" Prof GEES wuxuu ahaa nin aftahan ah oo ....... " C/qaadir Jirde oo ka waramay Taariikhda Prof Gees

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 11. 2020
  • Hudba

Komentáře • 8

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 Před 3 lety +7

    Alle ha ku xafido adeer, dedaalka aad reer somalilamd u gashay ifkana waanu kugu xurmayn, aakhirana Alle aya kaa abaal siin insha allah

  • @museadam9815
    @museadam9815 Před 3 lety +2

    A very excellent narrative. I agree that you guys were icons among your peers during school days and still are later in life.

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 Před 3 lety +4

    Maxamed Siciid Gees Allah jazaai khayr ha kaa siiyo.

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Před 3 lety

    Emotional ahaaan buu cabariye Cabdiqadir jirdde

  • @cabdirshidmhmedhagi9365

    Rag wllo ah bey noqdeen best frend Rag soo wada Canjeelo cuney Esh qiyasak isagiyo Adeerkey Cali ismaciil Allah yaraxmee isku Generation 1960 xamar wada tegey) Prof Gees, wakaas Iyo ciyaalnimadii ayuu xasuusiyey Emotionel 1959__2020

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen Před 3 lety +3

    Halyeey somaliland weeye gees qof xaruur ah dalkana somaliland was ragii dhidibada u taagey

  • @hassanmohamadjama4581
    @hassanmohamadjama4581 Před 3 lety +3

    Halyeey soomaliyeed weeye gees bal car ha la helo nin soomaaliyeed oo 4 jeer wasiir soo noqday oo saas loo amaanayo

  • @realkoshin
    @realkoshin Před 3 lety

    Awooda Jidhka Caruurtaada Si Fudud Qiimo Jaban U kori m.czcams.com/video/V0bPe0vD1oI/video.html&t=