ka ahayn 1991?

  • @ahmedjimale2712
    @ahmedjimale2712 Před 3 lety

    Asc ayaanle waxaa inoo weydiisaa ninka oo dhahayo dhusomareeb kasocday magaciisa sababta lugu dilay asagoo kaliya ah iyo raggii sababta u ahay dilkiisa anoo yar wardhiigley joogay xamar aan maqlay dilkas runta hanoo shego plz ppppllllzzzz

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 Před 3 lety +2

    Dhibaatada Dalka Ka dhacday Ee
    Ilaa maanta Taagan Wxaa Bilaabay
    #Majeerteen 1979 Dalkoo Nabada
    Wxyna Ahyd Intii Kuwa Haiwye la laynayayey In Lalaaayo Kuwan Mj
    ee duligaa SNM iyo USC ma jirin
    markii SSFF jirtay!!

    • @saidmohamed6488
      @saidmohamed6488 Před 3 lety +1

      Doqono majerten balagu bilabay inla layoo awowge wukujirey ssff general buu ahaa 7 sano barre ba jail galiyey ilahey janna hageyo maante punt land baa haysana barre what did he left for his tribe absolutely nothing😂

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Před 3 lety +1

    Bal kwrn siyad bare hadow kursigas si nabad ah uga tagi lahaa sida Adan Cade ama yahye jamaci Gambia, ma baran laheen waxano jamhado eh o qacinin ka dhexbuxday mise waxa madax ino noqon laha bakhti manta hogamiye ah no ah ee midna badeeni & dhulkeni iibinayo, iyo mid kalo muwadinin Somali cadawga itoobiya u dhiibayo iyo ururkoodi halgan iyo xuriyad donka ah ku tilmamayo "argagaxiso" miyan maqli amaba arki laheen? Mise 30dan sano colad ah iyo dagalo sokeye iyo jahwarer siyasadan hada dalka ka jirto oo noqotay "caadi" miyan arki lahen? Mise dadkena la xasuqa arki laheen hadu odaygas ka tagi lahaa kursigas si nabad ah? Balse odaygas wuxu intaso dhibata ah inu ka hortago ka doortay inu dalka dhan la dago kursigisa dartis. Bal kawaran dhibta jilkena gartay o ah waxbarasho xumo, colaad ku dhexkoris, mustaqbal la'an sida inan qaxoti ku nahay dalal shisheye o dalkena manta magacisa ad qadka geliso ama shisheye u ku arko u ka aminsanyahy; argagaxiso, colad oge, burcad badeed? Sxb dhibta na gaartay mahan mid laga so laban karo wana murugo no noqotay run an ku dhexnolnahay sababto ah waxan wada noqonay bulsho kala shakisan, beelo u qeebsan oo hadu beelaha mid kamid ah ku aftirsado hogamiye noqdo ey beelaha kale dhan isweydinayan tolow muxu beshina ku samen doona. Weligin isma amineno kalsoni daradi u sababay siyad darteed xiligu talinayay.

    • @elmiali6710
      @elmiali6710 Před 3 lety +1

      kkkk yahye ciidamo Senegal ah ayaa katuuray

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 3 lety +1

    Teeda kale maxay u bur buriyey kuwii hargeisa iyo xamar qabsadey oo u xasuuqeen dadkii la degenaa oo u qaateen guryohoodii ina badeleen mawqifkii soomaali weyn

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 3 lety +1

      Hhhh tas wall waxa kenay ninki ku basasayey ana kugu dawanayey marka madaxa laga garacayey kolay calol xumo wad u qadaysa

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 Před 3 lety +1

    Dhinaca koonfurta saraakiil badan ayaa lagu laayey.

  • @fadumoaddow5228
    @fadumoaddow5228 Před 3 lety +2

    Waxaa cajaaib ah in aad dalkaaga cadowgiisa caawinaad ka doonto oo ah sidii aad u dumin la hayd dalkaaga waa cajiib

    • @kismaayok.7075
      @kismaayok.7075 Před 3 lety +2

      Farmaajo Axmaar u sheeg dhibistii Qalbidhagax

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 Před 3 lety

    Ssdf.so.what.mohamed.siad.barre.was.doing.was.wrong

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 Před 3 lety +2

    Kkk hanoolaata nalagu soo koriyey macnaha xoolaha hawiyaha ayaa nalagu koriyey ayuu yiri ninkaan
    Ceyrtii iyo section 8 ayuu qirtay

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 Před 2 lety

    Xaji maxamed tariik siifican oo qaa hadlay

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 3 lety +1

    Ssdf Snm Usc waa kusaxsanayaan inay ridaan dawladii milatariga ahayd ee dadka baday xasuuq dil oo dhiiga saraakiisha bilaa micno la ahaa

  • @samiramogueh2046
    @samiramogueh2046 Před 3 lety +7

    Waxaan aaminsanahay inuu ka mid ahaa dadkii burburiyey Soomaaliya

    • @hamdiali431
      @hamdiali431 Před 3 lety

      Sax ani xita wakula qaba 🤔

    • @ozzied485
      @ozzied485 Před 3 lety

      Sax, isagaba cadaystay.. isaga iyo kuwa la mid ah ayaa umadii Somaliyeed seejiyay nolol xayaato leh mudo 30 sano ka badan. Aakhiro ayaa lala xisabtami doonaa Incha'Allah.

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 Před 3 lety

      Dowlad somali ma burburin ee dowlad shqsi bay burburiyeb

    • @hassanadan1609
      @hassanadan1609 Před 3 lety +2

      Dowladii waxaa burburiyay siyaad bare cid kale ku edeyn maayo dowladnimadeenii

    • @hadew1418
      @hadew1418 Před 3 lety

      Dhilo ninkan wax ma burburine dulmi ayaa ku burburiyay

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 Před 3 lety +1

    Burburiye

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf Před 3 lety

      Khaa'imiintii midkood baa weli nacnac leh.
      Dhiigooda khaa'inimo baa ku jirta.
      Weligood hagaagi mahayaan ,.

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 Před 3 lety +2

    Odaygaan aamin maleh xiligii mingiste iyo milez noolaayeen ama aan laga adkaan tigree sidaas uma hadleen laakiin hadeer wuxuu arkay in tigree laga adkaaday

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 Před 3 lety

    Maxamad yaa seen doqon baad that San halal aqoon

  • @walielmi7419
    @walielmi7419 Před 3 lety +1

    Xaqiiqda waa ka fogyahay ninkaan.
    Caddaynteeda ninkii doonayo ha akhriyo buugga C. Yusuf.
    Buuggaas siduu u dhigay cinqilaabka iyo siduu ninkaan u sheegayo waa kala duwanyihiin.

  • @geeljire395
    @geeljire395 Před 3 lety +1

    markuu cabsan yahay been ma sheego aaa !! kkkkk

    • @yasinosman791
      @yasinosman791 Před 3 lety

      Waa maahmaah gaaladu isticmaasho. “In vino veritas”. Wuxuu Hajiga ka hadlayey Sarkaalkii Nabadsugidda Itoobiya ee cabsanaa oo yiri jabhaddiina buffer zone xadka Itoobiya iyo Somalia inoo fadhida ayaad noo noqon doontaan.

  • @siraliyoonsiraliyoon6611

    war mnta waxa waraysanaysa SSDF Dadki lagu dhadan jiray e dhanka fad wada sheikha Badi waraysiga

  • @izanaar3639
    @izanaar3639 Před 3 lety

    hanoolaato, waxaa inaga dalab ah in aad wareysi ka qaado nimankii hore sida ninkan iyo wixii lamida.
    mahadsanid

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli Před 3 lety

    1977 xasuuqii alla kaa badbaadiyey Allhamdulilah. Maxamed Siyaad Barre isagana waa ka qaldantahay

  • @taariikhhistory9558
    @taariikhhistory9558 Před 3 lety

    Farmaajo waa kuma. czcams.com/video/BFdFZ0HXZnc/video.html

  • @soulehassan
    @soulehassan Před 3 lety +1

    "Nin yaraanku loox-furay wuxuu lumiyay raadcee"maxkamadii Illaahay way inoo danbeysaa, waxba yaan hada vidéos la iska duubin.

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 Před 3 lety

    Odaygan doorashadii 2017 wuu ka qayb galay wuxuu helay 2 cod hadeer haduu doorasho galo wuxuu helayaa 0 cod waayo wuxuu kamid ahaa ragii u tegay cadowga sonaliyeed ee hubka usoo qaatay inay qarankooda dumiyaan

    • @kismaayok.7075
      @kismaayok.7075 Před 3 lety

      Cadow Soomaliyeed Farmaajo Axmaar ayaa hoos fadhiya ogaanteda lahow!

  • @hadew1418
    @hadew1418 Před 3 lety +3

    ADEER ISKA AAMU SIDAN MADAXWEYNE KU NOQON MAYSIDE .

  • @ahmedaden7062
    @ahmedaden7062 Před 3 lety +1

    Waa jawaasiis amxaaro hada maxaa lagahayaa Nacala haa ku dhacdo wixii aasaasay Dhafoorqiiq SNM Iyo USC

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 3 lety +1

      Waxba lagama hayo dhibmooyaane.

    • @safiajama5565
      @safiajama5565 Před 3 lety

      SOO kaa frmaajo Abby AHMED GAACANTA HAAYA CIIDANKII SOMALIA FRMAAJO DAALKAGA KAA GAASHI ITOBIYA BIL KAA HOOR

    • @safiajama5565
      @safiajama5565 Před 3 lety

      Afweyene wuu SOO laaba kaacleye waatan frmaajo hadaa bilabeye

  • @rashidmohammed6422
    @rashidmohammed6422 Před 3 lety

    Hanoolaato ninkaan Maxamed Yaasiin xabsigii dhexe ee soomaalia ayuu ku xirnaa waxaana loo heysatay xisaabi xilma leh wuxuu ka lunsanday Enj dii uu ka shaqeyn jiray waxaana ka soo saaray Xabsiga Abtigii. Markuu Ethiopia uu tagayna wuxuu kala soo baxsaday lacag uu soo siiyay Qadaafi

  • @aliyusuf3810
    @aliyusuf3810 Před 3 lety +1

    NINKA HADLAYOOW LAZMAN LABA WEJIILE
    AYAA NOQOTAY ADIGA IYO KUWA KALE OO BADAN KAN KUWARAYSANAYA
    KUMA MOOGA INA YUSUF YEEY WUU DHINTAY
    MEELAHAAGA BA, AYEEYSO

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 3 lety +1

    Khabiir , beerka , joonis , gasteri iyo cudurada uurku jirta oo Takhasus sare ka haysta dalka ingriiska oo dalkeena yimi .. ha laga faa ideysto czcams.com/video/kjbvIlVlyqU/video.html

    • @aslirooble1380
      @aslirooble1380 Před 3 lety +1

      Walaal dhakhtarku halkee laga heli karaa iisoo sheeg

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před 3 lety

      @@aslirooble1380walaalo dhaqtarku waxa kaliya ee uu ku takhasusar cudurada Beerka , Jooniska , Gasteriga iyo uur ku jirta .. marka intaas hadii cid dhib ka hayso waa dhaqtar caalami ah oo xataa ingiriiska ka caan ah la xidhiidha insha alaah .. dawo ALLE HA IDINKA SIYO CISBITAALKA MAHDI HARGEYSA OO UU DHAKHtarku xarun ka furtay looga maarmay in yurub loo tago baadhitaan cafiimaad czcams.com/video/0KIo5ooM6Lc/video.html

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 2 lety

    Dhabayoco majeerteen hadhaagii faqash dhafoor qiiqlayaashii ssdf

  • @Qabooje
    @Qabooje Před 3 lety

    SSDF & Mujaahidiintii haddaad ka leexatay adna waligaa taageero naga heli maysid.Show ninkan waxaan leeyahay maxaa geeska loo galiyaa ileen waa nin Blacklist dhankii mujaahidiintii ka galay

  • @ahmedmohamef3458
    @ahmedmohamef3458 Před 3 lety

    Sii soc soosoc diid furita ssdf? Wiligiin waxaad ahaadaan dhabadhiLif gunbaatihiin

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 Před 3 lety +2

    Kumadan qaldanen inad dagalantid

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Před 3 lety

    Waana gaal .