" Aniga Iyo Prof Gees Mar Baanu Xataa Ina Cigaal U Heshiinay ..." C/Qaadir Jirde Oo Siro Sheegay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Channel-Kan Waa Iska Leh Shabakada Ilaysnews.com Fadlan Subcribe Garee Oo Kala Soco Wararku Isla Markaas Ay Dhacaan

Komentáře • 10

  • @mohamedcirro270
    @mohamedcirro270 Před 3 lety +3

    Alle cimriga ha u dheeriyo danbigiisana ha dhaafo

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh Před 3 lety +3

    Gees waa odaygii warsengeli ee prof gees, maxamed siciid maxamed gees

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před 3 lety +1

    Yaraantada qofkii wax ku siin jirey ma ilowdid

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 Před 3 lety +3

    Ganbalrelkana furo kkkkkk
    Naa jalaska dheh oo af somalilander ka kuhadal

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 Před 2 lety +1

      Afka iidoorka ku hadal maa dhahdid

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 2 lety

      @@jiilkacusub3019 siilkii hoyadaa kuhadal ayaan dhahayaa

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 Před 2 lety

      Jalas waa af carabi. Lkn ganbaleel waa af soomaali inkastoo ganbaleel laga isticmaalo muqdisho lkn gaalkacyo iyo hargaysa ay dhahaan jalas.
      Aniga inta aan tagay gaalkacyo ayaan garan waayay jalas ilee mardanbe la ii sharaxay. Ingiriiska waxay dhahaan bell.

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 2 lety

      @@mahdiali8874 galbaleel waa af taliyaani qudhiisu

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 Před 3 lety +1

    Abdiqadir Jirde iyo Gees iyo Mohamed Xaashi waa dadka fara ku tiriska ah ee Qaranimada Somaliland ku taagantahay. waa waxgarad runtii.

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před 3 lety

    Waxba sheegi maysid mucaradnimo lagu diray