XIRIIRKII ISRAEL IYO SODAF & BILOWGII HALGANKII SSDF. DHAMME INDHO-YARE . Qaybtii 2-aad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • XIRIIRKII ISRAEL IYO SODAF & BILOWGII HALGANKII SSDF. Qaybtii 2-aad. #Taariikdu waa marag iyo meel lasoo maray.

Komentáře • 38

  • @user-zb2km4zv7o
    @user-zb2km4zv7o Před 3 měsíci +4

    Cadaabta allah kaa waraabiyo gaalyahow dalkiisa qiyaamay

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 6 měsíci +2

    ALLAAH HAW NAXARIISTO AYAAD U LEEDAHAY QABYAALAD AWGEED DALKIISII AYUU KHIYAAMEEYEY MAANTANA WAA WAXA HALKAA INNA DHIGAY

  • @naturevideo1
    @naturevideo1 Před 6 měsíci +2

    qadar alle marka lagan yimaado burburkaan iyo xaaladdaan somali manta ku suganthy idinka ka masuula aakhiran xisaabteeda idiin sugaysa allah haku dambi dhaafee odey somaliyedna waa tahee

  • @Abd-fd4ph
    @Abd-fd4ph Před 7 měsíci +6

    Halgan ma ahayn waxaad suubiseen haday halgan tahay dalka iyo dadka bay ka muuqan lahayd maan waxaa sax ah sida waraaqda ku qoran in aad u shaqaynayseen qabiil iyo gumayste.

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 6 měsíci +1

      WAA RUN WAA KHAYAAMO QARAN ADDUUNKA KALE WAA DIL INNAGANA WAA HALYEY MUJAAHID WAA WAXAYNNU LA KUFKUFAYNNAA EE AYNNU LA KICI LA'NAHAY

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 6 měsíci +3

    MAJEEDHEEN WELIGOOD WAA DABADHILIFYO CADOW KALKAAL YUHUUD IYI ETHIOPIA

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 8 dny

      Qabxad baad thy guuul itoobiya

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 8 dny

      @@dilara-jj5yj ETHIOPIA JABTAY TIGRAAY GO'DAY,OROMO XAARKREDA AYEY DIB U CUNTAYE ,AXMAARO IYADUNA GO'DAY MAXAAD SAMAYN ,FUTADA U DHIGO ETHIOPIA DA AAD SHEEGAYSID ,HUURALEY ,INJIRLEY

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 7 dny

      @@dilara-jj5yj ETHIOPIA JABTAY OO ISCUNTAY KKKKKKKKKKKKKKK

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny

      @@mohamednur1696 guul itoobiya

  • @humanadviser2807
    @humanadviser2807 Před měsícem

    Waa ii kow nin somali ah oo yahuud jaajuus u noqday

  • @humanadviser2807
    @humanadviser2807 Před měsícem

    Waa ii koow nin sargaal soomaliyed ah oo sheegatay nacayb aan uqabo soomaliya Ayaan Israel ugalay oo I soo tababartay

  • @injaarparis
    @injaarparis Před 11 měsíci +2

    Allaha ha unaxariisto general sare indho yare

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci

      Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Před 3 měsíci

    This reminds me Tubac Shakur killer going around singing how he had murdered Tubac. This hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Best research materials here folks.
    Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels even sing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia. Serial killer status and enjoying media attention

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 3 měsíci

    Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

    • @mowlidcabdulahi3544
      @mowlidcabdulahi3544 Před 3 měsíci +1

      Yaab aragnay wll kkk

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 8 dny

      Alle kuuma naxariisto adiga

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 7 dny

      @@dilara-jj5yj Waxaa soo batay Oromodii luqadda bartay ee xiniinyaha yaraa 😂 iska bacaac’leeya InshaAllah Mindida ayaad sugaysaan walahi mana’foga Hargaysaan dhalinteenu ka bilaabaynaa rabbi Somaliland cadowga Ethiopianka ilaahow Xabaddena aan afka kagalino 🤲🏼 Rabbiyow dagaalka Somalida asalka iyo Ethiopian&Kenyan ilaahow soo dadaji aan Oromoda iyo Amxaarada & kikuyaha aan gowracnee InshaAllah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Před 3 měsíci +3

    Cuqubo idinku dhacday.. Waxan waa waxay illaa iyo hadda Soomaali ay u saldhigi la'dahay 😢

  • @ahmedabdirashiid983
    @ahmedabdirashiid983 Před 3 měsíci +1

    Nidaamka jamhadaha ah ee dalkeenna cadawgiisu ku burburiyey inay Israel iyo balaayo kale la shaqaynayeen waa wax laga filan karey.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci

      Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

    • @ahmedabdirashiid983
      @ahmedabdirashiid983 Před 3 měsíci

      ​@@IbiEntertainmentWaraa stop habaarka uunka aakharo. Wuxuu gaystay isaga iyo Allihii.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci

      @@ahmedabdirashiid983 Yuhuudu xiniinya malaha ay Somali dagaal ugu yimaadaan laakiin odaygan daciifka ah ee aqoonba laheen oo miidhan ayay reer xiniinya laawe soo adeedsadaan 👎🏼😤 Ilaahayna uma naxariisto kulligooda oo ilaahay naarta haku fogeeyo iyo wixii ka hadhayba iyo Wixii Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 taa kuleeya ilaahay ha’cadaabo oo khiyaamadooda ilaahay iyaga haku halaago cadowga Somaliya yarab yaakariim 🤲🏼 Allan ka barinay ilaahow Madaxda 5ta Somali ee Cadowga u adeega ilaahow calaamad ka soo Saar oo tafiirtooda ilaahow ka’tirtir oo cudur aan dawadiisa la’helin rabbiyow ku rid 🤲🏼 wixii Yuhuud, ReeGalbeed, Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 Uganda 🇺🇬 Burundi 🇧🇮 UAE 🇦🇪 Saudi Arabia 🇸🇦 Qatar 🇶🇦 iyo wixii cadowgeena Somaliya kalkaaliye u ah ilaahow saxariir u dil iyo Alshabaabka Yuhuuda Mossad iyo CIA maalgaliyaan ilaahow madaxa isku gali oo ilaahow Xalane badda ku soo harqi oo Kufaarta aan xiniinyaha lahay ilaahow ay ku wada bakhtiyaan xalane iyo Ballidoogle iyo Jabuuti ilaahow dhul Somali kufaarta tabarta daran naga dhexsaar iyo kalkaaliyahooda yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow Somalida xalaasha ah rabbiyow Guusha nasii ilaahow💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼

  • @humanadviser2807
    @humanadviser2807 Před měsícem

    Israel nin musad ugalay asagoo wadan kiisa caasi ku ah aaday 1976 waa Hal ka Wali somali ay dhibka qabiilku ku hayo Wali macalimiin tii qabyaladu yahuuda u gaysay baa jooga

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 6 měsíci

    TELAVIV, WAA SABABTA MAANTA YUHUUDI FARAHA INNOOGALA BIXI WEYDEYJAWAASIIS TU WELIGOODBA WEY JIREEN LAAKIIN WAA LA LAYN JIREY SOOMAALI WAA QABIILKOODA WAA HALYEYO

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci

      Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu Před 3 měsíci +1

    Kuwaasa ku faana inay Somali dhiseen

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci

      Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Před 3 měsíci

    Reer adeer weey so jabhadeeyin kaligi taliya weey aqbili waaye waana ragkii kaliya xiniyohoda fuulay xiriga hilikaas aad uu lee tahay daqalo badan ma jirin laakin weey isku tashaden weeyna ka arsadeen kaligi taliye ciil kuma qabaanan

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci

      Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 Před 6 měsíci

    Argagaxisada odogu uu ka hadlayo ee markaa jirey maxay ahaayeen?

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci

      Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 Před 3 měsíci

    WArbal axadkan intuu le egyahay iyo dhagartuu qiranayo dhagaysta!
    Yuhuud baa naso tababartay,iyo altaleri iyo miinoyinkan macalin ka ahaa kulahaa kkkkkk

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 3 měsíci +1

      Ilaahay uma naxariisto Yuhuud kalkaaliyaha 🤲🏼

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 Před měsícem

    Nacalada Allah kugu dhacday kuwii wadanka burburiyey yahuud baan u tagag .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 8 dny

      Adiga nacalad kugu dhacdey yuhuud waa mj diida ama yeela