XIL CABDIQADIR JIRDE GOOB FAGAARE AH KA SHEEGAY ARIMO SIRO AH OO DHEX MAREY ISAGA IYO AHU CIGAAL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • ★ ★ ★Maalchannel ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔Maal Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily,Also You can Get,Music,Internaiment All Of The World.

Komentáře • 105

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 Před 6 lety +8

    Jirde you have my vote Mujaahid...... i really want you to be next president insha-Allah

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 Před 6 lety +5

    Hadduu maanta soo gaadhi lahaa.....wallee wadan adduunka ka muuqda ayaan ahaan laheyn... Illaahow Cigaal oo kale... Amiin

  • @asmaabdirizak9976
    @asmaabdirizak9976 Před 6 lety +2

    Cabdiqadir jirde ilahay cimiriga iyo cilmiga haku barakeeyo ilahayna ha unaxariisto Marxun Cigaal 👐👐

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Před 6 lety +4

    waxuu ahaa hayey ka baxay umada Somaliyeed oo dhan gaar ahaan walaheen reer Somaliland Allaha kuu naxariiso waan kuu soo ducaynaynaa dhaanteen

  • @absmo2391
    @absmo2391 Před 6 lety +2

    Abdilqadir jirde is a model politician and historian, he is one of the heroes who made Somaliland what it is today, may Allah bless our beloved nation

  • @abdirisaqali5179
    @abdirisaqali5179 Před 6 lety

    Madax wayne m xaaji ibraahin cigaal

  • @fuaadomerdheere3260
    @fuaadomerdheere3260 Před 6 lety +5

    madaxwaynaha mustaqbalka dhow mansha allaaaah
    aqoon yahan adiqadir jirde wlhi habeen maaansoor hotel aan ka qayb galay lecture uu jeediyay kaga hadlayo masjidka qudus yahuuda lasiyay waan ilmeeyay waa aqoon yahan waa wax garad waa nin markuu hadlayo ku qancin kara waa nin maskaxdiisa cabiran tahay
    aqoon yahan waanu ku jecelnahay walahi if we the people of somaliland waliba from xisbiga kulmiye hadaad musharax noqoto walaahi waan kuu codaynayaaa
    niyooooow tariikhda wanaagsan eee qofka damiirka leh xaadisa taabanaysa maad #cirro uga sheeeekaysid oo dhahdid waar qabyalada daaa oo aqoontaada ku kasbo dadka
    qanci dadka tolaaaaaay yaa #gerxejis hala soo taagnaanee dee #gerxejis waxaay rabaan aqoon yahan dalkood u dhibanee ma rabaan nin jilic faqashta somalia kusoo gabato

  • @gemestonechanelsamriyegeme9982

    c/qaadir jirde shakhsi taariikhda s/land baal dahab ah kaga jire kuna sifoobay qunyar socod iyo dal jaceyl waa siyaasiga kaliya ama xildhibaanka kaliya een aflagaadu golihiisa waligii kaga dhex hadal
    halyay qaran.
    xushmad ayaan uhayaa anigo
    allaha xafido.............

  • @yoonisthanks6988
    @yoonisthanks6988 Před 6 lety +6

    Halyey tariikhdu xusi doonto cigaal alle ha u naxariisto

  • @muhamedgreatman
    @muhamedgreatman Před 6 lety +4

    cqaadir jirde for president

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 6 lety +2

    maantaba ogaadey in ciise muuse magni yahay haddaan horraba u moogaa
    oo miirta isaaq sheegto iyo mudanada lagu faano musbaax alle uga dhigey
    oo muhandiska gabay mus kama amaahdee tiir la cuskadiyo muraayad yihiin
    ALLOW DAA OO TALADOODA NOOLEE ABTIYAASHEY CIISE MUUSE WAA GEESIYO'E OO MARXUUMKANA ALLOW U NAXARIISO.

  • @abdulazizmohamoud821
    @abdulazizmohamoud821 Před 6 lety +6

    ALLOW U, NAXARIISO MOHAMED HAGI IBRAHIM EGAL WUXUU HAYEEY SOOMAALIYEED OO,AAN LA ILOOBIN KARIN

  • @noorbaafo5696
    @noorbaafo5696 Před 6 lety

    Maxamed Ducale waad Ku mahadsan tahay taariiqdii Cigaal thanks Ducaale

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 8 měsíci

    Aabaha siyaasada somaliland

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 Před 6 lety +2

    Cigaaal geeezi Zomalilnd Alle how Naxaristo

  • @MElmi-zt4cd
    @MElmi-zt4cd Před 6 lety +5

    Allah haw naxariisto isaga iyo muslim ahba. Geesi
    Ninkaa weyn ee sidaa taariikhda ugu lahaa Somaliland ayaa maalin walba Maxamud Xaashi oo aan kabihiisa gaadhi Karin uu barlamaanka ka dhex caayi jirey.
    Somaliland nasiib darana. Kulmiye ayaa meel baas uga yimi oo dalkii baab'yey.

  • @khalidcabdi2597
    @khalidcabdi2597 Před 6 lety

    C/ qaadir waad mahadsantahay.

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi
    @Idiris-Mohamoud-Abdi Před 6 lety +1

    The Great Cigal is my role model

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 Před 6 lety +1

    Illaahow naxariistii jano ka waraabi...Aamiin

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 Před 6 lety +1

    Cabdi qaadir jirde siyaasig ruug cadaaga ah + qunyar socodka waa baarqab somaliland waa ninka aan ugu jecelahey xisbiga wadani

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 Před 6 lety

    Mohamed Haji Ibrahim Cigaal Allow qabriga ku nuur ... Taariikhdu isma qariso inuu ahaa Nin waafiya oo balaadhan.Cabdiqadir jirde warkiisu waa dul ka xaadis wali hoos uma dhaadhicin... adeer warka soo daa oo mujaahidka buug ka qor.

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 Před 6 lety

    Alle haw naxariisto cigaal ameen

  • @mudanezamer6342
    @mudanezamer6342 Před 6 lety

    madaxwayne cigaal Alle hawnaxariisto

  • @xamseabdisamed2444
    @xamseabdisamed2444 Před 6 lety

    lle ha unaxariisto

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 Před 6 lety

    Allaahu yarxam.
    Allaa ha u naxariisto madaxweynihii aasaaska nabada somaliland

  • @yacinyusuf5315
    @yacinyusuf5315 Před 6 lety

    May allah. Bless his akhira my hero Ina egal legend one love 💕

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 Před 6 lety

    War asaga iyo Adigana anaa idin Wasa. Reerkiina oo dhan saf soo gali hadaad rabto. Nin Siyaad Barre kabaha u qaadi jiray ayuu ku leeyahay rasuul buu ahaa.

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 Před 6 lety

    Ilaahaw kuu naxariiso aamiin

  • @jjking446
    @jjking446 Před 6 lety

    Godka lagu janee Geesi naga baxoo guul dhashuu ahaa, he was the father of our nation

  • @sacadismail8957
    @sacadismail8957 Před 6 lety

    Alle ha u naxasto cigal

  • @naasirgaas5319
    @naasirgaas5319 Před 6 lety +1

    Xildhiban jirde
    Muwaadinimada hoosta ka xariiqay maanta

  • @shadiaawil5943
    @shadiaawil5943 Před 6 lety

    Alaah how naxariisto Ina cigaal qof jira oo tariikh ku leh somaliland ayuu ahaa

  • @khalidsomali3612
    @khalidsomali3612 Před 6 lety +2

    Allaw kuu naxariiso rugcadaa ayuu Ahaa

  • @sahraali5272
    @sahraali5272 Před 6 lety

    Alle ha u naxariisto

  • @maxamedaxmed9570
    @maxamedaxmed9570 Před 6 lety

    Allaah ha u naxaristo idinku se hadal ka hagaaji

  • @noorbaafo5696
    @noorbaafo5696 Před 6 lety

    Dad waa dadkii hore allaha u naxwriisto

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 Před 6 lety

    Maxamed X I cigaal illahay how naxaristo isaga iyo geeisyadi geesiyadu dhalan ee nosoo halgamay dhamantood waxaa naga mudan yahan sharaf iyo karamo.

  • @aliosman4138
    @aliosman4138 Před 6 lety +12

    Cigaal dowlad ayu ka tagay lakin siilanyo muxu ka tagay?

    • @raabiali4554
      @raabiali4554 Před 6 lety

      Ali Osman futadaduu katagay

    • @aliosman4138
      @aliosman4138 Před 6 lety

      Raabi Ali ma garacdii xaranta uu kukoriyay ayaad ahayd

    • @jabacjabac9467
      @jabacjabac9467 Před 6 lety

      HooYadaabuu katagaY

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 Před 6 lety +2

      Ali Osman
      Sxb siilaanyo meesha nafba lamuu soo gaadhin......Marfuucal qalam ayuu ahaa... inamo yar yar iayaa meesha iskaga shaqeysanayey..

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 Před 6 lety +3

      adigu maxaad iskaga barbar dhigeysaa madheer iyo halyeey qaran

  • @samsamibraahim1652
    @samsamibraahim1652 Před 6 lety

    Alle HAW Naxaristo

  • @omarali7115
    @omarali7115 Před 6 lety

    rabow u naxariiso AAMIIN

  • @abdirzaklondon8805
    @abdirzaklondon8805 Před 6 lety +1

    cigaal walhi geezi qaran bu aha ilhay ha unaxriiste

  • @noorbaafo5696
    @noorbaafo5696 Před 6 lety

    Dr liibaan waxaan mooday Cigaal aabihiisa inuu kasheekeynaayo

  • @doogdhodkon7291
    @doogdhodkon7291 Před 6 lety

    Dameer halkaa dadka dhigay buu ahaa muse guul

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 6 lety

    Cigaal nin culus ayuu ayaa allaha unaxariisto

  • @18mayusoobaxareersomalilan61

    Alle haw naxaristo marxuum m.x.i.c qabriga alle haw nuuriyo wuxu ahaa geezi somali oo idil ka baxay wuxuna ahaa Haldoorka somaliland ku faanto

    • @geeljiredaljire9188
      @geeljiredaljire9188 Před 6 lety

      18 May waxa loo bedel 15 May maalinta SYL dhalinyarada somaliyeed

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety

      Geeljire Daljire
      wow nice .... wxan xsustay Hal marbey UN ta u codeysay June 26 labadii mamul. Hal maalin ba la isku daray July 1. dhigii awowyadin iyo dhiigii awoowyaden anu ilashano ... AUN cigaale markan dhageysto khudbadihisa wan daremi jiray wallow anu aaminsanen fikirkisa hadana cashar ban ka bartay.

  • @mrali3601
    @mrali3601 Před 6 lety

    Somali diidow silic u dhimo

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 Před 6 lety

    Cabdiqadir jirde arimo badan buu qariyay oo aanuu weli sheegin waayo aad buu ugu dhowaa markuu uu cigaal madaxweynaha ahaa.

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 Před 6 lety

      haa waar wll sow ninku taariikho waaweyn ayuu hayaa 😂😂

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 Před 6 lety

    SUBXAAN WA QADIR ilahayow aanu jaahil waxba noo sheegin, bal ninkaa weyn ee 60 iyo 70 sano dib noogu celiyey taariikh iyo dhibaato aanan joogin, miyuu ka hadlay 60 iyo 100 ka sano ee soo socda aqoontiisu in ay intaa dhaanto ayaan u haystey walahi, balse waxan ogaadey in uu faaruq yahay, dadkii xabaalaha ayuu ka sheekeeye no future no vission, hadii aad u maleyneysid in aad cigaal amaaneyso oo aad u maaleyso wax u kuu sameeyey, anagu ma aaminsanin wax somalidiid ah, isaaq waa ciyaalkii xabashidu dhashay habar xabuusho somalinimo walahi meel kama soo gashaan, ilahayna wax ka baryaya in aad dalka ka bixi doontaan insha allah

    • @cr.kaambul6355
      @cr.kaambul6355 Před 2 lety

      Hadda ninkaa adigoo wax u sheegaya ayaad reeer dhan afka la.gashay oo culumo iyo caamo leh subxaanalahh

  • @shakurshire7252
    @shakurshire7252 Před 6 lety

    Wayka wecatay wadadi cigaal hada waxay maraysa reerkayga igu filan bal marka halkay kudanbayso aynu eegno.

  • @abdiladifabdisalam9054

    Cigaalka cusub ninkan xisbiga wadani haloodhiibo

  • @faha9585
    @faha9585 Před 6 lety

    ILAAHOW UNAXARIISO MAXAMED X.IBRAAHIN CIGAAL RADIYALAAHU CANHU

  • @ayanabdihussein685
    @ayanabdihussein685 Před 6 lety

    Alle how naxariisto

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo Před 6 lety

    Bal maanta, Halkay ku Dambeysay, Raadintii Aqoonsiya Soomaaliland, weydiiya Jeegaanta, Lacag urursi beyn ku Dambeysay

  • @munahussein6516
    @munahussein6516 Před 6 lety

    Geesi geesi dhaley weyi cigal

  • @waayeeljam9543
    @waayeeljam9543 Před 6 lety

    AUN. cigaal lakiin. adhibuu katagay

  • @uniquethegeek963
    @uniquethegeek963 Před 6 lety

    Abdi mohamed kkkkkk uma xumid garacdii jeegaanta qaybta unsata abaha wase dadka ka sharafta badan ya cayn Ina dhilo Ina jirde ka gobsan kana gesiisan ma waxa modey aderada kuwa unsada ee hablaha caya car mar danbe cay u so qor abahagii la forarin jiray wase Ibna sino xaran lagu dhalay

  • @onkodchannel3707
    @onkodchannel3707 Před 6 lety +2

    Manta Ina Cigal Hadu noolyahay Wad Ku mucaradi lahayd Adigo uso raacaya Cirro Isku kaaje

    • @caashahaboon2801
      @caashahaboon2801 Před 6 lety

      Abdi Mohamed isku kaaje iyo ilma sinaba adaa ahe xaaramiyow afkagaga ka jeedi mujaahid cabdiqaadir xaaji ismaacil jirde aw cali

    • @onkodchannel3707
      @onkodchannel3707 Před 6 lety

      +caasha haboon
      dhilaa Kugu Curatay oo Kugu Sino baratay Sharmutayahay Siilka Burada Kulihi

    • @somaliaragbaydoontayhaldoo4419
      @somaliaragbaydoontayhaldoo4419 Před 6 lety

      Abdi Mohamed maaad waalan tahay walaalkay haweenka saaas Looma caayee haday iyadu kugu gaftay in aad iska dhaafto ayay ahayd waayo iyadu hada sabab Ay kuu maagtay maba garanayso hadii la waydiiyo maadama aanad shaqsiyadeeda waxba ka sheegin hadana waa dumar malahan kadabo qaadasho

    • @halimomohamed6275
      @halimomohamed6275 Před 6 lety

      Abdi Mohamed auucdbilahi minal shadaan rajiim waar qoof Rabaka illahay ka cabsoud oo xiishod nin yo aqlaaqdu waa imaan ka badhkad ee akhirodad ha seegin SubxanAllah waa ciibadu bil.

    • @jibriilkahin15
      @jibriilkahin15 Před 6 lety

      Abdi Mohamed gudo baas mid laga keenayoo garaca mooyaane ma gil gilo duqaytida ninkii aw kasoo go'ay

  • @abazhasami1468
    @abazhasami1468 Před 6 lety

    Somaliland maxay tariikh soo martay Cajiib talyaniga waa kudafad

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio Před 6 lety +5

    Cigaal wuu ka ragannimo badna Muuse

  • @hiboibrahim1983
    @hiboibrahim1983 Před 6 lety

    Cigal plated a dagger in the heart of the Somali nation. He was a divider and you people in Cuqdadland call him a hero. Shame on him and shame on you

  • @noorbaafo5696
    @noorbaafo5696 Před 6 lety

    SUAAL???? CIGAAL IYO JIRDE yaa weyn

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx Před 6 lety +1

      Noor Baafo isuma dhawa cigaal jirde waa dhali karayay

    • @naasirgaas5319
      @naasirgaas5319 Před 6 lety +1

      Noor Baafo
      Wll cigaal waalid ayuu u noqon karayay jirde

    • @Haamud
      @Haamud Před 6 lety

      Cigaal.inantiisa Curad Aamina iyo Jirde laba sano.ayay kala.weyn yihiin. Cigaal wuxuu ku guursaday 18 Jir. Wuxuu dhashay 1929, 1947 wuu guursaday. 1950 Inantiisa Curad ayaa dhalatay

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 Před 6 lety +1

      +Mohamed Duale masha Allah allow madaxdayada dhowr

  • @mrali3601
    @mrali3601 Před 6 lety

    Idinku wa kuwama , Isaaq

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 Před 6 lety

      waar waa maxay 😂😂😂😂😂

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety

      Abdullahi Ali
      shaqsi bu ka hadlaya ama run ama been ee qabiilka iska dhaaf wllden Al isaaqqiyah hashimiyaha Al emaritiyah ... wxayse noqon Isaaq Al somaliyah.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 6 lety

    Ina Cigaal waa ninkii Somaliland qarannimadeedii godka ku riday ee maamulkii koonfur masiirkii umada gacanta u geliyey, dhibtii iyo burburkii ku dhacay somaliland wuxuu kayahay numbet1, ilaa maanta dhibtii lagama bixin, adeer waxba ha noo amaanin ina Cigaal

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 6 lety

    Maxamad xuska ugu dari waydeen inuu yiri citiraaf macquul maahee nabadiina ku mintida

    • @hayagxussein2424
      @hayagxussein2424 Před 6 lety

      Abdirashid Barre intanu nabad h aysano ictiraaf waxbaa uma oogin😜😜😜

  • @habonhajiabdi8693
    @habonhajiabdi8693 Před 6 lety

    IIdoor Caadifad iyo Qabyaalad La Nuunaasaya ....Waa Reer Yar Oo Qabyaalad Iyo Daarood Nacayb Meel La Yuurara!!

    • @mubariklander3096
      @mubariklander3096 Před 6 lety

      Habon Haji Abdi
      Sallaam inaabti

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 Před 6 lety

      Maxaad meesha ku haysaan idinku aan gawsa waynaan ahayn. Daarood baa dadka u liita!

  • @saidmo5990
    @saidmo5990 Před 6 lety

    Huuro waad ku qabsatay inaad xusto maalinta SYL oo ah 15 may

    • @abdihassan1563
      @abdihassan1563 Před 6 lety

      Said Mo SYL Kama nexee waan ku faanaa.. anigoo Somalilander ah waa halyeeyo somali ah sidaado kale anigu kama dido guusha nin somalia ee sheegatoy maantana yaad tahay