Sheeko ku saabsan Qabyaaladda iyo Soomaalida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 10

  • @halimahussein3573
    @halimahussein3573 Před 29 dny

    ASC was run inaasi

  • @abdifatahmuridi8348
    @abdifatahmuridi8348 Před 4 měsíci

    Maan fahmin sheekada

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 4 měsíci +1

    Waa Sidee Somalida U Dhaqanto Walee

  • @machadkawaalidnimo
    @machadkawaalidnimo Před 4 měsíci

    Waa nasiib daro inaynaan ka fikiri cawaaqibkan xun ee ka dalan kara ficilkeena. Bal eeg ninkaa shaqadiisii la dhaafiyey. Waxaa dhici karta inuu xaas yahay, ijaar bixiyo iwm. Waxba kama fikirno, dhibta iyo dhaawaca aan sida fudud u geysaneynaa wuxuu leeyahay ma hadho.

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 Před 4 měsíci

    Muxuu qabtaa siyaasiga soomaalida

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og Před 22 dny

    Qabyaladdu assalkeedu sowki laygu laha dadka dibadda aya dabka ku huriyya . Siyassi daquutka gaaladu tababarka so sissay dhamantod dibadda ayay inagaga yimaden. Cadowga labada aflee wa dadka somalii sheeganaya e galada dhulkoda aday tiraddodana birinaya

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 4 měsíci

    Calanka shisheeye eee mesha sudhatay maxaad kawada kasomalia ma kugu filna miya

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před 4 měsíci

      Wadanka lajoogo waa inaad ixtiraantid, (calankiisa) and that is Why ☺️. ….ceeb iyo xumaan midna ma ahan.
      Meelkasta aad joogtid waa inaad calankiisa iyo sharcigiisa ixtiraantid……ma ahan sidaa soomaalida ookale oo calankooda dabada kuxirtaan, Gogol sariir ah kadhigtaan, marna calakooda ma ixtiraamaan ee waxkasta kadhigeen.

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 4 měsíci

      @@Som-Hanoolaato jazakallah khayr walal Allah haku xafido