EYL iyo SSDF - Xukunkii dilka iyo ciqaabtii xabsiga. Qaybtii 3-aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 02. 2022
  • Xukunkii dilka iyo ciqaabtii xabsiga - Cabdirisaaq DAAD ayaa ka warramaya.
    - Taxane Afar qayboodle ah.
    -Taariikhdu waa marag.
    Maya markale iyo kelitalisnimo.

Komentáře • 48

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci +1

    ❤inshalaahu allaha nagumasoo ciliyo kagiitalis

  • @legoat9259
    @legoat9259 Před 2 lety +2

    AUN walaalaheenii iyo waaridkeenii u soo halgamey oo naf iyo maal u huray xayaatada aan maanta ku suganahay oo ay u horeyso puntland power ssdf ♥️♥️😭😭😭🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️♥️♥️

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    Buudlaaneeed hayeelin xassan shekh marbno kaligiitalis

  • @kiilofaratuush9161
    @kiilofaratuush9161 Před 2 lety +3

    Taariikhda muddan xussuus ma hadho ah guuleyso mirihiinnii ayaa la guranayaa kheyr iyo cafimaad ku waar

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 Před 2 lety +2

    Subxallaahi.

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    ❤waaayaab

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    Xassan shekh godbuumagu wadaaa

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    Jirkaa ixanuunayaa

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    J😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 2 lety +3

    Waxaa Illaahay mahaddii ah inaad maanta nooshahay cubaadetsanayso oo caafimaad qabto. Siyaad iyo cali samatar iyo gaani ay naarta ku jiraan oo dab saacaddan ku baxayo.

    • @mudanemusic
      @mudanemusic Před 2 lety

      Adiga miyaa og qofka lacadabayo iyo qofka kale allah bes baa og shaqadada mahan

    • @waceys
      @waceys Před 2 lety

      RUN BAAD SHEEGTEY

  • @kiilofaratuush9161
    @kiilofaratuush9161 Před 2 lety +2

    Taariikh dhaxal gal ah xasuus dhab

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t Před 2 lety +1

    Si fiican buu u sheeko sheegi yaqaan.

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    Fiiri silicaan

  • @KeifNour
    @KeifNour Před 5 měsíci +1

    Waxaas miya naloofaaniya oo layirahda dalku dawlad fcn buu lahan jiray acuudu billah ilmihii burburki dhashy hada nahy anagaba kanasiib wangsan dadki xilgii dawlada jiray😢😢 ilhy haunaxaristo intii ladulmiyey

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 Před rokem

    Ninkaan , waa Nin saalix oo Wanaagsan, ah, oo Majeerteen Runtii Waa Dad Gob ah oo La ciiley,

  • @iqrahusseinisse8441
    @iqrahusseinisse8441 Před 2 lety +2

    Taariikhada cajiib aheeyda

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 Před 3 měsíci

    Xaraare waa aqaan Taraafikuu ahaa gabar macaan qabta buu xabad ku dhuftay mudo kadib bay u dhimatay dhaawacii.
    Waxaa la dhihi jiray Genaraal Morgan baa sabab u ahaa ina aan la dilin oo gal gal u sameeyay.

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    Uf

  • @ironlady886
    @ironlady886 Před 2 lety +1

    Siyaad bare balluu shaqaystay Alle ku cadaab

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 2 lety +1

    Mujaahid lixle AHN ookalay ubaahnaayeen wuu kareebilahaa

    • @cawilayaanle2440
      @cawilayaanle2440 Před 2 lety

      Ma la hayo.
      Muj:...Lixle
      Max'd Ali
      Haragwaafi
      Reerahana kama dhahaan

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety

    mahbar afkuxoog

  • @yuunastuunis7449
    @yuunastuunis7449 Před 2 lety

    Karnayka qaaday waa musehaari ihaay itaa hawgu dabidhaafo iku daygiisii in uu idin siidaayo

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh Před rokem

    U sheeg kuwi siyaad barre iyo Morgan rasuulka u haystey

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Před 3 měsíci

    Diskaastingi

  • @user-nu6tm4yz6i
    @user-nu6tm4yz6i Před 2 měsíci

    Dhib

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 Před rokem

    Askari jaahil aha ayaa haystay wadanka

  • @abdillahibasheabdi4904

    ma waxaaasay dawlad noogu sheegaaan

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 Před rokem

    Abdirasaq sheeko maal weeye waa dadka wax laga qoro haday waaya arkeen

  • @amenhasan9831
    @amenhasan9831 Před 2 lety

    Oo ma majeerteen ayaa xabsiga liinta ku cabi jiray. Waar naga daa ?

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 2 lety

    Faan iyo calaacal isku meel ma galaan

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety

      Hae ma adaa ka wakiil ah qofka hadalkiisa xataa waa qosli karaa ma kuwii dadka dhibi jiraad taheymise ku dhaley taariikhada waa ma guurto waana qorayaa walibaa

    • @mariansaid6369
      @mariansaid6369 Před 2 lety +1

      Doqon Baa tahay waayo waxaad doonaysaa in taariikhda laga beensheego. Malaha kuwa dekanada galay ayaa eheladaa ahaa. Taariikhdu waa mudan waana jire markhaanti leh

  • @talokeen259
    @talokeen259 Před 2 lety

    juxa oo aruurinaya warcad iyo dharaargoodii mareexaan iyo majeerteen , majiraan mareexaan iyo majeerteen is neceb hada hawiye iyo daarood is neceb sey haday hawiye iyo
    daarood is neceb yihiin aaran jaan farmaajo iyo khayre uma kala taageerteen oo khayre mateegeerteen marka adiga ayaa neceb farmaajo oo wasiir kaa qaaday

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před 2 lety +2

    Waar igu wallaahay ninkan wuxuu ka warramaayo waa dhibka Somali dawladdii Kacaanku marisay koone ilaa koone

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety

      Hadii kacaankii nin reerkiina ahi uu madax ka ahaan lahaa waxaad odhan lahayd dawlad fiican bay ahayd

  • @cabdiraxman9831
    @cabdiraxman9831 Před 2 měsíci

    ARINTAAS MAXAY IDINLA TAHAY RUN MISE BEEN

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety +4

    Markuu sarkaalka dhulbahante idin leeyahay wax dadkiiniiya oo xabado dulmariya ma helaysaan,waxa uu Idin moodayey sidii snmtii kornaylada laga qabto miiska sariikasha ee hargaysa hadh cad Kala baxayay kornayl cabdilahi askar barkahad meel taliska qaybt 26aad u jirta Hal kilometer wax ka yar,darwiishkaasi wuu ka xumaaday faanka majeerteenka iyo fulaynimada is huwan

    • @abdirisakahmed8236
      @abdirisakahmed8236 Před 2 lety

      Alxmdulilaah, wuxuu ahaa halgan geesinimo iyo taariikh ma hadho ah!

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 Před 2 lety

      Anigu waxaan u fahmay in isaaq qabiil ahaan aan loolaynin ee mucaarad ahaan loola dagaalay shacabkoodana iyaga inbaa isbaabi iyey laakinn MaxMuud saleen si arxan daro ah ayaa loola dagaalamay waana taariikh qoran oon la dafiri karin.

    • @AbwanYasiin
      @AbwanYasiin Před 5 měsíci

      Mawaxad naledahy gesinimo lagawayay cabduli yusuf ba basto macane laga helay😂😂