Taariikhdu waa Dhaxal SSDF: Wax ka ogow Awrayaal qaybtii 1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 11. 2020

Komentáře • 16

  • @abiolabasirutajudeen2407

    Ssddf rag nabada aan ku noolnhy usoo halgamay🥺🥰🙏

  • @ayoubgelgaxshe4866
    @ayoubgelgaxshe4866 Před 2 lety +2

    Allaow kuu naxariiso qabrigana allah hakuu waasiciyo

  • @legoat9259
    @legoat9259 Před 2 lety +3

    maashaa allaah we making dua ssdf and we proud for puntland state 🇸🇱♥️♥️🇸🇱♥️🇸🇱🇸🇱♥️🇸🇱🇸🇱

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před 4 měsíci

    Taariikhdu ayadaa is qorta waana meel wax laga barto tagtadii dhacday.
    Adinkoon isqabiileyn ama cudurka somalida naarta ku shubaya ee qabiilka waxaa soo dhaadisaan SSDF iyo cida ku xeeran hal bog oo taariikh dahabiya in ay ku leeyihiin Taariikhda somalia.

  • @omarmso1
    @omarmso1 Před 7 měsíci

    Waa wada Cumar Maxamuud ragguu tiriyey.

  • @yahyeazad8194
    @yahyeazad8194 Před 3 lety +3

    Alle naxaristii jano hakaa warabiyo geesi baa ahayd

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety

    ssdf waxay aheyd jabhad ku dhaqanta qabyaalada iyo ya i xiga

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před rokem

    Somaali jabhadii ugu xalaalsanee kuwii ka danbeeyay guryahoodii bay gubeen oo dagaalkii la soo hakeen,ssdf ayaa jabisay kacaankìi kuwa kale asagoo ilkaha beelay bay kusoo gaareen

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 3 lety +2

    Mishinka loo socday muxuu ahaa? Ragga intaa le'eg ma waxay u dhinteen la muujiyo in dagaalku idinka dhab yahay?

  • @myhomecenter4614
    @myhomecenter4614 Před 2 lety

    Bilowgii burburka dalka ...

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +1

      Dalka waxuu burburey markii afweyne wadanaka boobey 1969 intaa wax ka dabaysey dawad ma jirin ee 10 nin baa wadanaka sidey reebaan ka yeeli jirey oo la odhan jirey Golha sarre kacanka waxaa tahey dadka laga dhaadhaciey in dawad ahend askarrtii wadanka inqiilabtey

    • @myhomecenter4614
      @myhomecenter4614 Před 2 lety

      @@abdullahiomarali5241 inta inaga bugta ALLE ha caafiyo

    • @goaltogoal2412
      @goaltogoal2412 Před rokem

      Wax walba oo dalka ka qaldamay afwayne baaa ka dambeeyay👹😡😡😡😡

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 Před 2 měsíci

    Majeerteen dagaal shaqo kuma laha waatii ssdf tuulo yar xitaa qabsan kari weydey madaxdeeduduna iyagoo khamriga diridhaba ku cabaya ayey snm dawladii ridey markaasey dawlada isku dhiibeen majeerteen faan aan waxba tarin ayey hayeen.

    • @boqorkamudug2060
      @boqorkamudug2060 Před 2 měsíci +1

      😂😂😂😂Oohinta waxa ka keenayah wa goojacade oo general qodhob ka sarey o majeerten ah snm haday dagal yaqanan 2023 hubkoda mana meersaden naag naag dhashey ba tahayeh😂😂😂