Garowe - Nolosha Cabdinuur Faandhe | Baxsadkii BALLI-DOOGLE 1978 |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Baxsadkii Komaandoostii BALLI-DOOGLE ee uu Capt. Seef hogaaminayey iyo inqilaabkii April 1978.
    Cabdinuur Xaaji (Faandhe) ayaa ka sheekaynaya.
    Waraysiga waxaa qaaday Cabdi faarax
    #Nolosha #Taariikh #Garowe

Komentáře • 65

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 2 lety +6

    Ahmed Mire waa reer Ceerigaabo, waa saraakiisha SNM ta ugu firfircoonaa ee watay ciidankii Burco soo galay, weli waa nool yahay oo UK buu jooga.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem

      1988kii waa ninkii Dilay Cadceed

    • @amareto5772
      @amareto5772 Před 5 měsíci

      Ninkii hal qof badbaadiyaa, waxay la mid tahay isagoo bani-Adamka oo dhan badbaadiyay.
      Allaha cimriga ha u barakeeyo..

  • @mruun2509
    @mruun2509 Před 2 lety +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Před 2 lety

      kkkkkkk Siciid Ali baale waxa uu ahaa adeerkay aabahay walaal kiis Allaahu yarxamahuu raxmatul waasica

  • @abdulmohammed1824
    @abdulmohammed1824 Před 2 lety +2

    Nin kaan waa nin wax badan og waad ku mahad santahay was waraysi wax badan laga faa idayo noso badi thanks

  • @user-pf4ds1ek7o
    @user-pf4ds1ek7o Před 9 měsíci

    Taariikhdan waa mid loo baahanyahay waad mahasantahay Juxa

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před rokem

    Ader good history we need these history.. we more more

  • @XOG_GOOB
    @XOG_GOOB Před 9 měsíci +1

    Odyasha intaas leg ee Deda ah wuxu shegyo wa inuu dowlad dhisan oo soomaliyeed Ridey oo uu bur buriyey ilaa maantana haklii ay ku fureen soomali ayay fadhidaa nin walba wixi u geystey iyo sunadi u jeexay ALLEayuu la hortegin

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 Před 3 měsíci +1

      Dowladee disteen kaligi taliya wadada iyo aqoon yahanada dilaaye qof hadli karo ma laheen dadka xor ma aheen

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB Před 3 měsíci

      @@mohamedomar9004 hhhh nio horta wadado iyo keli tali nimo kala saar intii ka damysey siyaad bare intee wadad la diley 7 maaha ee 1000 wadad kor way u dhafin keli talisnimo na soomaliya wa rabtaa wax madx uga istaga waa kas eh car fagaare tag o ka hadal soomalia waqtigi siyad baray soomalia ahayd manta se xaarka loda waxba ma dhanto

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB Před 3 měsíci

      @@mohamedomar9004 hadad xortahy eh orod umada qarxi oo dhac oo gub oo qabuuraha dadka dhintay kaso fag kadiban guryo ka dhis wax damiirki dhintay ba tihiin

  • @sudesaid8059
    @sudesaid8059 Před rokem

    See Isqaaq and Mijarreen never had animosity I’m SSDF children Mostly people help me my growing were Isaq Tribe I’m very sorry what’s going on in Somalia 🇸🇴 I love Hargaysa

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 3 měsíci +1

    Walaahi inlagu toogtaad istaahishaa bal adoo ciidanka qaranka ahaa ayaad kiniya iskudhiibtay

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 Před měsícem

    Dawladdii waxqabadkeedii la ogaa inuu dumiyey ayuu ka sheekaynayo

  • @user-pf4ds1ek7o
    @user-pf4ds1ek7o Před 9 měsíci +1

    Ilaahay baa riday dowladii diinta iyo dadkaba la dagaalantay. Ilaahbaana ku mahadleh. Ragii kasoo shaqeeyayna khayr Allaha siiyo dambigoodiina Allaha dhaafo

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB Před 9 měsíci

      Ma hadad dowlad ka fiicn haysta qarax iyo gaalnimo ka xun ma jiro dawlda hader ad haysto Alle haw naxristo madxweyne Siyaad bare

  • @gureylsk4574
    @gureylsk4574 Před rokem

    Xasan cilmi calas faruurey waa jamhad kumandoos ah kismaanyo ayaan ku aqaaney walle
    Gen morgan baa hadaa ka amar qaaadan jirey

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 2 lety +1

    JAMHADIHII HA GUULEYSTAA DALKA KACAANKII XAARAANTA AHAA BAY KA TUUREYN DEE

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 Před 2 lety

      Danuub baad dhex fadhidaa 32 sano wax aad aduunka ka tahay ma jiraan xaaraamiin Xaaraan dhashey.. Qaxooti bay kaa dhigeen juhaladaadii, ma taa saa guush aad gaartey ah? baryo ku noole, ina gumeed kaa tahay maxaan dhahnaa

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg Před 2 lety +2

    Damaci xuma waxuu dhalay dawlad la,aan.

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety +2

      KACAANKII DALKA INQILAABATAY DALKA XAGEE UGA TAGTAY TAAS NOOGA JAWAAB DEE

    • @AhmedIbrahim-ew8jg
      @AhmedIbrahim-ew8jg Před 2 lety +1

      @@trumpppl2024 kacaanku dalku qabsaday waxna waa dhisay. Jabhaduhu dalkay dumiyeen waxna ma dhisin. 31 sano kadib ma eedeyn karti nidaam aad riiday hadana ku fashilantay. 7 calan 7 madaxweyne orod oo kaa iibi dunida dalka waa dimuquradi.

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety

      @@AhmedIbrahim-ew8jg sxb KACAANKU DAL QURUXBADAN OO DADKIISU IS JECELYIHIIN OO DOORASHO KA DHACDO OO NABAD AH BUU 1969 INQILAABAY . OK MARKA DALKA IYO DADKA XAGEE UG CARARAY . HADUU FIICAN MEESHUU FADHIYEY 21 SANNO SEE U EGAATAY. DOORASHO WALIGII MA QABTAY AFWEYNE HORTA allaha u naxariistee . SXB HA SUGIN HAL MAGAALO OO DADKA LAGU CABURIYO OO DALKA INTA KALE LA CUNAQBATEEYO SI XUKUNKA LOO HAYSTO MANTA WIILKA MUQDISHO KAN BAYDHABO. KAN GURICEEL KAN MAHADAY WAX AN FERDERLISM AHEYN KAA QAADAN MAYAAN

    • @AhmedIbrahim-ew8jg
      @AhmedIbrahim-ew8jg Před 2 lety +1

      Sxb haku macanado Federalka somalia. Aniga somalia waan ka tashtay ilmahaygana uma soo socdan somalia. Good luck 👍

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety +1

      @@AhmedIbrahim-ew8jg sxb anigaba qurbaha joogaa lakiin Somalia waa dalkeygii OO dhismay noloshuna way iska hagAgi FEDERALISMKA LA QABSO. NO MORE ONE MAN SHOW

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 11 měsíci +1

    Wuxuu yiri libaaxa hadii cidiyaha Iyo ilkaha laga bixiyo Aniga kumaandoos baan ahay waxba iga ma qaadi karo.
    War dharbaaxsho libaax maa iska celin kartaa? Faqash been badan

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 5 měsíci

    Siyaad Barre, ciidamadda ma uusan rabin inay sii xooganaadaan markii uu ku fashilmay dagaalkii Ethiopia.
    Haddana dhibka jiray waxuu ahaa, munaafaqiintii la shaqaynaysay ee golaha sarre oo ku lahayd:"Jaalle Madaxweyne, wax walbaa sida loogu tala galay ayay u socdaan".

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 Před 2 lety

    300 boqol oo kun baan ka tagnay ithopia ayaan u socdaa isma raacdo

    • @qoslayechannel7093
      @qoslayechannel7093 Před rokem

      That money was more money than what u have now think more before you talk
      This talking bout 70s guy

    • @user-pf4ds1ek7o
      @user-pf4ds1ek7o Před 9 měsíci

      Maxay isu raaci wayday lacag bn doonay kuma oron ee qadiyad bay u baxeen

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před 2 lety

    Jahadihii dalka dumiyey
    SSFF,SNM USC
    oo xabishi ka soo weerarey
    Dalka
    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 3 měsíci

    Anigu waxaan ahay Majeerteen hooyaday waa Isaaq Habar yoonis SSDF iyo SNM waxay ahaayen ururo argagixiso terrorist organization Maxamuud Saleeban waxay ka maseeyren in Maxamed Siyaad oo ah Mareexan reer Diini Madaxweeyne noqdo sidee in Daarood ah uga maseeyri kartaan eey eey dhashay oo cadaw ah ayaad tihiin dawlad Soomaaliyeed oo Daarood hogaaminayo ayaad duulaan ku qaadeen maxaa dhacay in maanta 34 sano dawlad la’aan la yahay

  • @abbesson15
    @abbesson15 Před 2 lety

    Sheeko baanaale😂😂

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 Před 2 lety +1

    Wakaa caqliga majeerteen sida dhoocilahay ufikiraan kadibna waxay kufaanaan xaninyo inkastoo soomaalidu eber tahay hadana majeerteen baa uguliita

    • @husseinnuur7567
      @husseinnuur7567 Před 2 lety

      Ha Qo wax kaaliita oodan adiga aheeyn majiraan, waxaana cadeeyn nooga kaa fialan Magaca kuu qoran ina gumeedyahoow najiska ah, horta makugu simay….

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety

      Adiga did laguu caayo ma lihid boom boon ku soo koray XAARAAN baatahay XOOLOW jaahilnumo gurideedii tahay adeer ABTIYADAY ciirka IYO DHULKA way KA muqdaan f off

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 Před 2 lety

      Ha Qo doqon fulay ah baa tahay fulay inaad tahay magacaaga ayaad qarisay Majeerteen waxa loo necebyahay waa ragganimo loo maaro waayay waxaana kuu marqaatiya dhul Majeerteen cidaii haystaa ha sheegto markaas ayay ku sifoobeen dad
      Liita😡

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety +1

      @@luuljaamac2023 ina abti ninka magaciisa qariyry waa dameer aan ilko laheyn markusuu QABIIL cayayaa JAAHILNIMO haysa ha la yaabin

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Před 2 lety +1

      Adna Eberka waa ku jirtaa Dhanka Soomaalida!!!..kkkkkkkkkkkk. Sc.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 2 lety

    War caare kumaan jirin buu yidhi been haka sheegin

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety +1

      Adeer waa loo dhamaa malaha caruur ba tahay

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 Před 2 lety +2

    qaacimu wadaniin jaahiliina oo adoona ah ayaad aheedeen maxaad ka dheeftee oo aan ahayn ceeb denbi geeri dulinimo baraka laga soo bilaabo 1978 ilaa iyo hadana waad dayacantahay

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Před 2 lety +1

      kkkkkkk ma qabiil baa kuqaaday hada

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před rokem

      ​@@maryamadirie8722 jabhadiihii somalia runtii balaayada ilaa maanta taagan iyagaa aabo u waxooda oo dhan siyaad bare neceb iyo kursi doon uum baa aw ahaa wax kale umay dagaalamayn

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Před rokem

      @@abdirahmanfaarah3912 haa wallaahi laakiin ani siyaad bare awoow gay buu ahaa laakiin asaga laftigiisa Rabi waxuu galay ha u cafiyo

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 Před 2 lety

    Faanka iyo beenta ma ila dareenteen ?

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před 2 lety

    JABHADIHII QABIILAYSNAA, JAB iyo BALAAYAA laga dhaxlay.

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Před 2 lety

      haa wallaahi laakiin dumiga iyo cadaalad daradaa dhashay hadana sidii beyku socotaa

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Před 2 lety

    Sherlock beena kan wareysanayaa kii dhaqan xumada shaqada khayre uga cayriyay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 lety

    Ninkani WAA BEENLOOW

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety

    ssdf waligood tuulo ma qabsan.
    af ku xoog