INQILAABKII 1978, LA KULANKII SIYAAD BARRE EE ITALY IYO WAAYIHII SSDF. GEN: SAMATAR. Qaybtii 2-aad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 09. 2023
  • INQILAABKII 1978, LA KULANKII SIYAAD BARRE EE ITALY IYO WAAYIHII SSDF.
    GEN: CABDULLAAHI S. SAMATAR.
    Qaybtii 2-aad taxane muhiim ah.
    #Taariikdu waa marag iyo meel lasoo maray.

Komentáře • 25

  • @ibrahimsheikh9511
    @ibrahimsheikh9511 Před 2 měsíci +5

    Taariikh la soo maray ! intii dhimatay Allaha u naxariisto !

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 Před 7 dny

      my woxo garty mar tala fara ka haady qaladkisi

  • @somaliawamid3934
    @somaliawamid3934 Před měsícem +2

    Alla siyaad barre muxu gob ahaa, Allah yarxamu jaalle maxamed siyaad barre

  • @momindekk1
    @momindekk1 Před měsícem +3

    Ilabow ku naxariiso siyaad bare

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis Před 5 měsíci +2

    “Kuwa kale oo hadde ku hadhayna inay so galaan baan anigu jeclahay. Wuu garowsaday odaygu mashaAllah.

  • @user-ox5dm5vy7j
    @user-ox5dm5vy7j Před 5 měsíci +2

    Haye

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Před měsícem

    This reminds me of the killer of Tubac Shakur going around singing how he had murdered Tubac. This hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Best research materials here folks.
    Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels are even singing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    welina waad ku wadaan.

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 Před měsícem

    Balayo waa kuwii dalka dumiyey oo hoga na baday walee habar waad qabtaan waxkastoo dalka ka dhacay adinkaa ka masuul ah ila qiyamaha

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 2 měsíci +3

    Oday xunoo af khashuusha lihiba jeneral buu sheeganayaaa aabahaa afka bakhaarka ah ka was waa ragii dalka dumiyay ilaa maantana way na hor taagan yihiin, yaa sidii filmkii inquilab ee aminta bachchan baas mariya tuugta

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 Před 2 měsíci +1

      Hassanhusein272 Qurun iyo nacayb qabiil gaar ah ayaa kaa soo butaacaya ma aragtid miyaa kuwa kuu dhex fadhiya laba aqal ee Baarlamaanka haa kuwaasi waa kugu beel🙃🙃🙃🙃🙃🙃

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 2 měsíci

      @@luuljaamac2023 dee luuleeey haaaye maxaa dawlada maalin walba waa la is dulmiyayaaye

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q Před 2 měsíci +3

      Xishoodka waa iimaanka barkiis .
      Odaygaan isbaaro ma dhigan dalkana ma Dumin.
      Adiga aabahaa ha caayin

    • @mohamedsharif5693
      @mohamedsharif5693 Před 2 měsíci

      Hassan ceeb abaha soomaaliyeed in aad aflagaadeeyso waa ceeb waa abahaa oo kale

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 4 dny

      Car Reerkaatahay Sheeg Waxaatahay Aan Farta kuusaaree. Indhaheeyga waa Halyeey isoo halgamay ee ma Haddal baad wax Uga jarin.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci +1

    Cabdirashid shar marke isku cid baad ahaydeen ka dilay wuxuu ahaa ciddiina maxay u agayd sababta uu u dilay Cirro iyo cabdillahi yusuf waa ilmaadeer cirro ayaa is dhahay ka hororso intuusan ku soo gaarin.
    su'aasha meesha taalaa waxa weeye adinka oo isku reer ayaaba wax isu ogolayn ma cid kale ayaad u ogoshihiin.
    Dalkii la dhihi jiray Somali Republic idinkaa dumiyey.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 měsíci

    😂❤❤😂😂😂😂😂❤❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    Hubka maxaa dhakhtarka dhigay?
    qofkast oo aad soo qaato magaciiss waxaad sheegaysaa qabiilkiisa yaabanaa.

    • @AliHassan-ek5ti
      @AliHassan-ek5ti Před měsícem +1

      hal qof kaliya ayuu magaciisa sheegay dhageyso oo aamus shuubo yahay

    • @am.b5688
      @am.b5688 Před měsícem

      Amaanta Dhulbahantahaa ku dhibtay miyaa! Dhulbahante wadaniyiin bay ahaayeen bulshit cidna kama qaadan jirin!

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 4 dny

      @@am.b5688 Markii MJ Laleenaye weey kufarxijireen. Makuwasaa waddanimo Waxka Og.

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 2 měsíci

    Sharmuutaland maxaa idinka dhigay hal qabiil ,Inqalaab sameeyaan. Waryaa taga dhulkeena qaladbaa ku timaadeen ku laabta Sharmuutaland, anaa joogey .

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 4 dny

      Miyeey Kaadhaansaddeen Raggaas mise kii kuqabijiray baa kaatagay. Waaxay waxaanoo Oohin ah.